Archive for: June, 2011

Fadeexaddii Ugu Waynayd ee Dhaqan Xumo ah ee Deegaanka Kadhacda

Fadeexaddii Ugu Waynayd ee Dhaqan Xumo ah ee Deegaanka Kadhacda

Cinwaankaa waxaa iska lahaa qoraa Shamso Cumar oo shabakadda Kilil5 gaadhsiisay qoraalkan ay tahay qofkii damiir leh inuu ka tiiraanyoodu. Waa risaala si dhab ah […]

 
 

Warar xogogaal ah – Safiirkii Meles u joogay Kuwait oon la ogayn meel uu cag dhigay

Warar xogogaal ah – Safiirkii Meles u joogay Kuwait oon la ogayn meel uu cag dhigay

Warar aan ka helnay dad la xidhiidhay iyo qaar kale oo hawlo ay kaga xidhnaanyeen safaaradda gumaysiga uu ku leeyahay dalka Kuwai ayaa xaqiijinaya in […]

 
 

Cabdi iley oo ilmada hoorinaya ka dib markii lagu gamgameeyey Herer

Cabdi iley oo ilmada hoorinaya ka dib markii lagu gamgameeyey Herer

Warar aad u muhiim ah oo naga soo gaadhay Jigjiga ayaa muujinayaa niyad jabka haysta gacan ku-dhiigle Cabdi ilay ka dib markii looga yeedhay maalintii […]

 
 

In Ethiopia, anti-terrorism law chills reporting on security –

In Ethiopia, anti-terrorism law chills reporting on security –

By Mohamed Keita and Tom Rhodes/CPJ Africa Program Staff How can an Ethiopian reporter cover the activities of Ethiopia’s leading opposition figure, Berhanu Nega, or […]

 
 

Barnaamijkii Ileys maxaa ku dhacay.

Barnaamijkii Ileys maxaa ku dhacay.

Mudadaii yareyd uu barnaamijka Ileys hawada ku jiray wuxuu ka kasbaday dunida daafaheeda daawadaal badanoo u oomanaa inay la socdaan laba arimood. 1- Halganka ka […]

 
 

TAARIIKH NOLOLEEDKII MARXUUM CABDIRAXMAN CABDULAAHI OO KOOBAN

TAARIIKH NOLOLEEDKII MARXUUM CABDIRAXMAN CABDULAAHI OO KOOBAN

Alle ha u naxariistee marxuum Cabdiraxamaan Cabdulaahi Muxumed waxa uu dhashay sanadihii kontameyadii waxa uuna ku dhashay degmada birqod oo ka tirsan gobolka Jarar isla […]

 
 

Dad shacab ah oo lagu laayay tulada Uubataale/Gobolka Wardheer

Dad shacab ah oo lagu laayay tulada Uubataale/Gobolka Wardheer

Wararka aan ka helayno magalada Wardheer ayaa sheegaya in maxaysatada Cabdi iley ee hawaarin ay xasuug (Wareysiyo laga soo duubay qaxootiga Dadaab hoos ka fiiri) […]

 
 

Madaxa Arimaha Siyaasadda xisbiga gumaysi kalkaalka oo fara cidi leh ku baxsaday

Madaxa Arimaha Siyaasadda xisbiga gumaysi kalkaalka oo fara cidi leh ku baxsaday

Jigjiga – War dagdag ah oo hadda naga soo gaadhay xubna ku dhex jira maamulka Cabdi iley ayaa naloogu sheegay inuu si mucjisa ah kaga […]

 
 

Waxay ka mid tahay geedi-socodka halganka lamase iloobi doono geesiggii Cabdi Cabdullaahi Sayid

Waxay ka mid tahay geedi-socodka halganka lamase iloobi doono geesiggii Cabdi Cabdullaahi Sayid

By Ali Yare – Marka hore waxaan tacsi iyo baroor diiq u dirayaa dhamaan shacabka Somalida Ogadeniya geeriddii naxdinta lahayd ee ku timid halgame Cabdi […]

 
 

Baaq cambaareyn ah uu soo saaray Ururka Dhalinyarada iyo Ardayda Ogadenya

Baaq cambaareyn ah uu soo saaray Ururka Dhalinyarada iyo Ardayda Ogadenya

Ururuka dhalinyarada Ogaden Youth & Students Union (OYSU) wuxuu aad u canbaaraynayaa dilkii fulaynimada ahaa ee loogu gaystay magaalada Nairobi mudane Cabdi Cabdulaahi Muhumed Sayid […]

 
 

Sirta culus ee Xaakhaam Xaajo

Sirta culus ee Xaakhaam Xaajo

Ma istaahilin inaan waqti iskaga lumino qoraalada uu is-moodsiinayo jaajuuska wax ku qorqora boggaa inuu guul ku gaaray soo qoridda waxyaabo uu ku tilmaamayo inay […]

 
 

ONLF Condemns Assassination of Central Committee Member

ONLF Condemns Assassination of Central Committee Member

On the evening of 19 June 2011. ONLF Central Committee member Abdirahman Abdullaahi Muhumad (Sayid) was assassinated in Nairobi, Kenya by intelligence operatives of the […]

 
 

Bayaan saxaafadeed – Dilkii fulaynimada ahaa ee Halyay Cabdi Cabdulaahi Sayid (Allaha U Naxariistee)

Bayaan saxaafadeed – Dilkii fulaynimada ahaa ee Halyay Cabdi Cabdulaahi Sayid (Allaha U Naxariistee)

Jabhadda Wadaniga Xoreynta Ogadenya (ONLF) waxay si aad ah u cambareynayaan dilkii fulaynimada ahaa ee loogu gaystay magaalada nairobi dhexdeeda Mudane Cabdiraxman Cabdulaahi Muxumad -Sayid- […]

 
 

Tacsi Marxuum Abdi Abdulaahi

Tacsi Marxuum Abdi Abdulaahi

Tacsi. Maamulka iyo shaqaalaha Wakaaladda Wararka Ogadeniya waxay tacsi u dirayaan qoyskii iyo eheladdii uu ka shihiiday Marxuum Abdi Abdullahi Sayid oo gacan ka gardaran […]

 
 

Xeradii cadawga ee Anano/Dagmada Awaare oo cagta la mariyay shalay

Xeradii cadawga ee Anano/Dagmada Awaare oo cagta la mariyay shalay

Waxaa shalay oo tariikhdu ahayd 20-06-2011 Dagaal culusi uu ka dhacay magaalada Ananu ee degmada Awaare, dagaalkaas oo bilowaday 3dii galabnimo. Dagaalkan oo ahaa mid […]

 
 

Maamul cusub oy jaaliyada S.Ogaadeeniya ee Koonfur Afrika faraca Cape Town dooratay

Maamul cusub oy jaaliyada S.Ogaadeeniya ee Koonfur Afrika faraca  Cape Town dooratay

Waxaa xalay shir balaadhan isugu yimid xubnaha jaaliyada gaar ahaan faraca western cape shirkan oo bilawday abaarihii 7 fiidnimo oo saacaday afrikada koonfureed ayaa socday […]

 
 

HOGAANKA ARIMAHA DIBADA EE JWXO OO SHIR KUQABTAY SAN DIEGO, CA

HOGAANKA ARIMAHA DIBADA EE JWXO OO SHIR KUQABTAY SAN DIEGO, CA

waxaa maanta si rasmi ah ufarmey shir ay soo qaban qaabiyeen jaaliyada Ogadenia ee ku dhaqan magaalada San Diego ee cariga maraykanka. waxaa lagu soo […]

 
 

The -Silent Cry- in commemoration of the World Refugee Day

The -Silent Cry- in commemoration of the World Refugee Day

As global refugee day is marked on June 20, the plight of the civilian population in Ogaden remains one of the most under-reported crises in […]

 
 

Maalinta Qaxootiga Aduunka oo meela badan oo caalamka laga xusay

Maalinta Qaxootiga Aduunka oo meela badan oo caalamka laga xusay

Waxaa dacalada aduunka aad looga hadal hayaa xuska maalintan, sababtoo ah wuxuu caalamka qiray doorka ay ku leeyihiin qaxootiga horumarka wadama badan oo caalamka ka […]

 
 

Jaaliyada Ogaadeenya Switzerland oo xustay maalinta qaxootiga aduunka

Jaaliyada Ogaadeenya Switzerland oo xustay maalinta qaxootiga aduunka

Jaaliyada Ogaadeenya switzerland oo kaashaneeysa jaaliyada Soomaaliyeed ee isla wadankan ayaa si wada jir ah uga qeeyb galay shalay 18ka bishan Juun xuska maalinta qaxootiga […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay