Articles

Daawo: Wararkii Caawa ka Baxay Tvga Qaranka Ogaadeniya Ilays tv iyo Qodobo Xiiso Badan.

Daawo: Wararkii Caawa ka Baxay Tvga Qaranka Ogaadeniya Ilays tv iyo Qodobo Xiiso Badan.
 
 

Daawo: Barnaamijyadii Kala Duwanaa ee tvga Qaranka Ogaadeniya ilays tv & Warar Xiiso Badan.

Daawo: Barnaamijyadii Kala Duwanaa ee tvga Qaranka Ogaadeniya ilays tv & Warar Xiiso Badan.

Waxaad kusoo dhawaataan barnaamij yadii kala duwanaa ee tvga qaranka Ogaadeniya ilays tv iyo warbixinadii xiisaha lahaa ee aad uga barateen. Hoos ka daawo.

 
 

Daawo: Hees Cusub oo Wadani Ah Kooxda Horseed Qaran Dalka Yamen “Soomaalaay”.

Daawo: Hees Cusub oo Wadani Ah Kooxda Horseed Qaran Dalka Yamen “Soomaalaay”.

Waxaad hoos ka daawataan hees wadani oo lagula hadlaayo shacabka Soomaaliyeed heestaas oo daba socota kadib markii gumaysiga Itoobiya loo gacan galiyay Halyey Abdikariim Sheekh […]

 
 

Daawo: Wararkii Qubanaha Tvga Qaranka Ogaadeniya Ilays tv.

Daawo: Wararkii Qubanaha Tvga Qaranka Ogaadeniya Ilays tv.
 
 

Daawo: Ciidanka Woyaanaha oo Dab Qabad siiyay Jaamacada Oda Bultum.

Daawo: Ciidanka Woyaanaha oo Dab Qabad siiyay Jaamacada Oda Bultum.

Wararka hada nasoo gaadhaya ayaa waxay sheegayaan in ciidanka woyaanaha ee Agazi ay dab qabad siiyeen jaamacada Oda Bultum oo ka mid ah Jaamacadaha ku yaala […]

 
 

Daawo: Hees Wadani Ah Dhiibitaankii Naftiihure Abdikariim Qalbi-Dhagax ‘Soomaalaay Maxaa Dhacay’.

Daawo: Hees Wadani Ah Dhiibitaankii Naftiihure Abdikariim Qalbi-Dhagax  ‘Soomaalaay Maxaa Dhacay’.

Waxaad kusoo dhawaataan sidaada nooga barateen maalin walba oo sabti hees wadani ah oo la hadlay shacabka waynaha soomaaliyeed heestan ayaa waxay si gaara uga […]

 
 

Shirkii Xisbiga Radical Party Ee ka Socday Magaalada Rome oo Maalintii 1aad La Soo Gabgabeeyay & Mudane Maadey oo Qudbad Taariikha Ah Ka Jeediyay.

Shirkii Xisbiga Radical Party Ee ka Socday Magaalada Rome oo Maalintii 1aad La Soo Gabgabeeyay & Mudane Maadey oo Qudbad Taariikha Ah Ka Jeediyay.

Waxaa maalintii koobaad lagu soo gabagabeeyay si guul ah shirkii Xisbiga Radical Party oo kamid ah asxaabta ugu waawayn wadanka Talyanigu ay soo qaban qaabiyeen, […]

 
 

Deg Deg: Kacdoon wadayaasha Oromada Oo Dhexda u Galay Kolonyo Ciidanka Woyaanaha Ah.

Deg Deg: Kacdoon wadayaasha Oromada Oo Dhexda u Galay Kolonyo Ciidanka Woyaanaha Ah.

Wararka hadda naga soo gaadhaya magaalada Addis Ababa ayaa waxay sheegayaa in kolanyo ciidanka Woyaanaha oo ku soo wajahnaa magaalada Addiss Ababa dhexda loo galay, […]

 
 

Daawo: Wararkii & Warbixinadii Caawa Ka Baxay Tvga Qaranka Ogaadeniya Ilays tv.

Daawo: Wararkii & Warbixinadii Caawa Ka Baxay Tvga Qaranka Ogaadeniya Ilays tv.

Waxaad daawadayaal kusoo dhawaataan barnaamijyadii kala duwanaa ee aad uga barateen tvga qaranka Ogaadeniya Ilays tv iyo qodobadii caawa ka baxay. Hoos ka daawo.

 
 

Daawo: Xildhibaan Rayaale Xaamud Marxalada Siyaasadeed Ee Geeska Afrika iyo Dhacdadii Qalbi-Dhagax Q.2aad.

Daawo: Xildhibaan Rayaale Xaamud Marxalada Siyaasadeed Ee Geeska Afrika iyo Dhacdadii Qalbi-Dhagax Q.2aad.

Waxaa kusoo dhawaataan qaybtii labaad ee uu Mudane Xildhibaan Rayaale Xaamud oo kamida masuuliyiinta golaha dhexe ee jwxo uu kaga waramayay marxalada siyaasiga ah ee […]

 
 

Daawo: Ururka Haweenka Ogaadeniya (UHO) oo Tacsi u Diray Shacabkii Soomaaliyeed Ee Lagu Xasuuqay Soobe.

Daawo: Ururka Haweenka Ogaadeniya (UHO) oo Tacsi u Diray Shacabkii Soomaaliyeed Ee Lagu Xasuuqay Soobe.

Uruka haweenka Ogaadenya UHO faraca Engiriis Magaalada London ayaa waxay tacsi u direen shacabkii Soomaliyeed ee lagu xasuuqay qaraxii soobe. Hoos ka daawo muuqaalka.

 
 

Wadada Zoobe oo Dib loo Furay iyo Gadiidka Dadweynaha oo Maanta isticmaalaya.

Wadada Zoobe oo Dib loo Furay iyo Gadiidka Dadweynaha oo Maanta isticmaalaya.

Waxaa dib loo furay loona fasaxay in ay isticmalaan dadka iyo gadiidka waddada Zoobe oo 14kii bishan uu ka dhacay qarax galaaftay nolasha dad ku […]

 
 

Daawo: Hees Cusub oo Wadani Ah “Xaqlayaasha JWXO” Codkii Farhaan Shiine.

Daawo: Hees Cusub oo Wadani Ah “Xaqlayaasha JWXO” Codkii Farhaan Shiine.

 

 
 

Daawo: Ilays TV oo Waraysi La Yeeshay Gudoomiyaha HAAJ Mudane Mohamad Rashiid Sheekh Cabdulaahi.

Daawo: Ilays TV oo Waraysi La Yeeshay Gudoomiyaha HAAJ Mudane Mohamad Rashiid Sheekh Cabdulaahi.

Tvga qaranka Ogaadeniya ilays tv ayaa wuxuu waraysi la yeeshay gudoomiyaha Hogaanka Arimaha Abaabulka & Jaaliyadaha Ogaadeniya Mudane Mohamed Rashiid Sheekh Cabdulaahi. Waraysiga Hoos ka […]

 
 

Dhaawacyadii Lageeyay Sudan oo Daryeel La’aan Ka Cabanaya.

Dhaawacyadii Lageeyay Sudan oo Daryeel La’aan Ka Cabanaya.

Dadkii ku dhaawacmay qaraxii magaalada Muqdishu ee daaweynta loo geeyey dalka Suudaan ayaa sheegaya inaysan saacado badan helin daryeelkii caafimaad ee loo baahnaa kadib markii […]

 
 

Jaaliyada Ogaadeniya Waqooyi Bari Kenya Faraca Barsan oo Kulankoodii Caadiga Ahaa Isugu Yimid.

Jaaliyada Ogaadeniya Waqooyi Bari Kenya Faraca Barsan oo Kulankoodii Caadiga Ahaa Isugu Yimid.

Waxaa kulankoodii caadiga ahaa isugu yimaaday jaaliyada Ogaadenya ee waqooyi bari kenya faraca barsan ee magaalada Gaarisa waxaana kasoo qayb galay xubnaha Jaaliyada Ogaadeniya ee […]

 
 

Daawo: Barnaamijyadii Kala Duwanaa Ee ilays tv iyo Qodobadii Lagusoo Qaatay.

Daawo: Barnaamijyadii Kala Duwanaa Ee ilays tv iyo Qodobadii Lagusoo Qaatay.

Waxaad kusoo dhawaataan tv ga qaranka Ogaadeniya Ilaystv iyo wararkii ugu danbeeyay ee lagu soo qaatay. Hoos ka daawo.

 
 

Deg-Deg: Shil Gaadhi oo Ay ku Dhinteeen 11 Qof oo Shacab Ah oo Ka Dhacay Duleedka Jig Jiga+sawiro.

Deg-Deg: Shil Gaadhi oo Ay ku Dhinteeen 11 Qof oo Shacab Ah oo Ka Dhacay Duleedka Jig Jiga+sawiro.

Wararka naga soo gaadhaya gudaha Ogaadenya gaar ahaana magaalada jig jiga ee xarunta gobolka Faafan ayaa waxay sheegayaan in gaadhi ku gadoomay duleedka magaalada jig […]

 
 

Shacabka Soomaaliyeed oo markii ugu horeysay ku midoobay banaanbaxyo ka dhan ah Al Shabaab.

Shacabka Soomaaliyeed oo markii ugu horeysay ku midoobay banaanbaxyo ka dhan ah Al Shabaab.

Shacabka Soomaaliyeed ayaa Arbacadii shalay 18 Oktoober in badan oo kamid ah magaalooyinka dalka Soomaaliya ka dhigay banaanbaxyo looga soo horjeedo kooxda Al Shabaab iyo […]

 
 

Daawo: Mudaaharaad Ka Dhacay Duleedka Adiss Ababa Tuulada Chanchu oo Lagu Gubay Gawaadhi Woyaanuhu Lahaa.

Daawo: Mudaaharaad Ka Dhacay Duleedka Adiss Ababa Tuulada Chanchu oo Lagu Gubay Gawaadhi Woyaanuhu Lahaa.

Waxaa ka dhacay duleedka magaalada adis ababa mudaaharaad balaadhan oo lagaga soo horjeedo gumaysiga Itoobiya Mudaaharaadkan ayaa wuxuu ka dhacay tuulada Chancho oo 50 KM […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay