Archive for: May, 2011

VOA Somali oo wareysatay will u dhashay Somalida Ogadeniya oo ka soo qaxay Gobalka dhagaxbuur

VOA Somali oo wareysatay will u dhashay Somalida Ogadeniya oo ka soo qaxay Gobalka dhagaxbuur

Dad badan oo qaxooti ah ayaa ka imanaya dhulka somalida Ogadeniya oo gaadhaya maalin kasta xeryaha qoxootiga ee dalka Kenya kuwaas oo ka cabanaya in […]

 
 

MUNAASABADII BAROORDIIQA EE KADHACDAY SAN DIEGO,CA

MUNAASABADII BAROORDIIQA EE KADHACDAY SAN DIEGO,CA

Waxaa shalay guul noogu dhamaaday munaasabaddii baroordiiq ee xasuuqii Ogadenia ka dhacay todobaadkii hore. Kasaasoo ay geesteen ciidamada Ethiopia iyo kuwa hawaariinta ee Liyu Police. […]

 
 

Xaqiiqada jirta iyo cadawga siduu rabo

Xaqiiqada jirta iyo cadawga siduu rabo

Shacabka S.Ogadenya oy JWXO hogaaminayso iyo cadawga Itobiya waxaa ka dhexeeya halgan adag oo dhiig badan uu ku daadanayo. Arintaa caalamka ma mooga, hasa ahaatee […]

 
 

San Diego Ogaden Community Condemns Mass Murder in Ogaden

San Diego Ogaden Community Condemns Mass Murder in Ogaden

On Sunday May 29th, 2011, hundreds of people from the Ogaden American Community of San Diego gathered to pray and condemn the mass killing of […]

 
 

Go’aanadii ka soo baxay shirkii la’isugu keenay ganacsatada Soomaalida iyo kuwa Koonfur Afrika

Go’aanadii ka soo baxay shirkii  la’isugu keenay ganacsatada Soomaalida iyo kuwa Koonfur Afrika

Shir aad u xamaasad kulul ayaa dhex maray ganacsata Somalida iyo kuwa Koonfur Afrika. Shirka oo lagu tilmaamay inuu ahaa midkii ugu xamaasad kulaallaa abid […]

 
 

Burburka ku soo fool-leh ciidamada gumaysiga Itobiya iyo xaaladda ay ku sugan yihiin – Xoghoosaad

Burburka ku soo fool-leh ciidamada gumaysiga Itobiya iyo xaaladda ay ku sugan yihiin – Xoghoosaad

Wadanka Itobiya waa wadan ay deganyihiin qiyaastii inkabadan sideetan qowmiyadood oo kala luuqad, kala diin , kala dhaqan iyo kala muuqaalba ah. Marka aan eegno […]

 
 

Military Communiqué:Ethiopia Deploys Helicopter Gunships in a Bid to Recapture WFP Workers

Military Communiqué:Ethiopia Deploys Helicopter Gunships in a Bid to Recapture WFP Workers

29 May 2011 The Ethiopian Army has deployed since yesterday helicopter gunships and more than a division of its forces in the Ogaden in a […]

 
 

Malcom Bruce MP gudoomiyaha gudida deeqda caalamiga ee UK oo la kulmay Jaaliyadda Ogadenya iyo shucuubta Itobiya ee ku dhaqan UK

Malcom Bruce MP gudoomiyaha gudida deeqda caalamiga ee UK oo la kulmay Jaaliyadda Ogadenya iyo shucuubta Itobiya ee ku dhaqan UK

Jaaliyada Somalida Ogadeniya ee wadanka UK ayaa waxa ay gudbiyeen Petition ay u gudbiyeen Wasaarada Deeqda Caalamiga ee wadanka UK. Petitionkan ayaa waxa weheliyay jaaliyada […]

 
 

Kulankii Madaxda Sare ee ONLF iyo Shacabka Soomaaliyeed ee Norway oo Qabsoomay

Kulankii Madaxda Sare ee ONLF iyo Shacabka Soomaaliyeed ee Norway oo Qabsoomay

28.May.11. Oslo- Waxaa caasimada Oslo ee dalka Norway, shir balaadhan ku qabtay wafdi uu hogaaminayo gudoomiye ku xigeenka Jabhada Wadaniga Xoreynta Ogaadeenya (ONLF) Mudane Maxamed […]

 
 

Dad lama gumaysan karo haddii aanay iyagu rabin – Gen. CabduLaahi Mukhtar

Dad lama gumaysan karo haddii aanay iyagu rabin – Gen. CabduLaahi Mukhtar

In kasta oo inteenna dibadda joogta aynu ku dhex noolahay bulshooyin dimoqraadi ah, dhinac walba oo nolosha ka mid ahna ka horumarsan, oo ay waliba […]

 
 

Habeenkii Ogadenya iyo Koonfur Afrika

Habeenkii Ogadenya iyo Koonfur Afrika

Waxaa gaaroonka diyaaradaha ee caalamiga ahee magaalada Port Elizabeth kasoo dagay si wayna loogu soo dhaweeyay xoghaya wadanak Koonfur Afrika ee Ururka Ardayda iyo dhalainyarada […]

 
 

Munaasabad lagu xusayay African Day oo murugo ku dhamaatay

Munaasabad lagu xusayay African Day oo murugo ku dhamaatay

Waxaa shir balaadhan oo si fiican loo soo agaasimay lagu qabtay magaalada Uitenhage ee gobalka Easten Cape xaafada Laanga. Shirka oo lagu xusayay maalinta loogu […]

 
 

Wareysi Idacada VOA Somali la yeelatay Mudane Abdiqadir Hirmooge

Wareysi Idacada VOA Somali la yeelatay Mudane Abdiqadir Hirmooge

[audio:http://www.ogadennet.com/wp-content/uploads/2011/05/wareysi-cadaani282011.mp3|titles=wareysi-cadaani282011] Mudane Cadaani Hirmooge oo kamid ah madaxda sare ee JWXO ayaa wareysi siiyey idaacada VOA Somali wuxuuna sheegay in ay ciidamada JWXO ay gacanta […]

 
 

Mudaharad lagaga soo herjedo xukuumada Ethiopia oo kadhacay gobolka Minnesota

Mudaharad lagaga soo herjedo xukuumada Ethiopia oo kadhacay gobolka Minnesota

Maanta waxaa magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota ka dhacay mudaharad balaadhan oo ay si heersara ah usoo agaasimen jaaliyada Ogadenya ee gobolka Minnesota. Mudaharadkan oo […]

 
 

ثلاث شاحنات من نوع الأورال تم تدميرها

ثلاث شاحنات من نوع الأورال تم تدميرها

ONA.

 
 

Joint declaration of Minnesota’s support groups of OLF, ONLF, Ginbot 7, and Gambella Democratic Movement (GDM).

Joint declaration of Minnesota’s support groups of OLF, ONLF, Ginbot 7, and Gambella Democratic Movement (GDM).

May 25, 2011 We, members of the support groups of the Oromo Liberation Front (OLF), the Ogaden National Liberation Front (ONLF), the Ginbot 7 Movement […]

 
 

Ruling by Way Deception – by Nuradin Jilani

Ruling by Way Deception – by Nuradin Jilani

The Israeli foreign intelligence agency – the Mosad – had a very apt motto describing its activities: “By way of deception thou shalt wage wars,” […]

 
 

Filim laga duubay shir ay ka soo qaybgaleen Madax katirsan JWXO oo ka dhacay caasimada Helsinki ee dalka Finand

Filim laga duubay shir ay ka soo qaybgaleen Madax katirsan JWXO oo ka dhacay caasimada Helsinki ee dalka Finand
 
 

Communiqué about WFP Abducted Workers 26 May 2011

Communiqué about WFP Abducted Workers 26 May 2011

The Ogaden National Liberation Army of ONLF has captured the Town of Galalshe in Jigjiga Region near Babili. Causalities from the Meles Army (ENDF) were […]

 
 

Ciidanka Wadaniga Xoreynta Ogadenya ayaa saaka gacanta ku dhigay dagmada Galaalshe

Ciidanka Wadaniga Xoreynta Ogadenya ayaa saaka gacanta ku dhigay dagmada Galaalshe

War dagdag ah oo hadda naga soo gaadhay Xarunta dhexe ee CWXO ayaa naloogu sheegay inay nafatood-hurayaasha CWXO saaka subaxdii ku waabariisteen xerada ciidanka gumaysiga […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay