Archive for: June, 2012

Dagaalada ka qarxay gobolka Shiniile waa qayb ka mid ah khiyaanada Gumaysiga

Dagaalada ka qarxay gobolka Shiniile waa qayb ka mid ah khiyaanada Gumaysiga

Ma’aha arin ka qarsoon qofkii caqli leh khiyaanada Wayaanaha uu kula dhex jiro shucuubta uu gumaysto, gaara ahaan qawmiyadaha Kooshetika (Cushitic) ee ka kooban Somalida, […]

 
 

OYSU-IFO (Miftaaxul Xorriya) oo shikoodii caadiga ah qabsaday

OYSU-IFO (Miftaaxul Xorriya) oo shikoodii caadiga ah qabsaday

Ururka OYSU faraciisa  xerada qaxootiga ee IFO oo lagu magac-aabo (Miftaaxul Xorriya) ayaa shir ku yeeshay xeradaasi  khamiistii lasoo dhaafay shirkaas oo ahaa midkii caadiga […]

 
 

China oo Ethiopia Gacan ka siisay Cunaqabataynta Internetka

China oo Ethiopia Gacan ka siisay Cunaqabataynta Internetka

Wadanka China iyo Gumeysiga Ethiopia ayaa waxa ay wada qabsadeen kulan (workshop). Kulankaas oo Chiniisku ay siinayaan Taliska Ethiopia xirfado iyo technologiyad sidii ay cunaqabatayn […]

 
 

Xerada Qaxotiga ee Ifo oo Qarax ka dhacay Gudomiyaha Xerada qaxotiga oo dhawac so gadhay.

Xerada Qaxotiga ee Ifo oo Qarax ka dhacay Gudomiyaha Xerada qaxotiga oo dhawac so gadhay.

Xerada qaxootiga ee IFO waxaa maalinimadi Jimcaha waqtiyadii Salaada Jimcaha ka dhacay qarax xoog badan oo lala eegtay baabuur yar oo kuwa raaxada ah,baabuurka waxaa […]

 
 

Hunjuri Maxaa Loogubay? Olole Cusub oo Gumeysigu ku gubayo magaloyinka Ogadeniya

Hunjuri Maxaa Loogubay? Olole Cusub oo Gumeysigu ku gubayo magaloyinka Ogadeniya

Warbixinna dheeraad ah oon ka helnay Xarunta dhexe oo ka xogwaramaya tacadiyada joogta ah ee shacabka loo gaysanayo ka dib markii uu gumaysiga ku guuldareystay […]

 
 

Warbixinta dagaaladii ugu dambeeyey iyo khsaaraha cadawga oo sii kordhaya

Warbixinta dagaaladii ugu dambeeyey iyo khsaaraha cadawga oo sii kordhaya

Wararkii ugu dambeeyay ee nagasoo gaadhaya Xarunta dhexe ee JWXO ayaa waxay sheegayaan in cadawga lagu naafeeyay dagaaladii ugu dambeeyay ee lagu qaaday. Dagaaladaas ayaa waxay […]

 
 

waraysi ay Radioxoriyo la yeelatay madaxa siyaasada jaaliyada JOKA

waraysi  ay Radioxoriyo la yeelatay madaxa siyaasada jaaliyada JOKA

waraysi qiimo badan oo ay Radioxoriyo la yeelatay madaxa siyaasada jaaliyada JOKA mudane Maxamed Faadil waana waraysi meelo badan taabanaya ee filimkan hoose ka dhageyso.

 
 

Ogeysiis: Habeenka Ogadeniya Melbourne Australia 30 June -Free Addmission

Ogeysiis: Habeenka Ogadeniya Melbourne Australia 30 June -Free Addmission

Jaaliyada Ogadeniya ee Australiya iyo Bulshada Ku nool Magaalada Melbourne waxaa la ogeysinaya in Ururka Dhalinta Iyo Ardeyda Ogadeniya EE OYSU Magaalada Melbourne ay idiin […]

 
 

Gumeystaha oo kuso Hungoobay Baryotanki Jaamacada The U of S.

Gumeystaha oo kuso Hungoobay Baryotanki Jaamacada  The U of S.

Banaanbax xoogbadan oo kadhacay Jaamacada Saskatchewan ee U of S University oo kutaala wadanka Canada ayaa ku aadana cabasho laga qabo jaamacada oo soo dhaweysay […]

 
 

Nejashi Justice Council Joins the Statement of Ethiopian Orthodox Church Holy Synod in Exile

Nejashi Justice Council Joins the Statement of Ethiopian Orthodox Church Holy Synod in Exile

The Nejashi Justice Council would like to commend the patriotic support the Synod has shown to the Ethiopian Muslims’ struggle for religious liberty and join […]

 
 

Kuwa diinta ku nool ee dhaafsaday bidh-bidh aduunyo

Kuwa diinta ku nool ee dhaafsaday bidh-bidh aduunyo

Waxaa jira erey bixin (مصطلح) caalamka islaamka ula baxay culumada u adeega xukunka jira kolba ee sidaa ku nool. Waxaana loogu yeedhaa (علماء البلاط) oo […]

 
 

Daggaalo ka dhacay Ogadeniya

Daggaalo ka dhacay Ogadeniya

Wararka naga soo gaadhaya dalka ogaadneiya ayaa sheegaya dagaalo ka dhacay gudaha ogaadeeniya oo lagu nafeeyey askarta gumaysiga Ethiopia Dagaladaaa ayaa waxay kakala dhaceen deegaanada […]

 
 

Qiimo Darrida Doolaal & Qawlaysiga Gumeysiga

Qiimo Darrida Doolaal & Qawlaysiga Gumeysiga

Hadaan xoogaa dulmar ah ku samayno taariikhda Doolaal Adan  Dhagoole, anagoo in badan gadaal u dhigan doona,  wuxuu ka mid ahaa  Saraakiishii  Somaliyeed.  Markuu  taliskii  […]

 
 

Qiimo Darrida Doolaal & Qawlaysiga Gumeysiga – By Xaaji Maxamad

Qiimo Darrida Doolaal & Qawlaysiga Gumeysiga – By Xaaji Maxamad

Maqaalkan  waxaan ku  eegi doona Doolaal Adan Dhagoole iyo qaybat uu ka  qaatay boobka iyo baada xoolaha Soomaalida ku nool magaalada Dubai. Hordhac yar: Gumeysiga […]

 
 

Jeel-Ogaden oo Alam-baqa ilowsiiyey Shacabka Soomaalida Ogaadeeniya

Jeel-Ogaden oo Alam-baqa ilowsiiyey Shacabka Soomaalida Ogaadeeniya

Gumeysigu markuu ummad ku soo duulo oo uu xoog ku qabsado kana xoog roonaado wuxuu markiiba bilaabaa siduu Xabsiyo adag ugu hubsan lahaa xoogagii la […]

 
 

ONLF said about The Press Release of ARDUF

ONLF said about The Press Release of ARDUF

ONLF can understand the oppression the Afar people are undergoing and we deeply sympathise with your plight. However we do not think what you stated […]

 
 

Iftiin oo ka tirsan jaliyadaha Ogadenya ee Geeska Afrika oo ku kulmay xerada Xagardheere

Iftiin oo ka tirsan jaliyadaha Ogadenya ee Geeska Afrika oo ku kulmay xerada Xagardheere

Waxaa Maanta oo ay taariikhdu tahay 10 June 2012 xerada qaxootiga ee Xagardheer lagu qabtay kulankii billaha ahaa ee faraca Iftiin oo ka tirsan jaaliyada […]

 
 

Shir balaadhan oy isugu yimaadeen jaaliyada Xasa ee Sacuudiga Carabta

Shir balaadhan oy isugu yimaadeen jaaliyada Xasa ee Sacuudiga Carabta

Waxaa 8dii bishan June magaalada Xasa lagu qabtay shirkii  jaaliyada Xasa oo 2dii sanaba mar la qabto, shirkaasoo ay ka soo qaybgaleen dhamaan qaybaha jaaliyada ee magalada Xasa. Sidii  caadada […]

 
 

Safiirkii Ethiopia oo ka caagay shirkii Lund ee Geeska Africa.

Safiirkii Ethiopia oo ka caagay  shirkii Lund ee Geeska Africa.

Shir sanad laha ah oo lagu qabto magaalada Lund ee wadanka Sweden ayaa, waxaa Maalintii Jamca ee 8-10-ee June-2012 kabilaabmay magaalada Lund ee Wadanka shirkan […]

 
 

ROOTS – a poem by Abdirisaq Aden Muhumad (Ridding on Xiin Finiin)

ROOTS – a poem by Abdirisaq Aden Muhumad (Ridding on Xiin Finiin)

When ups become downs Downs become ups I surrender not to my enemies I wait for rainy seasons Head not soiled with sands Hanging on […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay