Archive for: June, 2011

Marwo Saado oo si heer qaran ah loogu soo dhaweeyey Nairobi

Marwo Saado oo si heer qaran ah loogu soo dhaweeyey Nairobi

Magaalada Nairobi ee caasimada wadanka Kenya ayaa waxaa si fiican loogu soo dhaweeyey Xalay Fanaanada Wayn ee Soomaaliyeed Maewo Saado Cali Warsame. —–>Halkan ka daawo […]

 
 

Maamulka OYSU Sacuudi Caraabiya oo shir balaadhan oo lagu xusayo 27/6/2011 ku qabtay Riyadh

Maamulka OYSU Sacuudi Caraabiya oo shir balaadhan oo lagu xusayo 27/6/2011 ku qabtay Riyadh

Ururka OYSU Sucuudi Carabiya ayaa siwanaagsan u xusay sanadguurada 1aad ee aasaaskii ururka dhalinyaada OYSU aduunka oo ku beegnayd maamlintii Isniinta ahayd ee 27/6/2011. Waxay […]

 
 

Bahweynta OYSU oo ku sii qulu-qulaya Oslo

Bahweynta OYSU oo ku sii qulu-qulaya Oslo

Oslo, 30-June-2011- Magaalada Oslo ee dalka Noway, waxaa ku soo qul-qulaya xubnaha ka qeyb-qaadanaya shirweynaha Ururka Dhalinyarada iyo Ardayda Ogadeenya ee magacooda loo soo gaabiyo […]

 
 

Tagesthemen : Lacagaha la siiyo Itobiya oo lagu xidhayo Ilaalinta Xuquuqda Aadnaha.

Tagesthemen : Lacagaha la siiyo Itobiya oo lagu xidhayo Ilaalinta Xuquuqda Aadnaha.

Barnaamijka loogu xiisaha badan yahay TV-ga Jarmalka oo lagu magacaabo –Tagesthemen – ayaa habeen hore lagaga dooday mucaawamada horumarka loogu talagalay ee la siiyo dalka […]

 
 

Tagesthemen Germany: Funding for Ethiopia bind to human rights protection

Tagesthemen Germany: Funding for Ethiopia bind to human rights protection

Berlin (Human Rights Watch) 06/28/2011: The federal government should demand from Ethiopia for the protection of human rights as a condition for development assistance. Furthermore, […]

 
 

Dhalinyaradii shilka ku geeriyootay oo aaskoodii aan loo kala hadhin

Dhalinyaradii shilka ku geeriyootay oo aaskoodii aan loo kala hadhin

Waxaa maanta lagu aasay magalada Johannesburg labadii dhalainyarada ahaa ee shilka naxdinta leh ku geeriyooday. Waxaa aaska labada xubin ee qaaliga ahaa ka soo qaybgalay […]

 
 

ONLF’S Daring Humanitarian Rescue Shines Light on Ongoing Ethiopian Atrocities

ONLF’S Daring Humanitarian Rescue Shines Light on Ongoing Ethiopian Atrocities

Ogaden Online Editorial – The whole world knows that Ogaden is a closed zone where the Ethiopian despots in Addis Ababa do not want the […]

 
 

Jigjiga – Ilaahay ayaa mahadaa leh oo jabiyay Hawaarintii

Jigjiga – Ilaahay ayaa mahadaa leh oo jabiyay Hawaarintii

Wararka aan sida hoose uga helayno maamulka Cabdi iley ayaa sheegaya in wili la la’yahay qaar badan oo maleesiyadii Hawaarinta ah. Xogta laga helay ayaa […]

 
 

No agreement to extradite Berhanu Nega: US

No agreement to extradite Berhanu Nega: US

June 28th, 2011 The United States Government will not extradite Berhanu Nega (PhD), founder of the Ginbot 7 Movement for Justice, Freedom and Democracy, despite […]

 
 

Warsaaxafadeed ay ka soo saartey JWXO shaqaalihii haya’adda WFP

Warsaaxafadeed ay ka soo saartey JWXO shaqaalihii haya’adda  WFP

Jabhadda Wadaniga Xoreynta Ogadenya ayaa waxay shaaca ka qaaday in labadii nin ee u shqaynayay wakaaladda Cuntada ee WFP lagu wareejiyay oo gacanta loo galiyay […]

 
 

ONLF Communiqué Regarding Release of WFP workers

ONLF Communiqué Regarding Release of WFP workers

June 28 2011 The Ogaden National Liberation front has transferred the two WFP staff members to WFP representatives near the border of Somalia on June […]

 
 

Shil baabuur oy ku dhinteen laba xubnaha OYSU/Koonfur Afrika ka tirsanaa

Shil baabuur oy ku dhinteen laba xubnaha OYSU/Koonfur Afrika ka tirsanaa

Waxaa goor dhaweyd naga soo gaadhay jaaliyadda qiimaha badan ee Koonfur Afrika –JOKA- shil naxdin leh oy ku dhinteen laba xubin oo ka tirsanaa ururka […]

 
 

Madaxii maxaysatada hawaarin oo laga soo daayay xabsiyada Hargaysa ka dib —

Madaxii maxaysatada hawaarin oo laga soo daayay xabsiyada Hargaysa ka dib —

Warar aad u faahfaahsan oon ka helnay ilo-wareedyo ka ag-dhow xafiiska gacan-ku-dhiigle Cabdi Iley ayaa ka waramaya in maalintii shalay ahady uu soo gaadhay magaalada […]

 
 

Norway: waa talaabo ku dayasho mudan bandhig-faneedka (East Afrika Festival) ay ku qabteen badhtamaha magaalada Oslo

Norway: waa talaabo ku dayasho mudan bandhig-faneedka (East Afrika Festival) ay ku qabteen badhtamaha magaalada Oslo

Waxaa lagu qabtay caasimada Oslo ee dalka Norway, bandhig-faneed noociisa aanu horey uga dhicin dalkaas oo ay soo diyaariyeen Jaaliyada Soomaalida Ogadeenya, halkaasoo lagu soo […]

 
 

Waftigii uu hogaaminayay G/ku-xigeenka oo qadarin kala kulmay Shacabka Somaliyeed ee Wadanka UK.

Waftigii uu hogaaminayay G/ku-xigeenka oo qadarin kala kulmay Shacabka Somaliyeed ee Wadanka UK.

Magaalada London waxaa ka dhacay shir aad u balaadhan oy kasoo qaybgaleen dad farabadan oo ah Shacabka Somali weyn ee ku dhaqan magalada London. Dadweynaha […]

 
 

WAFTIDII JWXO IYO SHIRARKII CALIFORNIA

WAFTIDII JWXO IYO SHIRARKII CALIFORNIA

Hogaanka arimaha dibada ee JWXO Mudane Abdirahmaan Sheikh Mahdi, ayaa maanta soo gaba-gaboobay shirar goos-goos ah oo uu layeeshey qaybaha kala dumawan ee bulshada Somalida-Ogadenia, […]

 
 

24ka June Waa Maalinta Caalamiga ee Taageerada Dadka la Jidh-dilay

24ka June Waa Maalinta Caalamiga ee Taageerada Dadka la Jidh-dilay

Wuxuu caalamka xusay shalay oy taariikhdu ahayd 24kii June maalinta Caalamaiga ee lagu taageero dadka jidh dilka loo gaysto (International Day in Support of Victims […]

 
 

Statement by President Obama on the International Day in Support of Victims of Torture

Statement by President Obama on the International Day in Support of Victims of Torture

Office of the Press Secretary For Immediate Release June 24, 2011 As we mark the anniversary of the United Nations’ Convention Against Torture, I join […]

 
 

Maamulka Jaaliyada Ogadeneya ee Koonfur Afrika – Tacsi iyo Canbaareyn

Maamulka Jaaliyada Ogadeneya ee Koonfur Afrika – Tacsi iyo Canbaareyn

•Wuxuu Maamulka JOKA canbaraynayaa falka fulaynimada iyo waxshinimada ah ee xadgudubka ku ah sharafta iyo dariswanaaga u yaala dawladaha xorta ah, ee ay fulisay Jabhada […]

 
 

Weerar qorshaysan oo ka dhacay Falfal

Weerar qorshaysan oo ka dhacay Falfal

War dagdag ah oon goordhoweyd naga soo gaadhay Qaabta Duufaan ee CWXO waxaay ku sheegeen in shalay aroornimadii uu dagaal xoogan ka dhacay meesha loo […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay