Archive for: May, 2011

Mr. Mohamed Hassan’s Toronto, Canada Speech

Mr. Mohamed Hassan’s Toronto, Canada Speech

Mr. Mohamed Hassan’s speech at Toronto panel discussion on May 07, 2011, Mr. Mohamed is a researcher and founder of Canadian center for Ogaden Research […]

 
 

Wafti balaadhan oo uu hogaaminayo wakiilka Jabhada Wadaniga Ogaadeeniya (JWXO)

Wafti balaadhan oo uu hogaaminayo wakiilka Jabhada Wadaniga Ogaadeeniya (JWXO)

Wafti balaadhan oo uu hogaaminayo wakiilka Jabhada Wadaniga Ogaadeeniya (JWXO) uqaabilsan waqooyiga America (North America) Mudane Axmed Majeerteen ayaa xalay soo gabagabeeyay howlgal abaabul oo […]

 
 

Safiir Norman Link waa diblomaasi ruugcadaa ah

Safiir Norman Link waa diblomaasi ruugcadaa ah

Wareysigii uu Safiirka dalka Boqortooyada Ingriiska ee fadhigiisu yahay magaalada Addisababa uu siiyay saxaafadda ayaa meela badan nalaga soo weydiiyay ka dib markii ay saxaafadda […]

 
 

Ururka OYSU faraca Eastern cape KA oo doortay xooghaye cusub

Ururka OYSU faraca Eastern cape KA oo doortay xooghaye cusub

 Ururka OYSU laanta gobolka Eastn Cape ayaa 10.5.2011  shir balaadhan uga furmay xafiiska magalada Pe xafada Kostn. Shirka ayaa waxaa furmay abaarihii 7.30 salada duhur […]

 
 

Mudaaharaad US

 
 

Call for Papers 2011 Conference

Call for Papers 2011 Conference

SDY Conference: Call for Papers and Presentation Topics The Somali Diaspora Youth (SDY) Conference Committee would like to extend an invitation to, among others, sociologists, […]

 
 

Maqaal: Baaq ku socda Qurba Joogta Soomaaliyeed: By Abdirahman Hollywood

Maqaal: Baaq ku socda Qurba Joogta Soomaaliyeed: By Abdirahman Hollywood

Waxaan jeclaan lahaa inaan la qaybsado dhamaan walaalahayga Soomaaliyeed ee qurbaha ku nool, siiba kuwa ka soo jeeda dhulka Ogadenia. In baryahan dambe socdo abaabul […]

 
 

OYSU Minnesota oo gaba gabaysay Habeenkii Ogaden Night.

OYSU Minnesota oo gaba gabaysay Habeenkii Ogaden Night.

Ururka dhalinyarada Ogaden Youth Students & Union Ee Gobolka Minnesota oo mudoyinkii lasoo dhaafay ku hawlanaa abaabul aad u balaadhan, kaasoo ay la wadaagayeen shacabka […]

 
 

Ilays TV oo bar ku yeeshay internetka

Ilays TV oo bar ku yeeshay internetka

Waxaa dadweynaha sharafta leh  la ogeysiinayaa in  Ilays TV  loo sameeyey website aad si toos ah uga daawan karto barnaamijyada ka baxa (Riix IlaysTV Link), […]

 
 

Mucaaradka Ethiopia oo Toronto ku kulamay

Mucaaradka Ethiopia oo Toronto ku kulamay

May 7, 2011 (ONA)Qawmiyadaha ku hoos nool cadaadiska iyo caga juglaynta xukumadda TPLF ayaa shir aad u balaadhani ku dhexmaray magaalada Toronto ee dalka Canada.ujeedada […]

 
 

Jaaliyadda Switzerland oo wafdi ka socda JWXO uu la joogo

Jaaliyadda Switzerland oo wafdi ka socda JWXO uu la joogo

Ogaadeenya waa mid, waa ul iyo meeyrax, matano weeyoo meel beey ka wada timid, midabka asalkiyo madhabteey ka siman tahay, waxaa erayadan ku luuqeeynayay fanaanka […]

 
 

Nuxurka wareysigii Gudoomiyaha JWXO

Nuxurka wareysigii Gudoomiyaha JWXO
 
 

OOL – The Need for Unity against Woyane Tyranny Meeting Held in Toronto

OOL – The Need for Unity against Woyane Tyranny Meeting Held in Toronto

Mohamed Hassan, Researcher and Founder of Canadian Center for Ogaden Research and Advocacy (CONCORA) A highly organized and well attended panel discussion meeting about the […]

 
 

Gabdhaha S.Ogadeniya ee Dammam/Saudi Arabia oo kulan xamaasad leh isugu yimid

Gabdhaha S.Ogadeniya ee Dammam/Saudi Arabia oo kulan xamaasad leh isugu yimid

Shalay oo taariikhdu ahayd May 6, 2011 ayaa waxaa shir xamaasad iyo qiiro leh isugu yimid ururka haweenka Somalida Ogadeniya ee magaalada Dammam ee bariga […]

 
 

Halgan qarni jirsaday ayaad ku abtirsataaye war hakaa hadho – Omar jigjiga

Halgan qarni jirsaday ayaad ku abtirsataaye war hakaa hadho – Omar jigjiga

Tan iyo bilowgii ilbaxnimadii aduunka waxay dhalin yaradu ahaayeen laf dhabarta bulshooyinkooda. Waxaase qiimhii dhalin yarad meesha ka saaray xukuumadaha kali-taliska ah gaar ahaan marka ay ku daahaan xukunka iyagoo […]

 
 

West Funds Full Blown Genocide in Ethiopia

West Funds Full Blown Genocide in Ethiopia

5 May 2011 By Thomas C. Mountain As the UN famine warning center issues urgent reports that millions of Ethiopians are once again starving in […]

 
 

OOL – Ogaden Genocide Awareness Walk

OOL – Ogaden Genocide Awareness Walk

Friday, 06 May 2011 04:18 Ogaden Online Congratulations to Ogaden Youth & Students Union and their friends and families for being very serious about the […]

 
 

Hagardaamo Gumaysi Halgamaa Waxmayeesho

Hagardaamo Gumaysi Halgamaa Waxmayeesho

  Waa Riwaayadii Ururka Dhalinyarada oo ku sii jeeda Stolkhom27ka Bishan May ee ha u daymo la,aanina ..

 
 

The 3rd Annual Somali Diaspora Youth Conference

The 3rd Annual Somali Diaspora Youth Conference

 

 
 

Mawqifka JWXO iyo waxay jecelyihiin isma-daboolayo

Mawqifka JWXO iyo waxay jecelyihiin isma-daboolayo

Waxaa meela kala duwan nalaga soo weydiiyaa waxyaabaha aan jirin ee nimankii u galay cadawga ee is-dhiibay marka ay ku riyoodaan ay dadka ugu sheegaan […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay