Archive for: May, 2012

Guryo ku yaala deegaanka Caado oo lagubay

Guryo ku yaala deegaanka Caado oo lagubay

GURYO KU YAAL DEEGAANKA CAADO OO DAB LA QABADSIIYAY IYO DAD LAGU XIDHXIDHAY DEEGAAMO KALA DUWAN ciidamada gumaysiga  itoobiya ee doolka  ku jooga dalka ogaadeenya […]

Sagalada oo lagu gubay baabuur ciidan iyo dagaalo kale oo lagu naafeeyay cadawga

Sagalada oo lagu gubay baabuur ciidan iyo dagaalo kale oo lagu naafeeyay cadawga

CWXO ee u taagan difaaca shacabka iyo inay gaadhsiiyaan umadeena madaxbanaani buuxda oo ay kaga tashadaan ayaahooda kulana sinmaan bulsho waynta caalamka ayaa dagaal kahdhaadh […]

Gumaysiga Hadhaco – Ogadenya way Xoroobi

Gumaysiga Hadhaco – Ogadenya way Xoroobi

Waxaa lagu horqaban doonaa banaanbax balaadhan xarunta barlamaanka Yurub ee Brusles/Belgium horteeda maalinta 21ka June 2012 saacada markay tahay 11:00 – 15:00 xilliga Brussels. Waxaa […]

Dixiriga nool ma lagu daweeyaa dhayidda boogaha

Dixiriga nool ma lagu daweeyaa dhayidda boogaha

Ciidankeena caafimaadka midkood ayaa maalin dhaweyd igu yidhi boogaha aan ka quusano dhayidooda oon uga tagno cayaaynka iyo dixiriga ayaa ugu bogsiina dhow. Markaan ka […]

Hanqadh News – Ururka Cadaalada Ogaadenya oo Lakulmay Safaarada Mareyskanka ee Oslo

Hanqadh News – Ururka Cadaalada Ogaadenya oo Lakulmay Safaarada Mareyskanka ee Oslo

HN – Ururka cadaalada ogaadenya ayaa wuxuu maanta oo taariikhdu tahay 15.05.2012 la kulmay wakiilada xafiiska siyaasada ee safaarada mareykanka ee oslo. Kulankan ayay safaarada […]

Oromia-Ethiopia-Ogaden: Racialized Geography of Food Insecurity in Ethiopia, and G8 Summit

Oromia-Ethiopia-Ogaden: Racialized Geography of Food Insecurity in Ethiopia, and G8 Summit

Gadaa.com – From an insider’s point of view, two patterns are most salient about the unfolding threat of food insecurity in Ethiopia: * That the geography […]

Somaliya iyo Itobiya – Taariikh dib isu soo majiirtay

Somaliya iyo Itobiya – Taariikh dib isu soo majiirtay

Arimaha ka socda maalmahan Geeska Afrika gaar ahaan Somaliya iyo Itobiya aad ayay u xiisa badan yihiin, waxaadna moodaa inay la mid tahay taariikh taagtay […]

Dagaalo Ka Dhacay Meelo Kala Duwan oo Cadawga Lagu Gaadhsiyay Khasaare

Dagaalo Ka Dhacay  Meelo Kala Duwan  oo Cadawga Lagu Gaadhsiyay Khasaare

CWXO  ee u taagan  inay gaadhsiiyaan shacbiga ogaadeenya madaxbanaani buuxda oo ay kaga tashadaan aayaahooda  kulana sinmaan bulsho waynta caalamka ayaa waxa uu wadadaa u maraa  […]

Ciidamada hawaarinta oo Baxsigii ugu darsamay inay dhexdooda islaayan oo aad isu jaray

Ciidamada hawaarinta oo Baxsigii ugu darsamay inay dhexdooda islaayan oo aad isu jaray

  Ciidamada loo abuuray cadaadiska shacabka ogaadeenya ee ka amar  qaata  cabdi ilay ayaa waxay  marayaan  xaaladii ugu qalafsanayd ee   ay gaadhaan , ka dib […]

Jidhdil iyo xadhig loo gaystay dad shacab ah oo ka socda gabi ahaan dalka

Jidhdil iyo xadhig loo gaystay dad shacab ah oo ka socda gabi ahaan dalka

Sidii aan idiin ku soo tabinay wararkii ugu danbeeyay ee aan ka helay  Xarunta dhexe iyo qaar ka mid ah wariyayaasha ONA uga soo warama  gobolada dalka, […]

Shir lagu qabtay masjid ku yaala magaalada Knysna/Western Cape – SA

Shir lagu qabtay masjid ku yaala magaalada Knysna/Western Cape – SA

Waxaa magaalada Knysna ee gobolka Westerncapetagaywafti uu hogaaminayo  gudoomiyaha jaaliyada Somalida Ogadeniya halgame Bashiir Mux.ed. Waftiga oo maalin dhaweyd uun ka soo laabtay magaalooyinka kala ah King Williamstown iyoEast London oo […]

Hawlgalo ay qaadeen CWXO oo waxyeelo kala duwan lagu gaadhsiiyay cadawga

Hawlgalo ay qaadeen CWXO oo waxyeelo kala duwan lagu gaadhsiiyay cadawga

Hawlgalo ay qaadeen ciidanka jwxo maalmihii u danbeeyay ayaa waxa cadawga ka soo gaadhay khaasre dhinacyo kal duwan taabanya. Naftood-hurayaasha CWXO oo looga bartay inay […]

Shir ay soo qaban qabisay Haya’dda Caalimiga ee Doctors Without Borders (MSF)-South Africa)

Shir ay soo qaban qabisay Haya’dda Caalimiga ee Doctors Without Borders (MSF)-South Africa)

Shirkan ayaa waxa uu xalay ka dhacay Magalada Johannesburg gaar ahaan Gurigii Dastuurka South Africa lagu qoray oo loo yaqano; “Rampart Rooms Constitution Hill”. Shirkan […]

Q4aad –Ayaamahaan diblomaasiga ahaa aqontii iiga korodhay Ethiopia

Q4aad –Ayaamahaan diblomaasiga ahaa aqontii iiga korodhay Ethiopia

Qaybta sirdoonka Qoraalkii 3aad waxaan ugu talagalnay in aan ku soo gunaanadno taxanahan hasa ahaatee markay akhiristayaashii ku taxnaa sheekada codsadeen in aan soo bandhigno malafaad noo […]

banaabax ka dhici doona CAMP DAVID G8. Dhiigyacab Zenawi looga hojeedo

banaabax ka dhici doona CAMP DAVID G8. Dhiigyacab Zenawi looga hojeedo

19 May 2012 waxaa lagu horqaban doona banaanbax aad u xoog badan Camp David Shirka G8 ay isugu imaan doonaan. Shirkaas oo looga hadli doono […]

Xabsiyada Magaalada Qabridahar oo Buux Dhaafay

Xabsiyada Magaalada Qabridahar oo Buux Dhaafay

Tan iyo intii  ay ciidamada cadawgi bilaabeen inay  dadka magaalada Qabri-dahar  ku qaadaan weerar  ay ku xidhxidhayaan  dadka deegaanka ayaa waxay hada gaadhay meeshii ugu […]

Fadeexada Soo gaadhay Shirkada Lundin Ee Petrolka ka baadha Ogadeniya

Fadeexada Soo gaadhay Shirkada Lundin Ee Petrolka ka baadha Ogadeniya

Maalintii Khamiista 10/05/2012 waxaa waddanka Sweden  lagu qabtay shir waynihii Hantiilayaasha shirkadda batroolka ee Lundin, halkaas oo buuq iyo is qabqabsi ka biloowday kaddib markii […]

Ciidanka JWXO oo weeraro ku qaaday qaar ka mid ah xeryaha cadawga iyo ciidamo isu soo dhiibay jabhadda.

Ciidanka JWXO oo weeraro ku qaaday qaar ka mid ah xeryaha cadawga iyo ciidamo isu soo dhiibay jabhadda.

Warar naga soo gaadhay  xarunta dhexe ayaa  sheegaya in  ciidanka JWXO  ay weerareen qaar ka mid ah xeryaha cadawga, waxaana halkaas loogu gaystay khasaare kala duwan. […]

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay