Archive for: May, 2012

Dalka Koonfur Afrika ma ahaan doono meel dambiilayasha dagaalku ay dalxiis ku yimaadaan

Dalka Koonfur Afrika ma ahaan doono meel dambiilayasha dagaalku ay dalxiis ku yimaadaan

Waxaa maalintii talada ahayd ay ku dhawaaqday maxkamad sare oo South African ahi in dadka danbiyada ka galay dadka ree Zimbabwe la xidhi karo hadii […]

 
 

Banaabax ay Jaaliyadda S.Ogaadeenya ee Swiss ku hor qabatay xarunta Qaramada Midoobay ee Geneva. Daawo sawirada

Banaabax ay Jaaliyadda S.Ogaadeenya ee Swiss ku hor qabatay xarunta Qaramada Midoobay ee Geneva. Daawo sawirada

Arbaco 9ka May 2012, Jaaliyadda Soomaalida Ogaadeenya ayaa ku banaanbax day xarunta Qaramada Midoobay (QM) ee Genva horteeda halkaa oo uu ka socday shir gudiga […]

 
 

Qado sharaf ay OYSU-Kenya ku maamuustay fanaaniintii -Waddani dhaarsan iyo ONLF lama weecin karo-

Qado sharaf ay OYSU-Kenya ku maamuustay fanaaniintii -Waddani dhaarsan iyo ONLF lama weecin karo-

 Munaasabada loo qabtay Gunaanadkii Riwaayadii Lamagac baxday Waddani dhaarsan iyo ONLF lama weecin karo ayaa lagu qabtay magaaladaNairobi. Riwaayada la magac baxday Waddani dhaarsan iyo […]

 
 

Baaq : Jabhadda Wadaniga Xoreynta Ogadenya

Baaq : Jabhadda Wadaniga Xoreynta Ogadenya

   Ka Feejignaada Qorshe dhagareedka Gumaysiga   Dalka Ogadenya waxaa saaraa cuna qabatayn iyo gumaad aan isaga oo kale la arag tobadii sano ee u […]

 
 

Jidhdil iyo dhac, ka dhacay meelo kala duwan iyo Dad shacaba oo lagu xidhxidhay deegaanka Shilaabo

Jidhdil iyo dhac, ka dhacay meelo kala duwan iyo Dad shacaba oo lagu xidhxidhay  deegaanka Shilaabo

Dhibaatooyinka uu cadawgu ku hayo dadka ogaadeenya   waa kuwa taabanaya dhinacyo badan Dadka ogaadeenya ayaa maalin walba waxay kala kulmaan ciidamada gumaysiga, xadgudubyo iyo xasuuq […]

 
 

Wariyaashi Kaso waramay Ogadeniya oo ku Guuleystay Abaalgudka Wariyanimada caalamiga ah

Wariyaashi Kaso waramay Ogadeniya oo ku Guuleystay Abaalgudka Wariyanimada caalamiga ah

Wariyaasha Ree Sweden ee Martin Schibbye iyo Johan Persson ayaa ku guuleystay Bilada Abaalgudka Wariyaasha Friiliyaaniska ah (Freelance Price) maanta oo taariikhdu tahay 8 May […]

 
 

Gaadiid cadaw oo lagu gubay duleedka maagaalada Qabri -dahar

Gaadiid cadaw oo lagu gubay duleedka maagaalada Qabri -dahar

Warar naga soo gaadhay xalay xarunta dhexe ee JWXO ayaa lagu sheegay in 7/5/12 oo kuu beegan shalay ay duleedka magaalada Qabri-dahar meesha loo yaqaan […]

 
 

Banaanbaxyadii ka socday Addisababa oo faraha ka sii baxaya iyo gabayo

Banaanbaxyadii ka socday Addisababa oo faraha ka sii baxaya iyo gabayo

Banaabaxyadii muslimiinta Itobiya ayaa ku sii fiday dalka iyadoo Jimcadii la soo dhaafay ee bishu ahayd 4ta ay boqolaal isugu soo bexeen caasimadda Addisababa iyagoo […]

 
 

Sawiradii Bandhigii -Habeenka Ogadeniya- ee Sweden: Hoos ka aqriso warbixinta

Sawiradii Bandhigii -Habeenka Ogadeniya- ee Sweden: Hoos ka aqriso warbixinta

Waxaa 5/5-2012 lagusoo bandhigay bandhig faneed loogu magac daray Ogaden Night  dalka Sweden gaar ahaan caasimada  Stockholm. Bandhigaa oo  ahaa  mid aad  looga  soo shaqeeyay mudana lasugayay  oo xiisa badan loo qabay  ayeey  ururka  midawga […]

 
 

RX oo Waraysi la yeeshay Madaxa Siyaasada qaybta Duufaan ee CWXO

RX oo Waraysi la yeeshay Madaxa Siyaasada qaybta Duufaan ee CWXO

Wuxuu wariyaha RX halkan idiinku soo gudbinaynaa waraysi xiiso badan oo madaxa siyaasada qaybta Duufaan ee CWXO ay ka waraysanaaan weerar ay qaybta Duufaan ku […]

 
 

ANYWAK Media – Muslim protests engulf Ethiopia; By Yuunus Hajji Mul’ataa

ANYWAK Media – Muslim protests engulf Ethiopia; By Yuunus Hajji Mul’ataa

 ADDIS ABABA – Ethiopian Muslim protests spread across the country on May 4 when hundreds of thousands in the Ethiopian capital defied government threats and […]

 
 

EPRDF and Militarizing the Region: Military operations is not solution in the Ogaden and Gambella regions – By Yakume A

EPRDF and Militarizing the Region: Military operations is not solution in the Ogaden and Gambella regions – By Yakume A

Overview One of the senior and controversial politician explained the informal kangaroo-court discussion, classically described “good governance” inEthiopiaas only good for four terms of each […]

 
 

Dagaaladii ugu dambeeyay ee cadawga lagu naafeyay

Dagaaladii ugu dambeeyay ee cadawga lagu naafeyay

Warar naga soo gaadhay Xarunta dhexe  ee JWXO ayaa daaha ka qaaday dagaalo dhawaan dhex maray Ciidanka Wadaniga Xoreynta Ogadenya iyo ciidanka cadawga oo kaashanaya qaar ka mid […]

 
 

DAD SHACAB AH OO LAGU XIDHXIDHAY MAGAALOOYIN KALA DUWAN

DAD SHACAB AH OO LAGU XIDHXIDHAY  MAGAALOOYIN KALA DUWAN

Bishii lasoo dhaafay waxa aan idiinsoo gudbinay shacab badan oo laxidhay, hadaba waxa soo gaadhay magacyo hor leh oo kamid ah dad kamid ah dadyowgi […]

 
 

Hayada Xuquuql Insaanka oo ka hadlay Ogadeniya Shirkii UN-ta ee Geneva daawo filimkan

Hayada Xuquuql Insaanka oo ka hadlay Ogadeniya Shirkii UN-ta ee Geneva daawo filimkan

Shirka Committee Economical, cultural and political rights oo isniintii 30k a April fur may iyo qudbadii African Rights Monitor ka jeedisay ayaa kor ku xusan […]

 
 

Qofkii isu-duleeya Gumaysiga Aduun iyo Aakhiraba ha seego

Qofkii isu-duleeya Gumaysiga Aduun iyo Aakhiraba ha seego

Waxaa jira dhaqano uu aadanaha ka midaysan yahay, diimaha la aaminsan yahay dhamaantoodna ay wada qirayaan. Waxaa ka mid ah; runsheega, geesinamada, deeqsinimada,  iwm. Waxaa […]

 
 

Riwaayadii -Wadani Dhaarsan iyo ONLF lama Weecin karo- oo xalay Nairobi la isugu soo baxay

Riwaayadii -Wadani Dhaarsan iyo ONLF lama Weecin karo- oo xalay Nairobi la isugu soo baxay

  Magaalada Nairobi ee caasimada dalkaKenyaayaa waxaa xalay lagu daawaday Riwaaydii la magac baxaday Waddaniga Dhaarsan iyo ONLF lama Weecin Karo. Riwaayda oo lagu daawaday […]

 
 

Kooxda lagu magacaabo Al-Axbaash waxay yihiin iyo dhaqamadooda

Kooxda lagu magacaabo Al-Axbaash waxay yihiin iyo dhaqamadooda

Magaca ay wadato kooxda ee Al-Axbaash waxaa loogu nisbeeyey ninka asaasay Cabdulaahi M. Al-shaybi Al-Harari oo loogu yeedho Cabdalla Al-Xabashi. Magaca Axbaash halkaa ayay ka […]

 
 

Banaabaxyadii lagu diidanaa Axbaashta oo ku sii fidaya Itobiya iyo digniin la siiyay culuamada Ogadenya

Banaabaxyadii lagu diidanaa Axbaashta oo ku sii fidaya Itobiya iyo digniin la siiyay culuamada Ogadenya

Shabakadda Aljazeera (Hoos ka daawo) ayaa soo bandhigtay warbixin dheer oo ka hadlaysa sida ay muslimiinta Itobiya u diideen isku dayga xukuumadda Wayaanaha inay ku […]

 
 

SMNE Press Release: TPLF/EPRDF Retaliates Against Civilians f or Killings at Saudi Star

SMNE Press Release:   TPLF/EPRDF Retaliates Against Civilians f or Killings at Saudi Star

Today, May 2, 2012, in Pokedi Village, in the Gambella region, TPLF/EPRDF Defense troops opened fire on a group of terrified Anuak civilians, killing two […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay