Archive for: April, 2012

Gumaysiga Itobiya oo doonaya inuu xidhiidh cusub la yeesho South Afrika ka dib dacwadii JOKA

Gumaysiga Itobiya oo doonaya inuu xidhiidh cusub la yeesho South Afrika ka dib dacwadii JOKA

Dawlada Ethiopia  maysan danayn jirin xidhiidhka South Africa, umana ayna arkaynin wadan ay muhiimad kaga xidhan  tahay, sidaasi darteed  waxay kula dagaalantay doorashadii Midawga Africa iyadoo xulufo u […]

 
 

DAGAALO XOOGAN OO DHEX MARAY CWXO IYO KUWA CADAWGA

DAGAALO XOOGAN OO DHEX MARAY CWXO IYO KUWA CADAWGA

Cwxo ayaa weeraro ay ku qaadeen deegamo kala duwan oo uu ku sugan yahay ciidanka cadawga waxay ku gaadhsiiyeen khasaare baaxad leh oo isugu jira […]

 
 

Kulan ay yeesheen oday dhaqameedyada S.Ogadeniya iyo gudiga jaaliyada Koonfur Afrika (JOKA)

Kulankan oo ahaa mid qiimo weyn ugu fadhiya bulshada dhexdeeda gaara ahaan labada dhinac ee JOKA iyo oday dhaqameedkaba ayaa waxaa ka soo baxay arimo muhiim ah iyadoo lagaga […]

 
 

Wareysi ay idaacadda Salama la yeelatay Sulaykha Nadir Maxamad ayay kaga warbixinaysaa habkii aabaheed oo 70jir ahaa loo dilay

Wareysi ay idaacadda Salama la yeelatay Sulaykha Nadir Maxamad ayay kaga warbixinaysaa habkii aabaheed oo 70jir ahaa loo dilay

Idaacadda Salama ee dalka Kenya ka baxda ayaa wareysi meela badan taabanay la yeelatay gabadh uu dhalay Allaha u naxariistee Nadir Maxamad Dhiidhi oo jidhdil […]

 
 

Jaaliyadda iyo ururka dhalainyarada OYSU – Finland iyo Amnesty International oo kulmay

Jaaliyadda iyo ururka dhalainyarada OYSU – Finland iyo Amnesty International oo kulmay

Waxaa maanta oo ay taarikhdu aheyd 19.04 kulmay maamulka jaaliyada soomaalida Ogadeniya iyo ururka ardeyda iyo dhalinyarada Ogadenya ee wadanka Finland (OYSU – Finland) iyo […]

 
 

Somalida Finland oo loogu baaqayo ka soo qaybgalka caweyska -Habeenka Ogadenya-

Somalida Finland oo loogu baaqayo ka soo qaybgalka caweyska -Habeenka Ogadenya-

Waxaa dhamaan dadweynaha Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalkan Finland la ogaysiinayaa inay ka soo qayb galaan xaflada balaadhan oo loogu magacdaray -Ogaden Night – oo […]

 
 

Dhac iyo xadhig loo gaystay dad shacab ah

Dhac iyo xadhig  loo gaystay dad shacab ah

Ciidanka cadawga ayaa dhac iyo boob joogta ah ku haya dadka ogaadeenya  ,waxaa kale oo maalin kasta xabsiga la dhigaa dad  aan waxba galabsan islamrkaana lagu ciqaabaa   gudaha […]

 
 

Jidh dil ka dhacay Gabagabo iyo dad lagu xidh xidhay goobo kala duwan

Jidh dil ka dhacay Gabagabo iyo dad lagu xidh xidhay goobo kala duwan

Wararka naga soo gaadhaya xarunta dhexe ayaa sheegaya in deegaamo kala duwan lagu xidh xidhay dad shacab ah, qaar kalena loo gaysatay jidhdil. Sida lagu […]

 
 

TPLF/EPRDF Defense Forces Brazenly Murdering Innocent People in Gambella in Broad Daylight

TPLF/EPRDF Defense Forces Brazenly Murdering Innocent People in Gambella in Broad Daylight

Today, in Gambella, there is little to no accountability for TPLF/EPRDF Defense Forces who are committing rising numbers of human rights crimes against the people […]

 
 

Barnaamijka Ilays oo Caawa khadka si toos ah uga bilowday. Daawo Hadduu ku dhaafay

Barnaamijka Ilays oo Caawa khadka si toos ah uga bilowday. Daawo Hadduu ku dhaafay

Barnaamijki oo hadda toos u socda kana bilowday caawa Khadka Internet TV. Haduu ku dhaafay daawo. isaga oo kusoo noqon doona hawada Programkan. oo illaa […]

 
 

CWXO oo si talantaali ah u galaya magaalooyinka waawayn iyo Geedi-aar oo lagu gubay baabuur cadaw

CWXO oo si talantaali ah u galaya magaalooyinka waawayn iyo Geedi-aar oo lagu gubay baabuur cadaw

Dagaalada ka socda dalka ogadeenay ayaa waxay maalmahan marayeen marxalad  xasaasi ah iyadoo ciidanka JWXO ay maalmahan lugta ku hayaan magaalooyinka waawayn gaar ahaan gobolada Qoraxay […]

 
 

Go’aamadii & Baaqii Shirweynihii 6aad ee Jaaliyaadka Ogaadeenya ee Pacifica 15-16 April 2012 Perth Australia.

Go’aamadii & Baaqii Shirweynihii 6aad ee Jaaliyaadka Ogaadeenya ee Pacifica 15-16 April 2012 Perth Australia.

April 16, 2012 Shirweynihii Jaaliyaadka Ogaadeenya ee Pacifica  intii u dhaxaysay 15-16 April 2012 ka socday Magaalada Perth ee Galbeedka Australia, waxaana ka soo qaybgalay […]

 
 

Ogaysiis – Radioxoriyo oo idiinku baaqaya inaad ku dhagaysatoTelefon kaaga

Ogaysiis – Radioxoriyo oo idiinku baaqaya inaad ku dhagaysatoTelefon kaaga

Radioxoriyo oo lagu sameeyay isbadal balaadhan ayaa wuxuu la socdsiinayaa dadweynaha sharafta leh ee ku taxan idaacada inay ka dhagaysan karaan khadka telefonka. Waxaa kaloo […]

 
 

Hotel weyn iyo bakhaar (Mall) uu lahaa ururka Wayaanaha ee TPLF oo la gubay

Hotel weyn iyo bakhaar (Mall) uu lahaa ururka Wayaanaha ee TPLF oo la gubay

Warar aan ka soo xiganay shabakadda Ethiopian review ayaa sheegaya in dagaalyahanka ururka isku magacaaba Ethiopian Unity and Freedom Forces (EUFF) ay dhulka la simeen […]

 
 

OGEYSIIS & HANBALYO: Barnaamijka ILAYS TV oo Internetka si toos ah uga bilowday

OGEYSIIS & HANBALYO: Barnaamijka ILAYS TV oo Internetka si toos ah uga bilowday

Waxa Barnaamijka Ilays ku soo biiray Barnaamijkii oo si toos ah Khadka internetka looga daawan doono kadib markay Bulshada Ku taxneyd ay codsiyo badan usoo gudbiyeen […]

 
 

Garbo oo Dil Iyo Boob hantiyeed ka dhacay

Garbo oo Dil Iyo Boob hantiyeed ka dhacay

Dil ka dhacay magaalada Garbo iyo boob xaddhaaf ah oo uu cadawgu u gaystay isla Garbo gudaheeda. Sida cadadada ah ciidanka cadawga ayaa waxay ciqaab […]

 
 

Cudurka Daacuunka oo Ka dilaacay Gunagado iyo 14 u dhintay cudurkaas.

Cudurka Daacuunka oo Ka dilaacay Gunagado iyo 14 u dhintay cudurkaas.

CUDURKA DAACUUNKA OO KA DILAACAY MAGAALADA GUNAGADO  DADNA KU LAAYAY Ciidamadii cadawga  ee daganaa magaalada Gunagado ayaa waxaa la xaqiijiyay inuu hayey  cudurka daacuunka kaas oo […]

 
 

Higlalay oo cadawga lagaga gubay baabuur iyo war ka soo kordhay dagaalkii maroodilay

Higlalay oo cadawga lagaga gubay baabuur iyo war ka soo kordhay dagaalkii maroodilay

Cwxo ayaa weeraro ay ku qaadeen deegamo kala duwan oo uu ku sugan yahay ciidanka cadawga ayaa waxay ku gaadhsiiyeen khasaare baaxad leh oo isugu […]

 
 

Q2aad- Ayaamahaan diblomaasiga ahaa aqontii iiga korodhay Ethiopia

Q2aad- Ayaamahaan diblomaasiga ahaa aqontii iiga korodhay Ethiopia

Blantii la dhigtay ayaa la’isugu yimid. Qofwalbana ujeedo ayuu ka lahaa wadahadalka loo balamay. Cayaartii ayaa sidaa ku bilaabatay. Ugu dambayntiina waxaa lagu heshiiyay in la balaadhiyo […]

 
 

Q2aad – Ayaamahaan diblomaasiga ahaa aqontii iiga korodhay Ethiopia

Q2aad – Ayaamahaan diblomaasiga ahaa aqontii iiga korodhay Ethiopia

Wadada-hadalka qaybtiisii hore waxay igu ahayd kadis mana aana u diyaargaroobin. Balse qaybta danbe waxaan haystay fursad aan kudiyaarsado xoogaa fikirado, suaalo iyo dood dhismeed […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay