Mashruuca Hogaaminta ee Xarunta Wilson oo diyaariyay daraasad cusub oo ku saabsan GA
Geeska Afrika waa gobolada caalamka midka ugu dagaalada badan, iyadoo laga soo bilaabo 1990 ay ka dhaceen ugu yaraan 200 oo dagaal. Waxaa kaloo gobolka […]
Geeska Afrika waa gobolada caalamka midka ugu dagaalada badan, iyadoo laga soo bilaabo 1990 ay ka dhaceen ugu yaraan 200 oo dagaal. Waxaa kaloo gobolka […]
/ Warar /
25-Feb-2012- Waxaa caawa fiidkii kulan heer sare ah lagu soo gabagabeeyey magaaladdaOsloee xarunta u ah wadankaNorway, shirkii xubnaha Jaaliyadda S. Ogadeenya oo bishii hal mar […]
/ Warar /
Jaaliyadda Somalida Ogadenya iyo haya’adaha mujtamaca madaniga ayaa loogu baaqayaa inay ka soo qaybgalaan maalinta Axadda ah shir taageero oo looga hadli doono xasuuqa qarsoon […]
/ Warar /
The local Ogaden Somali community and civil society bodies are urged to attend a solidarity conference on Sunday to discuss the concealed genocide occurring in […]
/ News in English /
Tababar laba billood socday ayaa lasoo xidhay todobaadkan waxaana ka qalin jabiyay koox isugujira Wiilal Iyo Gabdho kuwaas oo durbaba ka bilaabay shaqo Radio Xoriyo […]
/ Warar /
Waxaa maanta ooy taariikhu tahay 24/02/2012, booqasho kuyimid xafiiska jaaliyada Soomaalida Ogadenya ee Copenhagen caasimada wadanka Denmark wafti kakooban 4 xubnood oo kakala yimid jaaliyado reer Yurub ah oo kala […]
/ Warar /
SHirkii Dhalinyarada OYSU ee ka dhacay wadanka Germany oo ay ka qeybgaleen Abwaaniin iyo Fanaaniinta ugu caansan Somalida ayaa waxaa kamid ahaa Halgame Jaango iyo […]
/ Warar /
*Zenawi oo aad uga xumaaday in Ra’isalwasaaraha UK kabaxay qudbadiisii markii uu jeedin lahaa. Isaga oo Zenawi lakulmay Wajigabax. *Jaaliyada Somalida Ogadeniya oo ka gaabsatay […]
/ Warar /
Deeganadii xidhiidhka la lahaa gunagado ayaa laga qaxay sida Wargaadsan, Ballisareedo,boodhlay iyo meelo kale oo ka ag dhow Magaalada Gunagado. Sababta qaxa waxay ku sheegeen […]
/ Warar /
Ururka OYSU Cairo ee wadanka Masar ayaa qabtay Xus aad loosoo agaasmiya oo Ururku kusoo bandhigay Tacadiyada iyo Xasuuqa Ogadeniya. Waxaa ka hadlay Xubnaha Jaaliyada […]
/ Warar /
Laurence Binet The Ogaden region in the Somali regional state of Ethiopia has been the scene of conflict between the Ethiopian federal government and the […]
/ News in English /
Mudaaharad ay dadka muslimiinta Itoobiya kaga soo horjeedaan xukuumada wayaanaha ee meles Zenawi ayaa lagu qabtay xarunta waxbarashada ee Awolia oo kutaala magaalada Adis-ababa.Muslimiinta Itoobiya […]
/ Warar /
21 Ferbaury 2012 African Rights Monitor-ARM condemns the mass killing in Gunagado and demands donors to pressure Ethiopia to open the Ogaden. Following the rebel’s […]
/ News in English /
Ciidamada JWXO ayaa weerar ku qaaday fadhiisimooyin iyo goobo ay ka dhaqdhaqaaqayeen ciidamada daalan ee tigreegu horkacayaan , weerardan oo lagu bartilmaameedsaday goobo muhiim ah iyo gaadiid ciidan oo marayay wadooyinka ayaa […]
/ Warar /
Dilka, Kufsiga, Boobka iyo Xadhiga loo geysto shacabka Somalida Ogadeniya waa sharci ka jira dhulka Somalida Ogadeniya oo loo jideeyay Ciidmada Gumeysiga Ethiopia inay ku […]
/ Warar /
Radiyo Xoriyo oo wareysatay Loyar kamid ah Loyaradi Maxkamada Kusoo Oogay Wadanka Ethiopia ee wadanka South Afrika kobtan ka dhageyso hoose;
/ Warar /
Coalition of Ogaden Civil Societies Abroad Ogaden Communities, Women, Youth, NGO’s and intellectual Association Appeal to the International Community at London Somali Conference In the […]
Filim ka hadlaya Siyaasada Jabhada Wadaniga Xoreynta Ogadeniya ee Ku aadan Mawqifka ay ONLF ka taagantahay Arrimaha Somaliya, Xidhiidhka Caalamiga ah ee Ururka la leeyahay […]
/ Warar /
Ururada bulshada Ogadeniya ee Jaaliyaadka Somalida Ogadeniya Sida Ururka Haweenka, Dhalinta, Aqoonyahanka iyo waxgaradka Somalida Ogadeniya ayaa warqad ay ku mideysanyihiin waxay u gudbiyeen Baaq […]
/ Warar /
Hadalada ay ku dhawaaqayeen ciidankii Itobiya ay laynayay shacabka masaakiinta ah wuxuu ahaa; “Laaya dhamaantood. Waa inuusan hal qof oo Anuka ah ku hadhin halkan. Dhul ay leeyihiin […]
/ Warar /
Copyright © 2019 Ogaden News Agency (ONA). All rights reserved. Wakaaladda Wararka Ogadeniya (WWO)