Archive for: February, 2012

Ururka midawga Dhalinyarada & Ardayda Ogadeniya ee South Africa oo Xusay maalinta Xasuuqa shacabka Ogadeniya Port Elizabeth ( P E)

Ururka midawga Dhalinyarada & Ardayda Ogadeniya ee South Africa oo Xusay maalinta Xasuuqa shacabka Ogadeniya Port Elizabeth ( P E)

Ururka  OYSU faraciisa Eastern Cape ayaa isugu yimid Xuska maalinta xasuuqa shacabka Ogadeniya  oo daafaha Dunida siweyn loogu qabtay.  Munaasabadaas oo si heersare ah loo […]

 
 

Wareysi Xasuuqi Febraayo 1994 Wariye Maxamed Cabdulahi oo wareysanaya Aqoonyahan kasoo jeeda Dhulka Somalida Ogadeniya

Wareysi Xasuuqi Febraayo 1994 Wariye Maxamed Cabdulahi oo wareysanaya Aqoonyahan kasoo jeeda Dhulka Somalida Ogadeniya

Wareysigan waxa inoo soo diyaariyay Maxamed Cabdullaahi Xasen oo wareysanaya Aqoonyahan u dhashay dhulka somalida Ogadeniya oo ka xog waramaya Xasuuqi febraayo 1994. Waxa wareysgigu […]

 
 

Is ONLF Struggle on the Track or not? By: Dr. M.Ugas

Is ONLF Struggle on the Track or not? By: Dr. M.Ugas

When I read Muktar M. Omer’s article of “ONLF: Time for Admiral Osman to Go” on Wardernews on Feb 13, 2012, I decided to enlighten […]

 
 

26 Ciidamada Ethiopia ah oo Lagu Dilay Ogadeniya kadib iskahor imaadyo dhexmaray Ciidamada JWXO iyo Kuwa Woyanaha.

26 Ciidamada Ethiopia ah oo Lagu Dilay Ogadeniya kadib iskahor imaadyo dhexmaray Ciidamada JWXO iyo Kuwa Woyanaha.

Dhulka Somalida Ogadeniya ayaa waxa iska hor imaadyo ku dhexmaraan Ciidamada Gumeysiga iyo Ciidamada Xoriyad doonka ah ee ONLF. Waxaana bishan iskahor imaadyo lagaga dilay […]

 
 

Socdaal iyo cayaaro ay ku soo gabagabeeyeen OYSU Kenya xasuusta 18ka Feb.

Socdaal iyo cayaaro ay ku soo gabagabeeyeen OYSU Kenya xasuusta 18ka Feb.

Baroordiiqdii ay Kenya ka wadeen Ururka midawga dhalinyarada iyo ardayed Ogaadeeniya oo ayay maanta ku soo gabogabeeyeen Socodaal ay ku tageen qaar kamid ah garoomada […]

 
 

Press Release – Ethnic Cleansing intensifies In Gunagado District Of Ogaden

Press Release – Ethnic Cleansing intensifies In Gunagado District Of Ogaden

February 20, 2012 The Ethiopian Army, supported by the Liyu Police, a Janjaweed-like Militia in Ogaden under the direct control Meles Zenawi, is continuing its […]

 
 

Faah Faahin Dheeraad ah- Magacyadi lagu Dilay Deegamada Gunagado Iyo Hantidi La dhacay.

Faah Faahin Dheeraad ah- Magacyadi lagu Dilay Deegamada Gunagado Iyo Hantidi La dhacay.

Waxaa nasoo gaadhay magacyada dadkii lagu xasuuqay  deegaanka  gunagado iyo kuwii lagu xasuuqay tuulada  Abshir ,sidoo kale waxaa nasoo gaadhay faahfaahin ku saabsan hantidii lagu boobay deegaankaas […]

 
 

Xasuuqi Gunagado oo Ku Fiday Deegaamada Madheedh Iyo Abshir oo Dab laqabadsiiyay Dadbadana lagu xasuuqay.

Xasuuqi Gunagado oo Ku Fiday Deegaamada Madheedh Iyo Abshir oo Dab laqabadsiiyay Dadbadana lagu xasuuqay.

Ciidamada Woyanaaha ayaa xasuuqii Gunagado iyaga oo kasii anbo qaadaya waxay gubbeen deegamada Madheedh iyo Abshir oo ah tuuloyin u jira Gunagadho wax ka yar […]

 
 

Magaalada Flen ee Wadanka Sweden oo Lagu qabtay Kulanka Dhalinta OYSU Sweden Faraca Flen.

Magaalada Flen ee Wadanka Sweden oo Lagu qabtay Kulanka Dhalinta OYSU Sweden Faraca Flen.

Hawl wadeenada Ururka Midowga dhalinyarada & ardayda S/ogadenia  Sweden faraciisa magaalada Flen oo shir isugu yimid taariikhdu markay ku beegnayd 18-kii bishan oo ahayd maalin […]

 
 

Digital Journal – Toronto Protesters Demand Release of Canadian Held in Ethiopia

Digital Journal – Toronto Protesters Demand Release of Canadian Held in Ethiopia

  Toronto– Hundreds of Somali-Canadians and members of the general public recently took to the streets in Toronto in a public demonstration aimed at voicing […]

 
 

Caruurta Ogadeniya oo Ka hadlaya Xasuuqa Ogadeniya: Hadalada Qiirada Xanbaarsan kobtan ka daawo

Caruurta Ogadeniya oo Ka hadlaya Xasuuqa Ogadeniya: Hadalada Qiirada Xanbaarsan kobtan ka daawo

Shacabka ogadeniya Waa la xasuuqa Hadaan shacabka Ogadeniya gacmaha isqabsanin waa la xasuuqi doona! Waxa ay kamid tahay qudbadi ay soo jeedisay ilmo da yar […]

 
 

Maalinta Xasuuqa Ogadenya – Ogaden Massacre Day – Denmark

Maalinta Xasuuqa Ogadenya – Ogaden Massacre Day – Denmark

Ururka Dhalinyarada iyo Ardayda Ogadenya OYSU-DK ayaa munaasabad loogu magacdaray  Maalintii Xasuuqa Ogadenya (Ogaden Massacre Day), ku qaban doona dalka Denmark. Munaasabada waxaa lagu martiqaaday […]

 
 

kulan lagu xusayo Maalinta Xuska Xasuuqa Ogadeniya oo lagu Qabtay Manchester, UK

kulan lagu xusayo Maalinta Xuska Xasuuqa Ogadeniya oo lagu Qabtay Manchester, UK

Ururka Dhalinta Somalida Ogadeniya ee magalada Manchester ayaa soo abaabulay kulan xoog badan oo lagu xusayo Maalinta Xasuuqa Ogadeniya ee Febraayo. Kulankan ayaa waxa lagu […]

 
 

Idaacada VOA Somali oo wareysatay Halgame Abdulqadir Hirmooge (Cadaani).

Idaacada VOA Somali oo wareysatay Halgame Abdulqadir Hirmooge (Cadaani).

Idaacada VOA Somali oo wareysatay Halgame Abdulqadir Hirmooge (Cadaani) oo ka mid ah madaxda sare ee JWXO. Mudane Cadaani wuxuu ka war bixiyey xasuuqii ay […]

 
 

OYSU Holland, OYSU Finland iyo OYSU London oo Qabtay Xuska Maalinta Xasuuqa Ogadeniya.

OYSU Holland, OYSU Finland iyo OYSU London oo Qabtay Xuska Maalinta Xasuuqa Ogadeniya.

munaasabad lagu maamuusayey 18ka feb oo ah maalin taariikhi ah oo ummadda reer ogadenia ugu suntan maalinka xasuuqa shacabka ogadenia ayaa lagu qabtay hoolka shirarka […]

 
 

Baroor-diiq lagu xusay maalinta Xasuuqa Ogadenya oo lagu qabtay Nairobi

Baroor-diiq lagu xusay maalinta Xasuuqa Ogadenya oo lagu qabtay Nairobi

 Faahfaahin iyo sawiro dheeraad ah – Ururka Dhalinyarada OYSU iyo Jaaliyada Ogaadeeniya ee dalka Kenya ayaa maanta shir heer sare ah waxay ku muujiyeen dareenkooda ku […]

 
 

God Dheer ha qodin ku dhiciweydaa Ma ogide! Ethiopia oo rabta inay xidho Barnaamijka Ilays ayaa iska Jam gareysay 3 TV oo ay Iyagu lahaayen iyo ArabSat.

God Dheer ha qodin ku dhiciweydaa Ma ogide! Ethiopia oo rabta inay xidho Barnaamijka Ilays ayaa iska Jam gareysay 3 TV oo ay Iyagu lahaayen iyo ArabSat.

God ha qodin Hadaad Qodidna ha dheerayn ku dhici Doontida Ma Ogide. Ayay dadka Somaliyeed isugu maah maahaan. Hadaba godkii ay qoday dolwada Ethiopia oo […]

 
 

Lebanon Joined Eritrea to Condemn Ethiopia’s Jamming Practice

Lebanon Joined Eritrea to Condemn Ethiopia’s Jamming Practice

The Ethiopian government, in its desperate attempt to jam the increasingly popular Eritrean Television from being viewed in Ethiopia and the region, has instead knocked […]

 
 

Somali Sat TV oo ka hadlaya Shirsaxafadeedkii Jaliyada Somalida Ogadeniya ee Dacwada ICC

Somali Sat TV oo ka hadlaya Shirsaxafadeedkii Jaliyada Somalida Ogadeniya ee Dacwada ICC

Jaaliyada Somalida Ogadeniya ee wadanka Koonfur Afrika ayaa sida horey ONA idiinkuso gudbisay dacwad ka furtay maxakamada sare ee Koonfur Afrika. Hadaba hoos waxa aad […]

 
 

Xasuuqii Gunagado – Radio Xoriyo

Xasuuqii Gunagado – Radio Xoriyo

Halkan waxaan idiinku soo gudbinaynaa waraysi ay Radioxoriyo la yeelatay goobjooge xaadir ku ahaa magaalada Gunagado markay ciidamada gumaysiga itoobiya ku xasuuqayeen dadka shacabka ah,hadana […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay