Archive for: July, 2012

Gudoomiyaha HAAB oo ka qaybgalay Shir Weyn oo ka Dhacay Fort McMurray ee Alberta

Gudoomiyaha HAAB oo ka qaybgalay Shir Weyn oo ka Dhacay Fort McMurray ee Alberta

(Fort McMurray) – Waxaa shir balaadhan oo ay soo abaabushay Jaaliyada Soomaalida Ogaadeeniya ee Wood Buffalo lagu qabtay xarunta weyn kulamada ee Stonebridge Hotel oo […]

 
 

Wararkii ugu dambeeyay ee naga soo gaadhay Xarunta Dhexe ee Jabhadda

Wararkii ugu dambeeyay ee naga soo gaadhay Xarunta Dhexe ee Jabhadda

Wararka nagasoo gaadhaya Xarunta Dhexe ee JWXO ayaa sheegaya in dagaalo isugu jira kamiino iyo weeraro lagu qaaday askarta daalan ee gumaysiga Ethiopai ee kusugan […]

 
 

Itobiya oo u baratay inay been aan jirin dunida maqashiiso iyo HAD/ONLF oo runta ka sheegay

Itobiya oo u baratay inay been aan jirin dunida maqashiiso iyo HAD/ONLF oo runta ka sheegay

Hogaanka Jabhadda Wadaniga Xoreynta Ogadenya (ONLF) oo ku tilmaamay been la soo dhoodhoobay bayaankii ay  Khaarijiyada Itobiya kaga jaawbtay warbixintii HRW.  Hogaanka Arimaha Dibadda ee […]

 
 

Barnaamijka ramadaanka iyo dhadhaab

Barnaamijka ramadaanka iyo dhadhaab

Bismillahi raxmaani raxiim barnaamijka ramadaanka iyo dhadhaab Annagoo ku jirno bishii barakeysneyd ee ramadaanul kareem waxaan halkan akhristayaasha sharafta badan uga soo gudbin doonnaa hadii […]

 
 

Radio Xoriyo: Faah faahin Dheeraad ah Dabkii ka kacay Xerada Qaxootiga Dhagaxlay ee Kenya

Radio Xoriyo: Faah faahin Dheeraad ah Dabkii ka kacay Xerada Qaxootiga Dhagaxlay ee Kenya

Warbixin dheeraad ah: Khasaaraha soo gaadhay ganacsatadii Suuqa gubtay   Faah faahin dheeraad ah oo ku saabsan dabkii baabi’iyay suuqa dhagaxlay ayaa sheegaya inuu dabkan […]

 
 

Foreign Affairs Bureau – Ogaden National Liberation Front.

Foreign Affairs Bureau – Ogaden National Liberation Front.

Commentary- Regurgitating Lies to Refute Facts: the Ethiopian Regime’s Hysterical Rants against HRW’s Ben Rawlence and ONLF  29/07/2012 For a long time now it has […]

 
 

Suffering oppression during the holy month

Daily News Egypt  /   July 28, 2012  /   2 Comments How will Muslims celebrate Ramadan in a year when Muslim minorities are suffering oppression […]

 
 

Widespread violations feared in clampdown on Muslim protests

Widespread violations feared in clampdown on Muslim protests

Amnesty International is concerned over the fate of scores of Muslim protestors arrested inEthiopiaduring July. The arrests took place in the context of ongoing protests […]

 
 

Khyaanada taliska Ethiopia oo dhicisoowday dhibaatana u keenay jiritaanka TPLF.

Khyaanada taliska Ethiopia oo dhicisoowday dhibaatana u keenay jiritaanka TPLF.

Maamulka Taliska Ethiopia ee gabalkiisii dhacay waxaa afkiisii laga gartay waxaan daggaal kula jirnaa Muslimiinta Ethiopia oo xag jir noqday. wadanka ayayna khatar ku yihiin. […]

 
 

Meles Socoye Itobiya miyay raaci doontaa siday ahaan jireen xukuumadaha Kali-Talisyada

Meles Socoye Itobiya miyay raaci doontaa siday ahaan jireen xukuumadaha Kali-Talisyada

Madaxwaynihii hore ee  Mozambique General Samora Michel markuu ku geeriyooday shil diyaaradeed  1986dii ayuu Col. Mengistu Hailemaryam  oo ay Gen. Samora Michel saxiib ahaayeen si […]

 
 

Meles Socoye Itobiya miyay raaci doontaa siday ahaan jireen xukuumadaha Kali-Talisyada – By Xassan Macallin

Meles Socoye Itobiya miyay raaci doontaa siday ahaan jireen xukuumadaha Kali-Talisyada – By Xassan Macallin

Waxaa jira dhacdo marka ay ku soo marto ku soo xasuusiya dhacdo horey kuu soo martay. Waxaan  xusuustaa markii aan ardayga ahaa in uu Madaxwaynihii hore […]

 
 

Masuulka Ugu sareeya UN High Commissioner for Human Rights Navi Pillay oo canbaareyn kulul usoo jeedisay Taliska Ethiopia

Masuulka Ugu sareeya UN High Commissioner for Human Rights Navi Pillay oo canbaareyn kulul usoo jeedisay Taliska Ethiopia

Masuulka ugu sareeya Qaramada Midoobay qeybta Xuquuql Insaanka Nevi Pillay oo ah (UN Rights Chief) ayaa kusoo biirtay soojeedinta eedeymaaha aadka u kulul ee faraha […]

 
 

La socodka Diktaatoorada sinaba uma wanaagsana ( There is never a good idea to go to bed with dictators)

La socodka Diktaatoorada sinaba uma wanaagsana ( There is never a good idea to go to bed with dictators)

Wargayska ka soo baxa dalka Norway –Aftenposten- ayuu madaxa qaybta Yurub ee Human Rights Watch Mr. Jan Egeland aad ugu cambaareeyay dawladda Norway lacagta faraha […]

 
 

Ciidamada ONLF oo Gaadiidka Woyanaha Jaray iyo Filim Cusub oolaga soo dubay CJWXO Daawo.

Ciidamada ONLF oo Gaadiidka Woyanaha Jaray iyo Filim Cusub oolaga soo dubay CJWXO Daawo.

NH/CWXO ayaa wada todobaadkaan dagaalo is daba joog ah oo lagu naafaynayo isgaadhsiinta dhulka ee Askarta gumaysiga Ethiopia, howlgaladaan oo ah kamiino iyo jidgooyooyin loo […]

 
 

Ururka OYSU Afrika oo kubadda cagta ku abaabulaya dhalinyarada

Ururka OYSU Afrika oo kubadda cagta ku abaabulaya dhalinyarada

Ururka dhalinyarada OYSU ee ku sugan dalka Kenya ayaa guntiga  u xidhay in  ay soo saaraan dhalinyaro waxtar u leh dadkooda isla markaan soo jiita  […]

 
 

Declaration The Peoples’ Alliance for freedom and Democracy (OLF, ONLF, SLF and some candidates of AFD)

Declaration The Peoples’ Alliance for freedom and Democracy (OLF, ONLF, SLF and some candidates of AFD)

The aforementioned peoples’ alliances of Ogaden Somalis, Oromo, Sidama and the new candidates of AFD: After deliberating on the current situation in Ethiopia and carefully […]

 
 

Xubin kamid ah Maamulka iyo Ururka OYSU Pacific oo warbixino ururka ku adan lawadagay ONA.

Xubin kamid ah Maamulka iyo Ururka OYSU Pacific oo warbixino ururka ku adan lawadagay ONA.

Halyay Cabdullahi Abshir: Xubin: OYSU Pacific Position: Public Relation. Joined: OYSU MELBOURNE 2011. Waxaa dhowaan Qaarada Pacific kusoo xidhmay Kulamo Ururka Dhalinta OYSU PACIF ku […]

 
 

OYSU PACIFIC Dadaalkay wadaan oo midho dhalay guulana soo hooyay

OYSU PACIFIC Dadaalkay wadaan oo midho dhalay guulana soo hooyay

Jaaliyadaha Somalida Ogadeniya ayaa waxa ay ka koobanyihiin Ururo bulsho oo leh urur haween, Urur dhalinyaro, Ururo Xuquuql Insaan, hayado Samafal, Haayado cilmibaadhis, Culuma-u’diin, duqey […]

 
 

Warmurtiyeed kasoo baxay shirweynihi OYSU Pacific Iyo Maamul Cusub

Warmurtiyeed kasoo baxay shirweynihi OYSU Pacific Iyo Maamul Cusub

Go’aamadii & Baaqii Shirweynihii 2aad ee ururka OYSU Pacifica 14-15July 2012 Perth Australia 1)        Soo bandhigida qadiyadda iyo tacadiga kajira Ogaadeenya. 2)        Xoojinta xiriirka u […]

 
 

Arimihii ugu dambeeyay ay Wargaysyada caalamka ka qoreen Itobiya

Arimihii ugu dambeeyay ay Wargaysyada caalamka ka qoreen Itobiya

Waxaa caalamka daneeya arimaha Geeska Afrika isha ku hayaan qofka qaban doona jagada uu baneeyo Meles iyadoo ilaa hadda aan la saadaalin karin wararka ka imanaya xukuumadda […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay