Archive for: December, 2011

Eritrea Rejects ‘Unjust’ Sanctions Imposed by United Nations

Eritrea Rejects ‘Unjust’ Sanctions Imposed by United Nations

Eritrea’s government rejected expanded sanctions adopted by the United Nations, saying the measures will heighten tensions in the Horn of Africa region and bring economic […]

 
 

Waatan sababtii wariyashii reer Sweden ay naftooda halista u galiyeen dawlada Itoobiyana ay rabtay inay qariso.

Waatan sababtii  wariyashii  reer Sweden ay naftooda halista u galiyeen dawlada Itoobiyana ay rabtay inay qariso.

Wargayska ugu wayn wadankan Sweden ee lagu magacaabo Aftonbladet.se ayaa lagu soo daabacay bogiisa hore maqaal dheer oo aad u xiisa badan  soona jiitay in […]

 
 

Wariyeyaashii Swedish-ka dusha ayaa laga ilaalsanayay

Wariyeyaashii Swedish-ka dusha ayaa laga ilaalsanayay

Waxaa qoraal aad u dheer kana hadlaya warbixino sir ah oo ku saabsan wariyeyaashii Swidhiska ahaa ee Ogadenya lagu xidhay 1dii julay 2011 lagu soo […]

 
 

Shabakadihii daba-qoodhiga oo ka murugaysan fashilka kaga dhacay gumaysiga MN

Shabakadihii daba-qoodhiga oo ka murugaysan fashilka kaga dhacay gumaysiga MN

Waanu ogayn in adeegayaasha gumaysiga ee loo yaqaano dabaqoodhiga ay  aad uga murugoodaan jabka soo gaadha gumaysiga Itobiya. Sidaa darteed ceebtii iyo guuldaradii shalay ka […]

 
 

Gudiga qoxootiga Ogadeniya ( O.R.C ) oo shir heer caalami ah ku qabtay Magaalad Nairobi

Gudiga qoxootiga Ogadeniya ( O.R.C ) oo shir heer caalami ah ku qabtay Magaalad Nairobi

Waxaa maanta oo Axad ah 04dii Dec lagu qabtay magaalada Nairobi ee Caasimada dalka Kenya Shir ay soo qaban-qaabiyeen gudiga qoxootiga Ogaadeeniya oo sanadihii oogu danbeeyey […]

 
 

Wayaanaha oo ku handada siyaasiyiinta u xidhan kufsiga iyo magacyada dadkii lagu laayay jeelka

Wayaanaha oo ku handada siyaasiyiinta u xidhan kufsiga iyo magacyada dadkii lagu laayay jeelka

Maahmaah Carbeed ayuu macnaheedu yahay –wixii la ogaaday sababtii keentay lalama yaabo-. Haatan maqaalkan uu qoray Ilyas Kifle ee cinwaankiisu yahay – Wayaane oo ku […]

 
 

Halkan ka daawo Filim laga duubay Banaanbax Balaaran Oo Ay Qabteen Jaaliyada Somalida Ogaden Ee Mn DEC 3 2011

Halkan ka daawo Filim laga duubay Banaanbax Balaaran Oo Ay Qabteen Jaaliyada Somalida Ogaden Ee Mn DEC 3 2011

Hoos ka daawo filim laga soo diyaariyey Banaanbax balaadhan oo lagaga soo horjeedo waftigii Itobiyaanka ahaa oo ka dhacay Minneapolis.

 
 

Guuldaradii uu Minneapolis kala tagay gumaysiga indhahaaga kaga bogo

Guuldaradii uu Minneapolis kala tagay gumaysiga indhahaaga kaga bogo

Xadgudubka iyo xasuuqa ka socda Ogadenya yaa duudsin kara? . Waxaa na soo gaadhay sawirada dadkii ka qaybgalay shirkii uu gumaysiga isugu yeedhay jaaliyada Itobiya […]

 
 

Warbixinta Mudaharaadkii La magac baxay Quusiye ee Ka dhacay Minnesota oo Dhamaystiran.

Warbixinta Mudaharaadkii La magac baxay Quusiye ee  Ka dhacay Minnesota oo Dhamaystiran.

  Ayaadoo ay guud ahaan Jaaliyadaha Soomalida Ogadeenya ee dunida dacaladeeda ku nooli ay ku caan bexeen la dagalaanka iyo burburinta qorshayaasha gumaysiga Ethiopia ee […]

 
 

Shir hawleed uu yeeshay Sabtidii ururka OYSU faraca Denmark.

Shir hawleed uu yeeshay Sabtidii ururka OYSU faraca Denmark.

Maalintii sabtida 3-12-2011 ayaa waxaa shir ku qabsaday Xarunta Jaaliyada Ogaadeeniya ee WadankaDenmarkmagaalada Copenhagen Ururka Midowga Dhalinta iyo Ardayda Ogaadeeniya eeDenmark.  Shirkaas oo Dhalinyaradu ay […]

 
 

OOL – Banaabax balaadhan oo lagaga soo horjeedo waftigii Itobiyaanka ahaa oo ka dhacay Minneapolis.

OOL – Banaabax balaadhan oo lagaga soo horjeedo waftigii Itobiyaanka ahaa oo ka dhacay Minneapolis.

Shalay oy taariikhda ahayd 3da bishan Dec. ayaa boqolaal ka tirsan jaaliyadda Ogadenya ee dalka Mareykanka waxay ka hordhigeen banaabax si fiican loo soo abaabulay […]

 
 

Geedi-aar oo ciidamada cadawga lagaga dilay 23 askari iyo gaadiid lagaga gubay cadawga meela kala duwan.

Geedi-aar oo ciidamada cadawga lagaga dilay 23 askari iyo gaadiid lagaga gubay cadawga meela kala duwan.

Wararkii ugu dambeeyay aan ka helnay Xarunta dhexe ee JWXO ayaa sheegaya in ciidamada cadawga lagu gaadhsiiyay khasaare balaadhan dagaal ka dhacay deegaanka Geedi-aar ee degmda […]

 
 

Woyanne threatened to sodomize Debebe Eshetu’s family – By Elias Kifle

Woyanne threatened to sodomize Debebe Eshetu’s family – By Elias Kifle

Ethiopian Review – Meles Zenawi regime’s propaganda chief Bereket Simon released a 4-part documentary video this week that accuses journalists and opposition politicians of plotting […]

 
 

Barnaamijkii xiisaha lahaa ee Ileys oo laga daawaday EriTV

Barnaamijkii xiisaha lahaa ee Ileys oo laga daawaday EriTV

Waxaad hoosta ka daawan doontaan barnaamijkii xiisaha lahaa ee Ileys oo todabaad walba maalinta Arbacada ah laga daawado EriTV .. barnaamijka todobaadkan waxaa ku jira […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay