Archive for: July, 2012

Gudoomiyaha JWXO oo ka qeyb galay shir sanadlaha jaaliyada S. Ogaadeenya Switzerland

Gudoomiyaha JWXO oo ka qeyb galay shir sanadlaha jaaliyada S. Ogaadeenya Switzerland

Gudoomiyaha Jabhada Wadaniga Xoreeynta Ogaadeenya Mudane Maxamed Cumar Cusmaan oo uu wehliyo Gudoomiyaha Hogaanka Abaabulka iyo Arrimaha Bulshada (HAAB) Mudane Maxamed Cabdi yaasiin Diirane ayaa […]

Dhurwaagu Raqdiisa (Habadiisa) kama tago

Dhurwaagu Raqdiisa (Habadiisa) kama tago

Qormadan waxaan ku eegaynaa socdaalka Adeegayaasha Gumeysiga Itoobiya gaar ahaa kuwa  ku hadla Luuqada Soomaaliga, waxaana baryan dambe u soo xay-xaytay koox uu horboodayo Cabdi […]

Dhurwaagu Raqdiisa (Habadiisa) kama tago – Xaaji Maxamad

Shaqaalihii samafalka ee laga afduubay xeryaha qaxootiga oo la soo furtay

Shaqaalihii samafalka ee laga afduubay xeryaha qaxootiga oo la soo furtay

Ciidamada dawladda Somaliya eek u sugan gobolka Jubada Hoose ayaa ku dhawaaqay inay bad-qabaan oy gacanta ku hayaan afar shaqaalaha samafalada ahaa oo Jimcihii laga […]

xidhay iyo boob hantiyeed oo si baahsan ciidamada gumeysigu uga wadan Ogadeniya

xidhay iyo boob hantiyeed oo si baahsan ciidamada gumeysigu uga wadan Ogadeniya

Ciidamada naxariista daran ee gabalkoodu sii dhacayo ee gumaysiga ethiopia ayaa waxay dhibaatooyin naflacaarinimo ah ugaystaan shacabka nugul ee Ogaadeeniya kadib markii goobaha dagaalka ee […]

Al-Camuudi iyo Wayaanihii la socday oo ku fashilmay Washington DC

Al-Camuudi iyo Wayaanihii la socday oo ku fashilmay Washington DC

Maalmahanba waxaa socday isku-day ay wadeen Wayaanaha iyo ninka lagu magacaabo Al-Camuudi oo ah maalqabeen Sacuudi ah. Waxaa la kireeyay garoonka cayaraha ee loo yaqaano […]

Sawirada Banaanbaxii Melbourne- oo booliska Australiya uu ka badbaadinayo Cabdi ubo shacab gadoodsan

Sawirada Banaanbaxii Melbourne- oo booliska Australiya uu ka badbaadinayo Cabdi ubo shacab gadoodsan

Booliska dalka Austraaliya ayaa isku gadaamay say u badbaadiyaan Cabdi iley oo doonayay inuu qarsoodi ku soo galo Australiya. Jaaliyadda Australiya oo la socotay dhaq-dhaqaaqiisa […]

Cabdi UBO oo fadalweyn dhigay kadib marki la ceydhsaday wadoyinka Melbourne Australia

Cabdi UBO oo fadalweyn dhigay kadib marki la ceydhsaday wadoyinka Melbourne Australia

Maanta oo shirkii larabay Cabdi UBO inu kahadlo albaabada loolaabay isagana dad gadoodsan oo eryanaya suuqa dhexdiisa ay Poliska ka reebeen iyo gaadhigi lagu qaadi […]

Qarax Xoogan oo Ka dhacay Garisa laba goobood

Qarax Xoogan oo Ka dhacay Garisa laba goobood

Waxaa saacadan aan joogno ka dhacay magaalada Garissa labo qarax oo waaweyn oo lala beegtay labo kaniisad oo ku taala magaalada Garissa,dhimashada ilaa hada la […]

Xaflad heersare ah oo lagu qabtay Xerada Qaxotiga ee IFO

Xaflad heersare ah oo lagu qabtay Xerada Qaxotiga ee IFO

Waxaa maalinimadi Sabtida lagu qabtay xaflad aad u heersareysa Xerada Qaxootiga ee IFO. Munasabadan oo lagu xusayay sanadguurada labaad ee kasoowareegtay asaaskii midowga dhalinta iyo […]

Diyaargarowga Shirweynaha OYSU Europe oo FInland ka dhici dona Bishan July.

Diyaargarowga Shirweynaha OYSU Europe oo FInland ka dhici dona Bishan July.

Waxaa kasocda olole aad u xoog badan magaalada Helsinki ee Caasimada Finland, ololahaas oo dhalinta OYSU Finland ay ugu jiraan qabanqaabada shirweynaha dhalinta iyo ardeyda […]

Gumeysiga oo laga dilay 14 Askari iyo 19 kale oo laga dhawacay Dagaalo dhacay todobadki hore

Gumeysiga oo laga dilay 14 Askari iyo 19 kale oo laga dhawacay Dagaalo dhacay todobadki hore

Todobaadkii lasoo dhaafay dagaalo ay ku qaadeen Naftood hurayaasha CWXO askarta gumaysiga Ethiopia oo ku sugnayd deegaanada kala ah Dulguduud iyo Laba-doorka oo  Xamaro u dhow, […]

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay