Articles

Jaaliyada Soomaalida Ogaadeniya Ee Norway Ayaa Isugu Yimaaday Kulan Muhiim Ah.

Jaaliyada Soomaalida Ogaadeniya Ee Norway Ayaa Isugu Yimaaday Kulan Muhiim Ah.

Waxaa kulan muhiima isugu yimaaday Jaaliyada Soomaalida Ogaadeniya ee wadanka Norway kulankan ayaa waxaa kasoo qayb galay dhamaanba xubnaha Jaaliyda iyo Maamulka Jaaliyada wuxuuna ahaa […]

 
 

Dhagayso: Hogaanka Arrimaha Dibada ONLF Mudane C/raxman Sh Mahdi oo Waraysi Siiyay Idaacad Talyaani Ah.

Dhagayso: Hogaanka Arrimaha Dibada ONLF Mudane C/raxman Sh Mahdi oo Waraysi Siiyay Idaacad Talyaani Ah.

Waxaa waraysi dhinacyo badan taabanaya siiyay idaacada Xisbiga Raadical Party ee dalka taliyaaniga gudoomiyaha Hogaanka Arrimaha  Dibada ee JWXO Mudane Abdirahman Sh Mahdi (Maadeey) oo […]

 
 

Ururka Dhalinyarada OYSU Faraca Gaarisa oo Kulan Muhiima Isugu Yimid.

Ururka Dhalinyarada OYSU Faraca Gaarisa oo Kulan Muhiima Isugu Yimid.

Waxaa maanta kulan muhiima isugu yimaaday ururka dhalinyarada iyo ardayda somaalida Ogadeniya OYSU faraca magaalada Gaarisa kulankan ayaa waxaa kasoo qayb galay dhamaanba xubnaha ururka […]

 
 

Daawo: Hees Wadani Ah “Geesiga Dhulkiisa” Xidigaha Ogaadeniya Ee North America.

Daawo: Hees Wadani Ah “Geesiga Dhulkiisa” Xidigaha Ogaadeniya Ee North America.

Waxaad ku soo dhawaataan heestii wadaniga ahayd ee aad nooga barateen maalin walba oo sabti ah. Hoos ka daawo.

 
 

Daawo: Heestii Calanka Ogadeniya Ee Maanta Lagu Furay Shirkii Jaaliyada Ogaadeniya Ee Sucuudi Arabia.

Daawo: Heestii Calanka Ogadeniya Ee Maanta Lagu Furay Shirkii Jaaliyada Ogaadeniya Ee Sucuudi Arabia.

Waxaa kulan abaabul ah isugu yimaaday jaaliyada Ogaadeniya ee wadanka Sucuudi Arabia shirkaas oo ay isugu yimaadeen xubnaha jaaliyada Ogaadeniya ee wadanka Sucuudiga Arabia shirkan […]

 
 

Daawo: Barnaamijyadii kala Duwanaa Ee Tvga Qaranka Ogadeniya & Qodobo Xiiso Badan.

Daawo: Barnaamijyadii kala Duwanaa Ee Tvga Qaranka Ogadeniya & Qodobo Xiiso Badan.

Waxaad kusoo dhawaataan barnaamij yadii lagu soo qaatay ilays tv iyo qodobadii xiisaha badna ee aad uga barateen. Hoos ka daawo.

 
 

Amaanka Kenya oo siweyn loo Adkeeyay iyo Weeraro Laga cabsi Qabo Inay Dhaceen.

Amaanka Kenya oo siweyn loo Adkeeyay iyo Weeraro Laga cabsi Qabo Inay Dhaceen.

Saraakiisha ciidamada Amniga dalka Kenya ayaa sheegay in ay ka foojigan yihiin weerarro laga yaabo Al-shabaab in ay ka geystaan deegaanno ka tirsan gobolka Waqooyi […]

 
 

Deg-Deg: Dagaalo ay TPLF ka Hurisay Balbalayti oo Dad Shacab Ah Lagu Laayay.

Deg-Deg: Dagaalo ay TPLF ka Hurisay Balbalayti oo Dad Shacab Ah Lagu Laayay.

Wararka naga soo gaadhaya gudaha Ogadeniya ayaa sheegaya in dagaal uu Tigraygu soo abaabulay uu ka socda magaalada Balbalayti oo dhacda xuduuda Ogadeniya iyo Oromiya […]

 
 

Madaxwayne Trump oo Kuuriyada Waqooyi ugu Baaqay wada Hadal.

Madaxwayne Trump oo Kuuriyada Waqooyi ugu Baaqay wada Hadal.

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa Kuuriyada Waqooyi ugu baaqay “in ay timaado miiska wada hadalka” ayna ka hadasho baabi’inta hubkeeda nukliyerka. Isagoo ku hadlayay cod […]

 
 

Daawo:Tvga Qaranka Ogaadeniya Ilays tv & Qodobadii Xiisaha Badnaa Ee Lagusoo Qaatay.

Daawo:Tvga Qaranka Ogaadeniya Ilays tv & Qodobadii Xiisaha Badnaa Ee Lagusoo Qaatay.

Waxaad hoos ka daawataan bar naamijyadii xiisaha badnaa ee tvga qaranka Ogaadeniya Ilays tv iyo qodobadii lagu soo qaatay. ONA.

 
 

Ciidanka Woyaanaha oo Dad Shacab Ah Ku xidh xidhay Magaalada Garbo oo Ka Tirsan Gobolka Nogob.

Ciidanka Woyaanaha oo Dad Shacab Ah Ku xidh xidhay Magaalada Garbo oo Ka Tirsan Gobolka Nogob.

Wararka naga soo gaadhay gudaha Ogaadeniya gaar ahaan magaalada garbo oo kamida gobolka nogob ayaa waxay sheegayaan in ciidamada gumaysiga Itoobiya ay ku xidh xidheen […]

 
 

Dawlada Sacuudiga oo Xidh xidhay Amiirro Musuqmaasuq ku eedeysan.

Dawlada Sacuudiga oo Xidh xidhay Amiirro Musuqmaasuq ku eedeysan.

Xukuumadda Sucuudiga ayaa qaaday olole musuqmaasuqa lagula dagaalamayo, waxaana ololahaa lagu soo xidhay toban Amiir oo ay ku jiraan wasiirro sar sare iyo sidoo kale […]

 
 

Daawo: Hees Cusub oo Wadani Ah oo Loo Qaaday Naftiihure Abdikariim Sheikh Muuse (Qalbi_Dhagax).

Daawo: Hees Cusub oo Wadani Ah oo Loo Qaaday Naftiihure Abdikariim Sheikh Muuse (Qalbi_Dhagax).

Waxaad kusoo dhawaataan heestii wadaniga ahayd ee aad nooga barateen maalin walba oo sabti ah inaan idiin soo dayno waxaana idiin soo xulay todobaadkan hees […]

 
 

Daawo: Waraysi Hogaanka Dhaqaalaha Ee JWXO Marwo Dr’s Cibaado Xirsi Mahad.

Daawo: Waraysi Hogaanka Dhaqaalaha Ee JWXO Marwo Dr’s Cibaado Xirsi Mahad.

 

 
 

Mudaaharaad Lagaga Soo Horjeedo Gumaysiga Itoobiya oo Ka Dhacay Magaalada Nürnberg Ee Dalka Germalka

Mudaaharaad Lagaga Soo Horjeedo Gumaysiga Itoobiya oo Ka Dhacay Magaalada Nürnberg Ee Dalka Germalka

Maanta oo ay Taarikhdu ku beeg nayd 03/11/2017 waxaa magaalada Nürnberg ee dalka Germalka ka dhacay mudaaharaad balaadhan oo ay so qaban qaabiyeen Jaaliyada Soomaalida […]

 
 

Shirkii ururka Haweenka Ogaadeniya (UHO) Ee Faraca Barsan oo Qabsoomay + Video.

Shirkii ururka Haweenka Ogaadeniya (UHO) Ee Faraca Barsan oo Qabsoomay + Video.

Waxaa maanta kulankoodii caadiga ahaa isugu yimaaday ururka haweenka Ogaadeniya (UHO) faraca Barsan ee Magaalada Gaarisa ee waqooyi bari Kenya shirka waxaa lagu fur furay […]

 
 

Ogadensiis: Xaflad Ay Qabanayaan (OWA UK) oo Lagu Marti Qaaday Jaaliyada Ogadenya Ee Uk.

Ogadensiis: Xaflad Ay Qabanayaan (OWA UK) oo Lagu Marti Qaaday Jaaliyada Ogadenya Ee Uk.

Waxaa Xaflad balaadhan qabanaya ururka Oromo Women’s Asociation in Uk (OWA) ayaa waxaa lagu qaban doonaa wadanka Ingiririiska gaar ahaan magaalada London. Xafladan ayaa waxaa […]

 
 

Daawo: Baarlamaanka Midawga Europe oo Looga hadlay Arimaha Xuquuqul Insaanka ogadeniya & Oromiya.

Daawo: Baarlamaanka Midawga Europe oo Looga hadlay Arimaha Xuquuqul Insaanka ogadeniya & Oromiya.

Shirkii baarlamaanka Midawga Europe ayaa waxaa looga hadlay arimaha xuquuqul insaanka ee ka jira Ogadeniya iyo Oromiya. Shirkan ayaa waxaa si Faah faahsan loogaga Hadlay […]

 
 

Daawo: Tvga Qaranka Ogaadeniya Ilays tv iyo Wararkii Xiisaha Badnaa.

Daawo: Tvga Qaranka Ogaadeniya Ilays tv iyo Wararkii Xiisaha Badnaa.

Waxaad hoos ka daawataan barnaamij yadii kala duwanaa ee tvga qaranka Ogadeniya Ilays tv. Hoos ka daawo.

 
 

Daawo: Xildhibaan Axmed Cismaan Daqare oo ugu Baaqay Farmaajo Inuu Is Casilo.

Daawo: Xildhibaan Axmed Cismaan Daqare oo ugu Baaqay Farmaajo Inuu Is Casilo.

Xildhibaan Axmed Cismaan Dakhare oo kamid golaha shacabka ee Baarlamaanka soomaaliya ayaa wuxuu ugu baaqay Farmaajo inuu is casilo maadaama uu ku guulaysan waayay shaqadii […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay