Archive for: April, 2011

Gumaysi Waa Maxay?

Gumaysi Waa Maxay?

Qormaddan, waxaan kubaadh baadhaynaa: (1)Micnaha erayga gummaysi (2) Xidhiidhka ka dhexeeya gummaystaha iyo la gumaystaha iyo (3) Midhaha kadhasha gumaysiga. Kala saraynta, isku dul noolaanshaha, […]

 
 

Haweenka Soomaalidda Ogadenya waa geesiyaal hawlkar ah

Haweenka Soomaalidda Ogadenya waa geesiyaal hawlkar ah

BRR.Marka hore dhamaan umadda Somaliyeed ee wanaaga jecel waxaan ku salamayaa Salaaanta Islaamka ee sharafta badan ACWW waxaan si gooni ah u salaamayaa guud ahaan […]

 
 

ROC iyo Mudane Keith Ellison oo dood ku saabsan Geeska Afrika qabanaya

ROC iyo Mudane Keith Ellison oo dood ku saabsan Geeska Afrika qabanaya

  Waxaa Minneapolis 9ka bisha April lagu qabanayaa dood cilmiyeed ay ka qaybqaadan doonaan Mudane (Congressman) Keith Ellison iyo Resolve Ogadena Coalition oo ah urur […]

 
 

Ma runbaa in KT Zinawi meel uu geeyo la’yahay Cabdi ilay

Ma runbaa in KT Zinawi meel uu geeyo la’yahay Cabdi ilay

Laba aragti oo iska soo horjeeda ayay kala aaminsan yihiin dad aan kala xidhiidhnay Addisababa ilaa Jigjiga. Taxaaliisha ay samaynayeen dad aan wax ka weydiinay […]

 
 

Dr. Axmad miyuu laqasan jiray waagii hore

Dr. Axmad miyuu laqasan jiray waagii hore

Waxaa ku xusan Quraanka in qawmikii nabi Luud ay ku yidhaahdeen ninkan iyo inta raacsanba na dhaafiya waa dad is-nadiifinaya oon ogolaynna inay nala wasaqoobaane. […]

 
 

Garnaqsi (WADAADKA WEECDOOW – MUJAAHIDKII S/GALBEEDOOW)

Garnaqsi (WADAADKA WEECDOOW – MUJAAHIDKII S/GALBEEDOOW)

Maalinba maalinta ka dambaysa waxaa soo kala cadaanaya xaqqa iyo baadilka, siduu Ilaahay Qura’aankiisa ku sheegayna waxaa hadhaya un xaqqa baadilkana waa sida qaaqada uu […]

 
 

Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogaadeenya ma qurbajoogbaa?

Xafiiska gacanyaraha u ah gumaysatada Itoobiya ee fadhiya magaalada jigjiga ayaa afka furtay lagana siiyay qurba joogta, qurbe joogta idinkaa dhibka wada, idinkaa dagaalka wada, […]

 
 

Ogaden: Corruption Aggravates Drought

Ogaden: Corruption Aggravates Drought

As drought once again threatens parts of the Horn of Africa, hydropolitics and allegations of corruption at the World Food Programme only add to the […]

 
 

Ethiopian Military Seals Off Ogaden Region Border With Galgudud

Ethiopian Military Seals Off Ogaden Region Border With Galgudud

Jig Jiga — Forces from Ethiopian military on Monday sealed off the border of the mainly ethnic Somali region under Ethiopia under Ethiopia administration with […]

 
 

war criminals visit San Diego

war criminals visit San Diego

Honorable Governor Jerry Brown Honorable Congresswomen Susan Davis Honorable Mayor Jerry Sanders Honorable Chief William Lansdowne SDPD From: Somali Ogaden Community Ogaden Youth Network On […]

 
 

Bashir Makhtal four years later: we must despair for other Canadians caught up in miscarriages of justice abroad

Bashir Makhtal four years later: we must despair for other Canadians caught up in miscarriages of justice abroad

Four years ago Thursday, Kenyan authorities forced a Canadian citizen onto a plane and flew him, illegally, to Ethiopia. Bashir Makhtal is still in prison […]

 
 

The Ethiopian Army unleashes widespread and vindictive ethnic cleansing campaign in the Ogaden

The Ethiopian Army unleashes widespread and vindictive ethnic cleansing campaign in the Ogaden

The Ethiopian Army, fulfilling Meles Zenawi Callous call to punish the Ogaden people, has unleashed widespread ethnic cleansing campaign in the Ogaden. On January 16, […]

 
 

Maalinta Haweenka Aduunka oo lagu xusay London

Maalinta Haweenka Aduunka oo lagu xusay London

Waxaa Shalay lagu qabtay shir balladhan xarunta jaalayidda Ogadenia ee London UK, Xafladaa oo aad loo soo agaasimay aya haweenka Ogadenia ugu dabaal degayeen maalinka […]

 
 

KEEPING HOPE ALIVE

KEEPING HOPE ALIVE

For the past 20 years Dr. Hawa Abdi and her daughters, Dr. Deqa Mohamed and Dr. Amina Mohamed, have been living , working and housing […]

 
 

URGENT DRAUGHT MITIGATION APPEAL

URGENT DRAUGHT MITIGATION APPEAL

The Ogaden as with most Horn of African regions is under the grips of severe draught. The Deir rains had failed and since then the […]

 
 

Ururka Midowga Dhalinyarada & Ardayda Ogadeenya(OYSU) oo Dacalada Aduunka ku Qabtay Siminaarro.

Ururka Midowga Dhalinyarada & Ardayda Ogadeenya(OYSU) oo Dacalada Aduunka ku Qabtay Siminaarro.

Ururka Midawga dhalinyarad iyo Ardeyda Ogaadeenya OYSU faracayadiisa kala uu ku leeyahay caalamka ayaa ku qabtay wadamada uu laamaha ku leeyahay siminaarro & aqoon korodhsi […]

 
 

Waxay la mid yihiin un hoolanayaal shanlo ku dagaalamaya

Waxay la mid yihiin un hoolanayaal shanlo ku dagaalamaya

Nin oday ah oon wax ka weydiinay arimaha ka dhex socda maamulka gumaysiga ee Jigjiga ayaa wuxuu ku bilaabay hadalkiisa, dadka waxaa ugu caqli xunbaa […]

 
 

Ciyaarta Kaniisdo gubidda yaa ka dambeeya

Ciyaarta Kaniisdo gubidda yaa ka dambeeya

Geeska Afrika waxaa ku nool dad kala aaminsan labada diinood ee kala ah Masiixiyadda iyo diinta islaamka. Inta la xasuusan yahay wax dagaal diineed ah […]

 
 

War-saxaafadeed ay Jabhadda ARDUF ee ka dagaalanta gobolka Cafarta soo saareen

War-saxaafadeed ay Jabhadda ARDUF ee ka dagaalanta gobolka Cafarta soo saareen

Jabhada shacabka Cafarta oo lagu magacaabo Afar Revolutionary Democratic Unity Front (ARDUF)’s ayaa war-saxaafadeed ay soo saartey ku sheegtay in ciidan si gaar ah u […]

 
 

Jaaliyada S.Ogaadeenya ee Denmark oo ka qayb gashay shir ay qabatay safaarada Maraykanka ee Denmark.

Jaaliyada S.Ogaadeenya ee Denmark oo ka qayb gashay shir ay qabatay safaarada Maraykanka ee Denmark.

Jaaliyada S.Ogaadeenya ee Denmark oo ka qayb gashay shir ay qabatay safaarada Maraykanka ee Denmark. Safaarada maraykanka ee wadankan denmark ayaa u qabatay shir aad […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay