Archive for: February, 2012

Hawl wadeenada waddanka Sweden qaar ka mid ah oo shir ku qabsaday magalada Hallstahammar.

Hawl wadeenada waddanka Sweden qaar ka mid ah oo shir ku qabsaday magalada Hallstahammar.

  Shir ay isugu yimaadeen  sabtidii shalay oo ay tariikhdu ku beegnayd 11 kii Feb 2012 hawl wadeenada unugyada jaaliyaadka magaalooyinka dariska ah ee Skilstuna, […]

Lies, Damned Lies: a Response to “Somalia’s” Terrorists are Invading Somaliland – By Nuradin Jilani

Lies, Damned Lies: a Response to “Somalia’s” Terrorists are Invading Somaliland – By Nuradin Jilani

I recently came across an article – or rather a jumble of meaningless words – written by one Abdulaziz Al-Mutairi on Somalilandpress.com entitled ‘“Somalia’s” Terrorists […]

Ciidamada Tigreega oo Boob ka geystay Ogadeniya iyo Dad shacab ah oo lagu xidhay meelo kamid ah Ogadeniya

Ciidamada Tigreega oo Boob ka geystay Ogadeniya iyo Dad shacab ah oo lagu xidhay meelo kamid ah Ogadeniya

Ciidamada Woyanaha ayaa caan ku noqday cadaadinta shacabka Somalida Ogadeniya, iyaga oo u geysta boob iyo jidh dil. Waxa ciidamada Woyanaha amar lagu siiyay inay […]

Weerar iyo Kamiin joogto ah oo CJWXO ku hayaan Ciidamada Woyanaha.

Weerar iyo Kamiin joogto ah oo CJWXO ku hayaan Ciidamada Woyanaha.

Ciidanka jwxo  waxa uu  weerar iyo kamiino joogto ah ku qaaday ciidanka cadawga, kuwaas oo uu ku gaadhsiiyay khasaare kala duwan Dagaaladan oo isugu jiray  Weerar, Mir, Dhabbagal, […]

In Zinawi’s mind Human Rights Watch of the 90s is not today’s HRW

In Zinawi’s mind Human Rights Watch of the 90s is not today’s HRW

Ethiopian PM Defends Anti-Terror Law, Condemns Critics Ethiopia has launched a vigorous defense of an anti-terrorism law that has been used to imprison journalists and […]

Haya’adda Qaxootiga Ogadenya oo cambaareeyay xadhiga iyo bahdilka loo gaysanayo Ugas-Maxamed Dulane iyo Hogaan-dhaqameedyada shacabka

Haya’adda Qaxootiga Ogadenya oo cambaareeyay xadhiga iyo bahdilka loo gaysanayo Ugas-Maxamed Dulane iyo Hogaan-dhaqameedyada shacabka

Sida la xaqiijiyay, waxaa QabriDahar lagu xidhay February 1, 2012 tiro Oday-dhaqameedyo ah oo ay kamid ahaayeen Ugas-Maxamed Dulane, CabdiMalik Suldaan-Maxamuud Haybe iyo Ugas-CabdiQadir Yusuf […]

Males Zenawi oo UN-tu eedaysay iyo isaga oo sheegay innuu siideyn doono Suxufiyiinta iyo Siyasiyiinta mucaradka ee u xidhan.

Males Zenawi oo UN-tu eedaysay iyo isaga oo sheegay innuu siideyn doono Suxufiyiinta iyo Siyasiyiinta mucaradka ee u xidhan.

Qaramada Midoway  oo dhaleecaysay Taliska Ethiopia waxayna ku eedeyeen in taliskaas uu sharciga la dagaalanka Argagaxisada  u adeegsaday sidii uu ula daggaali lahaa xoriyada qowlka […]

Ilyaas Barre Shiil afkuu furtay, maskaxdana wuu xidhay

Ilyaas Barre Shiil afkuu furtay, maskaxdana wuu xidhay

Dad badan ayaa aad ula yaabay hadalaldii uu Ilyaas Barre Shiil ka sheegay idaacadda BBC-da. Inkastoo dadka sida fiican u yaqaana Ilyaas shqsiyadiisa aanay aad […]

Ilyas Barre Shiil: Open Mouth, Closed Mind – By Muktar M. Omer

Ilyas Barre Shiil: Open Mouth, Closed Mind – By Muktar M. Omer

 Wardheernews – Falling into the Myth Buster’s Trap In his absorbing book, “The Young Mandela”, David James Smith set out to “rescue Mandela from the […]

Dil, Dhaawac, Boob iyo xidhay badan oo Taliska TPLF ka geystay Ogadeniya Bishii January 2012.

Dil, Dhaawac, Boob iyo xidhay badan oo Taliska TPLF ka geystay Ogadeniya Bishii January 2012.

Tacadiyada Sida caadada u ah. Ciidamada Gumaysiga Ethiopia mar kasta oo looga adkaado Goobaha dagaalka ee ay iskaga horyimaadaan iyaga iyo CWXO ee gacanta kulul […]

CIIDANKA JWXO OO DAGAALO AY LA GALEEN KUWA ETHIOPIA KAGA DILAY IN KA BADAN 40 ASKARI Bishi January 2012

CIIDANKA JWXO OO DAGAALO AY LA GALEEN KUWA ETHIOPIA  KAGA DILAY IN KA BADAN 40 ASKARI Bishi January 2012

J abhada Wadaniga Xoraynta Ogadeniya ayaa waxa ay dagaal hubaysan iyo mid siyaasadeedba kula jirtaa xukuumada gumaysiga Ethiopia, Dagaalda ay Jabahadu ku qaado fadhiisimada ciidama […]

OGADEN REFUGEES COMMITTEE (ORC) – Condemning TPLF’s Illegal Detention and Humiliation Against Ugas-Mohamed Dulane

OGADEN REFUGEES COMMITTEE (ORC) – Condemning TPLF’s Illegal Detention and Humiliation Against Ugas-Mohamed Dulane

Date: 7 February 2012 Confirmedly, Ugas-Mohamed Dulane Ugas-Hashi was arbitrarily detained in QabriDahar along with other traditional leaders on February 1, 2012 as they allegedly […]

UN condemns Ethiopia’s anti-terror law

UN condemns Ethiopia’s anti-terror law

(United Nations) A group of independent United Nations human rights experts today spoke out against the ongoing use of anti-terrorism laws to curb freedom of […]

Yaa u nuglaada nacnaca gumaysiga qaybiyo oo dullinimo qaayiba

Yaa u nuglaada nacnaca gumaysiga qaybiyo oo dullinimo qaayiba

Tijaabo ay sameeyeen aqoonyahno ku xeel dheer arimaha bulshada iyo siyaasadda oo sanooyin badan daba socday ilaa ay ka barbaaraan caruur dugsiyada hoose dhigata, ayaa […]

Yaa u nuglaada nacnaca gumaysiga oo dullinimo qaayiba

Jidgooyo loo dhigay cadawga oo khasaare laxaad leh lagu gaadhsiiyay

Jidgooyo loo dhigay cadawga oo khasaare laxaad leh lagu gaadhsiiyay

Ciidamada cadawga oo dhowr jeer isku dayay inuu dhaq-dhaqaaq sameeyo ayaa meela kala duwan oo dalka ka mid ah loo dhigay jidgooyo aad loogu naafeeyey […]

Swedes meet Ethiopian PM over jailed journalists

Swedes meet Ethiopian PM over jailed journalists

 RobinHood comments: Mr Zenawi will explain how much “aid” must be secretly transferred from Sweden into his private Swiss bank account. The “aid” will be […]

OYSU Holland oo ugu baaqaysa kulan lagu xusayo Febraayo inaykasoo qeybgalaan xubnaha ururka iyo jaaliyada Holland 18/02/2012

OYSU Holland oo ugu baaqaysa kulan lagu xusayo Febraayo inaykasoo qeybgalaan xubnaha ururka iyo jaaliyada Holland 18/02/2012

Waxaa Dhamaan la ogaysiinayaa Shacabka, Xubnaha Jaaliyadda, Iyo ururka OYSU ee ku dhaqan wadanka Nederland in 18.02.2012 In uu Kadhici ka doono Magaalada Breda shir […]

Hambalyo Meher: Cabdiraxman Sicid iyo Fartuun Daahir Cabdi

Hambalyo Meher: Cabdiraxman Sicid iyo Fartuun Daahir Cabdi

Waxaan  habalyo  udireynaa Halgame    Cabdi  rahamaan  siciid  iyo Halganto  marwo fartuun daahir cabdi oo meherkoodu kadhacay wadanka koonfur afrika. Dhamaan dadwaynaha soomaalida ogaadeeniya ee […]

Hogaanka Arim. Dibadda JWXO oo Video Conference kaga qeyb-galay Shirka Xubnaha Jaaliyadda Norway

Hogaanka Arim. Dibadda JWXO oo Video Conference kaga qeyb-galay Shirka Xubnaha Jaaliyadda Norway

Oslo, 2-Feb-12- Waxaa xafiiska Jaaliyadda Somalida Ogadeenya ee dalkaNorway, galabta lagu soo gaba-gabeeyey shirkii xubnaha Jaaliyadda Soomaalida Ogadenya oo bishiiba hal mar la qabto. Kulankan […]

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay