Archive for: July, 2012

Muqaladi U danbeeyay ee lagu soo xidhay shirka OYSU qarada Europe iyo Wariyasha ONA oo dood cilmiyed soo dhex dhigay

Muqaladi U danbeeyay ee lagu soo xidhay shirka OYSU qarada Europe iyo Wariyasha ONA oo dood cilmiyed soo dhex dhigay

Wakalada ONA ayaa shirka dhalinta OYSU uga faa ideysatay Dood Cilmiyeed iyo wareysiyo kuwaas oo dhawaan wararka soo socda ee ONA lagu soo qadan doono […]

Ma Doonaysaa inaad Afuriso Agoon iyo Xaasas Tabaalaysan

Ma Doonaysaa inaad Afuriso Agoon iyo Xaasas Tabaalaysan

Waxaa caalamka islaamka u dhalatay bishii barakaysnayd ee Ramadaan. Marka laga yimaado af-xidhashada Soonka iyo acmaasha shaqsiga ah sida salaada iyo qur’aan akhriska, waxay nooga […]

Shirkii OYSU ee qaarada Yurub oo soo xidhmaya Maanta

Shirkii OYSU ee qaarada Yurub oo soo xidhmaya Maanta

Shirweynaha OYSU qaarada Yurub ayaa kulan 5 maalmood soconayay waxa ay isugu yimadeen magalada Salo ee wadanka Finland. Kulankan ayaa waxaa kasoo qeyb galay Maamulada […]

Hogaanka Arimaha Abaabulka iyo Bulshada oo la shiray jaaliyadda S.Ogadenya ee Edmonton/Canada

Hogaanka Arimaha Abaabulka iyo Bulshada oo la shiray jaaliyadda S.Ogadenya ee Edmonton/Canada

Madaxa Hogaanka abaabulka iyo Arimaha Bulshada ee JWXO Maxamed Cabdi yaasiin[diirane] oo beryahanba socdaal ku marayey jaaliyaadka ogaadeeniya ee North America ayaa shirkiisii kowaad ku […]

Warbixin: Maalintii 4aad Shirweynaha OYSU Qaarada Europe

Warbixin: Maalintii 4aad Shirweynaha OYSU Qaarada Europe

Shir  sanadeedkii  OYSU  qaarada  yurub  oo  galay  maalintiisii 4aad,  ayaa  sidii  caadada  ahayd wuxuu bilowday saaka abaarihii 9:00 subaxnimo maadaama  sidaas  lagu  balansanaa, aayadaha  qur’aanka  […]

Call for Presentations and Papers for IHASA 2012 Conference (co-convened with University of Minnesota, Human Rights Center)

Call for Presentations and Papers for IHASA 2012 Conference (co-convened with University of Minnesota, Human Rights Center)

Conference Title: The Horn of Africa: From Conflict to Regional Integration through Conflict Resolution Conference Date: September 28th to September 29th, 2012 Conference Location: University […]

Males Zenawi oo wali naftii ku jirto, Balse Diplomasiyiin ree galbeed ahi sheegeen in Zakaratul Mowdki hayo.

Males Zenawi oo wali naftii ku jirto, Balse Diplomasiyiin ree galbeed ahi sheegeen in Zakaratul Mowdki hayo.

Wargeyska The Daily Telegraph ayaa waxa loo xaqiijiyay in Raisal wasaaraha Ethiopia Males Zenawi uu kusugan yahay dhaqtar ku yaala Brussel xanuun uusan ka kaceyn […]

The Telegraph – Meles Zenawi, Ethiopian prime minister, ‘critical’ in Brussels hospital

The Telegraph – Meles Zenawi, Ethiopian prime minister, ‘critical’ in Brussels hospital

By Aislinn Laing, Johannesburg and Bruno Waterfield in Brussels 5:33PM BST 18 Jul 2012 The 57-year-old premier has not been seen publicly for several weeks and missed […]

CIA oo la wareegtay Maamulka Itobiya ee sii kala daadanaya

CIA oo la wareegtay Maamulka Itobiya ee sii kala daadanaya

Wargaysyo iyo TV-yo caalami ah ayaa soo qaatay maqaal uu qoray saxafiga ku-xeel dheer arimaha Geeska Afrika Mr. Thomas Mountain uu ku eegayo xaaladda ka […]

Zenawi IYO TPLF oo loo aasay Qaabkii Xayle SELASSIE 38 Sanno kadib. taarikh Xasuus Mudan

Zenawi IYO TPLF oo loo aasay Qaabkii Xayle SELASSIE 38 Sanno kadib. taarikh Xasuus Mudan

Qormadan Waxa ku eegi Doona Asaaski TPLF, iyo waxay iska Shabahaan Haile Selasie hallaagi ku dhacay 1974 oo ah waqtigi Ururka TPLF la asaasay. Kadib […]

Sawirro Warbixin: Shirka Dhalinta Ogadeniya Qaarada Yurub oo maalinki 3aad galay

Sawirro Warbixin: Shirka Dhalinta Ogadeniya Qaarada Yurub oo maalinki 3aad galay

Sawiraanta Shirka oo Badan Hoos Ka daawo: Qudbadihii Maanta ka baxay Shirka OYSU Qaarada Yurub. Nidaamyada Dhaqalaha loo maamulo: Waxaa  abaarahii  9:00 aroornimo  si  habsaamiya  u  bilowday   barnaamijyadii   loogu  tala  galay inay  baxaan  maalinka  3-aad  ee  shirka, sidaa  darteed  Mudane  Abdinasir  Abdinur ayaa  soo  bandhigay    siminaar ka […]

Calanka Ogadeniya oo ka dhex babanaya shirka Salo Finland iyo Hoggaanka Arrimaha Dibada oo kaso laabtay shirki dhalinta:

Calanka Ogadeniya oo ka dhex babanaya shirka Salo Finland iyo Hoggaanka Arrimaha Dibada oo kaso laabtay shirki dhalinta:

Shirweynihii dhalinyrada Qaarada Europe oo Maalinkii saddexaad siisocda Dhalinta Ogadeniya ee Qaarada Europe ayaa isugu tagay magalada Salo halkaas oo xarun aad uweyn oo ay […]

Sawirro iyo Warbixin: Shir sanadeedka OYSU ee Qaarada Europe oo kasocda Salo Finland

Sawirro iyo Warbixin: Shir sanadeedka OYSU ee Qaarada Europe oo kasocda Salo Finland

Ururka  OYSU  qaarada  Europé   ayaa  15/7/2012 isugu  yimid   kulanweynihii ururka magaalada Salo ee dalka Finland. Waxuuna shirku si caadi ah u furmay maalinimadii […]

Ethiopia: Scores Injured As Police, Muslims Clash in Ethiopia Capital

Addis Ababa — Over 100 people including eight policemen were injured after clashes broke out during the weekend between police and Muslim protesters in Addis […]

Ururka OYSU Minnesota oo isugu yimid kulankoodi Bil-laha ahaa

Ururka OYSU Minnesota oo isugu yimid kulankoodi Bil-laha ahaa

 Shir bileedkii oysu Minnesota Waxaa maranta shir qiimo badan Isugutimid dhallinta oysu Minnesota iyo nawaaxigeeda Waxaana sidii Caadada jwxo lagu yaqiin shirka lagu fury aayado qu,aanka […]

Daily Maverick – ‘A victory for SA diplomacy’: Nkosazana wins

Daily Maverick –  ‘A victory for SA diplomacy’: Nkosazana wins

The election for the new chairperson of the African Union Commission kicked off on Sunday evening with little hope for ending the deadlock that has […]

Sawirradi Kulanka OYSU PACIFIC oo ka dhacay Perth Australiya

Sawirradi Kulanka OYSU PACIFIC oo ka dhacay Perth Australiya
 
Kobtan Ka daawo Maqal iyo Muqaal -Shirkii 18aad ee Jaaliyadaha Ogadeniya;

Kobtan Ka daawo Maqal iyo Muqaal -Shirkii 18aad ee Jaaliyadaha Ogadeniya;
 
Sawiro Hordhac ah: Shirkii OYSU Europe oo Caawa ka furmay SALO, Finland.

Sawiro Hordhac ah: Shirkii OYSU Europe oo Caawa ka furmay SALO, Finland.

Shirweynihii Midowga dhalinta iyo ardayda Ogadeniya ee Europe oo si rasmi ah u furmay caawa. hadaba sidii lagu balansanaa waxaa soo gaadhay xarunta uu ka […]

Ethiopia’s longtime ruler and most powerful figure, Prime Minister Meles Zenawi, is not attending an African Union summit that opened Sunday in Ethiopia, which further fueled speculation that he might be seriously ill.

The Associated Press Published: Sunday, Jul. 15, 2012 – 10:25 am Last Modified: Sunday, Jul. 15, 2012 – 10:44 am ADDIS ABABA, Ethiopia — Ethiopia’s longtime ruler […]

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay