Archive for: January, 2012

Madax ka socota ururada Koonfur Afrika oo kala qaybgalay JOKA shirkii jaaliyadda

Madax ka socota ururada Koonfur Afrika oo kala qaybgalay JOKA shirkii jaaliyadda

(Filimkii shirkana hoos ka daawo)- Shir ay ay soo qaban qaabisay Jaaliyadda Soomaalidda Ogaadeenya Gobolka Eastern Cap, faraca ileys oo aad u heer sareeya ayaa […]

 
 

Filim: Kulan Madaxda JWXO la yeesheen Jaaliyaadka Ogadeniya Iyo Somalida ku nool Wadanka UK

Filim: Kulan Madaxda JWXO la yeesheen Jaaliyaadka Ogadeniya Iyo Somalida ku nool Wadanka UK

Hoos Ka Daawo Filimka Shirka: London (ONA) 29/01/12 Magaalada London waxaa lagu qabtay shir wayn oo oo lagaga hadlayay arrimaha Geeska Afrika  iyo maaraynta dhibaatada Ogaadeenya. […]

 
 

Hawl-wadeennada Ururka Haweenka Ogadeenya ee Norway oo shirkoodii 1aad isugu yimid Magaalada Oslo

Hawl-wadeennada Ururka Haweenka Ogadeenya ee Norway oo shirkoodii 1aad isugu yimid Magaalada Oslo

Oslo, 29-Jan-2012-  Waxaa kulan balaadhan isugu yimid xarunta Jaaliyadda Soomaalida Ogadeenya eeNorway, hawl-wadeenadda Ururka Haweenka Ogadeenya ee dalkaNorway. Kulankan oo ahaa midkii kobaad ee ay […]

 
 

– Badda Jawle een la joojin karayn – dhaantadii Cabdi iley ugu jeclaa oo qofkii dhagaysanaya la soo xidhayo

– Badda Jawle een la joojin karayn – dhaantadii Cabdi iley ugu jeclaa oo qofkii dhagaysanaya la soo xidhayo

Jahawareer midkii ugu waynaa ee maamul gumaysi u wakiil ah soo mara ayaa ka muuqda Jigjiga taasoo muujinaysa inuu fashilmay barnaamijyadii gumaysiga uu ugu talagalay […]

 
 

NYTimes Sunday Review – What’s He Got to Hide?

NYTimes Sunday Review – What’s He Got to Hide?

Nicholas D. Kristof – I’m in Davos, Switzerland, for the annual meeting of the World Economic Forum, and so is Meles. I’ve been pursuing him […]

 
 

OYSU Sweden oo ka qaybgalay dood looga hadlayay arima quseeya dalkaa

OYSU Sweden oo ka qaybgalay dood looga hadlayay arima quseeya dalkaa

Waxaa shalay oo ay taariikhdu ahayd 28/1-2012 uu kulan aad loo soo agaasimay  dhexmaray OYSU Swden, ururada dhalinyarada ee ka jira Stockholm xaafada Järfa, waalidiinta, […]

 
 

Males Zenawi Maxuu Qarinaya? Zenawi oo Dhuumasho ku Jooga Switzerland- Waa warbixin kuso baxday New York Times.

Males Zenawi Maxuu Qarinaya? Zenawi oo Dhuumasho ku Jooga Switzerland- Waa warbixin kuso baxday New York Times.

  Raisal Wasaaraha wadanka Ethiopia ayaa dhuumasho ku jooga Magaalada Davos ee wadanka Switzerland halkaas oo uu ka furmay shirweynaha World Economic Forum shirkaas oo […]

 
 

OYSU/Norway oo shirkoodii sanadlaha ahaa aan u kala hadhin

OYSU/Norway oo shirkoodii sanadlaha ahaa aan u kala hadhin

29-Jan-12-Oslo- Waxaa caasimadda Oslo ee dalka Norway, caawa fiidkii lagu soo gabagabeeyey, kulankii sanadlaha ahaa ay yeesheen Ururka Dhalinyaradda iyo Ardayda Ogadeenya (OYSU-Norway), laguna qabtay […]

 
 

Bashir Makhtal: Canadian citizen faces life in prison after unfair trial in Ethiopia

Bashir Makhtal: Canadian citizen faces life in prison after unfair trial in Ethiopia

BASHIR’S STORY Canadian citizen Bashir Makhtal sits in a prison cell in Ethiopia hoping that someday he will be able to go home. As far […]

 
 

Taliska TPLF oo Xukumay Siyasiyiin iyo Suxufiyiin u dhashay Ethiopia iyo Cabsi soo food saartay Addis-Ababa

Taliska TPLF oo Xukumay Siyasiyiin iyo Suxufiyiin u dhashay Ethiopia iyo Cabsi soo food saartay Addis-Ababa

Addis Ababa: Maxkamad kusheegta TPLF ee ku taala Addis Ababa ayaa xukun xabsi daayima ku xukuntay suxufiyiin iyo siyasiyiin Ethiopian ah kuwaas oo ay ku […]

 
 

Lax walba shilalkay is-dhigto umbaa lagu qali

Lax walba shilalkay is-dhigto umbaa lagu qali

Wariyaha noo dhex fadhiya Jigjiga wuxuu na soo gaadhsiiyay dhibaatooyin farabadan oo haysta gumaysi agoolka oo maalinba maalinta ka dambaysa ay xaaladooda sii xumaanayso. Arimaha […]

 
 

Radio Ogaal: Dhageyso Radio Ogaal iyo Go’madi Gudida Fulinta ONLF

Radio Ogaal: Dhageyso Radio Ogaal iyo Go’madi Gudida Fulinta ONLF

Radio Ogaal oo ah Radio caan ah oo laga dhageysto wadanka Canada ayaa ka warbixiyay go’madi kasoo baxay Kulankii Gudida Fulinta ONLF oo ka dhacay […]

 
 

Communiqué from The Ogaden National Liberation Front Executive Committee Ordinary Session

Communiqué from The Ogaden National Liberation Front Executive Committee Ordinary Session

22 January 2012 Buckinghamshire, UK The Ogaden National Liberation Front executive Committee held its first Ordinary Session of 2012 between 19 t0 22 January 2012 […]

 
 

War-murtiyeed ka soo baxay Jabhadda Wadaniga Xoreynta Ogadenya

War-murtiyeed ka soo baxay Jabhadda Wadaniga Xoreynta Ogadenya

Jabhadda Wadaniga Xoreynta Ogadenia War-Murtiyeed – Guddiga Fulinta JWXO Waxaa Shir ku qabsaday   taariikhdu markay ahayd 19 -22 bisha Janaayo 2012,  goob ku taala gobolka […]

 
 

Dhaq dhaqaaq Xoogan oo Kasocda Magalada London oo loogu jiro qaban qaabada Kulanka Ogadeniya Axada Soo Socota.

Dhaq dhaqaaq Xoogan oo Kasocda Magalada London oo loogu jiro qaban qaabada Kulanka Ogadeniya Axada Soo Socota.

Waxaa dhaq-dhaqaaq xoogan wada Jaaliyada Somalida Ogadeniya ee wadanka UK gaar ahaan magaalada London oo ku jirta qaban qaabo loogu jiro Shir lagu wado innuu […]

 
 

Koox Faneedka Danab ee Jaaliyada Ogaadeeniya ee Kenya oo bandhigyo Cusub soo wada iyo Shir ay Nairobi ku yeelatay Kooxdu

Koox Faneedka Danab ee Jaaliyada Ogaadeeniya ee Kenya oo bandhigyo Cusub soo wada iyo Shir ay Nairobi ku yeelatay Kooxdu

Kooxda Danab oo ah koox faneed ay leedahay Jaaliyada Ogaadeeniya ee dalka Kenya ayaa guulo la taaban karo ka gaadhay ka hortaga iyo burburinta kooxo faneed uu […]

 
 

Jaaliyada ogadeniya ee JOKA oo shirkii joogtada u ahaa isugu timid

Jaaliyada ogadeniya ee JOKA oo shirkii joogtada u ahaa isugu timid

Jaaliyada S.Ogadeniya ee Koonfur Afrika (JOKA) xubnaha xarunta dhexe ee gobolka  Eastern cape ayaa maanta shir aad u qiimo badan isugu imaaday. Shirkan ayaa ahaa  […]

 
 

OYSU Garissa oo isugu yimid Kulan aad u qiimo badan oo dhalintu ku qodobeysteen Qorshaha Sanadka 2012

OYSU Garissa oo isugu yimid Kulan aad u qiimo badan oo dhalintu ku qodobeysteen Qorshaha Sanadka 2012

Hoos Ka daawo Sawirada: Garisa, Kenya: Tariikhdu markay ahayd 22/1/2012 waxay ururka OYSU Garissa qabteen shir aad u balaaran oo ay ka soo Qeyb galeen […]

 
 

Ururka OYSU Greater Manchester oo Kulan Isugu Yimid Magalada Manchester

Ururka OYSU Greater Manchester oo Kulan Isugu Yimid Magalada Manchester

Ururka dhalinta OYSU Greater Manchester ayaa shir isugu yimid magaalada Mancheste. Shirkan ayaa waxa kasoo qeybgalay Maamulka Jaaliyada machester iyo Ururka haweenka ee Manchester. Ujeedada […]

 
 

SHN – Ciidamada Jabhada Waadaniga Xorayanta Ogaadeniya ee JWXO, oo Burburiyay, Saldhigii Wayanada ee aaga Jexdin

SHN – Ciidamada Jabhada Waadaniga Xorayanta Ogaadeniya ee JWXO, oo Burburiyay, Saldhigii Wayanada ee aaga Jexdin

Shabakadda wararka ee Shilaabo News wariyaha uga soo warama gudaha Ogadenya ayaa u soo gudbiyay warkan muhiimka ah oo shabakadda ay u qortay sidan; Haarcad:(SHN) […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay