Archive for: March, 2012

Resolve Ogaden Coalition Condemns Gashamo Massacre

Resolve Ogaden Coalition Condemns Gashamo Massacre

Immediate Press Release Tuesday, March 20, 2012 Resolve Ogaden Coalition condemns the ruthless genocidal campaign the Ethiopian regime and its sponsored militias are committing throughout […]

 
 

Gudoomiyaha JWXO oo cambaareeyay faldambiyeedka gumaysiga Itobiya

Gudoomiyaha JWXO oo cambaareeyay faldambiyeedka gumaysiga Itobiya

Waxaa bilihii ugu dambeeyay ay xasuuq baahsan ku hayeen maxaysatada ay Itobiya hubaysay ee loo yaqaano Liyu Boliska ama Hawaarin dad shacab ah oon waxba […]

 
 

Faarax Macalin waa nin mabda’a leh oon ka waabanin xaqqa

Faarax Macalin waa nin mabda’a leh oon ka waabanin xaqqa

Mudane Farax Macallin oo ah Ku-Xigeenka Afhayeenka Baarlamaanka dalka Kenya, wuxuu caan ku yaahay inuusan xaqqa uga waabanin masaalixdiisa shaqsiga ah. Waxaa la odhan karaa […]

 
 

Mudane Faarax Macalin – Somalida Ogadenia waxay u dagaalamayaan xoriyadooda siday ugu soo dagaalameen madawga Koonfur Afrika (Filim)

Mudane Faarax Macalin – Somalida Ogadenia waxay u dagaalamayaan xoriyadooda siday ugu soo dagaalameen madawga Koonfur Afrika (Filim)

Afahayeenka Baarlamanka Kenya Faarax Macalin ayaa Ethiopia ku sheegay inay aheyd Gumeysi sidoo kale eegana tahay mida Geeska Afrika ku gal-galatay ee Awooda Sheeganaysa. (hoosta […]

 
 

Hon. Farah Moallim – The Ogadenians are fighting for Indepedence the same way the South African blacks fought

Hon. Farah Moallim – The Ogadenians are fighting for Indepedence the same way the South African blacks fought

Kenyan Deputy speaker Hon. Farah Moallim in his interview with K24TV reporter Mr. Jeff Koingange declared the Historic fact that Ethiopia was a colonial power […]

 
 

Hogaanka Arimaha Dibadda oo ka qaybgalay Shir balaadhan oo lagu qabtay Perth/Australia

Hogaanka Arimaha Dibadda oo ka qaybgalay Shir balaadhan oo lagu qabtay Perth/Australia

Shir aad loo soo agaasimay oo mudoba laga shintirinayay ayaa lagu qabtay maanta oo ay taariikhdu tahay 18/03/12 galbeedka Australia, Magalada Perth. Shirkaas oo uu […]

 
 

Shir lagu xusayo – Maalinta Xasuuqa Ogadenya – oo ka dhacay dalka Norway

Shir lagu xusayo – Maalinta Xasuuqa Ogadenya – oo ka dhacay dalka Norway

Norway- Waxaa xalay fiidkii magaaladda Oslo lagu qabtay munaasabad aad u balaadhan oo lagu xusayey maalinta xasuuqa Ogadenya (Ogaden Massacre Day). Xuska maalintan oo ay soo […]

 
 

Filimaan: Dhaqdhaqaaqa Jaaliyadaha Ogadeniya- South Afrika iyo Norwey

Filimaan: Dhaqdhaqaaqa Jaaliyadaha Ogadeniya- South Afrika iyo Norwey

Jaaliyadaha Somalida Ogadeniya ayaa ku jira abaabul iyo dhaqdhaqaaq xoogan oo ay ku raadinayaan xoriyadooda dadkooda iyo dhulkooda hooyo, si gumeysiga Abbysiniya looga kiciyo Ogadeniya […]

 
 

Maalinta Haweenka Ogadeniya oo si Caalami ah loogu qabtay Melbourne

Maalinta Haweenka Ogadeniya oo si Caalami ah loogu qabtay Melbourne

 Ururka OYSU ee Melbourne si caalami ah u soo bandhigeyn xuskii Maalintii haweenka Ogadenia. Xaflad aad u heersareysa oo loogumagac daray Xuska Maalinta Haweenka Ogadeniya […]

 
 

Hoggaanka Arrimaha Dibada ee ONLF oo kulan la yeeshay Ururada Bulshada Perth, Australia

Hoggaanka Arrimaha Dibada ee ONLF oo kulan la yeeshay Ururada Bulshada Perth, Australia

Cabdiraxmaan Sh Mahdi Hoggaanka HAD oo Socdaal hawleed ku maraya wadanka Australiya ayaa kulan la yeeshay ururka dhalinta OYSU Perth, kulankaas oo kadhacay magalada Perth ee […]

 
 

Maalinta Haweenka Ogaadeeniya oo si fiican looga xusay Nairobi

Maalinta Haweenka Ogaadeeniya oo si fiican looga xusay Nairobi

Ururka Midawga Dhalinyarada iyo Ardayda Ogaadeeniya (OYSU) ee Dalka Kenya ayaa waxay soo qaban qaabiyeen munaasabada 17,March 2012 taas oo loogu talo galay xusuusinta doorka […]

 
 

Mr. MW Kelani iyo Gabay kamid ah Shirkii JOKA Daawo

Mr. MW Kelani iyo Gabay kamid ah Shirkii JOKA Daawo

Boqolaal qof oy ku jiraan South African oo ka qayb galay – Calanka Ogadenia iyo midka South Africa oo noqday astaanta Shirka. Shirkan oo ah […]

 
 

Ogeysiis: We Can Stop Zenawi, to Stop The Genocide in Ogaden- OYSU Dallas march 30 2012

Ogeysiis: We Can Stop Zenawi, to Stop The Genocide in Ogaden- OYSU Dallas march 30 2012

Jaaliyada Wadanka USA ee Dallas Waxa la ogeysiinaya In Lagu soo bandhigi Doono Barnaamijka Silent Cry 2 oo OYSU Dallas soo aggaasimeen. Waxaana kulankan uu […]

 
 

Gud. HAD mudane Cabdiraxman Madey oo ka dagay garoonka Perth

Gud. HAD mudane Cabdiraxman Madey oo ka dagay garoonka Perth

Madaxa Hogaanka Arimaha Dibada ee Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia ayaa habiinkii xalay ahaa oo taariikhduna kubeegneed 15/03/12 soo caga dhigtay garoonka diyaaradaha magaalda Perth ee […]

 
 

Shirweynihi JOKA oo Maalinki 2aad galay iyo Qiimeynti waxqabadka Jaaliyada oo Socota.

Shirweynihi JOKA oo Maalinki 2aad galay iyo Qiimeynti waxqabadka Jaaliyada oo Socota.

Shirka  ayaa  saaka  dib  ufurmay  abaarihii  10 subxanimo sidii  caadiga  ahaa  waxaa  lagu furay aaayado Qur’aan ah  waxaana saaka laga warbixiyay xidhiidhka  rasmiga ah ee […]

 
 

Shirweynihi JOKA South Afrika oo Maanta Furmay, Madax, Siyasiyin iyo Hayado Bulsho oo South Afrikan ah oo kaso qeybgalay furitaanki.

Shirweynihi JOKA South Afrika oo Maanta Furmay, Madax, Siyasiyin iyo Hayado Bulsho oo South Afrikan ah oo kaso qeybgalay furitaanki.

Khamiis 15.3.2012:  Wadanka South Afrika waxaa Maanta ka furmay shirweynihi Jaaliyadaha  somalida  ogadeniya  ee  South Afrika  (JOKA ). Shirkanoo socon  doona mudo 3 maalmood  ah. Shirka  […]

 
 

Deegaanka Jarareed Dhagaxbuur, gunagado iyo Abaaqorow iyo Fiiq oo jidh dil iyo xidhay dad badan loogu geystay.

Deegaanka Jarareed Dhagaxbuur, gunagado iyo Abaaqorow iyo Fiiq oo jidh dil iyo xidhay dad badan loogu geystay.

Waxa gumeysiga Ethiopia uu shacabka Ogadeniya soo gaadhsiyay xasuuq iyo tacadiyo badan iyaga oo Gunagado iyo deegaanada ka ag dhow ka geystay Xasuuq iyo Baro […]

 
 

Ciidanka JWXO oo weeraro uu ku qaaday cadawga ku gaadhsiiyay khasaare dhimasho iyo dhawaacba leh.

Ciidanka JWXO oo weeraro uu ku qaaday cadawga ku gaadhsiiyay khasaare dhimasho iyo dhawaacba leh.

Weerarada uu Ciidanka Waddaniga Xoraynta Ogaadeenya ku qaaday fadhiisimooyin kala duwan oo uu cadawgu ku leeyahay dalka Ogaadeenya ayaa wuxuu cadawga ku gaadhsiiyay khasaare laxaad leh […]

 
 

Jaaliyada Ogaadeenia ee Germany oo Shirkii sanadlaha ahaa ku qabatey Magaalada Offenbach/Frankfurt.

Jaaliyada Ogaadeenia ee Germany oo Shirkii sanadlaha ahaa ku qabatey Magaalada Offenbach/Frankfurt.

Jaaliyada Ogaadeeniya ee dalka Germany ayaa Shirkoodee sanadlaha ahaa ku qabatey Magaalada Offenbach/Frankafurt, Shirkaas oy Hogaaminayeen Maamulka Jaaliyada iyo Ururka Dhalinyarada Ogaadeeniya fariciisa Germany OYSU-Germany ayaa looga […]

 
 

Daawo Istahil oo Qudbad aad u xiiso badan kasoo jeedisay Shirki Gothenburg

Daawo Istahil oo Qudbad aad u xiiso badan kasoo jeedisay Shirki Gothenburg

Shirkii Gothenburg ay jaaliyadaha Scandenivianku isugu yimaden qudbad kamid ah halkan hoose ka daawo oo kaalinta halganka Ogadenya looga xog bixinayo iyo haweenka Somalida Ogadeniya.

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay