Archive for: August, 2012

Maamulada Somalida qaarkood oo loogu baaqay inay tawbad keenaan

Maamulada Somalida qaarkood oo loogu baaqay inay tawbad keenaan

Oslo-  Sheekh Abdiwali Sheekh Ahmed oo kamid ah Culumaa’udiinka Soomaaliyeed ee ku dhaqan qaaradda Yurub kuwooda ugu caansan, ayaa ku sheegay wareysi lala yeeshay inaysan banaanayn […]

 
 

Mudane Faarax Macallin oo shaaca ka qaaday waxyaaba badan oo la qarinayay

Mudane Faarax Macallin oo shaaca ka qaaday waxyaaba badan oo la qarinayay

Guddoomiye ku-xigeenka baarlamaanka Kenya, mudane Faarax Macallin ayaa shaaca ka qaaday mar laga wareystay idaacada VOA qaybta Somaliga waxyaaba badan oo la qarinay. Wuxuu mudane […]

 
 

Dagaaladii ugu dambeeyay een helnay warbixintooda

Dagaaladii ugu dambeeyay een helnay warbixintooda

Wararka naga soo gaadhaya Xarunta dhexe ee JWXO ayaa sheegaya Dagaalo ka dhacay Deegaano kamid ah dalka, dagaaladaas oo ciidanka Gumaysiga loogu gaystay khaseere isugu jira dhimasho,Dhaawac […]

 
 

JOKA oo jaaliyadda Somaliyeed ugu baaqaysa ka soo qaybgalka xafladda sanadguurada 28aad

JOKA oo jaaliyadda Somaliyeed ugu baaqaysa ka soo qaybgalka xafladda sanadguurada 28aad

Dhamaan  bulshada Somaliyeed ee ku nool  Port  Elizabeth iyo magaalada Uitenhage  iyo nawaaxigeeda  waxaa la ogaysiinayaa in la qaban doono xuska 28guuradii ka soo wareegtay […]

 
 

Shacabkii uu soo barakicyay KT Meles oo ku faraxay geeridiisa iyo Cabdi iley oo la aamusiin la’yahay

Shacabkii uu soo barakicyay KT Meles oo ku faraxay geeridiisa iyo Cabdi iley oo la aamusiin la’yahay

Shacabka S.Ogadenia ee ku kala nool dunida dacaladeeda oo 2ba ciidood -asaaskii Jabhadda iyo Ciidul fidri- ay markii ugu horeysay isugu soo aadeen ayaa 21kii loo sheegey […]

 
 

Saxaafadda caalamka maxay ka qoreen dhimashadii KT Meles Zinawi

Saxaafadda caalamka maxay ka qoreen dhimashadii KT Meles Zinawi

Waxaa caalamka uu si lama filaan ah uga maqlay TV-ga Itobiya inuu dhintay Meles Zinawi iyadoo maalma ka hor uu sheegay Berket Simon, Wasiirkooda Warfaafinta […]

 
 

Aftenposten – Hidden power struggle by dominant leader’s death

Aftenposten – Hidden power struggle by dominant leader’s death

 The wife Azeb Mesfin mentioned as a possible, if not likely, heir to her deceased husband Meles Zenawi. Ethnic power struggle Zenawi described as a […]

 
 

Finland oo loogu baaqayo jaaliyadda ka soo qaybgalka xuska sanadguurada 28aad

Finland oo loogu baaqayo jaaliyadda ka soo qaybgalka xuska sanadguurada 28aad

Waxaa dhamaan jaaliyadda soomaalida Ogadenya ee ku nool wadanka Finland la ogeysiinayaa in maalinta taariikhdu ay tahay 25.08.2012 oo ku beegan maalinta Sabtida ah ee […]

 
 

Dhimashada Zinawi waxay u horseedi kartaa Itobiya fursad cusub

Dhimashada Zinawi waxay u horseedi kartaa Itobiya fursad cusub

War-murtiyeed ay maanta oy taariikhdu tahay 21-08-2012 soo saartay Jabhadda Wadaniga Xoreynta Ogadenya ayay ku tilmaanta in geerida KT Meles Zanawi ay fursad cusub oo […]

 
 

TV-ga Royal oo xalay laga daawaday xaflad ay jaaliyadda Al-Xasa ku xusayeen sanadguurad 28aad

TV-ga Royal oo xalay laga daawaday xaflad ay jaaliyadda Al-Xasa ku xusayeen sanadguurad 28aad

Waxaa dunida dacaladeeda laga daawaday xalay xaflad si fiican loo soo agaasimay oo jaaliyadda Al-Xassa ee Sacuudi Carabiya ay ku xusayeen sanadguuradii 28aad ee asaaskii […]

 
 

The Death of Meles Zenawi can be an opportunity for a new beginning

The Death of Meles Zenawi can be an opportunity for a new beginning

ONLF Statement 21-08-2012 The death of the Ethiopian dictator may usher a new era of stability and peace in Ethiopia and in the Horn as a whole. […]

 
 

Breaking News- Ethiopian PM Meles Zenawi dies after il

Breaking News- Ethiopian PM Meles Zenawi dies after il

Ethiopian PM Meles Zenawi dies after il Ethiopian Prime Minister Meles Zenawi has died at the age of 57, state media say, after weeks of […]

 
 

War degdeg ah – Ra’isulwasaaraha Itoobiya Meles Zenawi oo la xaqiijiyey inuu dhintay.

War degdeg ah – Ra’isulwasaaraha Itoobiya Meles Zenawi oo la xaqiijiyey inuu dhintay.

Maanta oo ay bishu tahay Aug 21, 2012 ayaa la xaqiijiyey inuu bakhtiyay Dhiigyacab Melez Zenawi oo 57 jir ahaa. Dhimashada kaligii taliye Melez Zenawi […]

 
 

Haile-Mariam Desalegne waa kuma?

Haile-Mariam Desalegne waa kuma?

Laga soo bilaabo 2010 waxaa si aad ah loo maqlayay magaca R/W ku-xigeenka ahna Wasiirka Arimaha Dibadda ee dalka Itobiya. Intii ka horesysay laga soo bilaabo […]

 
 

Jaaliyadda Perth waxay iyaguna ku wada ciideen beerta Kings Park

Jaaliyadda Perth waxay iyaguna ku wada ciideen beerta Kings Park

Waxaa maanta ooy taariikhdu tahay 19/8/12 ay jaaliiyada S.Ogadeeniya ee magaalada Perth ee Galbeedka Austaraliya ay si heersare ah uga ciideen munaasabada Ciidal Fidriga halkaasoy […]

 
 

DC Hunger Strike Gives Voice for the Voiceless in Ethiopia

DC Hunger Strike Gives Voice for the Voiceless in Ethiopia

Members of Free Media for Ethiopia are currently holding a 72-hour hunger strike which began last Friday at noon in LaFayette Square opposite the White House to draw […]

 
 

Banaanka cayaaraha oo salaadii Ciidul Fidriga la’isugu soo baxay xerada Ifo

Banaanka cayaaraha oo salaadii Ciidul Fidriga la’isugu soo baxay xerada Ifo

Dad aad u tira badan ayaaa maanta isugu soo baxay banaanka wayn ee ciyaaraha halkaasoo ay ku tukan hayeen salaada ciidul fidriga. Salaadii ciida kadib […]

 
 

Sawirro muujinaya halganka ku dhisan isku tashiga shacabka Somalida Ogadenya

Sawirro muujinaya halganka ku dhisan isku tashiga shacabka Somalida Ogadenya

muuqaladan waa muqaalo kooban oo ONA ugu talo gashay Maalinta Ciida iyo Sanadguurada JWXO waxayna tusmo u tahay halganka shacabka somalida ogadeniya ee kusaleysan isku […]

 
 

Karin bilcile oo saaka ciidamada Gumeysiga Lagu jabiyay iyo warar dheeri ah

Karin bilcile oo saaka ciidamada Gumeysiga Lagu jabiyay iyo warar dheeri ah

Axad 19/08/2012 Saakay saacada Ogaadeeniya markay ahayd 7dii Aroornimo waxaa Dagaal kamiin ah oo si qorshaysan loo gu dhigay askarta gumaysiga Ethiopia oo marayey deegaanka […]

 
 

Naftoodhurayaasha jiida hore oo Hambalyada Ciida ka diraya RX

Naftoodhurayaasha jiida hore oo Hambalyada Ciida ka diraya RX

Dhagaystayaal waxaan halkan idiinku gudbinaynaa barnaamijkii salaamaha iyo hambalyada ciidda barakaysan iyo sanadguurada ONLF Qaybtiisii koowaad ONA.

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay