Archive for: February, 2012

Shirweynihii jaaliyadda Nairobi oo shahaadooyin lagu gudoonsiisayay xubno mutaystay, dilkii Gaarisa-na canbaareeyn looga soo jeediyay

Shirweynihii jaaliyadda Nairobi oo shahaadooyin lagu gudoonsiisayay xubno mutaystay, dilkii Gaarisa-na canbaareeyn looga soo jeediyay

Shirwaynihii Jaaliyada Ogaadeeniya ee Magaalada Nairobi oy ka soo qayeb galeen dhamana xubnaha Jaaliyada Ogaadeeniya ee Nairobi ayaa si habsami leh u furmay maanta oo […]

 
 

Qudbadi Gudomiyaha ONLF ee Shirkii London ” Waqtigii Gumeysigu Waa dhamaad” Kobtan ka daawo iyada oo Filim ah.

Qudbadi Gudomiyaha ONLF ee Shirkii London ” Waqtigii Gumeysigu Waa dhamaad” Kobtan ka daawo iyada oo Filim ah.

Gudomiyaha Jabhada Wadaniga Xoreynta Ogadeniya Admiral Maxamed Cumar Cismaan ayaa kasoo jeediyay warbixin aad loogu baahna shirkii london ee 29 January 2012 lagu qabtay magalada […]

 
 

Ururka OYSU Finland oo Siminaar la qaatay Dhalinyarada Dalka Finland

Ururka OYSU Finland oo Siminaar la qaatay Dhalinyarada Dalka Finland

Ururka OYSU-FINLAND  ayaa ka qaybgalay seminaar socdey labo-maalmood oo loogu talogalay ururada dhalinyarda ee ka jira dalkan seimaarkaas waxa soo diyaarisay wasaarada arimaha dhalinyarada dalkan […]

 
 

Buurta Karinka Sollo Waxay ciidamada JWXO ku dileen 20 Woyana ah. Dhaawacbadan iyo khasaare kalena waxay gaadhsiyeen kolonyo ciidanka woyanaha ah.

Buurta Karinka Sollo Waxay ciidamada JWXO ku dileen 20 Woyana ah. Dhaawacbadan iyo khasaare kalena waxay gaadhsiyeen kolonyo ciidanka woyanaha ah.

Waxaa nasoo gaadhay faahfaahinti dagaalkii 31 janaayo ee sanadkan ka qarxay Buurta Karinka Sollo. 31 janaayo ee sanadkan  ayaa waxa uu dagaal  ku qabsaday kolanyo gaadiid […]

 
 

Sanadguuradii 15aad riwaayadii taariikhiga ahayd ee – Iga Guur kuma Guuro-

Sanadguuradii 15aad riwaayadii taariikhiga ahayd ee – Iga Guur kuma Guuro-

Riwaayadan xiisaha iyo taariikhdaba xambaarsan waxay ahayd midii ugu horeysay ee loo alifo halganka ayna wax ka jilaan fanaaniin Somaliyeed oo qarkood ay geeriyoodeen Allaha […]

 
 

Maamulka jaaliyadda Finland oo xildhibaanada barlamaanka Finland kulamo la yeelanaya

Maamulka jaaliyadda Finland oo xildhibaanada barlamaanka Finland kulamo la yeelanaya

Maanta oo jimce ah waxaa kulan ku yeeshay xarunta barlamaanka dalka Finland xilibaan ka tirsan xisbiga Social Democrats iyo maamulka jaaliaayada S.Ogadenya oo kala ahaa […]

 
 

Wariyaasha Ree Sweden ee Ku Jira Xabsiga Kality oo Taagero Badan ka helaya Caalamka.

Wariyaasha Ree Sweden ee Ku Jira Xabsiga Kality oo Taagero Badan ka helaya Caalamka.

Waxa bilowday olole lagu baadi goobayo sidii looga sii deyn lahaa Wariyaasha Ree Sweden ee ku jira xabsiga Kality ee ku yaala Ethiopia. xabsigaas oo […]

 
 

Ethiopia Uses Anti-Terror Laws to Terrorize Dissent – By Peter Valk

Ethiopia Uses Anti-Terror Laws to Terrorize Dissent – By Peter Valk

Exiled journalist receives second life sentence. Last week, the Ethiopian High Court delivered harsh sentences to five dissident journalists, including an exiled editor living in […]

 
 

OGEYSIIS! Ree Sweden: Silent CRY 2 oo Lagu Soo Bandhigi Doono Stolkhlom 25 February 2012.

OGEYSIIS! Ree Sweden: Silent CRY 2 oo Lagu Soo Bandhigi Doono Stolkhlom 25 February 2012.

  Waxaa lagu soo bandhigi doonaa wadanka Sweden caasimadiisa Stockholm Film-kii Silent Cry part 2 taariikhda marka ay tahay 25/1-2012. Sidaa darteed waxaan ku war galinaynaa […]

 
 

Filim: Gabay ay tirisay Hawenay Somaliyeed iyo Haweenka Somalida Ogadeniya Hormuudka qadiyada Ogadeniya-Shirkii London

Filim: Gabay ay tirisay Hawenay Somaliyeed iyo Haweenka Somalida Ogadeniya Hormuudka qadiyada Ogadeniya-Shirkii London

Hoos Ka Daawo Filimka: ONA London: Shirkii London ka dhacay 29.01.2012 ayaa waxa haweenka Jamuhuriyada Somaliya ay kasoo Jeediyeen gabay ay ku taagerayaan Qadiyada Somalida […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay