Archive for: January, 2012

Xisbiga Xoriyadda dadka madow ee Koonfur Afrika ANC oo u dabaaldagay maanta 100guuradiisii

Xisbiga Xoriyadda dadka madow ee Koonfur Afrika ANC oo u dabaaldagay maanta 100guuradiisii

In ka badan 100,000 ayaa la filayaa dhamaadka todobaadkan inay isugu yimaadaan magaalada Bloemfontein kaniisad ku taala oo ah meeshii lagu asaasay xisbiga ANC oo […]

 
 

Radio Xoriyo oo barnaamij xiisa leh ka diyaariyay wargayska dhiiranaanta ku caanbaxay ee Standard/Kenya

Radio Xoriyo oo barnaamij xiisa leh ka diyaariyay wargayska dhiiranaanta ku caanbaxay ee Standard/Kenya

Wargayska -The Standard – oo dalka Kenya aad loo akhristo kuna caan baxay mawaadiicda xasaasiga ah ee gudaha dalka iyo arimaha Geeska Afrika inuu wax […]

 
 

Ambassador Herman Cohen says TPLF’s minority rule unsustainable

Ambassador Herman Cohen says TPLF’s minority rule unsustainable

By Abebe Gellaw Washington DC (ESAT) — America’s top diplomat for Africa under George H.W. Bush has said that the hegemonic minority rule of the […]

 
 

Amb. Cohen oo sheegay xukuumadda yaraanka ah ee TPLF mid aan loo dulqaadan karin

Amb. Cohen oo sheegay xukuumadda yaraanka ah ee TPLF mid aan loo dulqaadan karin

Washington DC (ESAT) — Diblomaasiyadda Mareykanka ninkii ugu sareeyey xiligii maamulka George W. Bush Amb. Herman Cohen ayaa ku tilmaamay wareysi dheeroo uu Tv-ga ESAT […]

 
 

Ogadenya la mid ma’aha Somaliya, ONLF-na la mid ah ururadii Somaliyeed ee hagaasay

Ogadenya la mid ma’aha Somaliya, ONLF-na la mid ah ururadii Somaliyeed ee hagaasay

Baya’da (environment) ku xeeran umad walba iyo taariikhda shacabkaasi uu soo maray shaki kuma jiro inuu saameyn adag ku leeyahay fikirka iyo himilada uu shacabkaasi […]

 
 

Shirkii Jaaliyada Soomaalida Ogaadeeniy ee Gaarisa oo guul ku dhamaaday.

Shirkii Jaaliyada Soomaalida Ogaadeeniy ee Gaarisa oo guul ku dhamaaday.

Magaalad Gaarisa ee Caasimada Gobolka W/bari Kenya waxaa maalmahan ka socoday shirar iyo abaabulo ay wadeen mas’uuliyiinta jaaliyada Ogaadeeniye ee Gaarisa, halkaasoo shalay la’isugu yimid […]

 
 

Dhaq-dhaqaaqa Cabdi iley ujeedada ka dambaysa iyo aragtida JWXO

Dhaq-dhaqaaqa Cabdi iley ujeedada ka dambaysa iyo aragtida JWXO

Waxaa dhawaanahan la hadal hayaa in gacan-ku-dhiiglaha Ogaadeenya Cabdi Ilay uu socdaalo dhulka ku marayay  dagmooyin ka tirsan gobolada Jarar iyo Qorahay .Isagoo isgarab wada […]

 
 

OLF Statement on a Bogus Press Release in the Name of OLF

OLF Statement on a Bogus Press Release in the Name of OLF

“A naked butterfly dresses a stone” runs an Oromo proverb. We read with amusement a ‘press release’ from Minnesota USA by a group that claims […]

 
 

Kulankii Qaybta Danab iyo Hawlgalo Ciidan oo Lagu Horjoogsaday Dhaqdhaqaaqa Cadawga.

Kulankii Qaybta Danab iyo Hawlgalo Ciidan oo Lagu Horjoogsaday Dhaqdhaqaaqa Cadawga.

Warar aan ka helay  wariyayaasha ku kala sugan gobolada Qoraxay iyo Jarar ee dalka Ogaadeenya ayaa sheegaya inay jireen dhaqdhaqaaqyo aad u tabardaran oo uu maalamahan isku […]

 
 

Shir sanadeedkii jaaliyadda Edmonton oo guul ku dhamaaday kana soo qaybgaleen odayaal bulshada ixtiraam ku leh iyo aqoonyahano

Shir sanadeedkii jaaliyadda Edmonton oo guul ku dhamaaday kana soo qaybgaleen odayaal bulshada ixtiraam ku leh iyo aqoonyahano

Waxaa magaalada Edmonton lagu qabtay shirweynihii jaaliyada Ogaadeeniya taariikhdu markay ahayd Dec. 31/2011 kaasoo si wayn loo sugayey lana qabto sanad walba bisha December. Waxaa […]

 
 

Foreign battles fought in Kenyan refugee camp

Foreign battles fought in Kenyan refugee camp

The Standard – Nairobi They are in the country seeking refuge after being hunted by their government day and night, but still they can’t get […]

 
 

Kal-fadhigii Ururka Dhalinyarada iyo Ardayda Ogadenya OYSU oo si habsami u socda

Kal-fadhigii Ururka Dhalinyarada iyo Ardayda Ogadenya OYSU oo si habsami u socda

Waxaa hall-ka shirarka ee magaalada Frankfort si habsami ah uga socda kal-fadhigii 2aad ee Uruka Dhalinta iyo Ardayda Ogadenya (OYSU) ay isugu yimaadeen. Shirka ayaa […]

 
 

Idaacadda Codka dadweynaha Somaliyeed (ICDS) oo warbixin qiimi badan ka diyaarisay 2011

Idaacadda Codka dadweynaha Somaliyeed (ICDS) oo warbixin qiimi badan ka diyaarisay 2011

 Idaacaddii shalay oo Isniin ahayd ka baxday ICDS ayaa waxay kaga warbixyeen sanadkii tagay guulihii ay jabahdda ONLF ka gaadhay halganka gobanimadoon. Warbixintaa oo si fiican […]

 
 

Shirkii Kalfadhigii 2aad ee Ururka OYSU Worldwide iyo Qudbadihiisii oo Furmay

Shirkii Kalfadhigii 2aad ee Ururka OYSU Worldwide iyo Qudbadihiisii oo Furmay

Ilwaad Ali Frankfurt, Germany Waxaa maanta oo ay taariikhdu tahay 2-1-2012 si toos ah uga furmay kala fadhigii labaad ee ururka dhalinta (OYSU) Aduunka. Kala […]

 
 

Shirkii Jaaliyada Ogaadeeniya ee Kenya oo ka furmay Nairobi ayay gabdhihii shirka yimid dahabkooda ugu deeqeen qaxootiga

Shirkii Jaaliyada Ogaadeeniya ee Kenya oo ka furmay Nairobi ayay gabdhihii shirka yimid dahabkooda ugu deeqeen qaxootiga

Waxaa Magaalad Nairobi si habsami leh ooga furmay shirkii jaaliyada Ogaadeeniya ee dalka Kenya. Shirkaa oo lagu soo gunaanadayay shirar ay jaaliyado waday oo ku […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay