Archive for: July, 2012

Six Saudis held in Ethiopia for distributing charity

RIYADH — Ethiopian authorities arrested Sunday six Saudis for distributing charity to Muslims in Addis Ababa, saying their act amounted to a form of terror financing. […]

 
 

Howlgal loogu magac Daray Doofaarka Celiyaay iyo CWXO oo Saaka Galay Qudhacmaydal- Fiiq

Howlgal loogu magac Daray Doofaarka Celiyaay iyo CWXO oo Saaka Galay Qudhacmaydal- Fiiq

Hawlgal loogu magacdaray Doofaarka Celiyaay ayaa wuxuu kadhacay wadanka Ogaadeeniya,Howlgalkaasi oo ahaa howlgal loogu talagalay in lagu naafeeyo Gaadiidka dhulka ee Gumaysiga Ethiopia ayaa waxay […]

 
 

Hogaanka Abaabulka iyo Arimaha Bulshada oo shirar iyo siminaaro ka wada Canada

Hogaanka Abaabulka iyo Arimaha Bulshada oo shirar iyo siminaaro ka wada Canada

Hogaanka Arimaha Bulshada HAAB ayaa shirar uu la qaatay bulshada Somaliyeed ku soo gababeeyay tababar uu u furay xubnaha hawlawdeenka JWXO ee degan magaalada Edmonton […]

 
 

Wargeyska Turkey Daily European oo ka hadlay Shirki OYSU Europe iyo Shacabka Turikiga oo qadiyada Ogadeniya ku baraarugsan eega

Wargeyska Turkey Daily European oo ka hadlay Shirki OYSU Europe iyo Shacabka Turikiga oo qadiyada Ogadeniya ku baraarugsan eega

Turkey Daily European  news  (İLKHA) Wargeyska Turkey kasoo baxa ee lagu magacabo Turkey Daily European ayaa soo saaray warbixin aad u dheer oo lagaga hadlayo shirkii Dhalinyarta […]

 
 

Waxay cadeeyeen dhaqaatiirta in Meles xanuunkiisa uu soo dadajiyey naxadintii ka raacday SA iyo USA

Waxay cadeeyeen dhaqaatiirta in Meles xanuunkiisa uu soo dadajiyey naxadintii ka raacday SA iyo USA

Waxaa dadka siyaasada indha-indheeya qaarkood sheegayaan in KT Meles uu in muddo ahba xanuunsanayey, Waxaanse shaki ku jirin in KT Meles Zenawi aad u liito […]

 
 

Afhayeenka Ururka mudane Cadaani Hirmooge oo ka xogwaramaya xaaladihii ugu dambeeyey iyo qorshaha ONLF ee xiligan

Afhayeenka Ururka mudane Cadaani Hirmooge oo ka xogwaramaya xaaladihii ugu dambeeyey iyo qorshaha ONLF ee xiligan

Waxay Idaacadda Radio Xoriyo halkan idiinku soo gudbinayaan warbixin iyo waraysi xiiso badan oo afhayeenka ONLF Halgame Cadaani aan kala yeelanay marxaladan kala guurka ah […]

 
 

Gumeysiga oo qowmiyadaha Oromada iyo Somalida iska horkeeni raba isago kagahortagaya kacdonka Musliminta

Gumeysiga oo qowmiyadaha Oromada iyo Somalida iska horkeeni raba isago kagahortagaya kacdonka Musliminta

Warar ayaa sheegaya in ciidamada Gumeysiga Ethiopia ay rabaan inay ka kiciyaan daggaalo u dhexeeyo beelo si bulshada gumeysiga Ethiopia kuhoos jirta isugu mashquusho dhexdooda. […]

 
 

Baabuur Laga Gubay Gumeysiga Ethiopia iyo Dagalo saaka lagu qaday Woyanaha

Baabuur Laga Gubay Gumeysiga Ethiopia iyo Dagalo saaka lagu qaday Woyanaha

Wararka nagasoo gaadhaya wadanka Ogaadeeniya Gaar ahaan Xarunta Dhexe ee JWXO ayaa sheegaya dagaalo weeraro ah oo ka dhacay Deegaano kamid ah Gobolka Jarar ee […]

 
 

Machadkii Ugu horeyay ee JWXO ka furto Ogadeniya Xagee laga Furay? Yaase furey? Wareysi Rugcada Macalin Axmed Raage

Machadkii Ugu horeyay ee JWXO ka furto Ogadeniya Xagee laga Furay? Yaase furey? Wareysi Rugcada Macalin Axmed Raage

Wariyaha wakaalada wararka Ogadenya ee xerada qaxootiga Ifo Farxaan Maxamed ayaa xeradaasi kula kulmay rugcadaa  caan ah oo in badan ku soo jiray welina ku […]

 
 

Banaanbaxii Uguweyna Afrika oo kasocda Addis Ababa- Muslimiinta Ethiopia.

Banaanbaxii Uguweyna Afrika oo kasocda Addis Ababa- Muslimiinta Ethiopia.

ADDIS ABABA OO AMAANKI LUMAY CIIDAMADA WOYANAH OO WADOYINKA XIDHAY MAGALADA ADDIS ABABA Magaalada Addis Ababa oo Banaanbax aad u weyn ka bilowday. Banaanbaxan ayaa […]

 
 

Ciidamada OLF oo Addis Ababa ku weeraray Woyanaha askar badana ka dilay

Ciidamada OLF oo Addis Ababa ku weeraray Woyanaha askar badana ka dilay

Addis Ababa oo Amaankeedu Faraha kasii baxayo Jabhada Oromada ee OLF ayaa weeraro isdaba joog ah ku qaaday Ciidamada Woyanaha ee kusugan Gobolka shoa ee […]

 
 

Kulankii 2aad ee culima-awdiinka Ogadenya ee Garissa iyo baaq ay soo saaren culumadu

Kulankii 2aad ee culima-awdiinka Ogadenya ee Garissa  iyo baaq ay soo saaren culumadu

Culima-awdiinka Ogadenya ee ku dhaqan magaalada Garissa ee xarunta gobolka W/bari-Kenya ayaa shalay isugu yimid kulankoodii labaad ee ay kaga wada hadlayeen wacyi galinta bulshada […]

 
 

Why are Ethiopian eyes on Brussels? By Ben Rawlence

Why are Ethiopian eyes on Brussels? By Ben Rawlence

Last week, the trial of 24 journalists, opposition leaders and others charged with terrorism-related offences – which had been marred by due process violations, lack […]

 
 

Ciyaar dhex martay xulka kubada cagta OYSU Minnesota iyo koox ka socota Mixico

Ciyaar dhex martay xulka kubada cagta OYSU Minnesota iyo koox ka socota Mixico

Waxaa maanta karoonka Roseville isku hardiyay dhallinta OYSU iyo koox ka socotay Mexico. Waxay labada kooxoodba soo bandhigeen ciyaar aad u wanaasan hasa yeeshee waxay […]

 
 

Fanaanada Qaranka Somaliyeed Saado Cali Warsame oo shil gaadhi ku gashay Somaliya

Fanaanada Qaranka Somaliyeed Saado Cali Warsame oo shil gaadhi ku gashay Somaliya

Saado Cali warsame oo soo gaadhay wadanka Somaliya oo kasoo kicintantay Magaalada Nairobi ayaa shil gaadhi ay saarneed kuso gaadhay magaalada Gaalkacyo iyo garoowe inta […]

 
 

Males Zenawi oo Geeriyoday 4 maalmood Kahor! waxa saas shegay shaqale ka tirsan Ethiopian Airline.

Males Zenawi oo Geeriyoday 4 maalmood Kahor! waxa saas shegay shaqale ka tirsan Ethiopian Airline.

Wargeysyada caalamka ayaa illaa hada ka hadlaya xanuunka Males Zenawi iyada oo dowlada Ethiopia ee ay ka taliyaan qowmiyada tirada yar ee Tigreegu ay ilaa […]

 
 

Ururka OYSU oo shir balaadhan ku qabtay xerada dhagaxlay

Ururka OYSU oo shir balaadhan ku qabtay xerada dhagaxlay

  Maanta oo ay taariikhdu kubeegnayd 19-07-12 waxaa xerada Dhagaxlay ee deegaanka dhadhaab lagu qabtay shir balaadhan oo ay soo qaban qaabiyeen ururka OYSU faraciisa […]

 
 

Maxaad kala socotaa xaalada qoxootiga reer ogaadeeniya ee kusugan xeryaha dhadhaab?

Maxaad kala socotaa xaalada qoxootiga reer ogaadeeniya ee kusugan xeryaha dhadhaab?

Xerada qoxootiga dhadhaab ee dhacda woqooyi bari wadanka Kenya waa xerada aduunka ugu wayn ee uu kujiro dad qoxooti ah waxaana ku jira dad kabadan […]

 
 

Go’amadi shirka OYSU kasoo Baxay iyo Baaq

Go’amadi shirka OYSU kasoo Baxay iyo Baaq

   Waxaa magaalada Salo ee Wadanka Finland maanta kusoo xidhmay shir ururka Dhalinta OYSU Qaarada Europe ay isugu yimadeen. Kulankan oo socday 5 maalmood ayaa […]

 
 

Radio Xoriyo wareysi: Hogaanka Arimaha Dibada ONLF “Maxaa ka jira Shirkadaha Shidaalka ee la shegay in ONLF heshiis lagashay”

Radio Xoriyo wareysi: Hogaanka Arimaha Dibada ONLF “Maxaa ka jira Shirkadaha Shidaalka ee la shegay in ONLF heshiis lagashay”

Radiyo xoriyo ayaa wareysi la yeelatay Hoggaanka Arrimaha Dibada ONLF Cabdiraxmaan  Mahdi. Radiyo Xoriyo ayaa waydiyay su’alo ay kamid yihiin waxa ka jira heshiiska ay […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay