Archive for: January, 2012

Warbixin ku saabsan xabsigii dhiigyacab Cabdi bade iyo Wareysi xiisa leh

Warbixin ku saabsan xabsigii dhiigyacab Cabdi bade iyo Wareysi xiisa leh

Waxaan la soconaa Cabdi bade oo ahaa madaxa xabsiyada uu si naxariis darra ah ugu jidh dili jiray jiilka ku caan baxay Jeel Ogaden, halkaasoo […]

 
 

Ethiopia: Forced Relocations Bring Hunger, Hardship – Donor Funds Should Not Facilitate Abuse of Indigenous Groups

Ethiopia: Forced Relocations Bring Hunger, Hardship – Donor Funds Should Not Facilitate Abuse of Indigenous Groups

The Villagization Program The Ethiopian government is planning to resettle 1.5 million people by 2013 in four regions: Gambella, Afar, Somali, and Benishangul-Gumuz. Relocations started […]

 
 

Omot Obang Olom marka la barbardhigo Cabdi iley muxuu noqon !!

Omot Obang Olom marka la barbardhigo Cabdi iley muxuu noqon !!

Sida ay ku sheegeen warsaxaafadeedka ay soo saareen ururka xuquuqda qawmiyadda Gambella u dooda ee aqoonyahanka lagu magacaabo Mr. Obang Metho uu madaxda ka yahay, […]

 
 

Who is more corrupt, the TPLF/EPRDF Federal Examiners, the President of the region or both?

Who is more corrupt, the TPLF/EPRDF Federal Examiners, the President of the region or both?

Press Release, Solidarity Movement for a New Ethiopia In a yet unfolding drama involving the TPLF/EPRDF evaluation hearing surrounding allegations of Gambella Regional President, Mr. […]

 
 

CWXO oo weeraro dhiigbax ah ku haya cadawga – Guusha Gobanimadoonkaa leh

CWXO oo weeraro dhiigbax ah ku haya cadawga – Guusha Gobanimadoonkaa leh

CWXO waxaa uu dagaalo joogto la gala ciidamada cadawga ee doolka iyo xooga ku jooga dalka Ogaadeenya, ujeedada dagaladan oo ah dalka iyo dadkaba laga […]

 
 

Weekend demonstrations lash out against Bildt

Weekend demonstrations lash out against Bildt

Radio Sweden – Protestors demonstrated against foreign minister, Carl Bildt, in several Swedish cities Saturday, to express their disapproval with how Bildt and the government […]

 
 

Xadhiga Cabdi bade waxay astaan u tahay ololihii laynta shacabka in guuldarro lagala kulmay

Xadhiga Cabdi bade waxay astaan u tahay ololihii laynta shacabka in guuldarro lagala kulmay

Wax walba hadii laga cafiyo Cabdi iley oo laga soo qaado inuu u samaynayay suu ugu soo boxo looltankii ka dhexeeyay gumaysi kalkaalka, miyaa laga […]

 
 

Wariyihii goobta – Dibadbax balaadhan oo taariikhi ahaa ayaa ka dhacay dalka Sweden

Wariyihii goobta – Dibadbax balaadhan oo taariikhi ahaa ayaa ka dhacay dalka Sweden

Waxaa shalay oy taariikhdu ahayd 14kii Janaayo 2012 ka dhacay magaalada Stockholm dibad bax aad u weeyn  oo ay isugu soo baxeen shacab weynaha ree Sweden. […]

 
 

Ogadeniya Miyay Xorobaysa! Haa Adduunka u kacay oo Waxay ka bilabatay Banaanbaxi Sweden

Ogadeniya Miyay Xorobaysa! Haa Adduunka u kacay oo Waxay ka bilabatay Banaanbaxi Sweden

Calaamadaha Xoriyada Ogadeniya! BANAANBAXI SWEDEN Qofka Ree Ogadeniya ee xoriyada jecel iyo kan Gumeysiga ahiba waxa ay isweydiyaan oo agtooda ku weyn Goormay Ogadeniya Xorobi. […]

 
 

Xubnaha maamulka Jaaliyadaha Al-Xasa iyo dalka Qatar oo shir isugu yimid

Xubnaha maamulka Jaaliyadaha Al-Xasa iyo dalka Qatar oo shir isugu yimid

Waxa Jimcihii oo ku beegnayd 13/01/2012 shir isugu yimid xubnaha maamulka ee jahliyada Somalida Ogadeniya ee Al-Xasa ee bariga Sacuudi Carabiya. Sidoo kale ayaa habeenimadii […]

 
 

Eritrea Accuses Ethiopia of Blocking Satellite Transmissions

Eritrea Accuses Ethiopia of Blocking Satellite Transmissions

Indepth Africa – Eritrea’s government accused neighboring Ethiopia of jamming its satellite broadcasts and threatened to take legal action, the Information Ministry said. Ethiopia has […]

 
 

Q2aad – Dhabar-adeega ANC (1912 – 2012) waa mid ku dayasho mudan

Q2aad – Dhabar-adeega ANC (1912 – 2012) waa mid ku dayasho mudan

Caqabadahii ANC ay soo martay kana soo gudubtay iyo madaxdii ururka 100kii sano ee la soo dhaafay   Guusha ayna cidina qiyaasi karin waxay ahayd sida ay […]

 
 

HOWL WADAAG oo olole ku qaaday bilicda magaalada Garissa

HOWL WADAAG oo olole ku qaaday bilicda magaalada Garissa

Laga soo bilaabo maalintii Axada ahayd oy taariikhdu ku beegnayd 8/1/2011  ilaa 11/1/2012 waxaa magaalada Garissa ololo nadaafadeed ka sameeyay ururuka magaciisa la dhaho HOWL WADAAG. Ururkan […]

 
 

Sharciga Itobiya- Qiro inaad dambiile tahay hadii kale xabsiga dhex fadhi

Sharciga Itobiya- Qiro inaad dambiile tahay hadii kale xabsiga dhex fadhi

Labadii saxafi ee dalka Sweden u dhashay, sida xaqdarada ahna loogu xukumay 11ka sano ayay dad xog-ogaal ahi kula taliyeen in aanay rafcaan ka qaadanin […]

 
 

Dhabar-adeega ANC (1912 – 2012) waa mid ku dayasho mudan

Dhabar-adeega ANC (1912 – 2012) waa mid ku dayasho mudan

Waxaa isugu yimid tuulada Mangaung ee duleedka magalo madaxda Free State ee Bloemfontien dhamaan taageerayasha iyo madaxda ANC iyo in kabadan 46 madaxweyne oo kakala socoday qaradaha aduunka. Waxaa kale oo […]

 
 

Suxufiyiinti Ree Sweden oo diiday inay Appeal Dalbadaan iyo Banaanbaxweyn oo ka dhacay Guriga Baarlamaanka Sweden

Suxufiyiinti Ree Sweden oo diiday inay Appeal Dalbadaan iyo Banaanbaxweyn oo ka dhacay Guriga Baarlamaanka Sweden

Waxaa maalinimadi Salasada ee 10/01/12 mudaharaad balaadhan ku qabtay wadanka Sweden jaaliyada S/Ogadenia oo hormuud u yihiin ururka OYSU. Mudaharaadka ayaa ahaa mid daba socday kuwii […]

 
 

Hawlgalo si gaar ah meela kala duwan loola beegsaday saraakiisha sirdoonka cadawga

Hawlgalo si gaar ah meela kala duwan loola beegsaday saraakiisha sirdoonka cadawga

 Saraakiil sirdoonka cadawga ka tirsan oo ah kuwa sida gaarka ah looga soo xulo Wayaanaha ayay meela kala duwan naftood-hurayaasha CWXO ku fuliyeen dil qorshaysan. […]

 
 

Gud. Ku-xigeenka oo khadka teleefoonka uga qaybgalay shirkii jaaliyadda Koonfur Afrka ku qabatay Capetown.

Gud. Ku-xigeenka oo khadka teleefoonka uga qaybgalay shirkii jaaliyadda Koonfur Afrka ku qabatay Capetown.

Jaaliyada S.Ogaadeeniya ee Dalka K/afrika oo ka mid Jaaliyadah Ogaadeeniya kuwa ugu firfircoon ee ka hawl gala dunida dacaladeeda ayaa shalay shir ku qabsatay magaalad […]

 
 

Diyaargarowga martigalinta shirweynaha jaaliyadaha Ogadenya oo si habsami uga socda Canada

Diyaargarowga martigalinta shirweynaha jaaliyadaha Ogadenya oo si habsami uga socda Canada

Shirar is-dabajoog ah oo jaaliyadda Ogadenya eeCanadaay kaga arinasanyeen martigalinta shirweynaha Jaaliyadaha Ogadenya ayaa lagu qabtay magaaladaOntario. Shirkan oo si habsami ah loo soo abaabulay […]

 
 

Jaaliyadda Finland oo go’aansatay ka qaybgalka banaanbaxa Stolkholm

Jaaliyadda Finland oo go’aansatay ka qaybgalka banaanbaxa Stolkholm

Waxaa shir si cilmeyeysan loo soo abaabulay shalay galab uu ka dhacay xafiiska jaaliyyada Soomaalida Ogadeniya ee dalka Finland, shirkaas oy isugu yimaadeen hawlwadeenka jaaliyada […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay