Archive for: April, 2012

Incarceration of Ugas Mohamed Dulane: An attempt to rewrite the hierarchy of Somali Ogaden council of traditional leaders – By MOHAMUD ABDI DUBET

Incarceration of Ugas Mohamed Dulane: An attempt to rewrite the hierarchy of Somali Ogaden council of traditional leaders – By MOHAMUD ABDI DUBET

The brutal,corrupt, inept and puppet Somali Regional State Government led by the monsterous war-lord tribalist, Abdi Iley, once again committed one of his continuous  most […]

 
 

Maamulka Jaaliyada Holland oo kulmay

Maamulka Jaaliyada Holland oo kulmay

  Kadib markii ay soo if baxday in safaaradda itoobiya ee london ay maleegayso barmaamij sport ah oo ay u qabanayso dhamaanba shucuubta ku hoosnool […]

 
 

Nin lagu dilay Degmada Dhagaxbuur iyo dad badan oo lagu xidh xidhay Ogadeniya

Nin lagu dilay Degmada Dhagaxbuur iyo dad badan oo lagu xidh xidhay Ogadeniya

Ciidamada cadawga oo xabsiga dhigay  dad shacab ah  maagaalooyin kala duwan Ciidamada gumaysiga ee  kusugan dalka Ogaadenya ayaa waxay caado ka dhigteen  in marka ay yimaadaan magaalooyinka ay qorshaha koowaad […]

 
 

Kulan ka dhacay Magaalada London

Kulan ka dhacay Magaalada London

Jaaliyada Magaalada London ee Somalida Ogadeniya ayaa qabsatay kulan in muddo ahaaba la sugayay oo Jaaliyadu ku qiimeynaysay Shaqadi iyo horusocodka Jaaliyada Ogadeniya ee London […]

 
 

Shir Sanadeedki Ururka OYSU Dhagaxley oo Qabsoomay

Shir Sanadeedki Ururka OYSU Dhagaxley oo Qabsoomay

 waxaa Shir balaadhan oo Taariikhi ah isugu yimid Ururhoosaadka OYSU ee ka hawlgalla Xerada Qoxootiga Dhagaxlleey ee Bariga Kenya 13/04/2012 Shirkan oo ahaa Shirkii Ururka […]

 
 

Generaladi Gumeysigu magacabeen Halkay ku danbeeyeen

Generaladi Gumeysigu magacabeen Halkay ku danbeeyeen

GENERAL JALAALE OO LAGU MAGACAABAY  TALIYAHA SALDHIGA BOOLISKA EE DEGMADA GODAY War dhawaan ka soo baxay dawlada itoobiya ayaa lagu sheegay in  qawmiyada soomaliyeed ee […]

 
 

Ciidamada jwxo oo weeraro ay qaadeen kaga dilay 40 Askari Cidamada Ethiopia.

Ciidamada jwxo oo weeraro ay qaadeen kaga dilay 40 Askari Cidamada Ethiopia.

Ciidamada jwxo oo weeraro ay qaadeen kaga dilay maleeshiyaadka cadawga   in kabadan 40 askari.gadiidna ku gubay ,iyo   ciidamo isu soo dhiibay  qaybta hanqadh Cwxo ayaa […]

 
 

JOKA oo isha ku haysa dhaq-dhaqaaqa gumaysiga uu ka wado Koonfur Afrika

JOKA oo isha ku haysa dhaq-dhaqaaqa gumaysiga uu ka wado Koonfur Afrika

Sirdoonka dowlada itoobiya oo ka walwalsan hawlaha ay jaaliyada Soomaalida Ogaadeeniya ee Koonfur Afrika fulinayso darteed bay mara kala duwan loogu soo dirtaa dalkaas wufuud […]

 
 

OYSU California honored the women of the Ogaden at UCSD – By Abdirahman Hollywood

OYSU California honored the women of the Ogaden at UCSD – By Abdirahman Hollywood

San Diego, California: The Ogaden Youth & Student Union of California in collaboration with the African Student Association held ‘Honoring the women of the Ogaden […]

 
 

War-saxaafadeedka ay JWXO ka soo saartey xabsiga loo taxaabay sarkaal ka tirsanaa QM

War-saxaafadeedka ay JWXO ka soo saartey xabsiga loo taxaabay sarkaal ka tirsanaa QM

April 11, 2012 Jabhadda Wadaniga Xoreynta Ogadenya (JWXO) ayaa warmurtiyeed ay ka soo saartay maxkamad ku sheegta la soo taaagay 9kii April Mr. Cabdraxmaan Sh. […]

 
 

WORLDWIDE CONFERENCE ON ECONOMIC BOYCOTT AGAINST WOYANNE

WORLDWIDE CONFERENCE ON ECONOMIC BOYCOTT AGAINST WOYANNE

In light of the ongoing ethnic cleansing campaign in Ethiopia against the Amhara, Ogaden, Gambella, Afar and other Ethiopians, several Ethiopian media will come together […]

 
 

ONLF Statement on UN Security staff officer illegally imprisoned by Ethiopia

ONLF Statement on UN Security staff officer illegally imprisoned by Ethiopia

April 11, 2012 On April 9, 2012, the Ethiopian security forces brought UN security officer Abdirahman Sheikh Hassan in front a kangaroo court in Addis […]

 
 

Tedla Asfaw – The opposition have to come together and the rallying cry is Change

Tedla Asfaw – The opposition have to come together and the rallying cry is Change

Straight Talk African viewer and guest Tedla Asfaw had strong words for his compatriots in Ethiopia and harsh criticism of the leadership and government of […]

 
 

Gudiga Jaaliyada Ogadeniya ee Holland oo Isugu Yimid Kulan ay kaga arrinsanayaan Shuruucda Wadankaas

Gudiga Jaaliyada Ogadeniya ee Holland oo Isugu Yimid Kulan ay kaga arrinsanayaan Shuruucda Wadankaas

Kadib Markii ay soo baxday inuu jiro sharci dhigaya in Qofka qaxootiga ah ee soo gala dalkan Nederlands ee waydiista magangalyada isla markaana laga aqbalo […]

 
 

Cwxo oo qaaday Weeraro kamiin iyo mir isugu jira iyo Roobabki Guga oo Da’ay.

Cwxo oo qaaday Weeraro kamiin iyo mir isugu jira  iyo Roobabki Guga oo Da’ay.

Cwxo  ayaa maalmahan waxay qaadeen hawlago  iyo weeraro ay waxyeelooyin badan ku soo gaadhsiiyeen ciidamada cadawga Dagaaladan lagu qaaday cadawga ayaa waxaa ka soo gaadhay khasaare naf […]

 
 

Magaalada yucub oo xabsiga la dhigay dad kor u dhaafaya 20 rux oo u badan dumar

Magaalada yucub oo xabsiga la dhigay  dad  kor u dhaafaya 20 rux oo u badan dumar

Wararka naga soo gaadhay gobolka Doollo ayaa sheegaya in 4 april  dad hor leh oo gaadhaya 24 ruux loo taxaabay xabsiga magaalada Yucub, dadkaas waxaa laga soo […]

 
 

Sarkaal Amniga u qaabilsan Qaramada Midoobay oo la soo taagay Maxkamadda Adisababa

Sarkaal Amniga u qaabilsan Qaramada Midoobay oo la soo taagay Maxkamadda Adisababa

Wariyaha idaacadda VOA uga soo warama Addisababa Mr. Peter Heinlein ayaa ka soo waramay in sarkaal u shaqeeya Qaramada Midoobay una qaabilsan arimaha amniga Mr. […]

 
 

Gambella oo lagu dilay wiil Ardey ah iyo Xasuuq Ciidamada Gumeysigu kawadaan

Gambella oo lagu dilay wiil Ardey ah iyo Xasuuq Ciidamada Gumeysigu kawadaan

Wiil Dhalinyaro ah oo Ciyaal Iskool ah oo u dhashay Qowmiyada Annuak ayaa Ciidamada gumeysiga Ethiopia ku dileen Dhulka Gambella. Wiilkan dhalinta ah ayaa kamid […]

 
 

VOA- Ethiopian UN Security Official On Trial for Terrorism

VOA- Ethiopian UN Security Official On Trial for Terrorism

An Ethiopian national working for the United Nations in the restive Ogaden region is being tried on terrorism charges for allegedly having links with an […]

 
 

Xidigaha Minneapolis/Minnesota oo idiinku baaqaya (Ogaden Night)

Xidigaha Minneapolis/Minnesota oo idiinku baaqaya (Ogaden Night)

Dhalinyarada Minneapolis/Minnesota ee isku bahaysatay hal-abuurka halganka iyo taageerada shacabkooda dulman ayaa waxay idiin soo diyaariyeen habeen qiima badan oy ugu magac-dareen (Ogaden Night). Waxaa […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay