Archive for: August, 2012

Ururka Dhalinyarada iyo Ardayda Ogadenya (OYSU) oo diraya hambalyada ciidda barakaysan

Ururka Dhalinyarada iyo Ardayda Ogadenya (OYSU) oo diraya hambalyada ciidda barakaysan

Ururka Midawga Dhalinyarda iyo Ardayda S.Ogadenya (OYSU) wuxuu leeyahay Ciid Mubaarak meel kaste oy ka joogaan dunida daafaheeda madaxda iyo xubnaha iyo taageerayaasha JWXO. Waxay […]

 
 

Why Somali Ogaden People wants Self-Determination from Ethiopia?

Why Somali Ogaden People wants Self-Determination from Ethiopia?

(Ogadentoday Press)- The Ogaden region is located in the eastern part of Ethiopia, its shares borders with Somalia, Kenya, and Djibouti, the region is populated […]

 
 

Ciid Wanaagsan Dhamaantiin

Ciid Wanaagsan Dhamaantiin

Waxaan munaasabaddan ciida ee abarakaysan aan salaam Bogaadin iyo Tahniyad xambaarsan u dirayaa, dhamaan umadda Muslimka ah ee manta ciidaysa, gaar ahaan shacabka S.Ogadenya iyo […]

 
 

Aragtida akhristaha – Sanadguuradii JWXO ee 28aad iyo sansaanta xoriyada Ogadenya

Aragtida akhristaha – Sanadguuradii JWXO ee 28aad  iyo sansaanta xoriyada Ogadenya

  Maanta waa malin ku wayn S.Ogadenya  meel walba ooy  jogan, waa malin xusuus mudan oo qofkii wadankiisa iyo xoriyadda jecel ku weyn. Waa maalinta umadeena aayaheda […]

 
 

Samafal ree Kuwait ah oo masaajidda Xerada Ifo geeyay mucaawano

Samafal ree Kuwait ah oo masaajidda Xerada Ifo geeyay mucaawano

Haya’d samafal ah oo ka socota dalka Kuwait ayaa maanta xerada qaxotiga Ifo ugu qaybisay dadweynaha ku tabaalaysan halkaa mucaawimo ah sakatul fidri. Mucaawanadan aay […]

 
 

Muxaaradarooyin diini ah oo Jaaliyadda JOKA ay ku qabteen masjidka Al-Qudamaa

Muxaaradarooyin diini ah oo Jaaliyadda JOKA ay ku qabteen masjidka Al-Qudamaa

Jaaliyada Somalida Ogadeniya ee Koonfur Africa xafiiskeeda arimaha diinta ayaa soo abaabulay muxaadaro lagu qabtay magaalada Uitenhage masaajidka Al-qudamaa. Muxaadaradan ayaa waxaa lagaga hadlay sadex […]

 
 

WARASIYO OYSU MN SANADGUURADA JWXO 2012

WARASIYO OYSU MN SANADGUURADA JWXO 2012
 
 

Afur wadaag ay jaaliyadda S.Ogadenya iyo Oramia ku yeesheen magalada Perth

Afur wadaag ay jaaliyadda S.Ogadenya iyo Oramia ku yeesheen magalada Perth

Waxaa xaflad afur-wadaag ah yeeshay taariikhdu markay ahayd 15/08/12 jaaliyadda S.Ogadeniya ee magaaladda Perth iyo jaalidda Oromiya ee isla magaaladaas Perth. Afurkan oo si waca […]

 
 

Magaalada Nairobi waxaa laga xusay aas aaskii JWXO

Magaalada Nairobi waxaa laga xusay aas aaskii JWXO

Magaalada Nairobi waxaa caawa laga xusay aas aaskii jabhada waddaniga xoreynta Ogaadeeniya waxaan aan kala hadh lahayn isugu soo baxay dhalinyarada Ogaadeeniya ee kunool Magaalada […]

 
 

Jabhadda Wadaniga Xoreynta Ogadenya (Midnimo – Mintid – Isku-tashi – Guul – Allahu Akbar)

Jabhadda Wadaniga Xoreynta Ogadenya (Midnimo – Mintid – Isku-tashi – Guul – Allahu Akbar)

Urur walba oo siyaasi ah, asaasayaashiisu waxay ka baaraan dagaan inay ku qeexaan ereyo gaagaaban oo durba la fahmi karo ujeedada ururkooda iyo hadafka uu […]

 
 

Dagaaladii ugu dambeeyay ee lagu qaaday cadawga

Dagaaladii ugu dambeeyay ee lagu qaaday cadawga

Wararka nagasoo gaadhaya Xarunta Dhexe ee JWXO warbixinadii ugu dambeeyay oo sheegaya dagaalo dhawr ah oo lagu qaaday askarta daalan ee gumaysiga Ethiopia ku waasi […]

 
 

Mashruucii Birqod oo guuldarro ku soo afjarmay

Mashruucii Birqod oo guuldarro ku soo afjarmay

Taliska dhiigya cabka ah ee garashada liita wuxuu qorsheeyey in shir aan waxba ka jirin oo loogu talagay dacaayad ku sheego inuu ka dhacay Birqod, […]

 
 

Xuska Sanad Guurada JWXO oo ka dhacaya London 15/08/2012

Xuska Sanad Guurada JWXO oo ka dhacaya London 15/08/2012

Ogeysiis : Xuska Sanad Guurada asaaski JWXO kasoo wareegay aasaaskii Ururka JWXO yaa waxa lagu qabanaya Magaalada London Taariikhda: 15 AUGUST 2012 Saacada: 6 PM […]

 
 

Gubashada suuqyada xeryaha Qaxootiga oo sii kordhaya

Gubashada suuqyada xeryaha Qaxootiga oo sii kordhaya

Waxaa soo badanaya shakiga laga qabo in dabka suuqyada xeryaha qaxootiga ayna ahayn mid iska dhacay oo aanay gacan dambiyeed ka dambeynin, gaar ahaan markii […]

 
 

Ururka Haweenka Ogadenya Minnesota oo afur u sameeyay halganto Sahra Macallin

Ururka Haweenka Ogadenya Minnesota oo afur u sameeyay halganto Sahra Macallin

Ururka Haweenka Ogaadenya – Ogaden Women Association – ee gobolka Minnesota ayaa galabta afur iyo soo dhawayn usameeyey Marwada Koobaad ee Gudoomiyaha Jabhada Wadaniga Xoraynta […]

 
 

Jaliyadda Perth oo afur wadaag isugu timid ay ku kala warqaateen

Jaliyadda Perth oo afur wadaag isugu timid ay ku kala warqaateen

Waxaa fiidnimadii maanta oo taarikhdu tahay 12/08/2012 isugu yimid xaflad afurwadaag ah jaaliyadda S.Ogaadeeniya ee ku dhaqan magaalda Perth ee dalka Australia. Xafladan ayaa ahayd […]

 
 

Jaaliyada Ogadeniya ee Finland oo Afur sharaf iyo kulan wada qaatay

Jaaliyada Ogadeniya ee Finland oo Afur sharaf iyo kulan wada qaatay

Taariikhdu markay ahayd 11,8.2012 waxaa hool weyn oo kuyaala bariga magaalada Helsinki isugu yimid Jaaliyada Somalida Ogaden ee Finlnad iyaga oo halkaas munaasabad Afur isugu […]

 
 

War Deg-deg ah – Birqod oo xalay weerar culus lagu qaaday

War Deg-deg ah – Birqod oo xalay weerar culus lagu qaaday

Naftood-hurayaasha CWXO ayaa dagaal qorshyasan ku qaaday goobihii ay ugu talagaleen Cabdi iley iyo saraakiisha sirdoonka Itobiya inay ku qabtaan waxay ugu yeedheen shir maamul […]

 
 

Baahida Agoonteena waa joogto, Yaboohii Ilaahayna waa joogto

Baahida Agoonteena waa joogto, Yaboohii Ilaahayna waa joogto

Kala xidhiidh halkan: Magaca: Horn of Africa Orphan Relief Organisation Gudoomiyaha (Chairman): Dr. Abdirahman Yusuf Farah – Tel:+16138625759 Canada Sanduuq-haye (Treasurer): Ahmed Hussein Ahmed  – Tel: […]

 
 

Shirkii maamulka jaaliyadda Norway oo lagu qabtay Magaalada Oslo.

Shirkii maamulka jaaliyadda Norway oo lagu qabtay Magaalada Oslo.

Oslo-12-08-2012- Waxaa caawa fiidkii kulan heer sare ah lagu soo gaba-gabeeyey magaaladdaOslo ee xarunta u ah wadankaNorway, shirkii xubnaha Jaaliyadda S. Ogadeenya oo bishii hal […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay