Archive for: September, 2011

Dagaalo ciidamada Wayaanaha Itoobiya lagu jabiyey oo ka dhacay Ogadeniya

Dagaalo ciidamada Wayaanaha Itoobiya lagu jabiyey oo ka dhacay Ogadeniya

Warar naga soo gaadhay x/dhexe ee jabhadda waddaniga xoraynta ogaadenya ayaa xaqiijiyay in maalmihii ugu danbeeyay ay dhaceen dagaalo ay iskaga horyimaaden cwxo iyo maxaysata […]

 
 

5,000+ NYC Hero’s Welcome for Eritrean President

5,000+ NYC Hero’s Welcome for Eritrean President

It is not very often that a long serving African President is given a hero’s welcome by his people in New York City but on […]

 
 

Barnaamijkii Ileys

Barnaamijkii Ileys

Halkan ka daawo barnaamijkii xiisaha lahaa ee Ileys 28 Sep. 2011. ONA.

 
 

Freedom for Ogaden, the West’s Last Choice in Africa – Dr. Muhammad Shamsaddin Megalommatis

Freedom for Ogaden, the West’s Last Choice in Africa – Dr. Muhammad Shamsaddin Megalommatis

Abdurrahman Mahdi is an excellent Ogadeni scholar who contributed an illuminating chapter of Modern Ogaden Concise History under the title “The Ogaden Past and Present” […]

 
 

Riwaayadii QABKII BEENTA AHAA HAKU QUUSTO GUMAYSTE oo ku sii jeeda Colorado iyo San Diego

Riwaayadii QABKII BEENTA AHAA HAKU QUUSTO GUMAYSTE oo ku sii jeeda Colorado iyo San Diego

Riwaadii xiisaha laheyd ee murtida iyo majaajilada ay ku dhaaneyd ayaa ku sii jeeda Colorado iyo San Diego. Waxaa 8da October lagu daawan doonaa riwaaydda […]

 
 

Hawl-wadeenada jaaliyadda Toronto oo u ballan qaaday soo dhaweyn heersare ah martida shirka jaaliyadaha

Hawl-wadeenada jaaliyadda Toronto oo u ballan qaaday soo dhaweyn heersare ah martida shirka jaaliyadaha

September,24-2011 ,Hawl-wadeenada iyo masuuliyiinta jaaliyadda S/Ogadenia ee magaalada Toronto iyo nawaaxigeeda ayaa isugu yimid shir balaadhan oo lagu gorfeeyay habsami u socodka hawlaha jaaliyadda iyo […]

 
 

Stand up and say – Enough to a minority rule of Weyane

Stand up and say – Enough to a minority rule of Weyane

British aid official Andrew Mitchell tries shamelessly to cover up the Woyanne crime, as the BBC follows up on its investigative report that exposes torture, […]

 
 

Machadka Cilmi-baadhista IHASA oo la Shiray Jaaliyadda Ogadenia San Diego

Machadka Cilmi-baadhista IHASA oo la Shiray Jaaliyadda Ogadenia San Diego

San Diego: Malintii Axadda ahayd ee bisha September 25, 2011 waxaa magaalada San Diego ee gobolka California lagu qabtay shir si heer sare ah loosoo […]

 
 

Dagaal culus oo ka dhacay Araarso iyo roobabkii dayrta oo meela kala duwan ka curtay

Dagaal culus oo ka dhacay Araarso iyo roobabkii dayrta oo meela kala duwan ka curtay

Warar hordhac ah oon ku helnay barqiyad uu noo soo diray wariye ka mid ah kuwa goobta ayuu noogu sheegay inuu dagaal adag ka dhacay […]

 
 

Xuskii Sananad guuradii 27aad oo lagu qabtay magaalada Johannesburg

Xuskii Sananad  guuradii 27aad oo lagu qabtay magaalada Johannesburg

Magaalada Johannesburg oo ah xarunta gacansiga dalkan koonfur Africa ayaa xaflad balaadhan oo lagu xusayo munasabadaa lagu qabtay xalay. Munaasabadan oo bilaabatay abaaraha 7dii fiidnimo […]

 
 

After Secretary Andrew Mitchell interview, Prof. Mesfin said; ” I do not believe the WEST is interested in democracy ..”

After Secretary Andrew Mitchell interview, Prof. Mesfin said; ” I do not believe the WEST is interested in democracy ..”

JT – The Ethiopian peace activist and the founder of the oldest human rights organization in Ethiopia, Prof. Mesfin Woldemariam told the BBC that he […]

 
 

Offenbach, Germany – Xadagudubyada uu Gumeysiga Itoobiya ka wado Geeska Afrika

Offenbach, Germany – Xadagudubyada uu Gumeysiga Itoobiya ka wado Geeska Afrika

Waxaa lagu wargalinayaa dadwaynaha S.Ogaadeeniya iyo guuda ahaan Jaaliyadda Somaliweyn ee ku nool dalka Germanyb gaar ahaan gobolka Hessen iyo agagaarka Frankfurt in 15.10.2011 lagu […]

 
 

Shirkii Lund ee doorka Haweenka dhinaca Nabadda iyo Horumarka Geeska Afrika ayaa la soo gebagebeeyay

Shirkii Lund ee doorka Haweenka dhinaca Nabadda iyo Horumarka Geeska Afrika ayaa la soo gebagebeeyay

Shirkan oo ay ka qeybgaleen ergooyin badan oo ka kala ytimid dalalka Soomaaliya, Jabuuti, Ogadeniya, Eritrea, Kenya iyo Koofurta Suudaan ayaa la soo gebagebeeyay, iyadoo […]

 
 

Abwaan Somaaliyeed oo ka mid noqday xubnaha JWXO

Abwaan Somaaliyeed oo ka mid noqday xubnaha JWXO

Abwaanka dhabta ah ee taariikhda ay xusto waa midka ku cabira dareenka iyo shucuurta umadiisa hibada uu ilaahay siiyay. Haasa ahaatee haduu hibaadaa u Ilaahay […]

 
 

US/UN Diplomats Should Press Human Rights issue with Ethiopian Prime Minister

US/UN Diplomats Should Press Human Rights issue with Ethiopian Prime Minister

Ethiopian Prime Minister makes his annual trip to the United Nations General Assembly in NY this week. Meles, has the dubious distinction of ruthlessly repressing […]

 
 

Dr. Aklog Birara is entitled to his opinion but not to his own facts

Dr.  Aklog Birara is entitled to his opinion but not to his own facts

Recently, I read an article by Dr. Aklog Birara, Ph.D. The article is well written revisionist history and doesn’t stand up well against the known […]

 
 

Isku-dayga shirkada Shiinaha ee shidaal baadhista oo lagu horjoogo Babri-Bayax

Isku-dayga shirkada Shiinaha ee shidaal baadhista oo lagu horjoogo Babri-Bayax

18ki Bishan ayaa wuxuu dagaal adag ka dhacay meesha lagu magacaabo Ciinley, kolkaasoo ay CWXO weerar laxaad leh ku qaadeen askarta Wayaanaha ah ee waardiyaysa […]

 
 

Shir ka furmay magaalada Lund

Shir ka furmay magaalada Lund

Shir caalami ah oo lagaga hadlayo arimaha haweenka Geeska Afrika ayaa wuxuu ka furmay magaalada Lund ee wadanka Sweden, shirkaasoo socon doona inta u dhexeysa […]

 
 

Taageerada Somaliweyn u hayaan haglanka Shacabka Somaaliyeed ee Ogadenya

Taageerada Somaliweyn u hayaan haglanka Shacabka Somaaliyeed ee Ogadenya

Itobiya waxyaabaha ay sida aadka ugu dadaashay 20kii sanee la soo dhaafay waxay ahayd inay kala qoqobto umadda Somaliyeed iyadoo adeegsanaysa maamulo ay dhoodhoobtay iyo […]

 
 

Warqad furan oo ku socota Safiirka UK u fadhiya dhiigyacabka Itobiya

Warqad furan oo ku socota Safiirka UK u fadhiya dhiigyacabka Itobiya

Ku: Safiirka Dhiigyacab Meles Zinawi UK Ogg: La-taliyaha safiirka dhiigyacabka arimaha Ogadenya UK Uj: Banaanbaxii Brussless Jaaliyadaha Shacabka Ogadenya ee dalalka Yurub waxay maalinimadii bishu […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay