Archive for: March, 2012

GAADIID CADAWGU LEEYAHAY OO LAGU GUBAY GOOBO KALA DUWAN

GAADIID CADAWGU LEEYAHAY OO LAGU GUBAY GOOBO KALA DUWAN

CWXO ayaa March 30, 2012 kamiin u galay kolanyo gaadiid ah oo maraysay  meel u jirta magaalada Qabri-dahar qiyaastii 7 km dhinaca koonfureed,  waxaana halkaa lagu […]

Ogaysiis – Habeenka Germany iyo abwaanadda qaranka Somaliyeed Marwo Saada Cali

Ogaysiis – Habeenka Germany iyo abwaanadda qaranka Somaliyeed Marwo Saada Cali

Waxaa loogu bishaaraynayaa dadweynaha Somaliyeed ee xoriyadda iyo midnimada jecel in 28ka Bisha April lagu qaban doono dalka Germany bandhig-faneed ay u soo wado abwaanadda […]

Maamuladii dagmooyinka oo la’isugu keenay xerada TTI ee macalimiinta lagu tababaro iyo wafti QM ka socoda oo tagay Jigjiga

Maamuladii dagmooyinka oo la’isugu keenay xerada TTI ee macalimiinta lagu tababaro iyo wafti QM ka socoda oo tagay Jigjiga

Waxa kusugan Ogadeniya wafti heer caalami ah oo isugu jiray, haya’daha Qaramada Midoobay, iyo saraakiil kasocday wadamada Deeqaha bixiya ee ku bahoobay G8. Dirsta waftidan ayaa ka dabaysay kadib markii […]

CWXO oo xangay iyo adeega ku gubay baabuur cadawgu leeyahay, goobo kalena ku weeraray

CWXO oo xangay iyo adeega ku gubay baabuur cadawgu leeyahay, goobo kalena ku weeraray

CWXO ayaa kamiin iyo dabino kale duwan  oo uu ugu talagalay inuu ku naafeeyo isgaadhsiinta dhulka ee cadawga ka galay wadada isku xidha Qoraxay iyo Jarar […]

Ogeysiis: shiwrweynihi Jaaliyaadka Ogadeniya ee Pacific oo lagu qabanayo Perth Australiya

Ogeysiis: shiwrweynihi Jaaliyaadka Ogadeniya ee Pacific oo lagu qabanayo Perth Australiya

Shirweynihii Jaaliyada Ogadeniya ee Pacific oo lagu qabanayo Magalada weyn ee Perth, Australiya. Shirkan ayaa waxa loogu baaqaya inay kasoo qeyb galaan shacabweynaha Somalida Ogadeniya […]

Cutubyada Duufaan ee Ciidanka ONLF oo Howlgalo lagujabiyay Woyanaha ka geystay Dhagaxbuur

Cutubyada Duufaan ee Ciidanka ONLF oo Howlgalo lagujabiyay Woyanaha ka geystay Dhagaxbuur

Ciidanka JWXO/ONLF  oo dagaalo joogto ah la gala cadawga  ayaa maalmihii u danbeeyay wacdaro ka muujiyay  magaalooyinka waawayn  ee ogaadeenya, iyo meelo kale oo ka tirsan dalka hadaba cutub […]

Ogeysiis: Shirweynihii Jaaliyadaha Ogadeniya ee Caalamka Sanadka 2012

Ogeysiis: Shirweynihii Jaaliyadaha Ogadeniya ee Caalamka Sanadka 2012

Magaalada Toronto ee wadanka Kanada (Canada) ayaa sanadkan marti galisay shirweynihii jaaliyadaha Ogadeniya ee aduunka oo sanad kasta goob lagu qabto. Shirkan ayaa abaabul xoogan […]

ARDUF PRESS RELEASE – No Training Camps were targeted and our struggle continues

ARDUF PRESS RELEASE – No Training Camps were targeted and our struggle continues

ARDUF does not have any training camps in the neighbouring State of Eritrea to be targeted. It does not receive any military training and support […]

Ethnic cleansing of Amharas in southern Ethiopia (shocking photo)

Ethnic cleansing of Amharas in southern Ethiopia (shocking photo)

Ethiopian Review – The least one can do is to stop referring to this criminal organization as “Ethiopian government,” and the fascist dictator as “Ethiopian […]

Ciidanka ONLF oo Markale Gudaha Magaalada Dhagaxbuur kuqabtay Kulamo

Ciidanka ONLF oo Markale Gudaha Magaalada Dhagaxbuur kuqabtay Kulamo

Sidii aan idiinku soo gudbinay wararkii  hore,waxay ciidamada qaybta Duufaan abaabul isdaba joog ah ka sameeyeen gudaha maagalada Dhagaxbuur habeenadii   21,22,23,  bishan March,sidoo kale waxaa iyana ka dhacay baadhitaan […]

johanesburg shirkii faraca iyo doorasho maamulcusub sanadakan 2012

johanesburg shirkii  faraca iyo doorasho  maamulcusub sanadakan  2012

Shirka oo ku bilowday jawi aad u wanaagsan ooy ka muuqato farxad iyo qiiro wada jira ayaa lagu furay wacddi diini ah  oo qiima badan. Sheekha […]

Ogeysiis: Xaflada Ogaden Woman Day Magalada Manchester 31 March 2012

Ogeysiis: Xaflada Ogaden Woman Day Magalada Manchester 31 March 2012

Ururka OYSU Manchester ayaa Maalinta Haweenka Ogadeniya munaasabad loogu talo galay kusooo bandhigaya magaalada Manchester ee cariga Ingiriiska. Xafladan ayaa ururka Dhalinyarada OYSU UK oo […]

Gabdho Lagu Xidhay Ceelka Bulaale iyo Sagag oo shacab kale laga qafaashay

Gabdho Lagu Xidhay Ceelka Bulaale iyo Sagag oo shacab kale laga qafaashay

Dalka ogaadeenya oo ay dad badan u yaqaanaan xabsigii gudaha balaadhnaa,taas oo looga jeedo in ay joogto uga dhacaan xidhxidh baahsan oo aan loo kala […]

ONLF oo Dagaal ku qaaday Fadhisimaha Gumeysiga Qabribayax iyo goobokale

ONLF oo Dagaal ku qaaday Fadhisimaha Gumeysiga Qabribayax iyo goobokale

5 howldaggaal oo lagu fuliyay xeryaha ciidanka Qabribayax iyo garigo’an oo ciidamada gumeysiga lagu jabiyay. Daggaaladan ay ciidamada JWXO bishan gudaheeda ka fuliyeen goobo badan […]

Maxaa loo soo dhiibay kooxdii ka tagtay SilentCry ee ku biirey SC

Maxaa loo soo dhiibay kooxdii ka tagtay SilentCry ee ku biirey SC

Shacabkii halgan gobanimadoon ku jira waa inuu ogyahay taariikhda shucuubtii soo halgantay suu u fahmo brobagaanda gumaysiga iyo waxa saldhiga u ah. Hadaad baadhitaan ku […]

Ethiopia – the Land where the Rule of the Jungle Prevails over the Rule of Law. Written by Dan Eyob

Ethiopia – the Land where the Rule of the Jungle Prevails over the Rule of Law. Written by Dan Eyob

In the 1980s, the Dergue used to refer to the TPLF as bandits; however, the Ethiopian people in Tigray, referred to the TPLF as freedom […]

Gudoomiyaha HAAB oo lagu soo dhaweeyay shirka jaaliyadda Kansas

Gudoomiyaha HAAB oo lagu soo dhaweeyay shirka jaaliyadda Kansas

Hogaanka abaabulka iyo arrimaha bulshada ee JWXO (HAAB) Mudane Maxamed Cabdi Yaassin iyo wafti uu hogaaminayo ayaa maanta shir hawleed layeeshay jaaliyada Ogaadeeniya ee ku […]

Odeyaal iyo waxkagarad lagu xidh xidhay Magaalada Awaare

Odeyaal iyo waxkagarad lagu xidh xidhay Magaalada Awaare

19 March  2012  waxay ciidamada wayaanuhu weerar ku qaadeen guryo ay daggan yihiin qaar ka mid ah Odayaasha magaalada Awaare , falkaas waxshinimada ah ee lagu argagax […]

Gudoomiyaha Hogaanka Arimaha Bulshada oo kulan la qaatay xubnaha jaaliyadda Nebraska

Gudoomiyaha Hogaanka Arimaha Bulshada oo kulan la qaatay xubnaha jaaliyadda Nebraska

Waxaa maanta oo ay taariikhdu tahay 03/24/2012 waxaa shir isugu yimid xubnaha maamulka jaaliyada Ogaadeeniya ee gobolka Nebraska kuwaas oo kakala yimid dhamaan degmooyink uu […]

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay