Archive for: June, 2012

Culumada Gaarisa oo ka hadlay Halganka Ogadeniya

Culumada Gaarisa oo ka hadlay Halganka Ogadeniya

Waraysi ay Radioxoriyo la yeelatay qaar kamid ah culima-awdiin ka Ogadenya ee ku dhaqan Garissa.

Carwada Kitchiner, Canada oo Hidaha Iyo Dhaqanka Ogadeniya lagu Soo Bandhigay

Carwada Kitchiner, Canada oo Hidaha Iyo Dhaqanka Ogadeniya lagu Soo Bandhigay

Sawiraan iyo warbixinta Carwada OYSU kuso bandhigtay Kitchner hoos ka daawo. Warbixinti Carwada Waxaa maanta lagu qabtay Magaalada Kitchener Multicultural Festival oo lagu xusayay dhaqamada […]

Resolve Ogaden Coalition Immediate Press Release

Resolve Ogaden Coalition Immediate Press Release

Resolve Ogaden Coalition Condemns the Illegal Arrest and Conviction of U.N. Worker Abdurahman Sheikh Hassan For the past decade, the Ethiopian regime under the leadership […]

Idaacad lagaleeyahay Switzerland oo wareysi la yelatay maxamed (Banaanbaxi Belgium)

Idaacad lagaleeyahay Switzerland oo wareysi la yelatay maxamed (Banaanbaxi Belgium)

Wargeyska Kantipark oo ah Radio  wadanka Switzerland kaso baxa ayaa wareysi dheer oo Radio ah la yeeshay xubin kamid ah Ururka Dhalinyarada Ogadeniya ee OYSU. […]

Wargeyska Daily Mail South Afrika oo Zenawi iyo Cararkisi South Afrika kawaramay

Wargeyska Daily Mail South Afrika oo Zenawi iyo Cararkisi South Afrika kawaramay

(Muqalkan waa Jaaliyada JOKA oo geed Hoosti ku qorsheynaysa Howlaha Jaaliyada) Males Zenawi maysan Aheyn in lagu soo dhaweyo South Afrika waxay aheyd in lagu […]

Sanad guuradii Ururka OYSU oo Kenya laga Xusay maanta

Sanad guuradii Ururka OYSU oo Kenya laga Xusay maanta

Magaalada Nairobi waxaa maanta laga xusay aasaaskii urur weynaha oysu oo lagu aas aasay magaalada Copenhagen ee waddan Denmark halkaas oo ay ku midoobeen dhamaan  […]

Shirkii OYSU North America oo malinki 3aad galay si heer sare ahna u socda

Shirkii OYSU North America oo malinki 3aad galay si heer sare ahna u socda

Waxaa maanta oo axada galay maalin seddexaadkii ee shir sanadeedkii North America Shirka oo ay u jeeddadiisu tahay qadiyada dadka dulman loogu miciino ayay dhallin […]

Dr. Maxamed Mursi waa Madaxaweynaha Masar

Dr. Maxamed Mursi waa Madaxaweynaha Masar

Dalka Masar ayaa Madaxweyne loo doortay Dr. Maxamed Mursi oo ah murashaxa ka socday xisbiga Xoriya iyo Cadaalad oo ah xisbiga Akhwaan al Muslimiin. Guddoomiyaha […]

Daggaalo Ciidamada Cadowga ee Woyanaha iyo kuwa Hawaarinta lagu jabiyay

Daggaalo Ciidamada Cadowga ee Woyanaha iyo kuwa Hawaarinta lagu jabiyay

  Dagwararka nagasoo gaadhay xarunta dhexe ee JWXO ayaa sheegaya dagaalo lagu naafeeyey askarta gumaysiga ethiopia oo kadhacay wadanka ogaadeeniya   dagaaladaas oo ah kuwo […]

Qod I – Aadanaha dhammaantiis wuxuu dhashaa isagoo xor ah

Qod I  – Aadanaha dhammaantiis wuxuu dhashaa isagoo xor ah

Hordhac Iyadoo aqoonsiga sharafta uu ku dhashay iyo xuquuqda maguurtada ah ee ay u siman-yihiin dadweynaha adduunku uu yahay saldhigga xorriyada, caddaaladda iyo nabadda dunida.  […]

N/hure Cabdi Kariim Sheekh Muuse Wareysi ku aadan Kobtan ka daawo

N/hure Cabdi Kariim Sheekh Muuse Wareysi ku aadan Kobtan ka daawo

Akhristayaasha ONA waxa aan halkan idiin ku soo gudbinaynaa waraysi qiimo badan oo ay Radioxoriyo la yeelatay N/hure Cabdikariin Sheekh Muuse isagoo kusugan jiida hore […]

Maaweeladii loo alifey Kt Meles oo ku soo afjarmaysa Australia

Maaweeladii loo alifey Kt Meles oo ku soo afjarmaysa Australia

Qofka been waa loo sheegi karaa inuu rumaystose isaga ayay ku xidhan tahay. Riwaayad waa loo alifi karaa inuu aqbalose isaga ayaa xor u ah. […]

Filim: Mudaharaadkii Brussel ka dhacay iyo Ogaden Night UK Dawo

Filim: Mudaharaadkii Brussel ka dhacay iyo Ogaden Night UK Dawo

Barnaamijka Ilays ayaa soo saaray Filim ku aadan Banaanbaxi Belgium ka dhacay iyo muqaalo kamid ah xafladi Ogaden Night UK Hoos Kadawo. Barnaamijkan oo dhameystiran […]

Nin somaliyeed oo lagu dilay Xerada qaxootiga ee Dhagaxley

Nin somaliyeed oo lagu dilay Xerada qaxootiga ee Dhagaxley

Budhcad hubeysan ayaa maanta ku dishay nin kamid ah qaxootiga Somaliyeed xerada Dhaqagaxlay, faah faahinta warkan ayaa wali nasoo gaadhin, waxaana kalasocotaan waxii kasoo kordha […]

Culumada Ogadeniya ee Garisa oo Shir hordhac ah isugu yimid

Culumada Ogadeniya ee Garisa oo Shir hordhac ah isugu yimid

Culimo-awdiinka Ogadenya ee magaalada Garissa ayaa shalay(Khamiis:21 June 2012) isugu yimid kulan hordhac ah oo ay kaga arinsanayeen sidii loo dhaqaajin lahaa la iskuguna keeni […]

Kooxda Bir-Jeex ee South Afrika oo Ruwayad Soo wada 25 June 2012.

Kooxda Bir-Jeex ee South Afrika oo Ruwayad Soo wada 25 June 2012.

Kooxda Bir-Jeex ee Wadanka South Afrika ayaa waxay soo wadaan Ruwaayad aad u xiiso badan oo aad looga soo shaqeyaya iyaga oo wadanka South Afrika […]

Ogaden Demonstration Bringing Grievances Over EU-Ethiopia Aid to European Parliament

Ogaden Demonstration Bringing Grievances Over EU-Ethiopia Aid to European Parliament

Place Luxemburg, Brussels 11.00 – 15.00, 21 June 2012 Brussels, 20 June 2012 – Ogaden communities of the European Union will gather at Place Luxemburg, […]

Dibad bax looga soo hor jeedo dhaqaalaha lasiiyo Ethiopia oo ka socda Brussels

Dibad bax looga soo hor jeedo dhaqaalaha lasiiyo Ethiopia oo ka socda Brussels

Waxaa maanta oo ay taariikhdu tahay 21/6-2012-ka dibad bax balaadhan isugu soo baxay shacabka S/Ogadenia ee ku nool qaarada Europé. Dibad baxa ayaa wuxuu ka […]

Dhaq-dhaqaaqa xoogan ee maamulka Jaaliyadda Koonfur Afrika JOKA uu dalka ku kala bixiyay

Dhaq-dhaqaaqa xoogan ee maamulka Jaaliyadda Koonfur Afrika JOKA uu dalka ku kala bixiyay

Waxaa  baryahan  sidaad la socoteen  laga waday  wadanka  South Africa  abaabul  aad u baaxad balaadhan  oo ay wadeen  gudiga sare ee jaaliyada  somalida  ogadeniya  Koonfur Afrika (JOKA). Abaabulkaasi  oo ka  socday   gobolo kala duwan ayaa  waxaa ay gudiga jaaliyada shirar  fara badan oo is daba […]

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay