Archive for: July, 2012

Maalintii 2 baad Shirwaynihii Jaaliyadaha Somalida Ogadenya ee ka socday Toranto, Canada.

Maalintii 2 baad Shirwaynihii Jaaliyadaha Somalida Ogadenya ee ka socday Toranto, Canada.

Waxaa abarihii 12:00 duhurnimo sacada Toranto maalintii labaad  ka furmay shirwaynihii 18 ee Jaaliyadaha Somalida Ogadenya  ee halkaasi ka bilowday maalintii Jimcaha ahayd. Ayaado qur […]

 
 

Anchor Hassan ‘Karate’ slams media blockade in Ethiopia Read more

Anchor Hassan ‘Karate’ slams media blockade in Ethiopia  Read more

Toronto – According to rights groups, the persistent persecution of journalists in Ethiopia is appalling as many journalists rot in jail while draconian laws muzzle […]

 
 

Shirka Jaaliyaddaha S.Ogadeniya ee Toronto maalintii 2aad (LIVE)

Shirka Jaaliyaddaha S.Ogadeniya ee Toronto maalintii 2aad (LIVE)
 
 

OPEN DAY 2: Shirka Jaaliyadaha Ogadeniya ee Aduunka oo kasocda Canada oo Manata galay malinki Labaad

OPEN DAY 2: Shirka Jaaliyadaha Ogadeniya ee Aduunka oo kasocda Canada oo Manata galay malinki Labaad

Shirki Jaaliyadaha Adduunka ee Ogadeniya ayaa Daqiiqado kadib Dib uga bilaaban Doona Halka Shirarka ee Goobta uu ka socdo shirku. Marti aad u xoog badan […]

 
 

Halkan ka Daawo filim laga duubay Shirka Jaaliyadaha Ogadeniya ee Toronto (Maalintii 1aad)

Halkan ka Daawo filim laga duubay Shirka Jaaliyadaha Ogadeniya ee Toronto (Maalintii 1aad)

ONA waxay idiin soo diyaarisay qayb ka mid ah filimkii laga duubay shirka Jaaliyadaha Ogadeniya ee ka socda Magaalada Toronto ee daawasho wacan.

 
 

SAWIRAAN-tii shirka Jaaliyadaha Ogadeniya Qeybti hore Daawo

SAWIRAAN-tii shirka Jaaliyadaha Ogadeniya Qeybti hore Daawo

         

 
 

Shir Sanadeedkii Jaaliyadaha Ogadenya oo si rasmi ah uga Furmay Toronto, Canada.

Shir Sanadeedkii Jaaliyadaha  Ogadenya oo si rasmi ah uga Furmay Toronto, Canada.

Manta oo Jimca ah July 6, 2012, waxaa si rasmi ah Magalada Torornto ee wadanka Canada uga furmay shirkii sanadlaha ahaa ee jaaliyadaha Somalida Ogadenya […]

 
 

Filimka- Qudbadi Gudomiyaha ee Shirkii Jaaliyadaha Ogadeniya ee Toronto

Filimka- Qudbadi Gudomiyaha ee Shirkii Jaaliyadaha Ogadeniya ee Toronto

Warbixinti Gudomiyaha Jabhada Wadaniga Xoreynta Ogadeniya oo si toos ah Khadka Isgaadhsiinta ee la iska arko, si toos ah ugu gudbiyay qudbad aad qaali u […]

 
 

Halkan waxaad kadaawataa shirka Jaaliyadaha Ogadeniya ee Toronto 2012

Halkan waxaad kadaawataa shirka Jaaliyadaha Ogadeniya ee Toronto 2012

Qaybta hoose waxaad daawan doontaan marka uu shirka bilawdo

 
 

Jaaliyada Reer Ogaadeenya oo Isugu Tagay Toronto, Canada

Jaaliyada Reer Ogaadeenya oo Isugu Tagay Toronto, Canada

Maalmihii lasoo dhaafay waxaa si isdaba jooga u imanayay magaalada Toronto ee dalka Kanada wufuuda jaaliyadaha reer Ogaadeenya oo ka kala socda dhamaan qaaradaha aduunka. […]

 
 

Diaspora Communities Converge in Toronto

Diaspora Communities Converge in Toronto

For the past couple of days, streams of people from all continents who are from the Diaspora Ogaden communities have been arriving at the most […]

 
 

Shirweynihi Jaaliyada Ogadeniya ee Kenya oo si heersare ah ku qabsomay maanta

Shirweynihi Jaaliyada Ogadeniya ee Kenya oo si heersare ah ku qabsomay maanta

Shirkii Jaaliyada Ogaadeeniye ee Nairobi oo maanta dhacay.   Shirweynihii jaaliyada Soomaalida Ogaadeeniya ee bariga afrika ayey isugu yimaadeen xubnaha jaaliyadaha Ogaadeeniya shirka oo maanta […]

 
 

Waxaan nahay Falastiintii Afrika

Waxaan nahay Falastiintii Afrika

‘Bizler Afrikalı Filistinlileriz’ İngiliz ve Fransızların Hıristiyan Etiyopya devletine verdiği destekle toprakları işgal edilen Müslüman Ogaden halkı, yaklaşık bir asırdır, Siyonist İsrail’in Filistinlilere yaptığı zulmün […]

 
 

ONA waxad ka daawan doontaan shirka Jaaliyaddaha Ogadeniya ee Toronto 2012

ONA waxad ka daawan doontaan shirka Jaaliyaddaha Ogadeniya ee Toronto 2012

———————————————————— Qaybta hoose waxaad daawan doontaan marka uu shirka bilawdo

 
 

War deg-deg ah – Magaalada Dhegaxbuur oo boob uu ka socday maanta

War deg-deg ah – Magaalada Dhegaxbuur oo boob uu ka socday maanta

Waxay  maanta ciidamada Gumaysigu boob iyo bililiqaysi laxaadleh ka´gaysteen Magaalada Dhagaxbuur, Sida meelo badan oo magaalada ah looga xaqiijiyay wariyayaasha wakaaladda ONA. Saaka aroortii hore ayay garaacayeen Ciidamada […]

 
 

‘Jail Ogaden’ Claims the Life of another Victim: Abdirisaq Nur Cise

‘Jail Ogaden’ Claims the Life of another Victim: Abdirisaq Nur Cise

The late Abdirisaq Nur Cise was incarcerated in the infamous ‘Jail Ogaden’ prison in Jigjiga for more than four (4) years. On Monday, July 2, […]

 
 

Askar badan oo Woyane ah iyo kuwahawaarinta oo Fakaday iyo Niyad Jab iyo Amardiido xoogan oo ka jirta Cidamada Gumeysiga

Askar badan oo Woyane ah iyo kuwahawaarinta oo Fakaday iyo Niyad Jab iyo Amardiido xoogan oo ka jirta Cidamada Gumeysiga

Muuqalka Sawirkan Waa Ciidamada JWXO Wararka nagasoo gaadhaya Xarunta Dhexe ee JWXO ayaa sheegaya kadib weeraro isdaba jooga ah oo bilihii lasoo dhaafay ay NH/CWXO […]

 
 

TV-GA Wadanka TURKEY oo soo dayay Shirki madaxda ONLF iyo Jaaliyada Swizerland daawo

TV-GA Wadanka TURKEY oo soo dayay Shirki madaxda ONLF iyo Jaaliyada Swizerland daawo
 
 

Asaaskii SYL iyo Gobanimadii Jamhuuriyada Somaliya oo cod ah

Asaaskii SYL iyo Gobanimadii Jamhuuriyada Somaliya oo cod ah

Waxaa laga xusay meela kala duwan sanadguuradii Xoriyadda J. Somaliya. Inkastoo aan wax badan lagu dheefin 1da July, hadana ma jecla cadawga Somali ee maguuraanka […]

 
 

Jeel Ogaden oo Maxabiis Badan oo ku jira Nafkadhowr yihiin iyo Marxuum C/risaq oo shalayo ku shihiday.

Jeel Ogaden oo Maxabiis Badan oo ku jira Nafkadhowr yihiin iyo Marxuum C/risaq oo shalayo ku shihiday.

Waxaa shalay lagu aasay magaalada Jigjiga dhibane marxuum Cabdirisaaq Nuur Ciise oo in muddo ah ku xidhnaa Jeel Ogaadeen,marxuumka oo kamid ahaa kumaanka kun ee […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay