Archive for: March, 2012

Meles wuxuu ka faa’idaysanayaa jahliga Somalida – dhicii London

Meles wuxuu ka faa’idaysanayaa jahliga Somalida – dhicii London

Mashruucan looga ururinyo lacagta Somalida dagan London iyo UK oo loogu magacdaray maalgashiga Biya-Xidheenka Itobiya wuxuu si dhab u muujinayaa sida uu  dhiigyacabka Itobiya Meles u […]

Shir guul ku soo dhamaaday ayaa Xarunta Dhexee JWXO ka socday

Shir guul ku soo dhamaaday ayaa Xarunta Dhexee JWXO ka socday

Faahfaahin dheeraad ah – Waxaa si habsami ah loo soo gabagabeeyay shir howleed lagu qabtay X/Dhexe ee JWXO. Shirkaas oo ay ka soo qaybgaleen dhammaan, Xubnaha […]

Banaanbaxii London Filimkan ku daawo: Fadeexadi Gumeysiga iyo doorka Wadaniyiinta Ogadeniya ee UK

Banaanbaxii London Filimkan ku daawo: Fadeexadi Gumeysiga iyo doorka Wadaniyiinta Ogadeniya ee UK

Fiilmki banaanbaxa Hoos Ka daawo: Fadeexadi ka raacday Gumeysiga Safaarada gumeysiga ee london. Waxaa lagu xasuusta qabow badan iyo roob iyada oo da’ayo in Wadaniyiinta […]

Tacadiyo isugujira dil, xidhay, iyo boob hantiyeed oo ciidamada Gumeysigu ka geysteen dhulka Somalida Ogadeniya.

Tacadiyo isugujira dil, xidhay, iyo boob hantiyeed oo ciidamada Gumeysigu ka geysteen dhulka Somalida Ogadeniya.

Waxaa kor u kacay bilihii ugu danbeeyay dilka, xidhayga iyo tacidayada kale ee isugu jira kufsiga boobka loo geysanayo maatida shacabka Somalida Ogadeniya. Waxaana halkan […]

Dagaalo aan faah faahin ka helnay oo dhexmaray Ciidmada JWXO iyo Kuwa gumeysiga oo dhacay dhamaadkii bishi Febraayo.

Dagaalo aan faah faahin ka helnay oo dhexmaray Ciidmada JWXO iyo Kuwa gumeysiga oo dhacay dhamaadkii bishi Febraayo.

Waxa naso gaadhay faahfaahinta daggaalo dhexmaray ciidamada JWXO iyo kuwa gumeysiga Ethiopia. daggaaladan ayaa marka ay dhacaan waxa ONA isku daydaa in isku dhac kasta […]

Jaaliyada Ogadeniya ee Melbourne oo qabatay Shir uu kaqeyb Galay Hogaanka HAB Cabdiraxmaan Maaday.

Jaaliyada Ogadeniya ee Melbourne oo qabatay  Shir uu kaqeyb Galay Hogaanka HAB Cabdiraxmaan Maaday.

Waxaa maalintii axada bisha march 4teedii  dhacay shir heersare ah oo ay soo qabanqaabiyeen jaaliyada somalida Ogadenia iyo ururka Ogaden youth and students ee Melbourne, shirkaas […]

Xiryare Deegaanka Garbo oo lagu xasuuqay shacabkii tuuladaas oo ay ku jiraan 2 wiil oo walaalo ah.

Xiryare Deegaanka Garbo oo lagu xasuuqay shacabkii tuuladaas oo ay ku jiraan 2 wiil oo walaalo ah.

Warar naga soo garayo Magalada garbo ayaa waxa ay shegayaan in shalay dad shacab ah lagu gumaday tuulo Garbo u jirto 10Km laguna magacaabo Xir’yare. […]

Awooda ONLF waxaad ka ogaan kartaa Hab-dhaqanka Gumaysiga

Awooda ONLF waxaad ka ogaan kartaa Hab-dhaqanka Gumaysiga

Nin Carab ah oo reer miyi ah ayaa la weydiiyay inuu keeno daliil muujinaya inuu Ilaahay jiro. Markaasuu isagoo kaashanaya khibradii uu nolosha ka kasbaday […]

Warbixintii Shirkii Gumeysigu ku qabsaday Safarada London iyo Banaanbaxi Xooga badnaa ee lagaga hortagay!

Warbixintii Shirkii Gumeysigu ku qabsaday Safarada London iyo Banaanbaxi Xooga badnaa ee lagaga hortagay!

#Shirkii Gumeysiga oo lagasoo dareeray #Gumeysiga oo amar kusiiyay Xawaladaha Somaliyeed inay lacag ugu-deeqaan Ethiopia #Banaanbaxyaashi oo balan qaaday in Mar danbe Danbilayaal imaan donin […]

Banaanbax aad u xoog Badan oo lagu diidan yahay tacadiyada gumaysiga ayaa kasocda Safaarada Itoobiya London horteeda

Banaanbax aad u xoog Badan oo lagu diidan yahay tacadiyada gumaysiga ayaa kasocda Safaarada Itoobiya London horteeda

Waxa Maanta 11 Duhurnimo ka hor bilwoday banaanbax aad u xoog badan oo dad gaadhaya 500 oo qof ay isasoo hortubeen dibad bax looga soo […]

Wafti Balaadhan oo uu Horkacayo Gudoomiyaha Jaaliyadda Ogadeenya ee Norway oo Booqasho hawleed Ku maraya Gobolada dalka

Wafti Balaadhan oo uu Horkacayo Gudoomiyaha Jaaliyadda Ogadeenya ee Norway oo Booqasho hawleed Ku maraya Gobolada dalka

 Oslo: 04-Feb-2012- Waxaa shalay caasimadaOsloee dalkaNorwayka ambabaxay, wafti balaadhan oo ka kooban 8 xubnood uuna horkacayey gudoomiyaha Jaaliyadda S. Ogadeenya  Mudane Abdirahman Sheekh Yusuf. Waftiga […]

OYSU Switzerland oo shirkii Midowga Dhalinyarada Afrika uga xogwaramay xaaladda dhalinyarada iyo ardayda Ogadenya

OYSU Switzerland oo shirkii Midowga Dhalinyarada Afrika uga xogwaramay xaaladda dhalinyarada iyo ardayda Ogadenya

Waxaa Sabtidii 3da March 2012 lagu qabtay caasimadda wadanka Switzerland ee Bern shir muhim ah oo ay soo qaban qaabiyeen Ururka Midowga Dhalinyarada Africa. Shirkaas […]

All suffer under Ethiopia’s Bloody Premier: Media pays the price higher!

All suffer under Ethiopia’s Bloody Premier: Media pays the price higher!

Despite Ogaden region’s sealing off from media by the regime since Addis Ababa employed its bloody counter-insurgency campaign of 2006/7, the Meles Zenawi regime had […]

Dagaalka ka socda Raaso waxaa hurinaya Gumeysiga iyo adeegayaashiisa

Dagaalka ka socda Raaso waxaa hurinaya Gumeysiga iyo adeegayaashiisa

Taliska gumeystaha ee Addis Ababa, suu u sii cimri dheeraysto wuxuu caado ka dhigtay inuu isku diro oo hubka isugu dhiibo shacabka walaalaha ah ee […]

Baaq ku wajahan ganacsatadda Soomaaliyeed ee dalka Koonfur Afrika:

Baaq ku wajahan ganacsatadda Soomaaliyeed ee dalka Koonfur Afrika:

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Koonfur Afrika (Somali Association of South Africa – SASA), ayaa manta baaq ku wajahan ganacsatadda soomaalida ah ee dalka koonfur afrika […]

Qabridahar oo Dad badan lagu xidhay iyo Xasuuqi Gunagado oo sii socda- magacyo cusub oo nasoo gaadhey.

Qabridahar oo Dad badan lagu xidhay iyo Xasuuqi Gunagado oo sii socda- magacyo cusub oo nasoo gaadhey.

Waxaa wali halkiisii kasii soconaya  dilkii arxandarada ahaa ee ka dhacay deegaanka gunagado ,halkaas oo lagu xasuuqay 14/2/12  dad badan , hadaba dilalkii ugu danbeeyay   oo dhacay 25/2/12 […]

Ogeysiis: Shirka Jaaliyaadka Scandinavianka oo ka dhacaya Sweden 10 March 2012 GOTEBORG.

Ogeysiis: Shirka Jaaliyaadka Scandinavianka oo ka dhacaya Sweden 10 March 2012 GOTEBORG.

Ogaysiis: Waxaa la ogaysiinayaa dhamaan xubnaha S/Ogadenia ee ku dhaqan dalka Sweden, Inuu shirkii Jaaliyadaha Skandanevianka uu ka dhici doono Magaala madaxda 2-aad ee dalka Sweden […]

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay