Archive for: June, 2012

Wareysi Ilays TV iyo ONA la yeesheen Kooxda Danab ee Dalka Kenya

Wareysi Ilays TV iyo ONA la yeesheen Kooxda Danab ee Dalka Kenya

Dhalinyarada Kooxda Danab ee dalka Kenya oo Warbaahinta siiyay Wareysiyo. Danab oo aha koox ku caan baxaday fanka iyo Suugaanta Ogaadeeniya barnaamji badan ka samaysay […]

 
 

Kal-fadhigii Ururka Dhalinyarada & Ardayda – OYSU

Kal-fadhigii Ururka Dhalinyarada & Ardayda – OYSU

Waxaa loogu baaqayaa dhamaan Dhalinyarada iyo Ardayda OYSU inay ka soo qaybgalaan Kal-fadhigii sanadlaha ahaa ee ururka oo lagu qaban doono sanadkan Mineapolis/Minnesota. Waxaa kal-fadhiga […]

 
 

Shir ay isugu yimaadeen maamulka jaalliyadda London ee UK

Shir ay isugu yimaadeen maamulka jaalliyadda London ee UK

Maamulka Jaaliyada London ayaa isugu yimid shir shaqeedkii Maamulka oo Todobaadle ah. shirkan oo lagaga hadlayay halka uu marayo diyaargarowga ay jaalliyaddu ugu jirto ka […]

 
 

Ururka OYSU London oo siminaar kahelay Hoggaanka Arrimaha Abaabulka Iyo Bulshada

Ururka OYSU London oo siminaar kahelay Hoggaanka Arrimaha Abaabulka Iyo Bulshada

  Hoggaanka Arrimaha iyo Bulshada mudane Maxamed Cabdi Yasiin Diirane ayaa maanta la qaatay kulan xiiso badan dhalinta Jaaliyada London. Kulankan ayaa hoggaanku uu kusiiyay […]

 
 

Jaaliyada Ogaadeeniya ee Magaalada Nairobi oo shir isugu yimid.

Jaaliyada Ogaadeeniya ee Magaalada Nairobi  oo shir isugu yimid.

  Shirweynihii Jaaliyada Ogaadeeniya ee Nairobi ayey maanta isugu yimaadeen xubnaha Jaaliyada Ogaadeeniya. Wuxuu ahaa shir ka duwan shirarkii hore qaabkiisu. Wuxuu shirku guud ahaan […]

 
 

Sir laga helay Gumeysiga oo ku aadan Qurba Joogta- Tigreega, Mucaaradka Ethiopia iyo Eritreanka

Sir laga helay Gumeysiga oo ku aadan Qurba Joogta- Tigreega, Mucaaradka Ethiopia iyo Eritreanka

(Hoos ka fiiri waraaqaha sirta ah). Gumeysiga Ethiopia ayaa walwal badan ka qaba shacabka Tigreega ah ee ku nool qurbaha iyo guud ahaan mucaaradka Ethiopia ee […]

 
 

Ku danaysiga Itoobiya iyo dareen la’aanta Daba-qoodhiga – Rabaax. M. Cabdi

Ku danaysiga Itoobiya iyo dareen la’aanta Daba-qoodhiga – Rabaax. M. Cabdi

Soomalidu waxay halhays u leeyihiin; Somalidu been way sheegtaa ee been ma maahmaahdo. Sidaa darteed, maah-maahaha waa odhaah khibrad lagu ogaaday. Maah-maahaha dalkeena caanka ka ah waxaa […]

 
 

Taliska Zenawi oo lagu Eedeyay in Sharciga Ethiopia uu jabiyay uuna Diimaha faro galin ku hayo

Taliska Zenawi oo lagu Eedeyay in Sharciga Ethiopia uu jabiyay uuna Diimaha faro galin ku hayo

Waxaa socda muddo 6 bilood ah Banaanbaxyo waaweyn iyo iskahor imaadyo u dhaxeeya Shucuubta Islaamka ah ee Itoobiya iyo taliska EPRDF. Waxaa shucuubta islaamka ah […]

 
 

Wadanka Ethiopia oo tooshka lagu Ifinayo Baaq kasoo baxay Gudomiyaha The create Trust

Wadanka Ethiopia oo tooshka lagu Ifinayo Baaq kasoo baxay Gudomiyaha The create Trust

Waxaa maalmahan soo baxaya Qoraalada ay Haayadaha Iyo uruada Xuquuql Insaanku ku dhaleecaynayaan Taliska Zenawi waxaana maanta soo baxay caddeymo iyo baadhitaano hor leh oo […]

 
 

Ethiopia for sale

Ethiopia for sale

The Ethiopian land giveaway What is yours is mine, what is mine is my own By Graham Peebles 2 June 2012 Graham Peebles highlights the injustices […]

 
 

ONLF Military Communique

ONLF Military Communique

June 1, 2012 The Ogaden national Liberation Army mounted several targeted operations against  Ethiopian Troops who were conducting punitive campaigns against the civilian population in Ogaden. On the May 31, […]

 
 

Wardagdag ah – CWXO oo weerar aaro ah ku qaaday cadawga

Wardagdag ah – CWXO oo weerar aaro ah ku qaaday cadawga

Warar lagu farxo oo Xarunta Dhexe aan ka helnay ayaa naloogu sheegay inay naftood-hurayaasha CWXO qaadeen dagaalo loogu aarayo dadkii shacabka ahaa ee cadawga uu […]

 
 

How Meles rules Ethiopia

How Meles rules Ethiopia

By Richard Dowden – Director, RAS Meles Zenawi is the cleverest and most engaging Prime Minister in Africa – at least when he talks to […]

 
 

Zenawi Waxaa uu lamid yahay Mubarak- Caalamka oo kadoodaya taliska Zenawi-

Zenawi Waxaa uu lamid yahay Mubarak- Caalamka oo kadoodaya taliska Zenawi-

China oo Eedeysay Ethiopia> Caalamka oo ka hadlaya Qaabka Ethiopia u maamulayso Ethiopia. Warbixintii Ururka Royal African Society how Zenawi Rules Ethiopia. Caalamka ayaa kadoodaya […]

 
 

Ruwayadi Wadani dhaarsan ee Nairobi lagu qabtay oo soo baxaysa.

Ruwayadi Wadani dhaarsan ee Nairobi lagu qabtay oo soo baxaysa.

Ruwaayada aadka looga helay ee Wadani Dhaarsan iyo ONLF Midna lama weecin karo ayaa waxaa la ogeysiinaya Bulshaweynta somaliyeed ee sida diiran u sugi la’aa […]

 
 

ONLF Press Release: Ethiopian Military Army Afresh Summary Execution in Ogaden.

ONLF Press Release:   Ethiopian Military Army Afresh Summary Execution in Ogaden.

31/05/2012 Ethiopian Military Army mass murdered at least 18 civilians including woman and elderly men in Dhaba-Jiriso near Gari-go’an village in Ogaden, arrested another 15 […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay