Archive for: April, 2012

Ayaamahaan diblomaasiga ahaa aqontii iga korodhay Ethiopia

Ayaamahaan diblomaasiga ahaa aqontii iga korodhay Ethiopia

14 maalmood oon wadahadal been iyo khayamo ah lagalay Ethiopia Waxaan latashaday xubno kale waxaanuna isl garanay inaan lawadno hadalkiisana duubno ujeeda-danaduna ahaato inaan hubsano […]

 
 

Ayaamahaan diblomaasiga ahaa aqontii iiga korodhay Ethiopia

Ayaamahaan diblomaasiga ahaa aqontii iiga korodhay Ethiopia

14 maalmood oon wadahadal been iyo khayamo ah lagalay Ethiopia  Markaad joogto Geeska Africa wax iska-caadi ah maaha inaad lahadasho qof ajnabi ah, mana badna inaad […]

 
 

Halgame Diirane oo ka qaybgalay shir-balaadhan oo lagu qabtay magaalada Sandiego/California

Halgame Diirane oo ka qaybgalay shir-balaadhan oo lagu qabtay magaalada Sandiego/California

Waxaa magaalada San Diego, California ee cariga Maraykanka lagu qabtay shir aad loosoo abaabulay oo lagu marti qaaday Hogaanka Abaabulka iyo Arimaha Bulshada ee JWXO […]

 
 

OYSU oo ku baaqday midnimada Dhalinta Soomaaliyeed iyo Shirweyne ay Nairobi ku qabteen. Sawiradii Daawo

OYSU oo ku baaqday midnimada Dhalinta Soomaaliyeed iyo Shirweyne ay Nairobi ku qabteen. Sawiradii Daawo

OYSU oo ku baaqday midnimada Dhalinta Soomaaliyeed iyo Shirweyne ay Nairobi ku qabteen. Ururka dhalinta iyo ardayed Ogaadeeniya ee dalka Kenya ayaa maanta magaalada Nairobi […]

 
 

shir ay isugu yimaadeen hawlwadeenka oysu finland

shir ay isugu yimaadeen hawlwadeenka oysu finland

shir ay isugu yimaadeen hawlwadeenka OYSU finland shirkaas oo ka dhacay xafiiska jaaliyada  oo looga hadlay arimo muhiim ah waxaanna ka ahaa  qodobadii shirka waxaa kaloo laga […]

 
 

Gabdho badan oo loo taxaabay xabsiga magaalada qabridahar, iyo goobo kale oo ay ka dhaceen dhac iyo xidhay

Gabdho badan oo loo taxaabay xabsiga magaalada qabridahar, iyo goobo kale oo ay ka dhaceen  dhac iyo xidhay

Ciidamada cadawga   ee doolka ku jooga dalka ogaadeenya waxay dhibaato  aan  kala go lahayn ku hayaan dadka ogaadeenya , waxayna  maalin walba iyo habeen walba  xabsiyada u taxaabaa  boqolaal qof […]

 
 

War Dag Daga: Saaka oo Gawaadhi Ciidanka Gumeysiga Laga gubay iyo Dagaalki oo kasiisocda Dafayowga.

War Dag Daga: Saaka oo Gawaadhi Ciidanka Gumeysiga Laga gubay iyo Dagaalki oo kasiisocda Dafayowga.

8/4/2012 kamiin uu ciidanka waddaniga xoraynta ogaadeenya ka galay inta u dhaxaysa Goray iyo Galaalshe meesha loo yaqaan Dafayawga  saaka subaxnimadii ayaa waxa halkaa lagu […]

 
 

Shirkii Bilaha ahaa ee Jaaliyada Ogadenya ee Gobolka Minnesota oo si habsami ah oo qabsoomay

Shirkii Bilaha ahaa ee Jaaliyada Ogadenya ee Gobolka Minnesota oo si habsami ah oo qabsoomay

Shirkii bilaha ee jaaliyada Minnesota ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay April, 7 2012 ka dhacay aqalka Sabatani hoolkiisa wayn ee shirarka. Shirkaan ayaa waxaa […]

 
 

OT- Xiisad Adag oo ka taagan Gobalka Godey Magaaladda Qallaafo.

OT- Xiisad Adag oo ka taagan Gobalka Godey Magaaladda Qallaafo.

shabakadda -(Ogadentoday Press)-  ayaa soo tabisay in ninka lagu magacaabo Gorfe Garane oo dadweynaha S.Ogadenya ay la socdaan dhaq-dhaqaaqyada iyo mashaariicda uu ku jiro uu […]

 
 

Ciidamada ONLF oo Mirculus ku qaaday Degmada Shaygoosh iyo Baabuur lagu gubay Karinbilicle

Ciidamada ONLF oo Mirculus ku qaaday Degmada Shaygoosh iyo Baabuur lagu gubay Karinbilicle

CWXO ayaa 5 April  2012 waxa uu  weerar mir ah  ku ekeeyay dhamaan goobaha uu cadawgu ka dagan yahay magaalada Shaygoosh ee gobolka Qoraxay , […]

 
 

OLF Press Release – The Recent ‘Report’ on the Washington Post about the OLF Has Nothing to Do with the OLF

OLF Press Release – The Recent ‘Report’ on the Washington Post about the OLF Has Nothing to Do with the OLF

  The article by Emily Wax, The Washington Post reporter, under the title “As separatists in Ethiopia disarm, a new chapter for D.C.’s Oromo community,” […]

 
 

Faahfaahin dheeraada Kamiinadi Qabridahar iyo weeraro kale oo lagu qaaday cadawga

Faahfaahin dheeraada Kamiinadi Qabridahar iyo  weeraro kale oo lagu qaaday cadawga

Faahfaahin dheeraada oo la xidhiidha wararkii  hore  iyo  weeraro kale oo lagu qaaday cadawga looguna gaystay khasaare kala  naf iyo maalba ah. Wakaalada wararka ogaadeenya ayaa shalay idiin soo […]

 
 

CWXO oo Gadoomin kuhaya Wadooyinka Soo gala Magaalada Qabridahar

CWXO oo Gadoomin kuhaya Wadooyinka Soo gala Magaalada Qabridahar

Magaalada Qabridahar  oo ah magaalo  madaxda gobolka Qoraxay waxay xarun u tahay ciidamada ka hawlgala inta badan dalka ogaadeenya, waana xarunta milatariga ee gumaysiga Ethiopia, […]

 
 

dhac loo gaystay dad shacab ah iyo dad lagu xidhxidhay deegaamo kala duwan dalka ogaadeeniya

dhac loo gaystay dad shacab ah  iyo dad lagu xidhxidhay deegaamo kala duwan  dalka ogaadeeniya

Ciidamada cadawga ee caadada ka dhigtay xidhxidhka iyo boobka dadka shacabka ah ayaa maalmahan waxaad moodaa inay sii kordhinayaan dhibkii awalba lagu ciqaabayay shacbiga ogaadeenya Maleeshiyada […]

 
 

Ogeysiis: Barnaamijki Silent Cry P2 oo Finland lagu so bandhigayo 28 April

Ogeysiis: Barnaamijki Silent Cry P2 oo Finland lagu so bandhigayo 28 April

Waxa dhamaan la ogeysinaya bulshaweynta Somaliyeed gaar ahaan jaaliyada Somalida Ogadeniya ee ku dhaqan wadanka Finland inay kasoo qeyb galaan barnaamijka Silent Cry  P2 oo […]

 
 

Warar dheera oo ka soo baxay dagaalkii qabridahar 4 april iyo hawlgalo kale oo ay fuliyeen cwxo

Warar dheera oo ka soo baxay dagaalkii  qabridahar 4 april iyo hawlgalo kale oo ay fuliyeen cwxo

Warar dheeraada ayaa ka soo baxaya dagaalkii  ka dhacay magaalada Qabri dahar 4 april 2012  kaas oo lagula wareegay xaafada loo yaqaan xaafad Ceel xaar  ee magaalada. Dagaalkan […]

 
 

Awaare oo xabsiyadii buux dhaafeen iyo ardaydii oo lagu qasbay ilaalinta magaalada xilliga habeenkii ah

Awaare oo xabsiyadii buux dhaafeen iyo ardaydii oo lagu qasbay  ilaalinta magaalada xilliga habeenkii  ah

Magaalada Aware oo ka tirsan   gobolka Jarareed ayaa  waxaa soo foodsaartay  xaalad qalafsan  oo ay kula kaceen ciidamada si gaarka ah uga amar  qaata  dhiigyacabka ku  can baxay xasuuqa shacabka ogaadeenya […]

 
 

Filim ka hadlaya Xasuuqa Ogadeniya 1994- 2012 hlakn ka daawo

Filim ka hadlaya Xasuuqa Ogadeniya 1994- 2012 hlakn ka daawo

Filimkan oo ka hadlaya xasuuqa Ogadeniya ayaa waxa soo diyaariyay Ururka dhalinyarada iyo Ardeyda Ogadeniya OYSU Faraca Australiya gaar ahaan Melbourne, Waxana lagu soo bandhigay […]

 
 

ciidanka xoraynta oo xalay la wareegay qaybo ka mid ah qabridahar

ciidanka xoraynta oo xalay la wareegay qaybo ka mid ah qabridahar

CWXO ayaa  habeenkii xalay ee 3 April waxay galeen magaalada Qabridahar ee xarunta gobolka Qorahay, halkaas oo ay ciidamada cadawga fooda isdareen. Dagaal mudo socday ka […]

 
 

Ogaysiis – Jaliyadda Somalida Ogadenya ee Gobolka Minnesota

Ogaysiis – Jaliyadda Somalida Ogadenya ee Gobolka Minnesota

Mamulka Jaliyada Somalida Ogadenya ee gobolka Minnesota waxay Ogaysiinayaan dhamaanba xubnaha Jaaliyada Somalida Ogadenya ee ku dhaqan gobolka Minnesota inuu dhici doono shirkii xubnaha ee […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay