Archive for: March, 2012

Jaaliyadaha S.Ogadenya oo bilaabay xog ururin muhiim ah

Jaaliyadaha S.Ogadenya oo bilaabay xog ururin muhiim ah

Shantii sanee ugu dambaysay wuxuu gumaysiga Itobiya ku hawlanaa inuu jaaliyadaha S.Ogadenya ka dhex helo xubno la shaqeeya safaaradahooda oo jaaliyadda u soo basaasa. Maamulada […]

 
 

Shir lagu xusayo -Maalinta Xasuuqa Ogadenya- oo ka dhici doona dalka Norway

Shir lagu xusayo -Maalinta Xasuuqa Ogadenya- oo ka dhici doona dalka Norway

Shir aad u balaadhan oo lagu martiqaaday wufuud kala duwan oo caalami ah ayaa maalinta Axadda ee 17ka Bishan Marso lagu qaban doonaa dalka Norway. […]

 
 

Dad yar oo Danish ah ayaa Maqlay Dhulka Ogadeniya, Arrinkaas Way isbadashay oo waxa badalay Ururka OYSU Denmark

Dad yar oo Danish ah ayaa Maqlay Dhulka Ogadeniya, Arrinkaas Way isbadashay oo waxa badalay Ururka OYSU Denmark

Wargeyska Vollsmose ee kasoo baxa wadanka Denmark oo kahadlay Shirkii Xasuuqa Ogadeniya ee lagu qabtay wadanka Denmark. Hadaba wargeyska oo afka Danishka kusoo baxa ayaa […]

 
 

Gabriile oo lagu kufsaday 16 dumar ah hal maalin iyo Tacadiyadi Kale ee Degaanka oo Xidhay iyo dilal isugujira.

Gabriile oo lagu kufsaday 16 dumar ah  hal maalin iyo Tacadiyadi Kale ee Degaanka oo Xidhay iyo dilal isugujira.

Ka dib markii lagu jabiyay  ciidamada cadawga goobihii hardanka dagaalka isla markaana  ay la soo hoyden guul daro iyo moral jab ,ayay sidii caadad ahayd waxay  gumaad noocyo […]

 
 

Gabdhaha Ogadenya waa laf-dhabarta halganka gobanimadoon iyo Aasaaska Qoyska Soomaliyeed.

Gabdhaha Ogadenya waa laf-dhabarta halganka gobanimadoon iyo Aasaaska Qoyska Soomaliyeed.

  Waxaa caalamka laga xusay maalinta loogu magacdaray –Maalinta Caalamiga ee Haweenka International Women’s Day-  oo ku beegan 8da Maarso. Maalintaasoo la xuso doorka ay […]

 
 

Shirkii Gudida Dhexe ee JOKA & Golaha Kaadirka oo dhamaday iyo martida Shirweynaha JOKA oo Uitenehage kuso qulqulaya

Shirkii Gudida Dhexe ee JOKA & Golaha Kaadirka oo dhamaday iyo martida Shirweynaha JOKA oo Uitenehage kuso qulqulaya

Iyadoo 3 maalmood uun kahadhsantahay furitaanka shirwaynihii jaliyada JOKA ayaa manta waxaa lagudagalay shirarkii hordhaca ahaa ee loogu gogol xaadhayay shirwaynaha. Waxaana manta soogagabagaboobay kulan muhiim ahaa […]

 
 

‘Restrictive’ laws cripple Ethiopia’

‘Restrictive’ laws cripple Ethiopia’

A ‘restrictive’ law in Ethiopia is severely crippling rights groups, according to an Amnesty International report. The rights watchdog said the law, which it called […]

 
 

Ciidamada gumaysatada Ethiopia oo lagaga dilay dagaaladii ugu dambeeyay ciidan farabadan

Ciidamada gumaysatada Ethiopia oo lagaga dilay dagaaladii ugu dambeeyay ciidan farabadan

 Weeraro ay qaadeen Ciidanka Wadaniga Xoreynta Ogadenya intii u dhaxay 25/2/12 iyo 11/3/12 ayaa cadawga loogu gaystay khaasre lixaad leh. Warbixintan oo Xarunta Dhexe ee jabhadda […]

 
 

ORC – Ogaden refugees abused 1996-2011

ORC – Ogaden refugees abused 1996-2011

Since armed conflict erupted in Ogaden between ONLF fighters and EPRDF forces in 1994 after the latter failed to implement rights for self-determination, large numbers […]

 
 

Jaaliyadda Sacuudi Caraabiya oo soo gabagabeeyay shirar u socday

Jaaliyadda Sacuudi Caraabiya oo soo gabagabeeyay shirar u socday

Waxaa maalmihii la soo dhaafay ay shirar is dabajoog ah u socdeen jaaliyada Sacuudi Carabaya faraca Dammaam. Shirarkaa ayay jaaliyadda u qabatay bulshada qaybaheeda kala […]

 
 

Filim: Ugaas Gama’diid oo kahadlaya Halganka gobanimadoon ee Ogadeniya iyo dhqan xumada gumeysiga

Filim: Ugaas Gama’diid oo kahadlaya Halganka gobanimadoon ee Ogadeniya iyo dhqan xumada gumeysiga

Ugaas Gama diid oo ah Odeyaasha caanka ah ee Somalida Ogadeniya kana soo qaybqaatay halgankii WSLF ee 1977 iyo dadaalo badan oo lagu raadinayo sidii […]

 
 

Waxaan Ahay Daljire Difaacayo Wadanko, Gumeysiga la dirira: Hees wadani ah dhalinta OYSU Norwey daawo filimkan:

Waxaan Ahay Daljire Difaacayo Wadanko, Gumeysiga la dirira: Hees wadani ah dhalinta OYSU Norwey daawo filimkan:

Dadkaygiiyow kaca, hala galo dagaalada, hala bixiyo duunyada, dalku wuu xoroobiye waa ereyo kamid ah heesti OYSU Norwey Filimkan hoose ku daawo Heesti dhalinta OYSU […]

 
 

Ogaden: Drought and lies, tales from the ‘ghost’ region

Ogaden: Drought and lies, tales from the ‘ghost’ region

reliefWeb – “The Ogaden is a ghost, a black hole that no one writes and no one speaks about. The pro-government militias have been committing […]

 
 

UNIVERSAL TV: A PAY-PHONE By Mahado Sh. Dahir

UNIVERSAL TV: A PAY-PHONE By Mahado Sh. Dahir

The One Cartoon Amin Amir Cannot Draw It is confirmed. Kinship matters, even to the genius. And the one thing Amin Amir, for all his […]

 
 

Dayniile – TV-ga UNIVERSAL OO XALAY NOQDAY TV-ga ITOOBIYA.

Dayniile – TV-ga UNIVERSAL OO XALAY NOQDAY TV-ga ITOOBIYA.

Shabakadda Dayniile ayaa maqaalkan ka qortay habdhaqanka TV-ga Unv. oo waa hore ay arkeen umadda Somaliyeed inuu mulkiilaha leh yahay shaqsi aanay ku jirin dareen […]

 
 

Maxamuud Daaweeye Gudomiyahii hore ee Degmada Garbo oo loo taxaabay Jeel Ogaden. iyo Faahfahin Xasuqi Xidhyare.

Maxamuud Daaweeye Gudomiyahii hore ee Degmada Garbo oo loo taxaabay Jeel Ogaden. iyo Faahfahin Xasuqi Xidhyare.

Xafiiska ONA Jigjiga: Warar naga soo garayo gudaha Ogadenia oo na soo gaarsiyay wariyiha uga soo waramo ogadenia ONA ayaa waxa uu noo shagay in […]

 
 

ONLF sends Condolences to the Donald Payne family and American people on behalf of the Ogaden people.

ONLF sends Condolences to the Donald Payne family and American people on behalf of the Ogaden people.

The family, colleagues, the USA congress, the American people and all those supported by Congress Man Donald ONLF and the Ogaden people are  deeply saddened […]

 
 

Donald Payne Saxiibkii Qaali ahaa ee Qadiyada Ogadeniya oo ku geeriyoday Maanta New jersey

Donald Payne Saxiibkii Qaali ahaa ee Qadiyada Ogadeniya oo ku geeriyoday Maanta New jersey

Donald Payne oo  ah Congress manka kaliya uguna horeeyay ee Afrikan-Amerikan ah (New Jersey) ayaa ku geeriyoday hospital ku yaala Livingston isaga oo u dhintay […]

 
 

Jaaliyada Finland oo Kulankii 3-dex Bilood laha ahaa isugu timid caasimada Helisinki, Finland

Jaaliyada Finland oo Kulankii 3-dex Bilood laha ahaa isugu timid caasimada Helisinki, Finland

   Waxaa xafiiska jaaliyada Finland ka dhacay shir si heersare ah loosoo agaasimay ay isugu yimaadeen xubnaha jaaliyada Soomaalida Ogadeniya ee dalkan finland kasoo looga […]

 
 

Jaaliyada Ogadeniya ee South Afrika oo ugu baaqaysa shirweynihii sanadka taariikhda 15/03/2012

Jaaliyada Ogadeniya ee South Afrika oo ugu baaqaysa shirweynihii sanadka taariikhda 15/03/2012

 OGAYSIIS – JAALIYADA OGADENIYA EE  KONFUR AFRIKA JOKA Xafiiska  jaaliyada Ogadeniya (JOKA) wuxuu ogaysiinayaa dhamaan xubnaha jaaliyada ee  guud ahaan wadanka Koonfur Afrika in uu fooda inagu soo […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay