Archive for: March, 2012

Shirkii xubnaha Jaaliyadda Norway oo Guul ku dhamaaday

Shirkii xubnaha Jaaliyadda Norway oo Guul ku dhamaaday

Oslo- Waxaa xafiiska Jaaliyadda Somalida Ogadeenya ee dalka Norway, galabta lagu soo gaba-gabeeyey shirkii xubnaha Jaaliyadda Soomaalida Ogadenya oo bishiiba hal mar la qabto. Kulankan […]

 
 

DUUD-CIID OO LAGU GUBAY BAABUUR UU LEEYAHAY CADAWGU

DUUD-CIID OO LAGU GUBAY BAABUUR UU LEEYAHAY CADAWGU

24/3/12 Kamiin loo galay kolanyo gaadiid oo maraysay  deegaanka Duudciid ee duleadka magaalada Qabri-dahar ayaa waxaa halkaa lagaga gubay ciidankii cadaewga  hal Baabuur oo kuwa ciidamada qaada […]

 
 

Hogaanka Arimaha Dibadda oo ka dagay Sydney

Hogaanka Arimaha Dibadda oo ka dagay Sydney

Waxaa shalay gagida diyaaradaha ee caalamiga ah ee magaaladaSydneykasoo degay Madaxa Hogaanka Arimaha Dibada ee ONLF mudane C/raxmaan Maadeey. Halgame C/raxmaan oo maalmahan socdaal hawleed […]

 
 

Bulaale oo Gabadh Lagu Kufsaday iyo Xidhay badan iyo dhac ay geysteen Cadowgu.

Bulaale oo Gabadh Lagu Kufsaday iyo Xidhay badan iyo dhac ay geysteen Cadowgu.

waxaa jira dad ay waxyeelo ka soo gaadhay falal argagixiso oo ay kula kaceen ciidamada cadawgu deegaamo ka tirsan dhulka ogaadeenya ,dhibaatooyinkan ayaa isugu jira […]

 
 

Ururkii TPLF wuxuu noqday xisbi qoys leeyahay – Seeye Abraha

Ururkii TPLF wuxuu noqday xisbi qoys leeyahay – Seeye Abraha

Atlanta (Gerogia):- Seeye Abraha oo ahaa wasiirkii horee Gaashaan-dhiga Itobiya isla markaana xubin sare ka ahaa ururka TPLF ayaa shir uu ku qabtay magaalada Atlanta […]

 
 

Magaalada Qabri-dahar oo xalay laga fuliyay hawlgal khasaare laxaadleh lagu gaadhsiiyay gumaysiga

Magaalada Qabri-dahar oo xalay laga fuliyay hawlgal khasaare laxaadleh lagu gaadhsiiyay gumaysiga

Habeenkii xalay oo ay taariikhdu ahayd  24/3/12 Hawlagal si gaara loo qorsheeyay oo loogu talagalay in gacanta lagu soo dhigo qaar ka mid ah cadawga halganka ayaa […]

 
 

Colonel Abdullahi Yusuf Ahmed: Waiting for History’s Rehabilitation – BY Muktar M. Omer

Colonel Abdullahi Yusuf Ahmed: Waiting for History’s Rehabilitation – BY Muktar M. Omer

There is one fact that even his detractors cannot hide. This was the only Somali politician who the Ethiopians did not dare to push around […]

 
 

Ciidanka cadawga ee xeryaha Dhagaxbur ku sugan oo mir joogto ah ay ku socoto

Ciidanka cadawga ee xeryaha Dhagaxbur ku sugan oo mir joogto ah ay ku socoto

Weerar mir ah oo si joogta ah loogu qaaday 21, 22, iyo 23kii bishan March 2012 xeryaha ay ciidamada cadawgu ka daggan yihiin magaalada Dhagaxbuur caasimada […]

 
 

36 qof oo Magalada Godey lagu xidhay iyo Xaalada Addis Ababa oo kacsan.

36 qof oo Magalada Godey lagu xidhay iyo Xaalada Addis Ababa oo kacsan.

*Macalimiinta Addis Ababa oo Shaqo Joojin Sameyay. *Godey oo dad badan lagu xidhay dhowaan. Godey: Dad dhawaanaha ku xidhxidhnaa magaalada goday una badnaa dhalinyaro  oo ay […]

 
 

Tababar maamul oo usoo dhamaaday Hoggaaminta Ciidanka JWXO.

Tababar maamul oo usoo dhamaaday Hoggaaminta Ciidanka JWXO.

Tababar maamul{hogaamin} oo socday mudo toban maalmood ah oo lagu baranayay qaybaha kala duwan ee hogaaminta ciidanka  ayaa loosoo  gabagabeeyay  madaxda ciidanka ee qaybta Birjeex  ee jwxo Koorsadan gaaban […]

 
 

Ciidamada Gumeysiga oo Birqod, Hog dugaag Degaanka Doollo kufsi ugu geystay haween tiro badan iyo Tacdiyadi ugu danbeyay.

Ciidamada Gumeysiga oo Birqod, Hog dugaag Degaanka Doollo kufsi ugu geystay haween tiro badan iyo Tacdiyadi ugu danbeyay.

Waxaa jira dhibaatooyin soo gaadhay  dadka shacabka ah. Oo ay gaysteen ciidamada  arxandarada ku caanbaxay  ee  Gumeysiga ah. Dhibaatooyinkan oo isugu jira xadhig , jidhdil, […]

 
 

Saxafiyiinta Qorahay Media oo shir-saxafadeed ku qabtay Nairobi

Saxafiyiinta Qorahay Media oo shir-saxafadeed ku qabtay Nairobi

Sida la wada og yahay waxay saxaafadu gaar ahaan midda Somaaliyeed, maalmihii ugu dambeeyay si buun buunin ah uga hadlaysay arimo ku saabsan in shacabka […]

 
 

Wareysiyo xiiso badan oo lagaso diyaariyay Shirweynihi JOKA hooskadaawo

Wareysiyo xiiso badan oo lagaso diyaariyay Shirweynihi JOKA hooskadaawo

Bahda warfaafinta ayaa wareysi Xiiso badan kasoo qaaday Xubnihi kasoo qeyb galay Shirka JOKA oo kawaramaya dhibaatada Ogadeniya. Sida Xasuuqa iyo Dilka iyo Kufsiga hoos […]

 
 

Ninkii noolow maxaa aragti kuu laaban – Maantana ma Itobiyanimada iibsadaa!! By Xaji Maxamad

Ninkii noolow maxaa aragti kuu laaban – Maantana ma Itobiyanimada iibsadaa!! By Xaji Maxamad

Waxaa  mudooyinkan  danbe aduunka ku soo biiray qisooyin lalayaabo, iyo hadalo lalayabo iyo dhaqamo cusub. Waxaa ka mid ah oo shacabka  S.Ogaadeeniya ay is waydiinayaan oy […]

 
 

Ciidanka Wadnaiga Xoreynta Ogadenya (CWXO) oo dagaalo uu la galay cadawga ku gaadhsiiyay khasaare laxaadleh.

Ciidanka Wadnaiga Xoreynta Ogadenya (CWXO) oo dagaalo uu la galay cadawga ku gaadhsiiyay  khasaare laxaadleh.

Xarunta dhexe ee JWXO warbixintii ugu dambaysay ee wakaaladda ONA ay soo gaadhsiiyaan ayay ku sheegeen in weeraro uu Ciidanka Waddaniga Xorayntta  Ogaadeenya ku qaaday  […]

 
 

Hawl-wadeenka jaaliyadda Perth/Australia iyo HAD oo kulan hawleed isugu yimid

Hawl-wadeenka jaaliyadda Perth/Australia iyo HAD oo kulan hawleed isugu yimid

  Waxaa kulan aad u heer sareeya isugu yimid taariikhdu shalay oy taariikhdu ahayd 21/03/12 hawlwadeenada jaaliyada S.Ogadenia ee galbeekaAustraliamagaladaPerth, kulankaasoo marti sharaf uu ugu […]

 
 

Filim: ONLF waxay ku dagaalamayso waa dhiig Somaliyeed- Cabdiraxmaan Mahdi oo ku sugan Australiya

Filim: ONLF waxay ku dagaalamayso waa dhiig Somaliyeed- Cabdiraxmaan Mahdi oo ku sugan Australiya

Filimkan hoose ka daawo qudbad kamid ah socdaalki Hoggaanka Arrimaha Dibada ONLF Dr Cabdirahman mahdi (Maaday) oo shirar isdaba joog ah ku qabtay wadanka Australiya. […]

 
 

Hoggaanka arrimaha Dibada JWXO oo Kulamo la qaatay Odeyaasha Somalida Ogadeniya ee Perth

Hoggaanka arrimaha Dibada JWXO oo Kulamo la qaatay Odeyaasha Somalida Ogadeniya ee Perth

Shirarkii uu hogaanka arimaha dibada jabhada wadaniga  xoraynta Ogadenia uu layeelanayay jaaliyada kudhaqan magaalada Perth ee galbeedka australia oo wali meesheedii kasii socda ayaa maanta oo […]

 
 

Shirweynihii JOKA oo Guul ku dhamaaday Sawiradiisi halkan ka daawo iyo Gabay

Shirweynihii JOKA oo Guul ku dhamaaday Sawiradiisi halkan ka daawo iyo Gabay

Gabaygii Abwaan Khadar Colaad iyo Sawiradi shirkii Weynaa ee JOKA qeybo kamid ah. Shiweynihi JOKA, Gabadh yar oo Calanka Ogadeniya Lulaysa. Shirkan ayaa caruur aad […]

 
 

Sawiro Kulanki Jaaliyada Ogadeniya ee Denmark iyo Sheekh Nuur Ugaas Gaata

Sawiro  Kulanki Jaaliyada Ogadeniya ee Denmark iyo Sheekh Nuur Ugaas Gaata

18/03/2012, waxaa shir baaladhan oo siwanaagsan loosoo agaasimay laguqabtay xafiiska Jaaliyada Somalida Ogadenya ee wadanka Denmark ee kuyaala caasimada Copenhagen. Shirkan ooy kasoo qaybgaleen dad […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay