Archive for: June, 2012

Fire Destroys Degahbur’s Main Market

Fire Destroys Degahbur’s Main Market

Degahbur, June 9, 2012 (ONA) – A huge fire has engulfed the city ofDegahbur’s main market on June 8, 2012 and reduced most of its […]

 
 

Gudomiyaha Ururka OYSU Xoghaye Mujaahid Sh Ibrahim Iyo Marwo Luul oo aqal galay.

Gudomiyaha Ururka OYSU Xoghaye Mujaahid Sh Ibrahim Iyo Marwo Luul oo aqal galay.

Xoghaynta Guud ee Ururka Dhalinta iyo ardeyda Ogadeniya Halgame Mujaahid Sheekh Ibraahim iyo Marwo Luul Cabdi Macalin oo ah iyana Xoghaynta Qaarada Pacific ayaa meherkoodu […]

 
 

Dil iyo xidhay baahsan oo ciidamada Gumeysigu ka geysteen Ogadeniya

Dil iyo xidhay baahsan oo ciidamada Gumeysigu ka geysteen Ogadeniya

Wararka Tacadiyada Gudaha Ogadeniya 31 May illaaa 07/ June 2012 Askarta gumaysiga ethiopia ayaa waxaa caado u ah markasta oo lagaga itaal roonaado goobaha dagaalka […]

 
 

Suuqii ganacsiga magaalada Dhagaxbuur oo dab qabsaday

Suuqii ganacsiga  magaalada Dhagaxbuur oo dab qabsaday

Warar naga soo gaadhay saaka X/dhexe ayaa xaqiijinaya in shalay  oo ay taariikhdu ku beegnay 8di June 2012 uu dab qabsaday suuqa ganacsiga ugu wayn  ee magaalada […]

 
 

Daggaalo Mir iyo Dhabagal ah oo ka dhacay Qeybo kamid ah Ogadeniya.

Daggaalo Mir iyo Dhabagal ah oo ka dhacay Qeybo kamid ah Ogadeniya.

Wararka naga soo gaadhaya gudaha ogaadeeniya ayaa waxay sheegayaan dagaalo mir iyo dhabagal ah oo ka dhacay qaybo kamid ah wadanka Ogadenya Dagaaladaan ayaa qaar […]

 
 

Filim Laga sameeyay Gumeysiga Ethiopia Daawo:

Filim Laga sameeyay Gumeysiga Ethiopia Daawo:

Khubarada Caalamka ayaa ka dhakafaarsan Taliska gumeysiga Ethiopia waxa uu ku kacay iyo sida uu dhaqaale uga sameysanayo dhulka Ethiopia ee xoogga uu ku maamulo. […]

 
 

Taliska Ethiopia oo Cunaqabateyay Saxaafada Ethiopia

Taliska Ethiopia oo Cunaqabateyay Saxaafada Ethiopia

Khadka Internetka TOR oo laga xidhay ETHIOPIA Saxaafada Ethiopia ayaa la saaray cunaqabateen. Waxaana cunaqabateynbtan saaray taliska TPLF/EPRDF oo dagaal xoogan kula jira shacabka Ethiopia. […]

 
 

Ethiopia oo markale lagu dhaliilay Dhismaha Gibe3 Dam

Ethiopia oo markale lagu dhaliilay Dhismaha Gibe3 Dam

Beesha Caalamka ayaa dhaliilo usoo jeedisay gumeystaha Ethiopia oo dhismo biyo xidheen kawada Gibe 3. Dhismaha Biyo Xidheenkan ayaa waxyeelo u geysanaya Wadanka Kenya dadka […]

 
 

Fashilinta Xasuuqa Qarsoon ee ka socda Ogadenya – OYSU

Fashilinta Xasuuqa Qarsoon ee ka socda Ogadenya – OYSU

Ururka Dhalinyarada iyo Ardayda Ogadenya OYSU ee California iyo Jaaliyadda Ogadenya ee San Diego iyagoo la kaashanaya bulshada caalamka ee jecel xoriyadda iyo cadaalada ayaa […]

 
 

Exposing Hidden Genocide in the Ogaden – OYSU

Exposing Hidden Genocide in the Ogaden – OYSU

Ogaden Youth & Student Union of California together with the Ogaden American Community of San Diego join hands with the international community to expose and […]

 
 

Ogaden Refugees Face Torture and Degrading Treatment in Puntland Jails

Ogaden Refugees Face Torture and Degrading Treatment in Puntland Jails

Bosaso, June 6, 2012 –There are currently a large number of refugees from Ogaden region who are miserably languishing in jails in Somalia’s semi-autonomous Puntland […]

 
 

Kaniisadda Itobiya oo ku baaqday in la cunqabateeyo shirkadaha TPLF

Kaniisadda Itobiya oo ku baaqday in la cunqabateeyo shirkadaha TPLF

Xoghaya kaniisadda Orthodox-ka Itobiya (EthiopianOrthodoxTewahedoChurch’s Holy Synod ) ugu sareeya oo masaafuris dalka uga maqan Archbishop Abune Melketsekik iyo xubna ka mid ah madaxda kaniisadda […]

 
 

Justice for Ogaden Meet Officials of the UK Embassy in Norway

Justice for Ogaden Meet Officials of the UK Embassy in Norway

Oslo, June 5, 2012 – Members of the NGO Justice for Ogaden (JFO) have today met with officials of the UK Embassy inOslo,Norwayto discuss the […]

 
 

Ruwayadi Haragrdamo gumeysi iyo TV-ga Mucaradka Ethiopia ESAT oo Ka hadlay Daggaaladi Ogadeniya Daawo.

Ruwayadi Haragrdamo gumeysi iyo TV-ga Mucaradka Ethiopia ESAT oo Ka hadlay Daggaaladi Ogadeniya Daawo.

Ruwayadi Hagardaamo Gumeysi oo dhameystiran Filimkan Hoose ka daawo. Sidoo Kale waxaad halkan hoose ka daawata FTV-ga Mucaaradka Ethiopia oo Soo dayay daggaaladi dhowaan ka […]

 
 

Xabsiyada Puntland oo Muwadiniinta Ogadeniya lagu jidh dilo. Filim iyo Warbixin

Xabsiyada Puntland oo Muwadiniinta Ogadeniya lagu jidh dilo. Filim iyo Warbixin

Xabsiyada magaalooyin kamid aha gobolada Putland waxaa ku jira dad fara badan oo ka soo jeeda Ogaadeeniya kuwaas oo xiliyo kala duwan la xidhay mana […]

 
 

Kulanka safaaradda Ingriiska ee Norway iyo Ururka Cadaalada Ogaadenya

Kulanka safaaradda Ingriiska ee Norway iyo Ururka Cadaalada Ogaadenya

Ururka Cadaalada Ogaadenya ayaa maanta oo taariikhdu tahay 05.06.2012 la kulmay safaarada wadanka Ingiriiska ee Norway si ay uga wadahadlaan tacadiga iyo dhibka lagula kacayo […]

 
 

IHASA sponsored event: Why nobody cares about the Ogaden region (and what can be done about it)

IHASA sponsored event: Why nobody cares about the Ogaden region (and what can be done about it)

DESCRIPTION: The Ogaden region has a long history of violence and resistance. While Somalis in northeast Kenya are increasingly identifying with the Kenyan nation-state, relatively […]

 
 

Urur Hoosaadka Culuma’u Diinka oo ah Urur Cusub oo laga dhisay Xerada Iffo Kenya

Urur Hoosaadka Culuma’u Diinka oo ah Urur Cusub oo laga dhisay Xerada Iffo Kenya

Xerada qaxotiga Ifo ayaa malmahan waxaa kasocday shirar kaladuwan kuwas oo lagu kalaqabtay xafadaha xerada  kadib shirarkas ayaa waxalagu dhisay urur cusub oo loogu magacdaray urur […]

 
 

Hawl-wadeenada Jaaliyadaha Galbeedka Australia oo shir wada-tashi ah isugu yimid

Hawl-wadeenada Jaaliyadaha Galbeedka Australia oo shir wada-tashi ah isugu yimid

Waxa shir isugu yimid hawl-wadeenada Jaliyadda S. Ogadenia ee GalbeedkaAustralia, shirkan oo si wanaagsan loo soo agaasimay ayaa magaaladda Perth lagu qabtay shalay oo taariikhdu ahayd […]

 
 

Dhacdooyinki ugu danbeeyay ee Daggalada Gumeysiga lagu waxyeeleyay

Dhacdooyinki ugu danbeeyay ee Daggalada Gumeysiga lagu waxyeeleyay

2-6-2012 Garbo –liibaan  ayaa waxaa lagu miray askarta gumaysiga ethiopia oo halkaasi deganaa waxaana loogu gaysytay khasaare lixaadleh. 31-5-2012- kubcad oo  qabribayax  katirsan weerar si aad ah loo […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay