Archive for: June, 2012

Gudoomiyaha Gudiga qoxootiga Ogaadeeniya oo ka qayeb galay Maalinta Qoxootiga aduunka.

Gudoomiyaha Gudiga qoxootiga Ogaadeeniya oo ka qayeb galay Maalinta Qoxootiga aduunka.

Xuska maalinta Qaxootiga Adduunka ayaa waxa lagu qabtay Xeryaha Qaxootiga ee Kenya ee Ifo 1 iyo Ifo 3iyo sidoo kale Dhagaxley iyo Xagardheer. Xeryahaas Qaxootiga […]

 
 

Ogaden Communities in Europe Hold Large Protest Rally in Front of the EU Parliament

Ogaden Communities in Europe Hold Large Protest Rally in Front of the EU Parliament

Brussels, June 21, 2012 (ONA) Hundreds of the Ogaden communities across Europe gathered in front of the European Parliament in Brussels, Belgium to voice their […]

 
 

Banaanbaxi Brusel oo cawa kasi bilowday Garomada Dayuradaha iyo Jidadka gala Brussels.

Banaanbaxi Brusel oo cawa kasi bilowday Garomada Dayuradaha iyo Jidadka gala Brussels.

Muuqalkan Sare Waa Banaanbaxi Sep 2011/ Sanadkii hore lagu horqabtay Guriga Baarlamaanka Euorpe. Jaaliyadihi Ogadeniya oo Garoomada iyo Wadooyinka kusi jeeda Brussel calanka sii lulaya. […]

 
 

Tababar Caafimaad oo maanta usoo xidhmay Ciidamada qalabka sida ee ONLF

Tababar Caafimaad oo maanta usoo xidhmay Ciidamada qalabka sida ee ONLF

  Xarunta dhexe ee JWXO ayaa sheegaya maanta in Tababar Caafimaad oo mudo ka socday Xarunta Dhexe ee JWXO lagu soo gababeeyey Halkaasi maanta oo […]

 
 

Muwadin u dhashay Ogadeniya oo lagu dilay wadanka South Afrika

Muwadin u dhashay Ogadeniya oo lagu dilay wadanka South Afrika

Caawa   ayaa waxaa magaalada cape town lagu dilay muwadin reer ogadeniya ah. Waxaa lagu dilay  cabdi qaadir xiis   dukaankiisii  oo ku yaalay   tuulo la yidhaahdo  nespriy Cabdi […]

 
 

BREAKING NEWS: Galaalshe oo Ciidamada JWXO Gacanta kuhayaan.

BREAKING NEWS: Galaalshe oo Ciidamada JWXO Gacanta kuhayaan.

War Deg deg ah oo nagasoo gaadhay Xarunta Dhexe ee JWXO ayaa sheegay in maalinimadii shalay oo ay taariikhdu ahayd 19/06/2012 ay askartii gumaysiga Ethiopia […]

 
 

Dagaalo ciidamada cadawga oo ku sugnaa meela kala duwan lagu qaaday

Dagaalo ciidamada cadawga oo ku sugnaa meela kala duwan lagu qaaday

Wararka aanu ka helayno Xarutna Dhexe ee JWXO ayaa sheegaya dagaalo isbaba joog ah oo lagu qaaday askarta daalan ee gumaysiga Ethiopia, dagaaladaas ayaa waxaa […]

 
 

Qaxooti cusub oo soo gadhay Xeryaha qaxootiga oo ka hadlay dhibatada Liyu Poliska daawo Filimkan KBC TV

Qaxooti cusub oo soo gadhay Xeryaha qaxootiga oo ka hadlay dhibatada Liyu Poliska daawo Filimkan KBC TV

TV-ga KBC ee laga leeyahay wadanka Kenya ayaa waxa uu soo saaray sawiro aad u naxdin badan kadib markii uu wareysiyo kasoo qaaday dad cusub […]

 
 

Barnaamijka Xogwaran Waa barnaamij aan ku eegi doono dhaqdhaqaaqa Jaaliyadaha.

Barnaamijka Xogwaran Waa barnaamij aan ku eegi doono dhaqdhaqaaqa Jaaliyadaha.

Waxa aan wareysiyo iyo xogwaran ku aadan jaaliyadaha somalida Ogadeniya oo ka kooban ururo bulsho oo leh ururo dhaliyaro, ururo haween, haayado samafal, kuwo xuquuqul […]

 
 

Wufuudii ka qaybgali lahayd shirweynaha jaaliyadaha oo bilowday

Wufuudii ka qaybgali lahayd shirweynaha jaaliyadaha oo bilowday

Shirweynaha Jaaliyadaha oo sanadkan ay martigalisay Jaaliyadaha Canada ayaa wufuudii ka qaybgali lahayd ay gaadheen hordhacoodii Toronto oo ah goobta lagu qabanayo shirweynaha. Wafdi uu […]

 
 

ONLF Press Release, The Mockery of Justice in Ethiopia

ONLF Press Release, The Mockery of Justice in Ethiopia

Press Release, The Mockery of Justice in Ethiopia June 19,2012 The conviction of Mr. Abdirahman Sh. Hassan in Addis Ababa court today is a great […]

 
 

Weeraro xalay lagu qaaday Xerada Buundada ee Magalada Qabridahar iyo dagalo kale.

Weeraro xalay lagu qaaday Xerada Buundada ee Magalada Qabridahar iyo dagalo kale.

Waxaa adag in lahelo khasaaraha inta badan ka dhasha weerarada lagu qaado xeryaha gumaysigu uu kasamaysto Magaalooyinka Ogaadeeniya, maadaama aan loo ogolayn saxaafada wadanka Ogaadeeniya, […]

 
 

Dabaqodhiga iyo cabdulahi Ethiopia oo Filim qarsodi ah laga duubay iyo calaalkooda daawo

Dabaqodhiga iyo cabdulahi Ethiopia oo Filim qarsodi ah laga duubay iyo calaalkooda daawo

Waxaa laga duubay filim qarsoodi ah Ninki dulliga ahaa ee watay oo ka hadlaya sida loo fashiliyay shirkiisii. Hadaba waxa uu ka hadlaya sida jaaliyada […]

 
 

Dhalinyarada MN iyo Gud. jaaliyadda oo qadasharaf Xisbiga Jamhuuriga ee gobolka lagu martiqaaday

Dhalinyarada MN iyo Gud. jaaliyadda oo qadasharaf Xisbiga Jamhuuriga ee gobolka lagu martiqaaday

OOL – Guddiga Xidhiidhka Qaxootiga ee Minnesota iyo Wakiilada Odayasha (Senate) degmada 42aad ee Xisbiga Jamhuuriga ayaa Qadasharaf iyo Isbarasho ku sameeyay Eden Prairie maalintii […]

 
 

Ururka Haweenka S.Ogadenya ee Minnesota oo shir muhiim ah isugu yimid

Ururka Haweenka S.Ogadenya ee Minnesota oo shir muhiim ah isugu yimid

Waxaa taariikhdy markay ahayd 06/16/2012 shir ballaadhan isugu yimid Hooyooyinka S.Ogadenia ee gobolka Minnesota cariga Maraykanka. Shirka oy ka soo qaybgaleen hooyooyin tiro badan ayay […]

 
 

Dil, Jidh-dil, Xidhay iyo Kufsi baahsan oo ka dhacay goobo kamid ah Dhulka Ogadeniya

Dil, Jidh-dil, Xidhay iyo Kufsi baahsan oo ka dhacay goobo kamid ah Dhulka Ogadeniya

Askarta daalan ee gumasyiga ethiopia ayaa waxay miciin bidaan marka dharbaaxooyin aad udardaran ay ku dhuftaan NH/CWXO inay ku gaydhadaan shacabka aan waxba galabsan gaar […]

 
 

Haayada Xuquuql Insaanka Human Rights Watch oo Ethiopia Dacwado kulul kusoo oogtay!

Haayada Xuquuql Insaanka Human Rights Watch oo Ethiopia Dacwado kulul kusoo oogtay!

Haayada Xuquuqul Insaanka Human Rights Watch (HRW) ayaa soo saartay maanta Eedeymo cusub oo ay korka kasaartay taliska Kaligii taliye Zenawi iyo  Dowladisa Ethiopia uguna […]

 
 

Gudi Sare oo ka socda JOKA ayaa kurmeer ku tagay gobolka North west halkaana ku qabtay shir balaadhan

Gudi Sare oo ka socda JOKA ayaa kurmeer ku tagay gobolka North west halkaana ku qabtay shir balaadhan

  Sidaan  horay  u soo tabinay waxaa  kormeer shaqo wadanka Koonfur Africa  ku marayey wafti sare oo ka socda Jaliyada Ogadeenya ee koonfur africa (JOKA) iyo […]

 
 

Ciidamada Gumeysiga oo laga dilay tobaneyo askara iyo Baabuur laga gubay.

Ciidamada Gumeysiga oo laga dilay tobaneyo askara iyo Baabuur laga gubay.

Sida uu kusoo waramayo wariya wakaalada ONA ee  wadanka Ogadeenya gaar ahaan xarunta dhexe ciidanka jabhada wadaniga xoraynta ogadeenya(JWXO) ayaa dagaalo isugu jira weeraro foolka […]

 
 

Xaflad Heersare ah oo ka dhacday Magalada London

Xaflad Heersare ah oo ka dhacday Magalada London

Habeenki Ogadeniya oo Guul kusoo dhamaatay. Waxaa kulan weyn oo fantasiyouu ka dhacay xalayto magaalada London ee cariga UK oo lagusoo bandhigay Hiddaha Iyo Dhaqanka […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay