Archive for: April, 2012

OGEYSIIS BANAANBAX LONDON UK 30/04/2012

OGEYSIIS BANAANBAX LONDON UK 30/04/2012

Waxaa la ogeysiinaya dhamaan bulshada somaliyeed iyo gaar ahaan shacabweynaha somalida Ogadeniya ee ku nool wadanka UK inay kasoo qeyb galaan banaanbax xoog badan oo […]

 
 

The Christian Science Monitor – Detentions display UN’s impotence in Ethiopia

The Christian Science Monitor – Detentions display UN’s impotence in Ethiopia

 A colleague of Mohammed’s in the UN Department of Safety and Security, Abdirahman Sheikh Hassan, is being prosecuted for links with the same designated terrorist […]

 
 

Filim: Huda oo qudbad kasoo jeedisay Socdaalki Ka hortaga Xasuuqyada laga geysto Dunidan.

Filim: Huda oo qudbad kasoo jeedisay Socdaalki Ka hortaga Xasuuqyada laga geysto Dunidan.

Huda oo ah Xubin kamid ah Ururka OYSU Californiya ayaa kasoo jeedisay Qudbad kulanka Caamka ah ee Socdaalka lagu sameeyo wadooyinka magaalada iyada oo la […]

 
 

OYSU-Perth oo shir heersare ah isugu yimid

OYSU-Perth oo shir heersare ah isugu yimid

Ururka OYSU-Perth ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 25/04/12 ku qabtay shir aad u heer sareeya magaalada perth ee carigaas iyo Australia. Shirkan ayaa haa […]

 
 

Shirweynihii Jaaliyadaha Soomaalida Ogaadeeniya ee Sanadlaha ahaa oo Kenya ka Furmay.

Shirweynihii Jaaliyadaha Soomaalida Ogaadeeniya ee Sanadlaha ahaa oo Kenya ka Furmay.

Shirweynihii Jaaliyadaha Soomaalida Ogaadeeniya ee Sanadlaha ahaa oo Kenya ka Furmay. Magaalada Nairobi waxaa maalmahan ka socoday qaban qaabada shirweynihii jaaliyadaha Ogaadeeniya ee Kenya,Shirkan oo […]

 
 

Cadawga oo baabuur lagaga gubay Sagalada dagaaladii ugu dambeeyay

Cadawga oo baabuur lagaga gubay Sagalada dagaaladii ugu dambeeyay

CWXO  ayaa  weerar ay cadawga ku qaadeen ku gaadhsiiyay khasaare balaadhan oo siugu jira naf iyo maal. Weerada ay CWXO ku qaadaan cadawga ayaa isugu […]

 
 

Hawlgalkii Barakeysnaa ee Cobole- Radio Xoriyo

Hawlgalkii Barakeysnaa ee Cobole- Radio Xoriyo

Waxa halkan ka dhageysataan howlgalkii Barakaysnaa ee Cobole, kala soco barnaamijkan khaaska ah ee ay soo diyaarisay Radio Xoriyo.

 
 

Dad u badan dumar oo lagu xidhxidhay xamaro iyo fiiq

Dad u badan dumar oo lagu xidhxidhay xamaro  iyo fiiq

Waxaa dhawaan lagu xidhxidhay qaar ka mid ah degmooyinka  dalka Ogadeniya dad u badan dumar. Sida caadada u ah cadawga markasta oo ay ciidamadoodu u hawlgalaan […]

 
 

Dagaalo ka dhacay Gudaha Ogadeniya

Dagaalo ka dhacay Gudaha Ogadeniya

CWXO ayaa waxay dhawaanahan ka wadeen hawlgalo ciidan degmooyin ka tirsan dalka . Dagaaladan oo qayb ka ahaa qorshayaal horay loo  go’aamiyay ayaaa waxaa cadawga […]

 
 

Odey lagu dilay Qabridahar iyo Hoggaanki nabad galyada goobtaas oo xabsiga loo taxaabay

Odey lagu dilay Qabridahar iyo Hoggaanki nabad galyada goobtaas oo xabsiga loo taxaabay

  Waxaa  ladilay  markay taariikhdu ahayd   8/ 4 /2012 nin Magaciisa la odhan jiray cabdullaahi  dhoodi   c/ qaadir Odeygan Allaah ha u naxariiste ayaa waxaa lagudiiday magaalada […]

 
 

Gobolka jarar oo uu kufiday xanuunkii Dacuunku

Gobolka  jarar  oo  uu  kufiday  xanuunkii  Dacuunku

Waxaa dhawan kadilacay qeeb kamid ah gobolka jarar xanuunka dacunka Saaad wakalada wararka ee ONA horay idiinku sootabisay waxaa ku liday dad iyada oo qaar […]

 
 

Haya’adda Daryeelka Agoonta iyo Naafada GA – Agoonteenii yaa u maqan?

Haya’adda Daryeelka Agoonta iyo Naafada GA – Agoonteenii yaa u maqan?

Hayadda Daryeelka Agoonta iyo Naafada Geeska Afrika – HORN OF AFRICA ORPHAN AND HANDICAP RELIEF ORGANIZATION- waa hay’ad ka diwaan gashan wadanka Kenya oo sharciga […]

 
 

Gabdhaha Ogaadeeniya oo door wayn ka qaadanaya soo bandhiga Xasuuqa iyo tacadiyada Ogaadeeniya ka jira

Gabdhaha Ogaadeeniya oo door wayn ka qaadanaya soo bandhiga Xasuuqa iyo tacadiyada Ogaadeeniya ka jira

Waxaa magaalada Melbourne ee dalka Australia ka dhacay shir ay lahaayeen Jaaliyada Democratic Republic Of Congo Shirkaas oo lagaga hadalaayey dhibaatooyinka lagu hayo dumarka wadanka […]

 
 

Duqii Magaalada dhagaxbuur iyo odeyo Caan ah oo loo dhaadhiciyay Jeel Ogaden

Duqii Magaalada dhagaxbuur iyo odeyo Caan ah oo loo dhaadhiciyay Jeel Ogaden

Sixid Magac iyo Maxaabiis farabadan oo  laga qaaday magalada  dhegax  buur loona dhadhiciyey jigjiga jeel ogaden waxaa  magalaad  dhagaxa buur  laga siiqaday  maxabiis  farabadan  oo  […]

 
 

Xalay Minnesota waxay ahayd “Habeenkii Ogadenya” oon loo kala hadhin

Xalay Minnesota waxay ahayd “Habeenkii Ogadenya” oon loo kala hadhin

Waxaa habeenkii xalay Sabtida ay taariikhdu ahayd 04/21/2012 ka dhacay magaalooyinka mataanaha (twin cities) ee gobolka Minnesota bandhig faneed taariikhi ah oo ay soo diyaariyeen […]

 
 

Gudomiyaha JWXO oo ka gudomay bilad sharaf Jaaliyada Ogadeniya Manchester Sawiradan Daawo.

Gudomiyaha JWXO oo ka gudomay bilad sharaf Jaaliyada Ogadeniya Manchester Sawiradan  Daawo.

Sawiradan waa Shirki ka dhacay magalada Manchester halkaas oo Jaaliyada Somalida Ogadeniya ee ku dhaqan Greater Manchester ay kula kulmeen Gudoomiyaha JWXO. Warbixintan oo Xiiso […]

 
 

Jaaliyada Iyo Ururka Dhalinyarada DK oo siminaar ka Qayb galay magalada Odense

Jaaliyada Iyo Ururka Dhalinyarada DK oo siminaar ka Qayb galay magalada Odense

Jaaliyada Iyo Ururka Dhalinyarada DK oo simiraan ka Qayb galay. Afar xubin oo katirsan da´yarta jaaliyada iyo xubin katirsan odayaasha jaaliyada wadanka Denmark,  ayaa ka […]

 
 

Ethiopia Muslims Decry Ahbashism Campaign

Ethiopia Muslims Decry Ahbashism Campaign

Be careful it’s a game orchestrated by the TPLF to put a wedge between the Muslims and the Christians in Ethiopia. A fool can only […]

 
 

Dr. Cabdiraxmaan Sumayd saaxiibkii fuqarada Afrika Ilaahay ha u naxariisto

Dr. Cabdiraxmaan Sumayd saaxiibkii fuqarada Afrika Ilaahay ha u naxariisto

Umadda islaamka waxaa ka baxay shaqsi qaali ahaa oo u dhashay dalka Kuwait. Dr. Cabdiraxmaan wuxuu ahaa shaqsiyad aan horey u soo marin qarnigan caalamka […]

 
 

Jaaliyada Ogaadeeniya ee dalka Kenya oo abaabul xoog badan oogu jirta kasbashada Soomaalida kunool caasimada Nairobi

Jaaliyada Ogaadeeniya ee dalka Kenya oo abaabul xoog badan oogu jirta kasbashada Soomaalida kunool caasimada Nairobi

Jaaliyada iyo ururka dhalinta Ogaadeeniya ee OYSU ayaa abaabul xoog badan oogu jira sidii ay xaqiiqada Ogaadeeniya ka jira oogu bandhig lahaayeen kumanaan ka dadweynaha […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay