Archive for: June, 2011

Shacabkii Itobiyana gaajo u dhamaanayaa Meles-na Taankiyo kale ayuu dalbaday

Shacabkii Itobiyana gaajo u dhamaanayaa Meles-na Taankiyo kale ayuu dalbaday

Mucaaradka Itobiya ee ka soo horjeeda maamulka Wayaanaha ayaa waxay aad ula yaaban yihiin wararka sheegaya inuu KT Meles ka dalbaday dalka Ukraine 200 oo […]

 
 

Fanaanadda Somaliyeed Marwo Saado Cali oo Barnaamijka Ileys lagu wareystay

Fanaanadda Somaliyeed Marwo Saado Cali oo Barnaamijka Ileys lagu wareystay

Fanka wuxuu ka mid yahay luqadaha ay baniiaadamka ku wada hadlaan ee ka tarjuma shucuurta hoose ee ku jirta qofka dareenkiisa. Sidaa darteed ayuu wuxuu […]

 
 

Naftood-hurayaasha CWXO oo xalay cagta mariyay xero ciidan

Naftood-hurayaasha CWXO oo xalay cagta mariyay xero ciidan

War dagdag ah oon ka helnay Xarunta CWXO ayaa naloogu sheegay in xalay la qabtay xero tababar oo gumaysiga uu ku lahaa degmada Ceelxaar oo […]

 
 

IHASA’s two-day Conflict Resolution workshop in Minneapolis, Minnesota

IHASA’s two-day Conflict Resolution workshop in Minneapolis, Minnesota

On June 4th -5th, 2011, The Institute for Horn of Africa Studies and Affairs (IHASA) held two-day workshop aimed at finding lasting peace with justice […]

 
 

Raaligalin iyo La-socodsiin

Raaligalin iyo La-socodsiin

Maamulka ONA wuxuu dhamaan akhristayaasha ka raaligalinayaa mudadii shabakadda ogadennet ay idinka maqnayd asababa la xidhiidha xagga farsamada iyo shabakadda oo u baahatay baaxad ka […]

 
 

Gudoodo oo ka tirsan degmada Mina ayaa xalay cagta la mariyay

Gudoodo oo ka tirsan degmada Mina ayaa xalay cagta la mariyay

Meel degmada Mina duleedkeeda ku taal oo Guduudo la yidhaado ayay xalay CWXO dharbaaxo kulul ugu gaysteen ciidamdii gumaysiga ee halkaa fadhiyay waxayna cagta mariyeen […]

 
 

Heestii Fanaanka Somaliyeed Cabdow Muuri – Ogadenya Waa Mid

Heestii Fanaanka Somaliyeed Cabdow Muuri – Ogadenya Waa Mid

Ogadeenya Waa mid – Waa Ul iyo Mayrax – Mataamo weeyoo Meel bay ka-wada Timid. Midigay Bidix Maka Maarantaa – Madaxow Minjaha Maka Maarantaa – […]

 
 

GenocideWatch.Org President & The Ogaden Region

GenocideWatch.Org President & The Ogaden Region

GenocideWatch.Org Founder & President Dr. Gregory H. Stanton speaks on the Ogaden region and the genocide being committed. This was broadcast on KFGO Radio Station […]

 
 

Macadka cilmi baadhista geeska Africashirka IHASA oo shir ku qabatay Jamacada (Univesity of Minnesota) ee magalada Minneapolis.

Macadka cilmi baadhista geeska Africashirka IHASA oo shir ku qabatay Jamacada (Univesity of Minnesota) ee magalada Minneapolis.

Malintii Sabtida ahayd 04 June 11, waxaa Jaamacada (Univesity of Minnesota) ee ku taala magaalada Minneapolis lagu qabtay shir si hersara ah loo soo agaasimay […]

 
 

Shir aan loo kala hadhin ayna Kasoo Qaybgaleen Wufuud sare oo ka socda JWXO oo ka Dhacay dalka Denmark.

Shir aan loo kala hadhin ayna Kasoo Qaybgaleen Wufuud sare oo ka socda JWXO oo ka Dhacay dalka Denmark.

Maanta oo ay taariikhdu ahayd 04/06/2011 o ayaa waxaa kadhacay wadanka denmark shir aan loo kala hadhin oo ay soo qaban qaabisay jaaliyada soomaalida ogadeenya […]

 
 

Wareysi Hogaanka arimaha dibada Cabdiraxman maaday uu siiyey ILAYSTV

Wareysi Hogaanka arimaha dibada Cabdiraxman maaday uu siiyey ILAYSTV

Hogaanka Arrimaha Dibada ONLF mudane Cabdi raxmaan mahdi ayaa waxa uu siiyay waraysi Barnaamijka Ilays. Wareysigaas oo Hoggaanku kaga hadlay Xaalada cafimaad ay kusuganyihiin shaqalaha […]

 
 

Fargo – Ololaha loogu magacdaray –I Care- oo Jimcihii lagu soo qaaday tacadiyada Ogadenya ka jira

Fargo – Ololaha loogu magacdaray –I Care- oo Jimcihii lagu soo qaaday tacadiyada Ogadenya ka jira

Tobanaan ka mid ah S.Ogadenya ayaa ku banaabaxay dhismaha Federaalka Mareykanka ee magaalada Fargo. Kooxdan oo ka mid ah Jaaliyadda Ogaden-American ee Minnesota ayaa ka […]

 
 

Fargo – Protesters say US aid helping to fund genocide in Ethiopia

Fargo – Protesters say US aid helping to fund genocide in Ethiopia

At least two dozen people protested continued U.S. aid to Ethiopia outside the federal building here on Friday. The group, mostly members of Minnesota and […]

 
 

IHRC Chief Letter to UN Secretary General

IHRC Chief Letter to UN Secretary General

His Excellency Ban Ki Moon Secretary General, United Nations Orgazation, SUB: Mass killing by the Ethiopian security forces in Ethiopian region known as Ogaden, Your […]

 
 

Ardaydii Jaamacadda oo markay ka xumaadeen ihaanadii loo gaystay kitaabka Ilaahay la la’yahay meel la geeyay

Ardaydii Jaamacadda oo markay ka xumaadeen ihaanadii loo gaystay kitaabka Ilaahay la la’yahay meel la geeyay

Jigjiga – Waxaa sii xoogaysanhaya khilaafkii ka dhashay labadii xaashiyood ee qur’aanka ahaa ee la dhex-dhigay suuliga halka lagu kaajo badhtankeeda ee jaamacada jijiga oo […]

 
 

War-baahinta Norway oo Wareysatay madax-katirsan maamulka Jaaliyada S. Ogadeenya ee dal Norway

War-baahinta Norway oo Wareysatay madax-katirsan maamulka Jaaliyada S. Ogadeenya ee dal Norway

Oslo-  Televisionka iyo Radio-ga dalka Norway, ee marka magacooda la soo  gaabiyo loogu yeedho NRK-P2, ayaa wareysi dheer oo dhinacyo kala duwan taabanaya la yeeshay […]

 
 

Yaa ku xiga oo hawlgalkii Galaalshe uu galaafan doona?

Yaa ku xiga oo hawlgalkii Galaalshe uu galaafan doona?

Waa su’aasha la’isla dhex marayo habeenadan magaalada Jigjiga ka dib markii shalay lala tagay madaxii ciidanka ku magacaaban asluubta iyo ku xigeenkiisii. George Bernard Shaw […]

 
 

Magaalada Jigjiga oo cabsi xoog leh ay ka muuqato

Magaalada Jigjiga oo cabsi xoog leh ay ka muuqato

Jahawareer badan iyo cabsi siyaada ah ayaa soo foodsaartay dadka ku nool magaalada Jigjiga kadib dagaalkii faraha lagaga gubtay ee magaalada Galaalshe ay CWXO ku […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay