Archive for: April, 2012

OGEYSIIS: Xaflada Habeenka Ogadeniya Iyo Sweden

OGEYSIIS: Xaflada Habeenka Ogadeniya Iyo Sweden

Xaflada Habeenka Ogadeniya oo ah xaflad hidaha iyo dhaqanka Somaliyeed si gaar ahaaned Ciyaaraha Dhaantada Guuxada iyo waxyaalo badan oo Dhulka Ogadeniya caan ku yahay […]

 
 

Kumanaan aya ku hor mudaharaday Maanta Guriga raisal wasaraha UK

Kumanaan aya ku hor mudaharaday Maanta Guriga raisal wasaraha UK

Banaanbaxi ugu tiro badnaa ee Shucuubta kasoo jeeda geeska afrika ay ku qabtaan cariga Ingiriiska ayaa maanta ka dhacay Guriga raisal wasaaraha UK. Sawira badan, […]

 
 

Dhukulaale oo lagu dabshitay baabuur cadawgu leeyahay iyo hawlgala ciidan oo ka socda meela kala duwan

Dhukulaale oo lagu dabshitay baabuur cadawgu leeyahay iyo hawlgala ciidan oo ka socda meela kala duwan

CWXO ayaa fuliya hawlgalo dagaal oo joogto ah oo ay kula jiraan ciidamada cadawga. Hawlgaladan maalinla ah ayaa waxaa cadawga ka soo gaadha khaasre joogto […]

 
 

Mudaaharaadyo ka socda Adisababa iyo Cabdi iley oo sheegay inuu 250 wadaad u diri doono Maqale

Mudaaharaadyo ka socda Adisababa iyo Cabdi iley oo sheegay inuu 250 wadaad u diri doono Maqale

Musliminta Itoobiya oo lagu qiyaaso inay ka badan yihiin 60% ayay xukuumadihii isaga dambeeyay Itobiya gaar ahaan xukuumadda TPLF aad u duudsiyaan xuquuqda ay ku […]

 
 

Shirkii Oday-dhaqameedada gobolka Ohio iyo Hogaanka Arimaha Bulshada oo arima badan lagu gorfeeyay

Shirkii Oday-dhaqameedada gobolka Ohio iyo Hogaanka Arimaha Bulshada oo arima badan lagu gorfeeyay

Waxaa maanta ka dhacay magaalada Columbus, Ohio ee carigaas Mareykanka kulan balaadhan oo dhex maray oday-dhaqameedka jaaliyadda S.Ogadeniya ee Ohio degen iyo Xubno ka socday […]

 
 

Laba maqaal oo xiisa leh

Laba maqaal oo xiisa leh

Dawarsigii Gumeysiga oo meeshii u dambaysay maraya – By Xaaji Maxamad Dhaqaalaha ku baxaya waxaa lagu qiyaasay $4.8 Billion, Xoolahaas Aduunka waa laga waayey cid […]

 
 

Nin waloowba baadh sababta Location-ka South Africa laguugu dilayo – Omar Jigjiga

Nin waloowba baadh sababta Location-ka South Africa laguugu dilayo – Omar Jigjiga

Qofka aadamaha wuxuu Eebbe ku mannaystay caqli iyo fikir uu ku ogaado kolba xaalada uu ku sugan yahay, ogaanshaha ka dibna uu ka go’aan qaato […]

 
 

Dawarsigii Gumeysiga oo meeshii u dambaysay maraya – Xaaji Maxamad

Dawarsigii Gumeysiga oo meeshii u dambaysay maraya – Xaaji Maxamad

Gumeysiga Itoobiya waxay mudo dheer ku soo caana maashay taageerada & Deeqda wadamada reer Galbeedka ay ka hesho kuwaas oo aaminay waxay sheegan jirtay ee […]

 
 

Dadweynow siday daw ku tahay bal i dareensiiya

Dadweynow siday daw ku tahay bal i dareensiiya

Abwaan ka mid ah jaaliyadeena qaaliga ah ee Koonfur Afrika ayaa su’aalo garnaqsi ah u soo gudbinaya dadweynaha Somalida Ogadenya. Gabaygaa cinwaankiisu yahay Dadweynow Siday […]

 
 

5 Muslims killed as they continue their Friday protests against TPLF

5 Muslims killed as they continue their Friday protests against TPLF

It is time for the Ethiopian Christians to show solidarity to their Ethiopian muslim brothern. Don’t give chance to the Woyane to divide the Ethiopian people […]

 
 

Magaalada Helsinki caasimada dalka Finland oo lagu daawaday filimkii -Oohinta Qarsoon-

Magaalada Helsinki caasimada dalka Finland oo lagu daawaday filimkii -Oohinta Qarsoon-

Magaalada Helsinki caasimada dalka Finlandoo lagu daawaday filimkii oohinta qarsoon. Midowga dhalinyarda iyo ardayda ogadenina iyo jaaliyadaFinland ayaa si wada jir ah usoo aabaabulay shir […]

 
 

Qabridahar oo xalay sii xoogan loo miray iyo baabuur cadaw oo lagu gubay Dalaad

Qabridahar oo xalay sii xoogan loo miray iyo baabuur cadaw oo lagu gubay Dalaad

29/4/12  Waxay Ciidamada Wadaniga Xoraynta Ogadenya weerar habeenimo ku qaadeen mid ka mid  ah xeryahay cadawgu ka dagan  yahay maagalada Qabri-dahar, waxaana halkaas lagu gaadhsiiyay khaasare balaadhan oo  dhimasho iyo dhaawacba […]

 
 

Jaaliyadda S.Ogadenya ee Denmarka oo kala qaybgalay jaaliyaadka Falastiin shirweynahoodii

Jaaliyadda S.Ogadenya ee Denmarka oo kala qaybgalay jaaliyaadka Falastiin shirweynahoodii

Maanta oy taariikhdu tahay 28/04/2012, ayaa waxaa lagu qabtay caasimada wadanka Denmark ee Copenhagen, kalfadhigii 10aad ee Jaaliyaadka Falasdhiin ee qaarada Yurub. Shirkan oy kasoo qayb […]

 
 

Shir ka dhacay magaalada Columbus oo HAAD uu ka qaybgalay

Shir ka dhacay magaalada Columbus oo HAAD uu ka qaybgalay

Waxaa lagu qabtay magaaladaColumbus,Ohioshir si fiican loo soo agaasimay oo ay soo abaabushay jaaliyadda S.Ogaadeniya eeColumbusOhio. Shirka waxaa ka soo qeyb galay wafti sare oo […]

 
 

Magaalada Uitanhage oo lagu qabtay xalay –Habeenkii Ogadenya (Ogaden Night)-

Magaalada Uitanhage oo lagu qabtay xalay –Habeenkii Ogadenya (Ogaden Night)-

Waxaa xalay oo taariikhdu ahayd 27ka April 2012 magaalada Uitanhage lagu qabtay –Habeenkii Ogadenya (Ogaden Night)  oo baryahanba uu ka socday ogaysiiskiisu gobolka Port Elizabeth iyo […]

 
 

Jaaliyadda Denmark oo u dhaqaaqday ka qaybgalka banaanbaxa Stolkholm

Jaaliyadda Denmark oo u dhaqaaqday ka qaybgalka banaanbaxa Stolkholm

Waxaa caawa oy taariikhdu tahay 27/04/2012 ka amba baxay wadanka Denmark gurmad balaadhan oo ku siijeeda xagaas iyo caasimada wadanka Sweden ee Stockholm halkaasoo ay kusii qulqulayaan dhamaan jaaliyadaha Soomaalida Ogadeenya ee la,isku […]

 
 

Ciidamada cadawga oo jidhdil, xadhig iyo dhacba ka gaystay Deegaanka Doollo iyo Bilcilbuur

Ciidamada cadawga  oo jidhdil, xadhig iyo dhacba ka gaystay Deegaanka Doollo iyo Bilcilbuur

 Ciidamada cadawga  oo jidhdil, xadhig iyo dhacba ka gaystay qaar ka mida  degmooyinka dalka  Ciidamada  gumaysiga itoobiya ee ka hawlgala dalka ogaadeenya waa kuwo loo carbiyay  […]

 
 

Q3aad – Ayaamahaan diblomaasiga ahaa aqontii iiga korodhay Ethiopia

Q3aad – Ayaamahaan diblomaasiga ahaa aqontii iiga korodhay Ethiopia

Waxaa nasoo wacay wadaad isku sheegay Sh. Xuseen oo deegaankiisu yahay markii dambeen isbaranay magaalada Dowlow, hasa ahaatee kolba meeshii looga baahdo loo dirsado. Isbarasho […]

 
 

Q3aad – Ayaamahaan diblomaasiga ahaa aqontii iiga korodhay Ethiopia

Q3aad – Ayaamahaan diblomaasiga ahaa aqontii iiga korodhay Ethiopia

Waxaa soo dhawaanaysay ujeedadii aanu kalahayn lahadalka cadawga waxaa kale oo soo dhawaanaysay halistii hore mid ka badan maadaama aanu sifuran ula kulmayno jawaasiis wadan […]

 
 

Baabuur cadawga lagaga gubay Geedi-aar iyo dagaalo ka dhacay goobo kale

Baabuur cadawga lagaga gubay Geedi-aar iyo dagaalo ka dhacay goobo kale

Wararkii ugu dambeeyay ee naga soo gaadhaya xarunta dhexe ee Jabhadda Waddaniga Xoraynta Ogaadeenya ayaa sheegaya in dagaalo dhexmaray CWXO iyo kuwa cadawga uu khaasre balaadhan ka […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay