Articles

Jaaliyada Ogadenya Ee Wadanka Yamen oo Kulan koodii Bilaha Ahaa Isugu Yimid Maanta.

Jaaliyada Ogadenya Ee Wadanka Yamen oo Kulan koodii Bilaha Ahaa Isugu Yimid Maanta.

Waxaa maanta isugu yimaaday kulankoodii caadiga ahaa jaaliyada Ogadenya wadanka Yamen kulankan ayaa waxaa kasoo qayb galay dhamaan xubnaha iyo qaybaha kala duwan ee bulshada […]

 
 

Hanti-Dhowrkii Guud ee Soomaaliya oo Xilka Laga Qaaday Kadib Dilkii Wasiir Cabbaas.

Hanti-Dhowrkii Guud ee Soomaaliya oo Xilka Laga Qaaday Kadib Dilkii Wasiir Cabbaas.

Gollaha wasiirada xukuumada Soomaaliya ayaa kulan deg deg ah oo ay xalay ku yeesheen magaalada Muqdisho waxaa ay si qota dheer uga wada hadleen dilkii […]

 
 

Daawo: Barnaamijyo Kala Duwan oo Ilays TV Lagu soo Qaatay Qodobo Xiiso Badan.

Daawo: Barnaamijyo Kala Duwan oo Ilays TV Lagu soo Qaatay Qodobo Xiiso Badan.

Waxaad hoos ka daawataan barnaamijyo kala duwanaa ee ilays tv oo lagusoo qaatay qodobo xiiso badan iyo wararkii Ogadenya iyo geeska Afrika. Hoos Ka Daawo. […]

 
 

Gudiga JOKA Iyo Hogaanka Arimaha Jaaliyadaha JWXO oo Kulan Khadka Isgaadhsiinta ah Yeeshay.

Gudiga JOKA Iyo Hogaanka Arimaha Jaaliyadaha JWXO oo Kulan Khadka Isgaadhsiinta ah Yeeshay.

Shir si heer sare ah loosoo agaasimay oo ay isugu yimaadeen wax garadka iyo gudiga jaaliyada Ogadenia ee Wadanka Koonfur Afrika ayaa ku qabsoomay Xafiiska […]

 
 

Kulan Ay Yeesheen Faracyada JABSO Ee Gobolka Woqooyi Bari Kenya.

Kulan Ay Yeesheen Faracyada JABSO Ee Gobolka Woqooyi Bari Kenya.

Shalay oo Axad ahayd waxaa kulan balaadhan isugu yimid Gudiyada Faracyada Jaaliyada Soomaalida Ogadenia ee kadhisan Gaarissa, Xagardheere, Ifo iyo Dhagaxlay. Waxaana kulanka soo xaadiray […]

 
 

Daawo: Hees Wadani “Kuwa Calanka Noosidiyo Ciidamada ONLF” Codkii Halganto Fardawsa Gaashaan.

Daawo: Hees Wadani “Kuwa Calanka Noosidiyo Ciidamada ONLF” Codkii Halganto Fardawsa Gaashaan.

Waxaad nooga barateen maalin walba oo sabti ah in aan idiin soo xulo heesaha wadaniga hadaba maanta waxaan idiin soo xulay heestii ” Kuwa Calanka […]

 
 

RW Kheyre: ’’ Xidhiidhka Aniga iyo Madaxweynaha Waa Mid ku saleysan Danta Umadda”.

RW Kheyre: ’’ Xidhiidhka Aniga iyo Madaxweynaha Waa Mid ku saleysan Danta Umadda”.

Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Xassan Cali Kheyre oo wareysi dhinacyo badan taabanaya siiyay warbaahinta Qaranka ayaa ka hadlay arimo dowr ah gaar ahaan xaalada dalka ee […]

 
 

Daawo: Barnaamijyadii Kala Duwanaa Ee Ilays TV iyo Qodobo Xiiso Badan.

Daawo: Barnaamijyadii Kala Duwanaa Ee Ilays TV iyo Qodobo Xiiso Badan.

Waxaad hoos ka daawataan barnaamijyadi kala duwanaa ee Ilays TV iyo qodobo xiiso badan oo lagusoo qaatay. Daawasho wanaagsan.

 
 

Jaaliyada Somalida Ogadenya Gauteng oo Kulan koodii Bilaha Ahaa Isugu Yimid.

Jaaliyada Somalida Ogadenya Gauteng oo Kulan koodii Bilaha Ahaa Isugu Yimid.

Kulan balaadhan oo ay isugu yimaadeen Xubnaha jaaliyada Ogadenya Gauteng ee wadanka Koonfur afrika ayaa ka dhacay isla Gauteng shirkan oo ah mid bishiiba mar […]

 
 

Xubnaha Jaaliyada Ogadenya South Afrika Faraca PE oo Qabsaday Kulan Muhiim Ah.

Xubnaha Jaaliyada Ogadenya South Afrika Faraca PE oo Qabsaday Kulan Muhiim Ah.

Waxaa shir isugu yimid xubnaha jaaliyada Ogadenya ee wadanka Koonfur afrika gaar ahaan JOKA faraca Port Elizabeth magaalada Uitenhage shirka waxaa kasoo qaybgalay xubno badan […]

 
 

Dowlada Sweden oo Soo Jeedisay In Ciidamo Loodiro Xeebaha Soomaaliya.

Dowlada Sweden oo Soo Jeedisay In Ciidamo Loodiro Xeebaha Soomaaliya.

Dowlada Sweden ayaa soo jeedisay in ciidamo Swedish ah loo diro xeebaha Soomaaliya, si ay uga qeyb qaataan howlgalka la dagaalanka budhcad-badeeda ee midowga Yurub. […]

 
 

Daawo: Hees Cusub Ciidanka Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenya ONLF.

Daawo: Hees Cusub Ciidanka Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenya ONLF.

 

 
 

Gudiga Fulinta Ururka Dhalinyada iyo Ardayda Ogadenya Ee Fronkfort oo Kulan Isugu Yimid.

Gudiga Fulinta Ururka Dhalinyada iyo Ardayda Ogadenya Ee Fronkfort oo Kulan Isugu Yimid.

Waxaa maanta oo ay tarikhdu tahay 22/04/2017 kulan isugu yimaaday gudiga fulinta ee ururka dhalinyarada iyo ardayda Ogadenya OYSU iyo gudiga fulinta Ee Jaaliyada Ogadenya […]

 
 

Daawo: Hees Wadani Ah ” Da’a Yartii Dalkaygaa” & Kooxda Horseed Qaran.

Daawo: Hees Wadani Ah ” Da’a Yartii Dalkaygaa” & Kooxda Horseed Qaran.

Sidii aad nooga barateen maalin walba oo Sabti ah waxaan idiin soo daynaa heeso iyo dhaantooyin wadani ah kuwaasi oo lagu dhiirigalinayo halganka ay ku […]

 
 

Daawo: Muuqaal Cusub Ciidamada Jabhada OLF oo Argagax Galiyay Gumaysiga Itoobiya.

Daawo: Muuqaal Cusub Ciidamada Jabhada OLF oo Argagax Galiyay Gumaysiga Itoobiya.

 

 
 

Maraykanka oo Masaafurinaya Soomaali Badan.

Republican presidential candidate Donald Trump speaks during a campaign rally at Merrill Auditorium, Thursday, Aug. 4, 2016, in Portland, Main (AP Photo/Evan Vucci)

Dowladda Maraykanka ayaa sheegtay in 5 kun oo Soomaali ah laga masaafurin doono Maraykanka, kuwaas oo dib loogu soo celin doono dalka Soomaaliya. Brendan Raedy, […]

 
 

Ethiopia rejects UN investigation over protest deaths

Ethiopia rejects UN investigation over protest deaths

Ethiopia’s prime minister has for the first time rejected calls by the UN and EU for independent investigations into the deaths of hundreds of people […]

 
 

Daawo: Abwaan Mohamud Jaango & Habeenkii Hidaha & Dhaqanka Ogadenya.

Daawo: Abwaan Mohamud Jaango & Habeenkii Hidaha & Dhaqanka Ogadenya.
 
 

Daawo: Barnaamij yadii Kala Duwanaa Ee ILAYS iyo Qodobo Xiisa Badan oo Lagusoo Qaatay.

Daawo: Barnaamij yadii Kala Duwanaa Ee ILAYS iyo Qodobo Xiisa Badan oo Lagusoo Qaatay.

Waxaad Halkan kadaawataan Barnaamijyadii kala duwanaa ee ILAYS TV oo intiisa badan lagu soo Qaatay Taariikh halgameedka shacabka Ogadenia, waxaa kale oo lagusoo qaatay taariikhda […]

 
 

Tirinta Codadka ee Aftida Turkiga oo Wali Socota iyo Natiijada oo Caawa La Sugaayo in La Shaaciyo.

Tirinta Codadka ee Aftida Turkiga oo Wali Socota iyo Natiijada oo Caawa La Sugaayo in La Shaaciyo.

Waxaa la soo xidhay goobaha codbixinta ee dalka Turkiga ka dib markii dalkaas Maanta laga qabtay afti ku aaddan in dalkaasi ka guuro nidaamka baarlamaaniga […]