Daawo: Barnaamijyo Kala Duwan oo Ilays TV Lagu soo Qaatay Qodobo Xiiso Badan.
Waxaad hoos ka daawataan barnaamijyo kala duwanaa ee ilays tv oo lagusoo qaatay qodobo xiiso badan iyo wararkii Ogadenya iyo geeska Afrika. Hoos Ka Daawo. […]
Waxaad hoos ka daawataan barnaamijyo kala duwanaa ee ilays tv oo lagusoo qaatay qodobo xiiso badan iyo wararkii Ogadenya iyo geeska Afrika. Hoos Ka Daawo. […]
Shir si heer sare ah loosoo agaasimay oo ay isugu yimaadeen wax garadka iyo gudiga jaaliyada Ogadenia ee Wadanka Koonfur Afrika ayaa ku qabsoomay Xafiiska […]
Shalay oo Axad ahayd waxaa kulan balaadhan isugu yimid Gudiyada Faracyada Jaaliyada Soomaalida Ogadenia ee kadhisan Gaarissa, Xagardheere, Ifo iyo Dhagaxlay. Waxaana kulanka soo xaadiray […]
Waxaad nooga barateen maalin walba oo sabti ah in aan idiin soo xulo heesaha wadaniga hadaba maanta waxaan idiin soo xulay heestii ” Kuwa Calanka […]
Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Xassan Cali Kheyre oo wareysi dhinacyo badan taabanaya siiyay warbaahinta Qaranka ayaa ka hadlay arimo dowr ah gaar ahaan xaalada dalka ee […]
Waxaad hoos ka daawataan barnaamijyadi kala duwanaa ee Ilays TV iyo qodobo xiiso badan oo lagusoo qaatay. Daawasho wanaagsan.
Kulan balaadhan oo ay isugu yimaadeen Xubnaha jaaliyada Ogadenya Gauteng ee wadanka Koonfur afrika ayaa ka dhacay isla Gauteng shirkan oo ah mid bishiiba mar […]
Waxaa shir isugu yimid xubnaha jaaliyada Ogadenya ee wadanka Koonfur afrika gaar ahaan JOKA faraca Port Elizabeth magaalada Uitenhage shirka waxaa kasoo qaybgalay xubno badan […]
Dowlada Sweden ayaa soo jeedisay in ciidamo Swedish ah loo diro xeebaha Soomaaliya, si ay uga qeyb qaataan howlgalka la dagaalanka budhcad-badeeda ee midowga Yurub. […]
Waxaa maanta oo ay tarikhdu tahay 22/04/2017 kulan isugu yimaaday gudiga fulinta ee ururka dhalinyarada iyo ardayda Ogadenya OYSU iyo gudiga fulinta Ee Jaaliyada Ogadenya […]
Sidii aad nooga barateen maalin walba oo Sabti ah waxaan idiin soo daynaa heeso iyo dhaantooyin wadani ah kuwaasi oo lagu dhiirigalinayo halganka ay ku […]
Dowladda Maraykanka ayaa sheegtay in 5 kun oo Soomaali ah laga masaafurin doono Maraykanka, kuwaas oo dib loogu soo celin doono dalka Soomaaliya. Brendan Raedy, […]
Ethiopia’s prime minister has for the first time rejected calls by the UN and EU for independent investigations into the deaths of hundreds of people […]
/ Articles, Home, ILAYS TV, Warar /
Waxaad Halkan kadaawataan Barnaamijyadii kala duwanaa ee ILAYS TV oo intiisa badan lagu soo Qaatay Taariikh halgameedka shacabka Ogadenia, waxaa kale oo lagusoo qaatay taariikhda […]
Waxaa la soo xidhay goobaha codbixinta ee dalka Turkiga ka dib markii dalkaas Maanta laga qabtay afti ku aaddan in dalkaasi ka guuro nidaamka baarlamaaniga […]
Waxaa kulan balaadhan oo aad loosoo agaasimay isugu yimaaday jaaliyada Ogadeniua ee wadanka Yamen shirkan oo ahaa shirkii bilaha ahaa ee jaaliyada Ogadeniya ee wadanka […]
Waxaad hoos ka daa wataan barnaamij yadii kala duwanaa ee ilays tv iyo qodobo xiiso badan.
Copyright © 2019 Ogaden News Agency (ONA). All rights reserved. Wakaaladda Wararka Ogadeniya (WWO)