Archive for: December, 2011

ILAYS: oo Soo Diyaariyay Barnaamij Gaar ah oo lagaga hadlayo Cunaqabataynta Warbaahinta: Daawo

ILAYS: oo Soo Diyaariyay Barnaamij Gaar ah oo lagaga hadlayo Cunaqabataynta Warbaahinta: Daawo

Barnaaamijka ilays oo lagu falanqayay Cunaqabataynta Warbaahinta ee saaran Ogadeniya. Barnaamijka Ilays waxa uu si cilmiyaysan usoo bandhigaya Warbaahinti Gudaha Ogadeniya sida qarsoon ku gashay […]

 
 

Dhagaxbuur oo shacabkii daganaa la’isugu keenay meel iyo warar kaloo dheeraad ah

Dhagaxbuur oo shacabkii daganaa la’isugu keenay meel iyo warar kaloo dheeraad ah

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Dhagaxbuur waxay sheegayaan in maanta saacada markay ahayd 11:00 Duhurnimo lagu amray dhamaan dadkii daganaa magaalada Dhagaxbuur inay isugu soo […]

 
 

Ciidanka Itoobiya oo weeraro lagu qaaday lagaga dilay 27 askari 28 kalena lagaga dhaawacay

Ciidanka Itoobiya oo weeraro lagu qaaday lagaga  dilay 27 askari 28 kalena lagaga dhaawacay

Weeraro ay qaadeen ciidanka jabhadda waddaniga  xoraynta ogaadeenya  oo lala beegsaday kuwa itoobiya ayaa waxaa qudha lagaga jaray 27 askari waxaana lagaga dhaawacay  30 kale […]

 
 

Wafti uu hogaminayo HAD oo ka qaybgalay shirwaynihii 39aad ee Xisbiga Raadikaalka

Wafti uu hogaminayo HAD oo ka qaybgalay shirwaynihii 39aad ee Xisbiga Raadikaalka

Rome – Waxaa lagu qabtay magaalada Rooma ee caasumadda dalka talyaaniya, shirwaynihii 39aad qaybtiisii labaadee Xisbiga Radicalka Axsaabta badan ee dalaka kala duwan ee Loo […]

 
 

Dhalinta Ogadeniya Filim yar oo kooban Iyo Kaalinta Dhalinta Iyo Sameynta Gumeysi

Dhalinta Ogadeniya Filim yar oo kooban Iyo Kaalinta Dhalinta Iyo Sameynta Gumeysi

Dhalinta Somalida Ogadeniya ayaa ah dhalin ku baraarugsan qadiyada dhulkooda, waxayna nidar ku mareen inay habeen iyo dharaar u taagnadaan sidii ay u caawin lahaayen […]

 
 

Bandhig-faneedkii ururka Dhalinta Eritrea oo Denmarka lagu qabtay

Bandhig-faneedkii ururka Dhalinta Eritrea oo Denmarka lagu qabtay

Taariikh markay ahayd 10-12-2011 waxaa xaflad ay siwada jirah u soo wada qaban qaabiyeen Jaaliyada iyo Ururka dhalinyarada Eritrea ee Denmark lagu qabtay Caasimada Wadanka […]

 
 

Shirkii Jaaliyada Sanca/Yemen oo guul ku dhamaday Cadaanina ugu bishaareeyey Xoriyadda

Shirkii Jaaliyada Sanca/Yemen oo guul ku  dhamaday Cadaanina ugu bishaareeyey Xoriyadda

Shirkan oo  ahaa  shir abaabul, kala warqaadsho iyo qiimayn wax-qabadka  jahliyada ayaa  waxaa  furay  shirka  gudoomiyaha  jahliyada  Ogadenia ee  dalka Yemen  Sh Ismacil Cabdi  Mursal oo ka  warbixiyay wax  qabadka  jahliyada ee sanadkan […]

 
 

Sheekh Xasaan: Halganka maanta dunida kasocda wadaadada xagaldaacinaya oo docwareemaya Yastaxiquuna in aduunka ladhaafiyo

Sheekh Xasaan: Halganka maanta dunida kasocda wadaadada xagaldaacinaya oo docwareemaya Yastaxiquuna in aduunka ladhaafiyo

Sheekh Xasaan ayaa yiri “Aniga mowqifkayga ku aadan wadaadadda halganka maanta dunida kasocda colka la ah ee ladagaalamaya, anigu waxaan qabaa aduunkaba in la dhaafiyo, […]

 
 

Warqad muhiim ah oo ka hadlaysa waxii loola tagay Cabdi iley iyo doorka Sh. Shakuul

Warqad muhiim ah oo ka hadlaysa waxii loola tagay Cabdi iley iyo doorka Sh. Shakuul

Gumaysiga iyo shaydaanka waxay ka midaysan yihiin qofka ay ku shaqaysanyaan ee ogolaada dabinada ay u daadinayaan inuusan qiimi agtooda ka yeelan. Sababtoo ah labadaba […]

 
 

Jigjiga oo lagaso dhaweyay daggaalkii ONLF iyo wareysi lala yeeshay ciidanki falkaas fuliyay

Jigjiga oo lagaso dhaweyay daggaalkii ONLF iyo wareysi lala yeeshay ciidanki falkaas fuliyay

Wareysiga oo filim ah hoos ka daawo::: Jigjiga ayaa aad looga soo dhaweeyay daggaalkii ay ciidamada Jabhada wadaniga xoreynta Ogadeniya fuliyeen todobaadkan. Waxaana shacabka Magaaladu […]

 
 

OGEYSIIS: Bandhig Faneed iyo Qeybtii Labaad ee Silent Cry Worldwide Campaign oo lagu qabanayo Ingiriiska…

OGEYSIIS: Bandhig Faneed iyo Qeybtii Labaad ee Silent Cry Worldwide Campaign oo lagu qabanayo Ingiriiska…

OGEYSIIS OGEYSIIS Waxa la ogeysiinaya dhamaan Bulshada Somaliweyn gaar ahaan dadka ku dhaqan wadanka UK. In Barnaamijkii Silent Cry Qeybtiisii labaad lagu soo bandhigi doono […]

 
 

WAR DAG DAG AH – CWXO oo dagaal xirfadaysan ku qaaday gudaha magaalada Jigjiga

WAR DAG DAG AH – CWXO oo dagaal xirfadaysan ku qaaday gudaha magaalada Jigjiga

Cutub ka tirsan ciidanka jwxo qaybta Gorgor oo aad u hubaysnaa ayaa habeenkii Isniinta ahayd ee Taariikhdu ku beegnayd 05 Dec.2011 dagaal ka dhex bilaabay […]

 
 

Kooxdii Cakaaro ee Dubai oo ku kala jabay C/fataax oo dhuumasho ugu yimid

Kooxdii Cakaaro ee Dubai oo ku kala jabay C/fataax oo dhuumasho ugu yimid

Wararka  naga soo gaadhaya magaalada Dubai ee dalka Isu-taga Imaaraadka Carabta (UAE) ayaa sheegaya in C/fataax  Sheekh C/laahi oo ah wasiirka gumaysiga Itobiya uu ku […]

 
 

Maamulka Jaaliyada oo shir ku qabatay Gaarisa caasimada Gobolka W/Bari Kenya

Maamulka Jaaliyada oo shir ku qabatay Gaarisa caasimada Gobolka W/Bari Kenya

Jaaliyada Soomaalida Ogaadeeniya ee magaalad Garisa oo kamid ah jaliyadaha Ogaadeeniya kuwa oogu faca weyn oo dhalinyaro badan oo maanta gudaha iyo dibadaba ka shaqaysa […]

 
 

Shir balaadhan oo saxafiyiinta Sweden ay kaga hadleen dhibaatada ka jirta Ogadenya

Shir balaadhan oo saxafiyiinta Sweden ay kaga hadleen dhibaatada ka jirta Ogadenya

Waxaa shalay oo ay taarikhdu ku beegnayd 7 december 2011 ka furmay caasimada 2-aad ee dalka Sweden Gothenburg kulan aad u baladhan oo ay soo […]

 
 

Kufsiga gabdhaha iyo ujeedada uu ka leeyahay Gumaysiga

Kufsiga gabdhaha iyo ujeedada uu ka leeyahay Gumaysiga

  Kufsiga ay dagaal-yahanka iska soo horjeeda u gaystaan dumarka ayaa loo aqoonsaday inay ka mid tahay dambiyada dagaal ee ka dhanka ah xuquuqda aadanaha. […]

 
 

Barnaamijka ILAYS oo lagu wareystay gabdho dhibaato loogu gaystay Ogadenya

Barnaamijka ILAYS oo lagu wareystay gabdho dhibaato loogu gaystay Ogadenya

Barnaamijki Ilays oo Haween waxlagu yeeleyay Ogadeniya lagu wareystay kobtan ka daawo::: Video: Eri-TV Somali language news (December 7, 2011) – Watch more Videos at […]

 
 

Maxaa ka dhacay maxkamadii 2da Wariye la keenay shalay

Maxaa ka dhacay maxkamadii 2da Wariye la keenay shalay

Labadii wariye ee dalkaSweden uga yimid inay soo baadhaan doorka ay shirkadaha shidaalka gaar ahaan Lundin ka qaadatay xasuuqa ay ciidamada Itobiya ka wadaan Ogadeya […]

 
 

Gaadhi saraakiil badan waday oo la qarxiyay

Gaadhi saraakiil badan waday oo la qarxiyay

Warar uu gumaysiga aad isugu dayay inuu qariyo ayuu goordhaweyd naga soo gaadhay wariyaha goobta u jooga wakaaladda. Gumaysiga Itobiya ayaa baryahan dambe aad u xakameeyay […]

 
 

AFTONBALDET – Bildt is inappropriate and unqulalified

AFTONBALDET – Bildt is inappropriate and unqulalified

Many Swedish journals are writing nowadays about the ongoing conflicts in Ogaden and the cover up of the atrocities committed by the Ethiopian army in […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay