Archive for: February, 2012

OGEYSIIS: Banaanbax looga soo horjeedo gumeysiga iyo Adeegihiisa Cabdi Ilay-

OGEYSIIS: Banaanbax looga soo horjeedo gumeysiga iyo Adeegihiisa Cabdi Ilay-

OGAYSIIS – MUDAAHARAAD.  Waxaa la ogeysiinaya dhamaan Shacabka Somalida Ogadeenya inay kasoo qeyb galaan banaanbax xoog badan oo ka dhici doona wadanka UK magaalada London. […]

Maamuka Hargaysa oo bilaabay in la budheeyo qofkii sheega ONLF

Maamuka Hargaysa oo bilaabay in la budheeyo qofkii sheega ONLF

Ururka u dooda xuquuqda saxafiyiinta ee CPJ ayaa ku eedeeyay maamulka Hargaysa inay xidheen oy jidh dileen saxafiyiin ka hadlay ONLF. Maamul ku sheega isku […]

CPJ – Somaliland reporter arrested, beaten in custody

CPJ – Somaliland reporter arrested, beaten in custody

Journalist Mohamed Abdirahman was arrested and brutally assaulted while in police custody. (Omer Albashiir) Police arrested Abdirahman, a reporter for the local news site Subulahanews, […]

Ciidanka ONLF oo Ka hortagay Ciidamo Ethiopian ah oo Xasuuq kageysan rabay Madheedh oo ka tirsan Awaare iyo goobo kale.

Ciidanka ONLF oo Ka hortagay Ciidamo Ethiopian ah oo Xasuuq kageysan rabay Madheedh oo ka tirsan Awaare iyo goobo kale.

ONLF oo kudishay weerar 13 Askari oo Ethiopian ah. 21/02/2012 Ciidanka Jabhadda Wadddaniga Xoraynta Ogaadeeniya ayaa weerar uu ku qaaday ciidanka cadawga oo ku sugnaa  […]

Filimkii Silent Cry oo Caalamka oo idil lagasoo dhaweeyay: Waxaana ugu danbeysay Wacdarihii ka dhacay MN hoos kadaawo.

Filimkii Silent Cry oo Caalamka oo idil lagasoo dhaweeyay: Waxaana ugu danbeysay Wacdarihii ka dhacay MN hoos kadaawo.

Filimkii Silent Cry oo kasoo bilowday December 2011 Wadanka UK, oo u gudbay wadamada Europe sida Finland, Denmark, Sweden iyo qaarada Afrika  Sida South Afrika, […]

Xasuuqa iyo dilkii odayaasha Gunagado ujeedada uu gumaysiga ka lahaa

Xasuuqa iyo dilkii odayaasha Gunagado ujeedada uu gumaysiga ka lahaa

Falka lagu fuliyay dadweynihii daganaa Gunagado marka laga eego dhanwalba waxaa lagu tilmaami karaa inuu ahaa xasuuq ula kac ah oo ujeedo fog uu ka […]

Tacsi Innaa Lilaahi Wa inaa Ilayhi Rajicuun. Marxuum Mahad Cumar Cali (Fanaanbadiye) oo ku geeriyoday Djibouti.

Tacsi Innaa Lilaahi Wa inaa Ilayhi Rajicuun. Marxuum Mahad Cumar Cali (Fanaanbadiye) oo ku geeriyoday Djibouti.

Inaalilaahi Wa inaa Ilayhi Raajicuun- Waxaa Tacsi udireyna dhamaan Eheladi iyo Asxaabtii Halganka ee uu ka geeriyoday Marxuum Mahad Cumar Cali. Wuxuu ahaa abwaan iyo […]

Filim: Caruurti Ogadeniya usoo kacday oo Gabayo kasoo Jeediyay Silent Cry Meneapolis

Filim: Caruurti Ogadeniya usoo kacday oo Gabayo kasoo Jeediyay Silent Cry Meneapolis

Caruurta iyo Gabdhaha OYSU ee Meneapolis oo Gabayo kasoo jeediyay Shirkii Silent Cry2 meneapolis. Hoos ka daawo.

Halkan Ka daawo Dhaanto Cusub oo lagu muujinayo Halganka Shacabka Somalida Ogadeniya.

Halkan Ka daawo Dhaanto Cusub oo lagu muujinayo Halganka Shacabka Somalida Ogadeniya.

Dhaanto Cusub Halkan Ka daawo. Shacabka Somalida Ogadeniya ayaa farxadooda iyo dhibaatada iyo marxaladaha Halgankooda kusoo gudbiya hidaha Iyo Dhaqankooda. Gabayga iyo Dhaantada ayaa kamid […]

Kulan ay kasoo qeybgaleen Hayado Xuquuqul Insaan, Culuma udiinka Carabta, Professaro South Afrikan ah oo lagu xusayo Xasuuqa Ogadeniya ayaa lagu qabtay Cape Town.

Kulan ay kasoo qeybgaleen Hayado Xuquuqul Insaan, Culuma udiinka Carabta, Professaro South Afrikan ah oo lagu xusayo Xasuuqa Ogadeniya ayaa lagu qabtay Cape Town.

Haayadihii Ka soo qeybgalay Kulankan: *Culumaa-u-Diinka South Afrika  *Muslim Judicial Council  *Markiska Nuur Al Islamiya Cape Town  *Jaaliyada Liibiya oo ka hadashay Kulankan *Jaamacada Cape […]

Filim: Senator ka hadlay Shirkii Silent Cry Menneapolis iyo Gabayo lagasoo jediyay kulankaas Halkan Kadaawo.

Filim: Senator ka hadlay Shirkii Silent Cry Menneapolis iyo Gabayo lagasoo jediyay kulankaas Halkan Kadaawo.

Waxaa kulan aad u weyn lagu qabtay wadanka Mareykanka Mineapolis,    Kulankaas oo lagu daawaday Filimkii Silent Cry 2 oo ah Filim laga soo duubay […]

Filimkii -Oohinta Qarsoon2 (Silent Cry2)- oo meela kala duwan laga daawanayo

Filimkii -Oohinta Qarsoon2 (Silent Cry2)- oo meela kala duwan laga daawanayo

Waxaa habeenkii Sabtida ahaa 2/25/12 lagu daadaway gobolka Minnesota qaybtii labaad ee filimkii la magac baxay Oohinta Qarsoon. Filimkan ayay si wada jir ah uu […]

Xoghayaha Guud OYSU oo kulan la yeeshay Jaaliyada Sweden iyo OYSU Sweden

Xoghayaha Guud OYSU  oo kulan la yeeshay Jaaliyada Sweden iyo OYSU Sweden

OYSU Sweden faraca Stockholm oo isugu yimid kulan xambarsanaa dhisid urur cusub oo kamida urur hoosaadyada ka hawl gala dalka Sweden & kulan muhiim ahaa […]

Mudaharaad ka dhacay Degmada Fiiq kadib gabadh lagu kufsaday Magaladaas waxaana ku dhintay odey da’ah mudaharaadkaas.

Mudaharaad ka dhacay Degmada Fiiq kadib gabadh lagu kufsaday Magaladaas waxaana ku dhintay odey da’ah mudaharaadkaas.

Mudaharaad laba maalmood socday oo ka dhacay Fiiq 23 iyo 24 bishan Febraayo 2012   waxa uu mudaharaad ka dhacay degamada Fiiq ee magaalo madaxda […]

Magaalada Birqodiyo Dhuxun oo dad lagu xidhay iyo dilal, Boob iyo xidhay ka dhacay bishan dhulka Ogadeniya.

Magaalada Birqodiyo Dhuxun oo dad lagu xidhay iyo dilal, Boob iyo xidhay ka dhacay bishan dhulka Ogadeniya.

Waxaa jira dhibaatooyin kala duwan oo uu cadawgu soo gaadhsiiyay shacabka Somalida Ogaadenya kuwaas oo isugu jira dil, dhac,  xidhay, iyo jidhdiil. Sidaad wararkii hore ku […]

Ciidank ONLF oo Baabuur ay lahayen Ciidamada Ethiopia ku gubay Lafta Kalajeexan ee Degmada Awaare.

Ciidank ONLF oo Baabuur ay lahayen Ciidamada Ethiopia ku gubay Lafta Kalajeexan ee Degmada Awaare.

Ciidamada JWXO ayaa waxay weeraro ku qaadeen deegaano balaadhan oo uu  dagan yahay cadawgu,  dagaaladaas  ay ciidanka waddaniga xoraynta ogaadeenya la galeen kuwa cadawga ayaga oo  gaadhsiiyay khasaare […]

Sawiradii Kulankii Sweden ee lagu so bandhigay Filimka Silent Cry kobtan ka daawo.

Sawiradii Kulankii Sweden ee lagu so bandhigay Filimka Silent Cry kobtan ka daawo.

Sawirantan hoose waxaad ku arkaysa Sida quruxda badan iyo shacniga wanaagsan ee loo soo Aggaasimay Kulankan oo dad aad u badan kasoo qeyb galeen. Xubnaha […]

Filimkii oohinta Qarsooneyd (Silent Cry Part 2) oo lagu daawaday Wadanka Sweden.

Filimkii oohinta Qarsooneyd (Silent Cry Part 2) oo lagu daawaday Wadanka Sweden.

Sawiradi  Dib kala soco: 25-kii feb 2012-kii waxaa lagu soo bandhigay caasimada dalka Sweden Stockholm  Film-kii Silent Cry (oohintii qarsoonayd) qaybtiisii 2-aad. Ugu horayntiiba  waxaa qud bad […]

Webs of Conflict and Pathways for Peace in the Horn of Africa

Webs of Conflict and Pathways for Peace in the Horn of Africa

The Horn of Africa is one of the world’s most conflicted regions, experiencing over 200 armed conflicts since1990. Inrecent months, the region has been afflicted […]

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay