Archive for: April, 2012

Siminaar ay ka soo qaybgaleen jaaliyada kala duwan oo ka furmay Copenhagen

Siminaar ay ka soo qaybgaleen jaaliyada kala duwan oo ka furmay Copenhagen

Waxaa maanta ooy taariikhdu tahay 03/04/2012 ka furmay caasimada wadanka Denmarka ee Copenhagen siminaar mudo dheer lasugayay oy wadajir u soo qaban qaabiyeen Jaaliyada Soomaalida Ogadenya iyo ururka OYSU ee wadanka Denmark. Siminaarkan oy kasoo […]

 
 

CWXO ayaa ku gaadhsiiyay cadawga khaasare kala duwan weeraradii ugu dambeeyay

CWXO ayaa ku gaadhsiiyay cadawga  khaasare kala duwan weeraradii ugu dambeeyay

CWXO ayaa  weeraro uu ku qaaday  bishii March dabayaaqadeedii  fadhiisdimooyin ay leeyihiin ciidamada cadawga waxa uu ku gaadhsiiya khasaare balaadhan oo isugu jira dhimasho iyo […]

 
 

Jabhadda ARDUF ee Qawmiyadda Cafarta oo war-saxaafadeed ciidan soo saaray

Jabhadda ARDUF ee Qawmiyadda Cafarta oo war-saxaafadeed ciidan soo saaray

Sidaan la socono qawmiyadda Cafarta ayaa ka mid ah qawmiyadaha uu gumaysiga Itobiya xooga ku haysto oo dagaal gobanimadoon oo heerar kala duwan soo maray […]

 
 

Warbixinti Xafladi Manchester Iyo Gabay ay caruurtu kasoo jeedisay halkan ka daawo;

Warbixinti Xafladi Manchester Iyo Gabay ay caruurtu kasoo jeedisay halkan ka daawo;

Hoos Ka daawo Filimka warbixinta: Magaalada Manchester ee wadanka Ingiriiska ayaa waxa lagu qabtay xaflad aad u weyn oo lagu xusayo maalinka haweenka Somalida Ogadeniya. […]

 
 

Magaalada Dhagahbuur oo Bandow laguso rogay iyo Nin lagu dilay Bulaale

Magaalada Dhagahbuur oo Bandow laguso rogay iyo Nin lagu dilay Bulaale

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Dhagaxbuur ayaa sheegaya in 30kii-03-2012 lagu soo rogay bandow kaas oo hakiyay  isu socodkii guud, waxaana xidhmay dhamaan goobihii adeega gaar […]

 
 

Jaaliyadaha Qaarada Europe ee Ogadeniya oo soo gaadhay wadanka Denmark kana qeybgalaya Shir barito

Jaaliyadaha Qaarada Europe ee Ogadeniya oo soo gaadhay wadanka Denmark kana qeybgalaya Shir barito

Wadanka Denmark ayaa waxa kusoo qulqulaya shacab aad u tiro badan oo raba inay ka qeyb galaan shir siminaar ah oo ay Jaaliyada Somalida Ogadeniya […]

 
 

Xoghaya guud ee OYSU faraca South Africa oo soo magacabay gudiga maamulkiisasii

Xoghaya guud ee  OYSU faraca South Africa oo soo magacabay gudiga maamulkiisasii

Xoghayaha guud ee Ururka Dhalinyarada Soomalida Ogadenia (OYSU) Mudane Cabdinaasir Axbaab ayaa Galabnimadii Axada ku dhawaqay gudigii la shaqayn lahaa  sanadka 2012. Mudane Abdinaasir oo […]

 
 

Gabagabada Qaybtii 2aad ee Seminarkii San Diego uu ku qabtay HAAB ee JWXO

Gabagabada Qaybtii 2aad ee Seminarkii San Diego uu ku qabtay HAAB ee JWXO

San Diego, California: Waxaa sidii aan horey warbaahinta idiinku soo gudbinay socdaal hawleed ku joogay magaalada San Diego ee gobolka California, Hoggaamiyaha Abaabulka & Arimaha […]

 
 

Waxaa ka socda magaalada Oslo/Norway xuskii sanadguuradii 5.aad ee ururka OYSU-Norway

Waxaa ka socda magaalada Oslo/Norway xuskii sanadguuradii 5.aad ee ururka OYSU-Norway

Maanta oo ay taariikhdu tahay 31-03-2012 waxa ay ururka Ardayda iyo Midowga hdaliyarada Ogadenia ee wadanka Norway kusoo abaabuleen xaflad aad u balaadhan oo lagu […]

 
 

Sawiradi Xafladi Maalinta Haweenka Ogadeniya ee lagu qabtay Manchester

Sawiradi Xafladi Maalinta Haweenka Ogadeniya ee lagu qabtay Manchester

Xafladan oo aad loosoo aggaasimay boqollaal Jaaliyada Somalida Ogadeniya ee Magalada Manchesterna ay kasoo qaybgaleen iyo waliba Jaaliyadaha kale  Leads, Birmingham iyo magalada london, liverpool […]

 
 

Jaaliyadda Sidney oo shir soo dhaweyn iyo xogwaran ah isugu timid shalay

Jaaliyadda Sidney oo shir soo dhaweyn iyo xogwaran ah isugu timid shalay

Waxaa maalinimadii shalay oo ay taariikhdu ahayd 31/03/12 ka dhacay magaalada Sydney shir ay isugu yimadeen dhamaan qaybaha ay ka kooban tahay Jaaliyada Somaalida Ogaadeenya […]

 
 

Murugo Horleh – Magalada Gunagado Ciidanka Woyanaha oo Laba nin oo meyd ah oo xadhig kudaban banaanka so dhigay

Murugo Horleh – Magalada Gunagado Ciidanka Woyanaha oo Laba nin oo meyd ah oo xadhig kudaban banaanka so dhigay

Dadka gunagado  oo ay la soo  daristay murugo hor leh Dhibaatooyinka  ka dhaca ogaadeenya waxay qayb ka noqdeen nolosha guud ee dadka ogaadeenya kaas oo maalin walba ku […]

 
 

Hoggaanka Abaabulka & Arrimaha Bulshada JWXO oo Seminar ku qabtay San Diego

Hoggaanka Abaabulka & Arrimaha Bulshada JWXO oo Seminar ku qabtay San Diego

San Diego, California: Waxaa maanta oo taariikhdu ahayd March 31, 2012 magaalada San Diego ee gobolka California seminar loogu qabtay hawl-wadeenada Jaaliyadda Soomaalida Ogadenia. Seminarkan […]

 
 

Siminaar maamulka Jaaliyada Holland ay qateen iyo xogag laxidhiidha

Siminaar maamulka Jaaliyada Holland ay qateen iyo xogag laxidhiidha

Maanta ooy taariikhdu ahayd 31/03/2012 Ayaa dufcadii koowaad ee jaaliyadda Holand wuxuu sibinaar uga furmay Magaalada brunssum oo ka tirsan gobolka maastricht, kaasoo ka mid […]

 
 

maalinta haweenka Ogadeniya oo Helisinki Lagu qabtay

maalinta haweenka Ogadeniya oo Helisinki Lagu qabtay

Waxaa maanta magaalada helsinki  ka dhacay shirweyn oo ay isugu timid jaaliyada soomaalida Ogadeniya Finland. shirkaas oo lagu xusayey maalinta Haweenka Ogadeniya  oo laga xusayo […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay