Archive for: August, 2011

Ciidamo uu gumaysiga u soo ururiyay rogaalcelin oo cagta la mariyay

Ciidamo uu gumaysiga u soo ururiyay rogaalcelin oo cagta la mariyay

Wararka aan ka helnay Xarunta dhexee jabhadda ayaa waxay sheegeen in taariikhada marakay ahayd 26- 30/08/11 ciidamo laga soo ururiyay meela kala duwan ay ka […]

 
 

Sannad guuraddii 27 aad ee JWXO iyo Saudi Arabia

Sannad guuraddii 27 aad ee JWXO iyo Saudi Arabia

Waxaa magaalada Al-Hasa ee dalka Sacuudiga xalay ka dhacay lagu qabtay riwaayad ay soo qabanqaabiyeen dhalinyarada OYSU faraca Sacuudiga oo wacdaro aan runtii qoraal lagu […]

 
 

Sannad Guuradii 27aad oo Laga Xusay San Diego

Sannad Guuradii 27aad oo Laga Xusay San Diego

San Diego: Waxaa maalintii axadda ee August 28, 2011 munaasab afuraad ah oo lagu xusayo sanadguuradii 27aad JWXO isugu yimid Jaaliyad weynta Somalida-Ogadenia ee ku […]

 
 

Turkish Governments hypocrisy toward the horn of Africa – Abdulaziz Ugas

Turkish Governments hypocrisy toward the horn of Africa – Abdulaziz Ugas

The Turkish Prime Minister recently made a well publicized visit to the war torn capital of Somalia, Mogadishu. During his visit, the Prime Minister promised […]

 
 

Waxaan ahay naftii hure – by Axmed Yaasiin Cabdi

Waxaan ahay naftii hure – by Axmed Yaasiin Cabdi

“Nacabow gumaysiga Nabarrada qarsooniyo Igu reebay naafada Nabad lama wadaagee” Weedha naftii hure marka la maqlo waxaa laga yaabaa in dad badani ay ka irdhoobaan […]

 
 

Ciidwanaagsan dhamaan shacabka S.Ogadenya iyo caalamka Islaamka

Ciidwanaagsan dhamaan shacabka S.Ogadenya iyo caalamka Islaamka

Anigoo ku hadlaya magacayga, magaca Golaha Fulinta, Golaha Dhexe, Taliyayaasha iyo Naftood-hurayaasha CWXO iyo dhamaan xubnaha iyo taageerayaasha Jabhadda Wadaniga Xoreynta Ogadenya (ONLF) waxaan munaasabaddan […]

 
 

The Tragedy of the Undecided: A response to Diriye H Abdilahi’s article “Ethiopia: ESPDP and ONLF the lesser of Two Evils‏”

The Tragedy of the Undecided: A response to Diriye H Abdilahi’s article “Ethiopia: ESPDP and ONLF the lesser  of Two Evils‏”

By Nuradin Jilani August 28, 2011 Every once in a while a critical article appears written about the freedom struggle led by the ONLF in […]

 
 

Hanqadh oo lagu soo gabagabeeyay tababar iyo hawlgaladii Ramadaanka oo sii socda

Hanqadh oo lagu soo gabagabeeyay tababar iyo hawlgaladii Ramadaanka oo sii socda

Waxaa tababar loo xidhay ciidan ka tirsan qaybta Hanqadh ee CWXO 24/8/2011 kasoo lagu carbinayay qayba kala duwan oo ka mid ah naftood-hurayaasha CWXO halkaasoo […]

 
 

CWXO oo gacan bir ah ku haya dhaq-dhaqaaqa shirkadaha Shidaalka ee Shiinaha

CWXO oo gacan bir ah ku haya dhaq-dhaqaaqa shirkadaha Shidaalka ee Shiinaha

Warar dagdag ahoo uu na soo gaadhsiiyay wariyaha noo jooga gobolka Jarar ayaa sheegay in 27/8/2011 ay CWXO weerar ku qaadeen kolonyo baabuur ah oo […]

 
 

Ururka OYSU ee S.A. oo khudbad ka jeediyay masajid kuyala University of Johannesburg .

Ururka OYSU ee S.A. oo khudbad ka jeediyay masajid kuyala University of Johannesburg .

Jamacada Johannesburg University oo loo soo gabiyo UJ oo ah jamacadii qaybta libaax ka qaadatay la dagaalankii xukunkii midab-takoorka isla marahaantaana caan ku ah u […]

 
 

Despite Suffering, Ogaden leads to regional chaos or The Way Forward – by Mohamud Ahmed

Despite Suffering, Ogaden leads to regional chaos or The Way Forward – by Mohamud Ahmed

Though the Ogaden had experienced very high profile confrontations not only the native people versus the aliens, but also among the aliens themselves such as […]

 
 

Dhamaadkii Qadaafi Wali Fari Kama Qodna!

Dhamaadkii Qadaafi Wali Fari Kama Qodna!

Daqiiqad ka hor wax u muuqday inay ahayd gabagabadii riwaayadii weynayd ee ka socotay dalka Libya iyo soo mudh-bixii dambe ee Sayful-islam Qadaafi, oo horey […]

 
 

Jaaliyada S.Ogadeniya ee Angoola

Jaaliyada S.Ogadeniya ee Angoola

Jaaliyad cusub oo laga asaasay dalka Angola ayaa shir balaadhan isugu imaatahy shirkaasoo lagu falanqeeyay hawlaha jaaliyadda iyo sidii ay jaaliyada uga qayb qaadan lahayd […]

 
 

Halkan ka daawo Barnamijka ilays ee bisha Aug 24, 2011

Halkan ka daawo Barnamijka ilays ee bisha Aug 24, 2011

Barnamijka ilays oo laga daawado Eri-tv maalin kasta oo arbaco ah ayaa tobaadkan waxaa kamid ah barnaamijkii cinwaankiisii ahaa “ Ethiopia Using Aid As A […]

 
 

Kitaabkii machadka IHASA oo goordhow la fasixi doono

Kitaabkii machadka IHASA oo goordhow la fasixi doono

Shir cilmiyeedkii uu qabtay Machadka IHASA bishii June 18 – 20kii, 2010 oo lagu qabtay Minneapolis, Minnesota, shirkaa oo cinwaan looga dhigay “Looking Back and […]

 
 

Senator Michael F. Bennet Received a plea from Representative for the Ogaden Community in Colorado – Ahmed Isse

Senator Michael F. Bennet Received a plea from Representative for the Ogaden Community in Colorado – Ahmed Isse

Senator Michael F. Bennet Senator Mark E. Udall Denver Metro Office Greeley Office 2300 15th St., Suite 450 801 8th St Suite I40A Denver, Colorado […]

 
 

IHASA BOOK RELEASE

IHASA BOOK RELEASE

IHASA is pleased to announce the release of the first academic conference proceedings on the Somali Ogaden question. To purchase a copy of the book, […]

 
 

Unholy Tri-partite deal Between China, Ethiopia and Hargeisa Administration

Unholy Tri-partite deal Between China, Ethiopia and Hargeisa Administration

Press Release August 24 2011 The recently publicised deal between China, Ethiopia and the Northern Somalia regional administration of Hargeisa regarding building a refinery in […]

 
 

Qoraalka uu Tibeba Esheta cinwaanka uga dhigay ” Asbaabaha Dhabta ah ee keentay mushkiladda Ogadenya 1942 ilaa 1960″

Qoraalka uu Tibeba Esheta cinwaanka uga dhigay ” Asbaabaha Dhabta ah ee keentay mushkiladda Ogadenya 1942 ilaa 1960″

Faisal Roble August 08, 2011 Maqaaal aad u qiimi badan oo sixitaan ah oo ka xogwaramnaya taariikhda halganka shacabka Somaliyeed ee Ogadenya ayuu Dr. Faysal […]

 
 

Xasuuq ka dhacay tuulada LABIGA

Xasuuq ka dhacay tuulada LABIGA

Warar hordhac ah oo faafaahintiisa aan goordhow soo gabagabayn doono ayuu wariyaha goobta Dhagaxbuur noogu sheegay in maalinimadii 21ka bishan ay ciidamada Itobiya ku xasuuqeen […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay