Archive for: May, 2012

Tacadiyadi ugu danbeyay oo xidhay badan loogu geystay shacabka Ogadeniya

Tacadiyadi ugu danbeyay oo xidhay badan loogu geystay shacabka Ogadeniya

Waxaa dhawaanaha soo kordhayay dhibaatooyinka ay ciidanka cadawgu ee arxanka daran ku hayeen dadka shacabka ee aan waxba galabsan. Dadka ogaadeenya oo  ay saaran tahay […]

 
 

Jaaliyada Ogaadeeniya ee Dalka Swedan oo Lagu casuumay Shirka xisbiga Vansterpartiet.

Jaaliyada Ogaadeeniya ee Dalka Swedan oo Lagu casuumay Shirka xisbiga Vansterpartiet.

Shir balaadhan oo uu lahaa xisbiga Vansterpartiet ee dalka Swedan ayaa lagu qabtay magaalada Flen. xisbigan oo ah xisbi u tartamaya doorashada dalka Swedan ayaa […]

 
 

Jeffrey Gentleman. ”Xasuuqa ka socda Ogadenia baa ka daran kan Darfuur”

Jeffrey Gentleman. ”Xasuuqa ka socda Ogadenia baa ka daran kan Darfuur”

Oslo: Madaxa wargeysga New York times u qaabilsan Geeska Afrika, fadhigiisuna yahay magaaladda Nairobi Mr. Jeffrey Gentleman ayaa u sheegay barnaamijka caanka ah ee Real […]

 
 

Meles muxuu uga caraary khudabadii uu jeedin lahaa machadka Thabo Mbeki

Meles muxuu uga caraary khudabadii uu jeedin lahaa machadka Thabo Mbeki

Laga bilaabo bilowgii sanadkan horaantisii waxaa socday warar sheegaya in Meles zinaawi imaanayo wadanka South Africa. Warar aan lagu kalsoonayn ayaa waxay tibaaxayeen in Meles […]

 
 

The untold tale of Ogaden child – By Abdirizak Godey

The untold tale of Ogaden child – By Abdirizak Godey

I might be quite for a while but I might be speechless too because what I have to tell is already told and what is […]

 
 

xaflad balaadhan oo ka dhici doonta london 16 june 2012 (Ogaden Night)

xaflad balaadhan oo ka dhici doonta london 16 june 2012 (Ogaden Night)

Jaaliyada somalida Ogadeniya ayaa ku howlan qabanqaabadii xaflada Ogaden Night oo ah xaflad ururka dhalinta iyo ardeyda Ogadeniya ee wadanka Ingiriisku ay kusoo bandhigi donaan […]

 
 

Banaanbax balaadhan oo maanta lagu horqabtay Safaaradda gumaysiga ee Pretoria

Banaanbax balaadhan oo maanta lagu horqabtay Safaaradda gumaysiga ee Pretoria

Filimkii laga soo duubay banaabixii ay JOKA ku horqabteen Safaaradda gumaysiga. Banaanbax balaadhan oo lagu qabtay magaalada Pretoria ayaa waxaa ka soo qayb galay dhamaan […]

 
 

Malema steals the show, all over again

Malema steals the show, all over again

(On my way into the ZK Matthews Great Hall, I met Ethiopian refugees from the Ogaden, Ethiopia’s factious Somali region, who had travelled to Pretoria […]

 
 

Dagaaladii ugu dambeeyey ee naga soo gaadhay Xarunta dhexe ee JWXO

Dagaaladii ugu dambeeyey ee naga soo gaadhay Xarunta dhexe ee JWXO

CWXO waxay si maalinle u fulinayaan dagaaalo fool ka fool ah oy la galaan ciidamada cadawga ee sida xaqdarada ah ku jooga dalka ogaadeenya. Dagaalada […]

 
 

Protest Outside AU Summit (Sout Africa)

Protest Outside AU Summit (Sout Africa)

JOHANNESBURG – Ethiopians living in South Africa voiced their opposition to Prime Minister Meles Zenawi’s “dictatorship” on Wednesday afternoon. They took to the streets of […]

 
 

Imaanshihii Meles Koonfur Afrika oo ilaa hada aan saxaafada dalka laga sii dayn

Imaanshihii Meles Koonfur Afrika oo ilaa hada aan saxaafada dalka laga sii dayn

iyo filim laga soo duubay banaabixii shalay. Waxaa South Africa soo galay dhiigyacan yacabka nacabka ah ee Geeska Africa uu ka degi la’yahay. Wararka aan […]

 
 

Kooxda Midnimo/OYSU oo ku badisay 2-0

Kooxda Midnimo/OYSU oo ku badisay 2-0

Maalintii shalay oo Tariikhdu ku beegnayd 23/5/2012 waxaa ciyaar aad u wanaagsan ay dhexmartay Kooxda  Midnimo FC ee OYSU Garissa  iyo koox lagu magacaabo Hot Boys […]

 
 

Dood cilmiyeed uu qabtay TV ga Ilays

Dood cilmiyeed uu qabtay TV ga Ilays

  Waxaa maanta lagu soo gabagabeeyay magaaladaNairobiee caasimada dalka Kenya Barnaamij dood cilmiyeed ahaa oo qayeb ka ahaa barnaamjiyo taxane ahaa  oo magaaladaNairobiay ku qabteen […]

 
 

War deg-deg ah – KT Zinawi oo la kulmay gadood xoogan

War deg-deg ah – KT Zinawi oo la kulmay gadood xoogan

Wariyayaasha wakaalada ONA eek u sugan goobta uu ku soo dagay dhiigyacab Meles ayaa soo wariyay inuu ku sigtay in laqabto maanta iyadoo ay ku […]

 
 

Roobab khasaare gaystay oo ka da’ay farmadaw iyo shaygoosh

Roobab khasaare gaystay oo ka da’ay farmadaw iyo shaygoosh

Warar saaka naga soo gaadhay wariyaha ONA uga soo warama gobolka Qoraxay ayaa sheegay in roobab mahiigaan ah ay 21 may oo ku beegan shalay […]

 
 

MAGAALOOYINKA DHAGAXBUUR IYO DHAGAXMADAW OO DAD BADAN LAGU XIDH XIDHAY

MAGAALOOYINKA DHAGAXBUUR IYO DHAGAXMADAW OO DAD BADAN LAGU XIDH XIDHAY

Ciidamada wayaanaha  ee sida bahalnimad ah ula dhaqma dadka shacabka ah ee ogaadeenya ayaa waxay maalin walba ku kacaan  xadgudubyo ka dhan ah xuquuqda bani-aadamka […]

 
 

Members of Congress urge Meles to end repression

Members of Congress urge Meles to end repression

By Mohamed Keita/CPJ Africa Advocacy Coordinator Two members of the U.S. Congress, a Republican and a Democrat, have publicly voiced indignation at Ethiopia’s persecution of journalists under the […]

 
 

Taliyaha Qeybta Duufaan ee CJWXO wareysi Gaar ah- Radio Xoriyo.

Taliyaha Qeybta Duufaan ee CJWXO wareysi Gaar ah- Radio Xoriyo.

Waraysi cusub oo xiiso badan oo ay Radioxoriyo la yeelatay taliyaha qaybta Duufaan ee CIIDAMADA WADANIGA XOREYNTA OGADENIYA

 
 

Barnaamijka Ilays oo Filim kaso diyariyay Dadki kusii jeeday Banaanbaxa Pretoria South Africa

Barnaamijka Ilays oo Filim kaso diyariyay Dadki kusii jeeday Banaanbaxa Pretoria South Africa

Waxaad Dhowaan daawan Doontaan Sawiraan iyo Video laga diyaariyay Kulankan iyo Anbabaxa Banaanbaxa Pritoria. waxaa guul kusoo dhamaaday shirar iyo qabanqaabo isdabojoog ahaa oo maalmihii […]

 
 

Q5aad – Ayaamahaan diblomaasiga ahaa aqoontii iiga korodhay Itobiya (Qurba-joogta sida loola dhaqmayo)

Q5aad – Ayaamahaan diblomaasiga ahaa aqoontii iiga korodhay Itobiya (Qurba-joogta sida loola dhaqmayo)

Waxaan weli ku guda jirnaa sirtii aan ka helnay gumaysiga. Qaybtan 5aad waxaan ku soo qaadan doonaa sida uu gumaysiga uga argagaxsan yahay guud ahaan […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay