Articles

Daawo: Xildhibaan Rayaale Xaamud Marxalada Siyaasadeed Ee Geeska Afrika iyo Dhacdadii Qalbi-Dhagax Q.2aad.

Daawo: Xildhibaan Rayaale Xaamud Marxalada Siyaasadeed Ee Geeska Afrika iyo Dhacdadii Qalbi-Dhagax Q.2aad.

Waxaa kusoo dhawaataan qaybtii labaad ee uu Mudane Xildhibaan Rayaale Xaamud oo kamida masuuliyiinta golaha dhexe ee jwxo uu kaga waramayay marxalada siyaasiga ah ee […]

 
 

Daawo: Ururka Haweenka Ogaadeniya (UHO) oo Tacsi u Diray Shacabkii Soomaaliyeed Ee Lagu Xasuuqay Soobe.

Daawo: Ururka Haweenka Ogaadeniya (UHO) oo Tacsi u Diray Shacabkii Soomaaliyeed Ee Lagu Xasuuqay Soobe.

Uruka haweenka Ogaadenya UHO faraca Engiriis Magaalada London ayaa waxay tacsi u direen shacabkii Soomaliyeed ee lagu xasuuqay qaraxii soobe. Hoos ka daawo muuqaalka.

 
 

Wadada Zoobe oo Dib loo Furay iyo Gadiidka Dadweynaha oo Maanta isticmaalaya.

Wadada Zoobe oo Dib loo Furay iyo Gadiidka Dadweynaha oo Maanta isticmaalaya.

Waxaa dib loo furay loona fasaxay in ay isticmalaan dadka iyo gadiidka waddada Zoobe oo 14kii bishan uu ka dhacay qarax galaaftay nolasha dad ku […]

 
 

Daawo: Hees Cusub oo Wadani Ah “Xaqlayaasha JWXO” Codkii Farhaan Shiine.

Daawo: Hees Cusub oo Wadani Ah “Xaqlayaasha JWXO” Codkii Farhaan Shiine.

 

 
 

Daawo: Ilays TV oo Waraysi La Yeeshay Gudoomiyaha HAAJ Mudane Mohamad Rashiid Sheekh Cabdulaahi.

Daawo: Ilays TV oo Waraysi La Yeeshay Gudoomiyaha HAAJ Mudane Mohamad Rashiid Sheekh Cabdulaahi.

Tvga qaranka Ogaadeniya ilays tv ayaa wuxuu waraysi la yeeshay gudoomiyaha Hogaanka Arimaha Abaabulka & Jaaliyadaha Ogaadeniya Mudane Mohamed Rashiid Sheekh Cabdulaahi. Waraysiga Hoos ka […]

 
 

Dhaawacyadii Lageeyay Sudan oo Daryeel La’aan Ka Cabanaya.

Dhaawacyadii Lageeyay Sudan oo Daryeel La’aan Ka Cabanaya.

Dadkii ku dhaawacmay qaraxii magaalada Muqdishu ee daaweynta loo geeyey dalka Suudaan ayaa sheegaya inaysan saacado badan helin daryeelkii caafimaad ee loo baahnaa kadib markii […]

 
 

Jaaliyada Ogaadeniya Waqooyi Bari Kenya Faraca Barsan oo Kulankoodii Caadiga Ahaa Isugu Yimid.

Jaaliyada Ogaadeniya Waqooyi Bari Kenya Faraca Barsan oo Kulankoodii Caadiga Ahaa Isugu Yimid.

Waxaa kulankoodii caadiga ahaa isugu yimaaday jaaliyada Ogaadenya ee waqooyi bari kenya faraca barsan ee magaalada Gaarisa waxaana kasoo qayb galay xubnaha Jaaliyada Ogaadeniya ee […]

 
 

Daawo: Barnaamijyadii Kala Duwanaa Ee ilays tv iyo Qodobadii Lagusoo Qaatay.

Daawo: Barnaamijyadii Kala Duwanaa Ee ilays tv iyo Qodobadii Lagusoo Qaatay.

Waxaad kusoo dhawaataan tv ga qaranka Ogaadeniya Ilaystv iyo wararkii ugu danbeeyay ee lagu soo qaatay. Hoos ka daawo.

 
 

Deg-Deg: Shil Gaadhi oo Ay ku Dhinteeen 11 Qof oo Shacab Ah oo Ka Dhacay Duleedka Jig Jiga+sawiro.

Deg-Deg: Shil Gaadhi oo Ay ku Dhinteeen 11 Qof oo Shacab Ah oo Ka Dhacay Duleedka Jig Jiga+sawiro.

Wararka naga soo gaadhaya gudaha Ogaadenya gaar ahaana magaalada jig jiga ee xarunta gobolka Faafan ayaa waxay sheegayaan in gaadhi ku gadoomay duleedka magaalada jig […]

 
 

Shacabka Soomaaliyeed oo markii ugu horeysay ku midoobay banaanbaxyo ka dhan ah Al Shabaab.

Shacabka Soomaaliyeed oo markii ugu horeysay ku midoobay banaanbaxyo ka dhan ah Al Shabaab.

Shacabka Soomaaliyeed ayaa Arbacadii shalay 18 Oktoober in badan oo kamid ah magaalooyinka dalka Soomaaliya ka dhigay banaanbaxyo looga soo horjeedo kooxda Al Shabaab iyo […]

 
 

Daawo: Mudaaharaad Ka Dhacay Duleedka Adiss Ababa Tuulada Chanchu oo Lagu Gubay Gawaadhi Woyaanuhu Lahaa.

Daawo: Mudaaharaad Ka Dhacay Duleedka Adiss Ababa Tuulada Chanchu oo Lagu Gubay Gawaadhi Woyaanuhu Lahaa.

Waxaa ka dhacay duleedka magaalada adis ababa mudaaharaad balaadhan oo lagaga soo horjeedo gumaysiga Itoobiya Mudaaharaadkan ayaa wuxuu ka dhacay tuulada Chancho oo 50 KM […]

 
 

Daawo: Dr Mohamud Ugaas oo Kamida Aqoon Yahanada Soomaaliyeed oo Waraysi Siiyay Tvga Ilays tv.

Daawo: Dr Mohamud Ugaas oo Kamida Aqoon Yahanada Soomaaliyeed oo Waraysi Siiyay Tvga Ilays tv.

Waxaa waraysi dhinacyo badan taaban haya siiyay tvga qaranka Ogaadeniya Ilays tv Dr Mohamud Ugaas oo kamida Aqoon yahanada Soomaaliyeed ee ku dhaqan wadanka Canada. […]

 
 

Daawo: Wararkii iyo Warbixinadii Kala Duwanaa Ee Tvga Qaranka Ogaadeniya Ilaystv.

Daawo: Wararkii iyo Warbixinadii Kala Duwanaa Ee Tvga Qaranka Ogaadeniya Ilaystv.
 
 

Shirkii Gudiga Dhexe iyo Kaadirka Jaaliyada Ogaadeniya Ee Wadanka Koonfur Afrika oo Lasoo Gabagabeeyay.

Shirkii Gudiga Dhexe iyo Kaadirka Jaaliyada Ogaadeniya Ee Wadanka Koonfur Afrika oo Lasoo Gabagabeeyay.

Waxaa sadexdii maalmood ee ugu danbaysay kulan muhiim ah lahaa Gudiga dhexe iyo kaadir Jaaliyada Ogaadeniya ee Wadanka Koonfur Afrika waxaana laga wada hadlayay guud […]

 
 

Daawo: Wararka Qubanaha Tvga Qaranka Ogaadeniya Ilays tv & Wararkii Ugu Danbeeyay.

Daawo: Wararka Qubanaha Tvga Qaranka Ogaadeniya Ilays tv & Wararkii Ugu Danbeeyay.

 

 
 

Jabhadda Waddaniga Xoraynta Ogaadeniya (JWXO) oo dhambaal tacsi ah u dirtay shacabka Soomaaliyeed.

Jabhadda Waddaniga Xoraynta Ogaadeniya (JWXO) oo dhambaal tacsi ah u dirtay shacabka Soomaaliyeed.

Jabhadda Waddaniga Xoraynta Ogaadeenya (JWXO) oo dhambaal tacsi ah u dirtay shacabka Soomaaliyeed. October 15, 2017 Jabhadda Waddaniga Xoraynta Ogaadeenya (JWXO) waxay shacbiga Soomaaliyeed uga […]

 
 

Gudiga Jaaliyada Ogaadeniya Ee Minneapis oo Kulan Wadatashi Ah Isugu Yimaaday.

Gudiga Jaaliyada Ogaadeniya Ee Minneapis oo Kulan Wadatashi Ah Isugu Yimaaday.

Waxaa maanta isugu yimiday kulan wadatashi ah gudiga Jaaliyada Ogaadeniya ee Minneapolis waxaana la isku waydaar saday, fikir aruurin ku aadan sidii taliska woyaanaha ee […]

 
 

Shirkii Gudiga Dhexe iyo Kaadirka Jaaliyada Ogaadeniya Ee K/Afrika oo Maalintii Labaad Galay.

Shirkii Gudiga Dhexe iyo Kaadirka Jaaliyada Ogaadeniya Ee K/Afrika oo Maalintii Labaad Galay.

Waxaa maanta maalintii labaad galay kulankii gudiga dhexe iyo kaadirka jaaliyada Ogaadeniya ee wadanka Koonfur Afrika shirka ayaa wuxuu furmay maalintii shalay ahayd wuxuuna socon […]

 
 

Jaaliyada Ogaadeniya Ee Yamen oo Shirkoodii Caadiga Isugu Yimid & Afhayeenka JWXO oo Khadka Taleefanka Kaga Qayb Galay.

Jaaliyada Ogaadeniya Ee Yamen oo Shirkoodii Caadiga Isugu Yimid & Afhayeenka JWXO oo Khadka Taleefanka Kaga Qayb Galay.

Waxaa shirkoodii caadiga ahaa isugu yimaaday jaaliyada Ogaadeniya ee wadanka Yamen Magaalada Sanca shirka ayaa waxaa kasoo qayb galay dhamaanba qaybaha kala duwan ee bulshada […]

 
 

Daawo: Hees Wadani Ah “Dhimasho Diidimayno” & Kooxdii Heegan.

Daawo: Hees Wadani Ah “Dhimasho Diidimayno” & Kooxdii Heegan.