Archive for: July, 2012

Zenawi oo la xaqijiyay Xanuunka haya Khatartiisa iyo Guuldaroyinka kasoo gadhay Kulanki Midowga Afrika

Zenawi oo la xaqijiyay Xanuunka haya Khatartiisa iyo Guuldaroyinka kasoo gadhay Kulanki Midowga Afrika

Males Zenawi Xanuunkisii laqarinayay ayaa soo baxay kadib markii uu iman waayay shirkii Midowga Afrika. Shirkana laga shegay innuu Xanuunsanayo. iyo warbaahinta Caalamka oo xaqiijisay […]

 
 

Wafti uu Hogaminayo Hoganka Arimaha Dibada JWXO Cabdiraxman Mahdi oo ka dagay Finland

Wafti uu Hogaminayo Hoganka Arimaha Dibada JWXO Cabdiraxman Mahdi oo ka dagay Finland

Jaaliyada Somalida Ogadenya ee dalka Finland ayaa galabnimadii maanta si diiran usoo dhaweeyay wajigii hore wafuud uu hogaaminayo  Hogaanka arimaha dibada Jwxo mudanne Cabdirahmaan Sheikh […]

 
 

Shirar ay qabteen OYSU Seatle iyo Shir Stokhlom lagu sagootiyay Dhalinta Scandenevianka

Shirar ay qabteen OYSU Seatle iyo Shir Stokhlom  lagu sagootiyay Dhalinta Scandenevianka

Waxaa shalay galab Shir Soo dhaweyn & sagoontin isugu jira ka dhacay Magaalada stochkholm ee Wadankan Swden. shirkan oo ay soo qaban qaabiyeen Ururka OYSU […]

 
 

Q2aad. Habkii loo asaasay Hawaarinta iyo dambiyada ay shacabka ka galeen

Q2aad. Habkii loo asaasay Hawaarinta iyo dambiyada ay shacabka ka galeen

“Dib u curashada waxay aheyd eray nagucusub laakiin noo macaan: waxaanu u turjumanay dib u sixid dadkii khaldanaa. 2ba sano kadib ayuunbaan fahmay in dib […]

 
 

Q2aad. Habkii loo asaasay Hawaarinta iyo dambiyada ay shacabka ka galeen

Q2aad. Habkii loo asaasay Hawaarinta iyo dambiyada ay shacabka ka galeen

Markii gudidii dawlada Ethiopia u xilsaartay ay soo dhamaystireen baadhitaan-koodii ku wajahnaa habka loo samayn karo ciidanka loo baahanyahay, hawshii waxay ku soo wareegtay maamuladii […]

 
 

Kamiino lagu jabiyay Ciidamada Woyanaha

Kamiino lagu jabiyay Ciidamada Woyanaha

Wararka nagasoo gaadhaya xarunta dhexe ee JWXO ayaa sheegaya dagaalo kadhacay wadanka Ogaadeeniya, dagaaladaas oo isugu jiray kamiino iyo weeraro ayaa waxay u kala dhacaeen […]

 
 

Ragow Kibirka waa lagujabaaye Taas hala oggaado! Cabdi Ubo oo ku laabtay Ethiopia

Ragow Kibirka waa lagujabaaye Taas hala oggaado! Cabdi Ubo oo ku laabtay Ethiopia

Muddo hadda qarni laga joogo ayaa waxa wadanka Ogadeniya soo weerary Gumeystayaashi  Cadaanka ahaa waxayna damceen in dadka Somaliyeed ay dulleyaan xoogna ku maamulaan. Waxaana […]

 
 

Wufuudi Shirka OYSU Europe oo si talantaali ah ugaso dagaya Garomada Helisinki Finland

Wufuudi Shirka OYSU Europe oo si talantaali ah ugaso dagaya Garomada Helisinki Finland

Waxaa shalay ilaa maanta iska soo daba dhacaya wufuuda shirka Dhalinta OYSU ka qeyb galaya. Waxaana garoomada Magalada Helisinki iyo magaloyinka nawaaxogeeda ah kasoo dagaya […]

 
 

Dhiigyacab Meles oo la xaqiijinayo inuu qabo cudurka dilaaga ah ee Leukemia.

Dhiigyacab Meles oo la xaqiijinayo inuu qabo cudurka dilaaga ah ee Leukemia.

Wariye u dhashay dalka Itobiya oo baadhitaan xoogan ku sameeyay sir aad loo qarinayo ayaa shaaca ka qaaday inuu KT Meles la liito cudurka loo […]

 
 

Jaaliyadaha Saudi Arabia oo shir isugu yimid magaalada Riyadh

Jaaliyadaha Saudi Arabia oo shir isugu yimid magaalada Riyadh

Waxaa shir isgu timid jaaliyada Sacudi Carabiya maalintii ay taariikhdu ahayd 13/7/2012. Shirkan ay jaalyadda isgu timid ayaa wuxuu daba socday shirar ay waayadan waday […]

 
 

Shir ka dhacay xerada Qaxotiga IFO oo Jaaliyada Ogadeniya ee qaxotiga Ifo isugu yimaden

Shir  ka dhacay xerada Qaxotiga IFO oo Jaaliyada Ogadeniya ee qaxotiga Ifo isugu yimaden

Waxaa 13 July 2012 ka dhacay xerada qaxootiga IFO shir ay isugu yimaadeen Faraca Jaaliyada Ogadeniya ee Ifo. Halkaas oo dhamaan jaaliyadu isugu timid lagagana […]

 
 

Dagaalo isugu jira Mir & Kamiino lagu qaaday Ciidamada Tigreega

Dagaalo isugu jira Mir & Kamiino lagu qaaday Ciidamada Tigreega

Wararka nagasoo gaadhay xarunta dhexe ee JWXO ayaa sheegaya dagaalo isugu jira mir iyo kamiino lagu qaaday askarta daalan ee gumaysiga Ethiopia oo kadhacay wadanka […]

 
 

Xasuuq ka dhacay Deegaanka Bulladari iyo tacadiyo kale oo oo ka dhacay Ogadeniya oo isugu jira kufsi,xidhay iyo boob hantiyeed

Xasuuq ka dhacay Deegaanka Bulladari iyo tacadiyo kale oo oo ka dhacay Ogadeniya oo isugu jira kufsi,xidhay iyo boob hantiyeed

Askarta gabalkoodu sii dhacayo ee gumaysiga ethiopia ayaa waxay falal naflacaarinimo ah oo kabaxsan bini aadan nimada kula kacaan dadwaynaha aan waxba galabsan ee ogaadeeniya […]

 
 

Maamul Beeleedka Magalada Caabudwaaq ee Dalka Somaliya oo Gabadh Ogadeniya u Dhalatay cidamada TPLF u Gacangaliyay

Maamul Beeleedka  Magalada Caabudwaaq ee Dalka Somaliya oo Gabadh Ogadeniya u Dhalatay cidamada TPLF u Gacangaliyay

Waxaa wali halkoodii kasii socda dhibaatada ay ku hayaan Maamulada gumaysiga u adeega ee soomaaliya dadka shacabka ah ee Ogaadeeniya. Magaalda Caabudwaaq ee dalka soomaaliya […]

 
 

Gumeysiga oo xukumay 18 sano xadhiga wariyaal Ethiopian ah oo Dibada wadanka ku nool

Gumeysiga oo xukumay 18 sano xadhiga wariyaal Ethiopian ah oo Dibada wadanka ku nool

Maxakamad kusheeg kutala magadala addis ababa ee casidma gumaysiga ayaa Kuxukuntay 18 sano oo xadhiga 5 wariye o wadanka dibada kagamaqan sida ay shacisay wakalada […]

 
 

Ururka Action Support Centre oo ku darsaday Qorshayashisa Sidii uu u caawin laha Qadiyada Ogadeniya

Ururka Action Support Centre oo ku darsaday Qorshayashisa Sidii uu u caawin laha Qadiyada Ogadeniya

Ururka OYSU oo kulamo wada shaqeyn ah la yeeshay Ururka Action Support Centre dhamaadki bishii laso dhafay ee (27 June 2012) ayaa waxa lagu xariiqay […]

 
 

Qudbadii Fowsiya Abdullqadir ay ka Jeedisay shirwaynihii 18aad

Qudbadii Fowsiya Abdullqadir ay ka Jeedisay shirwaynihii 18aad

Qudbadii Fowsiya Abdullqadir ay ka Jeedisay shirwaynihii 18aad ee Jaaliyaddaha Ogadeniya July 6, 2012.

 
 

Helisinki oo Waftiyadi Shirka Dhalinta OYSU Europe soo gaadheen

Helisinki oo Waftiyadi Shirka Dhalinta OYSU Europe soo gaadheen

Finland waxaa maanta soo gaadhay maanta  caasimadiisa Helsinki weftigii ugu horeeyey oo ka tirsan oysu weftigaas oo kayimid dalka UK ayaa dalkan finland u yimid […]

 
 

U yeedha Itobiya; Jinni ninkii keenaa bixiyee

U yeedha Itobiya; Jinni ninkii keenaa bixiyee

Siyaasiyiinta Somaliyeed ee ku looltamaya jagooyinka siyaasadeed ayaa waxaa ka dhaadhacsan inuusan qofna awoodin jago inuu ka qabto dalka iyadoon Meles raali uga ahayn. Fikradaa ma aha mala-awaal ay […]

 
 

U yeedha Itobiya; Jinni ninkii keenaa bixiyee

U yeedha Itobiya; Jinni ninkii keenaa bixiyee

  Waxaa maah-maahdan i soo xusuusiyay teleefoon uu nin reer Baydhaba ah u diray walaashii oo dagan magaalada Buur-hakabo oo 90Km u jirta Baydhabo. Waxay […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay